en
Feedback
Sh.C/Casiis Abuu Xamse

Sh.C/Casiis Abuu Xamse

Open in Telegram

Kusoo Dhawaada Qaanaatka Sh.C/Casiis Axmed Nuur {ABUU XAMSE}XAFIDAHULLAAH Waxaan Ku soo gudbin doonaa Insha allah https://comments.bot/thread/WXXc92gEP

Show more
6 973
Subscribers
+224 hours
+207 days
+9330 days
Posts Archive
📖 منظومة الاعتبار بما جرى من الاختبار والحث على الاصطبار 👤لفضيلة الشيخ عبد العزيز أحمدنور (أبي حمزة حظفه الله) 🎙️ بصوت الأخ: أبي سفيان الأثري

Geeridu waa xaq, laakiin raadka ay ka tagaan culimada waa mid nool oo jiilal badan iftiimiya Ma rabtaa inaad wax badan ka oga
Geeridu waa xaq, laakiin raadka ay ka tagaan culimada waa mid nool oo jiilal badan iftiimiya Ma rabtaa inaad wax badan ka ogaato taariikhda iyo waxqabadka mid ka mid ah culimadii waaweynaa ee deegaanka? Ha moogaanina muxaadaro aad u qiimo badan oo ku saabsan taariikhdii iyo raadkii uu reebay Sh. Cabdinasir Xuseen Cismaan (AHUN). 🎙️ Sh. Cabdicasiis Abuu Xamza​🕌 Goobta: Masjidka Bilaal, Jigjiga ​📅 Taariikhda: 03 July 2026 ​⏰ Xilliga: Habeenka Khamiistu soo galeyso, Maqribka ka dib

#OGAYSIIS_MUHIMA Dhamaan walaalaha jecel Barashada cilmiga sharciga Ah waxaan ogaysinaynaa inla Bilaabayo laba kitaab oo aad
#OGAYSIIS_MUHIMA Dhamaan walaalaha jecel Barashada cilmiga sharciga Ah waxaan ogaysinaynaa inla Bilaabayo laba kitaab oo aad iyo aad muhiim u ah Kitaabka 1aad ألفية العراقي في السيرة Goobta: Masjid Furqan Goorta: maqrib kadib Khamiista iyo jimcaha Kitaabka 2aad مراقي السعود Goobta: Masjid bilaal Goorta: 10:00 Aroornimo Khamiista iyo jimcaha HALAGA FAAIDAYSTO.

#BISHAARO Dhamaan Ardayda jecel Barashada cilmiga sharciga Ah waxaan ugu bishaaraynaynaa in la bilaabayo kitaabka المدخل إلى
#BISHAARO Dhamaan Ardayda jecel Barashada cilmiga sharciga Ah waxaan ugu bishaaraynaynaa in la bilaabayo kitaabka المدخل إلى كتاب المنهاج oo uu qoray sheikhu Waxa uuna Hordhac u yahay kitaabka #MINHAAJKA oo dhawaan bilaaban Doona insha allah Halaga faaidaysto hana lasii faafiyo Mahadsanidiin

Repost from N/a
#Kitaabkii 3aad ee faniga usuulka ee Dawrada imaamu Al'muzani ee Fiqiga iyo culuumtiisa halaga faaidaysto.
#Kitaabkii 3aad ee faniga usuulka ee Dawrada imaamu Al'muzani ee Fiqiga iyo culuumtiisa halaga faaidaysto.

DIWAAN-Galinta ardayda cusub Waxaa la bilaabayaa Maalinta isniinta ah ee inagusoo Aadan, Halaga faaidaysto
DIWAAN-Galinta ardayda cusub Waxaa la bilaabayaa Maalinta isniinta ah ee inagusoo Aadan, Halaga faaidaysto

War'Farxad leh Machadka imamu nawawi-Qaybta shareecada Wuxuu Dhawaan Bilaabi Doonaa Diwaan galinta Arday cusub oo Shareeco ah
War'Farxad leh Machadka imamu nawawi-Qaybta shareecada Wuxuu Dhawaan Bilaabi Doonaa Diwaan galinta Arday cusub oo Shareeco ah. Soo Dhawaada

🔊Ogaysiis muhiim ah🌹 Dhamaan dadka jecel dhagaysiga khayrka waxaan ugu bishaarayna inla bilaabay barnaamij su'aalo iyo jawa
🔊Ogaysiis muhiim ah🌹 Dhamaan dadka jecel dhagaysiga khayrka waxaan ugu bishaarayna inla bilaabay barnaamij su'aalo iyo jawaabo diin ah 👤 waxa marti noogu ah barnaamijka Sheekh:cabdulicasiis axmednur abuu xame xafidahullah 🔰 Goobta: WhatsApp Fg: barnaamijka sanadka walba bisha barakaysan ee waa la qabtaa Su'aashada kusoo hagaaji lambarka ku xusan kor Linking WhatsApp👇👇 https://chat.whatsapp.com/K3Q8FkW4UfkGhNLTZDNjU6?mode=gi_t Sii faafiya Mahadsanidin

التبيان - نسخة محررة 2.pdf

Noor_Book_com_الأحاديث_الأربعون_في_ذم_اليهود_2.pdf4.80 MB

Arbacuun Xadiisan Fii Damil Yahuud - 05 - Sh.Abuu Xamsa.MP383.49 MB

Al-arbacuun xadiisan 03 sheikh cabdicasiis abu xamse.aac27.51 MB

Al-arbacuun xadiisan 02 sheikh cabdicasiis abu xamse.aac30.10 MB

Al-arbacuun xadiisan 01 sh cabdicasiis (abuu xamse).m4a51.80 MB

الحمد لله رب العالمين، والصلاة والسلام على أشرف الأنبياء والمرسلين، نبينا محمد، وعلى آله وصحبه أجمعين. بفضل الله تعالى وتوفيقه، تمَّ الانتهاء من قراءة كتاب السنن للإمام النسائي رحمه الله، ذلك السفر العظيم من أسفار السنة النبوية، على يد فضيلة الشيخ عبدالعزيز أحمد نور عبد الله (أبي حمزة)، حفظه الله وجزاه خير الجزاء. وقد كانت دروس هذا الكتاب المبارك تُعقَد في يومي الخميس والجمعة، حيث بدأت أول قراءته في يوم الخميس الموافق. 13 / 11 / 1444هـ، الموافق 07 / 01 / 2023م، لقد كان هذا المسار العلمي حافلاً بالفوائد والدرر، حيث تميز الجدول الزمني بالاستمرارية والانضباط: مميزات درس شيخنا: ولقد أبدع الشيخ أبو حمزة في تبسيط عبارات هذا الكتاب العظيم، فكان شرحه: * جزلاً وممتعاً: يجمع بين قوة التأصيل وسهولة العرض. * واقعياً: يربط الأحاديث النبوية الشريفة بواقعنا المعاصر، مما جعل الدروس نبراساً يضيء لنا سبل العمل والاتباع. * جمع شيخنا حفظه الله بين الرواية والدراية، إذ أنه لم يترك راويا من رواة الكتاب إلا ذكر منزلته ومن روى عنه وتاريخ وفاته، وكذلك يشرح متون الأحاديث بدقة مع سهولة العبارة. * تنظيم الوقت وحفظه حتى إنه لا يضيع شئا من ساعات الكتاب ولا شيئا من أو قات دروسه الأخرى. * له كتاب يتعلق بسنن النسائي: بعنوان(إتحاف الرائي بالمدخل إلى سنن النسائي) وقد سجله في بداية الكتاب، في أربعة أشرطة. وخُتِمت بحمد الله في يوم الجمعة الموافق 19 / 07 / 1447هـ، الموافق 09 / 01 / 2026م. رغم ضخامة كتاب السنن، وجلالة قدره ودقة منهجه، إلا أن توفيق الله ثم همة الشيخ تم الكتاب والحمدلله أولا وآخرا ظاهرا وباطنا. تنبيه خاص: هذا وقد ختم شيخنا قبل النسائي ١-سنن ابن ماجه ٢-سنن الترمذي ٣-سنن أبي داود ٤-موطامالك ٥-صحيح مسلم وهو الآن في قراءة صحيح البخاري فجزاك الله خيرا شيخنا المبارك وحفظك أينما كنت. كتبه:عبد الرازق إيد فارح

Kitaakii 2aad ee faniga usuulka oo kamida Dawrada imaamu Al'muzani ee Fiqiga iyo culuumtiisa. Halaga faaidaysto
Kitaakii 2aad ee faniga usuulka oo kamida Dawrada imaamu Al'muzani ee Fiqiga iyo culuumtiisa. Halaga faaidaysto

Mudada isdiwaan galinta labo maalmood kaliya ayaa ka hadhay
Mudada isdiwaan galinta labo maalmood kaliya ayaa ka hadhay

#سلسلةالشروح_الصوتيه_للشيخ 📚الكتاب الخامس عشرة (علم الفقة (15) 🔷 # متن الياقوت النفيس ( جديد ) 🔊 ويشرحه فضيلة الشيخ : عبد العزيز أحمد نور (أبو حمزة.) 💿 عدد الأشرطة : 33. ⬆️⬆️