cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Jaceylside

Kusoo dhawow jaceylside waxaa sharaf weyn inoo ah inaad naso booqatay kana mid noqotay bulsho weynta nagu xiran ee kor u dhaafeysa 15K kanaalkan waxaad ka heli doonta :- ▪︎Dhiiri gelin ▪︎ Ereyo jaceyl ▪︎ xikmado ku saabsan nolosha ▪︎Talooyin ▪︎ Qisooyin

Show more
Finland338The language is not specifiedReligion & Spirituality5 423
Advertising posts
15 448
Subscribers
+2924 hours
+1037 days
+24130 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

2
Way istaagtay sida inaysanba weligeed xanuunsan cml😁🤣🤣
Show all...
🤣 5😁 3
Kawaran hadan ku dhaho Talo waalidnimo iyo mid walaalnimo isii😰❤️
Show all...
👍 2🤯 1
⭕️❗️ Community ++ ❕⚪️ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan@Al_xakiim@Quruxdaislaamka@Hidaayatu_Rabi@hogaan_Dumar@Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom@Dhiiragaliye@Mucaashaq_Jacayl@AishaAhmed99@QalbiDhaye143@kalimakariim@xaqiiqadanolosha@Albaanichannel252@Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side@Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl@Mohametahmed@Noqoxiddig@FAAIDOCHANEEL@DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage@farsamada@goodirfx@KobciAqoontaada2@guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks@Somalilibrary@kobciyebooks@somalienglish3 ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
Show all...
SOMALI CHANN

zhacro ™ invites you to add the folder “SOMALI CHANN”, which includes 33 chats.

Marka aad barato ama fahamto macnaha qaddarka, calafka, nasiibka iyo amarka; uma baahnid in laguu sharaxo sida ay isu beddesho nolosha aadanaha iyo sababaha wax loo waayo.👈 Xigasho: Lama-filaan
Show all...
👍 4
Badanaa gabdhaha, marka ay nimankooda ka dudaan oo gartooda la galo, kuwo badan way dabamaraan dadkii garteeda ku jiray. Waxayna la heshiisaa oo ay ku noqotaa ninkeedii ay quusta ka joogtay. Maxaa arrintaas u sabab ah bay kula tahay? Ila wadaag aragtidaada
Show all...
Waxaa laba maalmood kadib inoo bilaabmaysa koorasada cryptocurrency waxaana lagu qaadanayaa xiisadaha aalada zoom-ka. Waxaan koorsada looga dhigay qaabka zoom-ka ah waa in badanaa ardaydu marka ay koorso iibsadaan aysan si fiican koorsadaa focus-ka u saarin, oo ay labada maalmood ee hore qaab xamaasad ah ku daawadaan and then koorsadii sidaas uga haraa. Kala xiriir wixii faahfaahin ah lambarkaan: http://wa.me/+252907789113
Show all...
👍 1
Waxaa laba maalmood kadib inoo bilaabmaysa koorasada cryptocurrency waxaana lagu qaadanayaa xiisadaha aalada zoom-ka. Waxaan koorsada looga dhigay qaabka zoom-ka ah waa in badanaa ardaydu marka ay koorso iibsadaan aysan si fiican koorsadaa focus-ka u saarin, oo ay labada maalmood ee hore qaab xamaasad ah ku daawadaan and then koorsadii sidaas uga haraa. Kala xiriir wixii faahfaahin ah lambarkaan: http://wa.me/+252907789113
Show all...
Share on WhatsApp

WhatsApp Messenger: More than 2 billion people in over 180 countries use WhatsApp to stay in touch with friends and family, anytime and anywhere. WhatsApp is free and offers simple, secure, reliable messaging and calling, available on phones all over the world.

ilmadii u dambeysay indhahaaga ka timid maxaa sabab u ahaa?😭
Show all...
😢 7😁 2
🤣😁💔
Show all...
🤣 19😁 6