en
Feedback
Oraahyo

Oraahyo

Open in Telegram

Halkan waxaad ka helaysaa Oraahyo iyo xikmado, afcarabi ku qornaa oo Afsomali loo turjumay.

Show more
8 348
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Oraahyo
8 348
"Waxaynu ku noolnahay caalam yaableh oo fuqaradu ay dhawr meyl soconayaan si ay cuno u helaan halka kuwa hantida lehna ay soc
"Waxaynu ku noolnahay caalam yaableh oo fuqaradu ay dhawr meyl soconayaan si ay cuno u helaan halka kuwa hantida lehna ay soconayaan dhawr meyl si ay si ay u burburiyaan cunnada ay cuneen" @oraahyo.

Oraahyo
8 348
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Part one. πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†• Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0

Oraahyo
8 348
Qofka aan wax aqrin,waxba ma dhaamo ka aan waxba akhrin karin. (: @oraahyo.

HOOYO;Allaw si fiifan ayay noosoo barbaarisay,wax badan waynooosoo jeeday,Allaw abaal uga dhig jannada Fardawsa iyo inay farx
HOOYO;Allaw si fiifan ayay noosoo barbaarisay,wax badan waynooosoo jeeday,Allaw abaal uga dhig jannada Fardawsa iyo inay farxad ku noolaato. (: @oraahyo.

Oraahyo
8 348
"Qofka aamminsan in jacaylku yimaado guurka kadib,waa sida ka isku dayaya inuu sigaarka gadaal ka shido" (: @oraahyo.

Haddii roob xorriyad ahi cirka kasoo daadan lahaa,waxa la arki lahaa addoomo dallado sita. (: @oraahyo.

"Haddaad garanayso nin aniga igaga kaa jecel i tus aan u hambalyeeyo,kadibna dilee" ~naziir qabbaani. _______ Buug PDF somali
"Haddaad garanayso nin aniga igaga kaa jecel i tus aan u hambalyeeyo,kadibna dilee" ~naziir qabbaani. _______ Buug PDF somali ah: @kaydbooks

Oraahyo
8 348
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Part one. πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†• Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0

Oraahyo
8 348
Dadka waawayni carruurta waxay ka baran karaan 3cashir:inaad faraxsanaato bilaa sabab,inaad marwalba mashquul ahaato,in waxad
Dadka waawayni carruurta waxay ka baran karaan 3cashir:inaad faraxsanaato bilaa sabab,inaad marwalba mashquul ahaato,in waxad doonayso awooddaada oodhan isugu keento-si aad u hesho-. @oraahyo

Oraahyo
8 348
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Part one. πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†• Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0

Oraahyo
8 348
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Part one. πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†• Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0

Oraahyo
8 348
Waxkasta Awood(qassab) waad ku heli kartaa,Jacaylka iyo ixtiraamka mooyee. @oraahyo

"-Waxa laga yaabaa inay mushkilad ku haysata oo aad cidhiidhi nolosha ah dareemayso-waxa laga yaabaa si aad dhibtaa uga baxdo
"-Waxa laga yaabaa inay mushkilad ku haysata oo aad cidhiidhi nolosha ah dareemayso-waxa laga yaabaa si aad dhibtaa uga baxdo inay kaa xigto adiga oo Alle dembi dhaaf weydiista". @oraahyo

Oraahyo
8 348
Qof dartii muuqaalkaada ha u qurxin, maxaa yeelay dhammaateena kuwa caadi ah ayaynu nahay marka loo eego dadka aan na aqoonin
Qof dartii muuqaalkaada ha u qurxin, maxaa yeelay dhammaateena kuwa caadi ah ayaynu nahay marka loo eego dadka aan na aqoonin, kuwa kibir badan ayaynu nahay marka loo eego kuwa na neceb, kuwa wanaagsan ayaynu nahay marka loo eego kuwa na yaqaana, dad cajiib ah ayaynu nahay marka loo eego kuwa na jecel. @oraahyo

Oraahyo
8 348
"Bisaylku waa goorta qofku barto in uusan ahmiyad siinnin wixii aan muhiim ahayn." @oraahyo

Nasaar Qabaani,waxa laga sheegay:"Qofkii raba in haweenaydiisu u noqoto malaa'ig waa inuu sameeyo janno,waayo malaa'igtu jaxi
Nasaar Qabaani,waxa laga sheegay:"Qofkii raba in haweenaydiisu u noqoto malaa'ig waa inuu sameeyo janno,waayo malaa'igtu jaxiima kuma noolaato". @oraahyo

Oraahyo
8 348
Repost from N/a
Nasaar Qabaani,waxa laga sheegay:"Qofkii raba in haweenaydiisu u noqoto malaa'ig waa inuu sameeyo janno,waayo malaa'igtu jaxi
Nasaar Qabaani,waxa laga sheegay:"Qofkii raba in haweenaydiisu u noqoto malaa'ig waa inuu sameeyo janno,waayo malaa'igtu jaxiima kuma noolaato". @oraahyo

Oraahyo
8 348
Repost from N/a
Nasaar Qabaani,waxa laga sheegay:"Qofkii raba in haweenaydiisu u noqoto malaa'ig waa inuu sameeyo janno,waayo malaa'igtu jaxi
Nasaar Qabaani,waxa laga sheegay:"Qofkii raba in haweenaydiisu u noqoto malaa'ig waa inuu sameeyo janno,waayo malaa'igtu jaxiima kuma noolaato". @oraahyo

Oraahyo
8 348
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Part one. πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†•πŸ†• Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0

Oraahyo
8 348
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Part one https://t.me/addlist/xZMYyIF7h28wZWE0