CABQARI
Open in Telegram
ka xorow adoonsiga casrigan -oo ah mid ka daran kana xun kii waayihii hore aan niqiinay- , ee ah in maskaxda iyo caqliyadda lagaa adoonsado. π§ π Twitter (X): https://x.com/cab_qari
Show more7 114
Subscribers
No data24 hours
-157 days
-9430 days
Posts Archive
7 114
Dhagayso Afhayeenka Guutooyinka Qassaam oo Ka hadlay Dagaalka ka socda Qazza iyo Arimo kale oo badan oo uu bidhaamiyay.
7 114
Muuqaalka cusub oo ay baahisay Qassaam iyo dagaalada kasocda xaafadda Shijaaciya ee Magaalada Qazza.
7 114
π¨ DEG DEG: Guutooyinka Qassaam ayaa sheegay inay Gantaalka saam-18 ku bar-tilmaameed-sadeen dayuurad helokobtar ah oo Dul-heehaabaysay deegaanka safdaawi ee Woqooyiga magaalada Qaza.π₯
7 114
π¨ DEG DEG: Allaahu akbar Qassaam ayaa daqiiqado kahor sheegtay inay deegaanada tuffaax iyo darji ku burburiyeen sagaal gawaadhi gaashaaman.
Halka xaafada shiikh ridwaan-a ay ku burburiyeen afar gaari kale oo gaashaaman oo ciidanka Yuhuudda lahaayeen.
7 114
Qassaam ayaa sheegtay inay Hoobiyaha TBG ku beegsadeen ciidan gaar ah oo gaaraya 40 askari oo ku jiray guri ku yaal deegaanka jabaaliya, taasoo sababtay inay dhamaantood noqdaan dhimasho iyo dhaawac.
7 114
Muuqaal Afar Tikniko oo Ah gawaarida Jiibta oo ay saarnaayeen Hogaamiyeyaal Ciidan oo ka tirsan Ciidanka Yuhuudda, ayaa waxaa la kacday miino dhulka loo galiyay.
Halka dhanka kale Qassaam ay sheegeen inay sidoo beegsandeen Ciidankii usoo kala yaacay in ay maydadka Guraan.
7 114
Muuqaal guri dabakh ay gabaad ka dhigteen 10 askari oo kamida ciidanka khaaska ah ee Yahuudda oo la beegsaday.
7 114
Mardhow muuqaal cusub iyo Beegsi cusub tiknikada Cadowga Sahyuuniyadda...
Waxaad kala socon kartaa Aljazeera ama halkan ayaa goordhow soo dhigi
