OMAYA Exchange
Open in Telegram
Waxaan si deg deg ah idin kugu dhigi karnaa lacag broker FXPRIMUS iyo Everfx. Waxaad kaloo naga heli kartaan Adeegyada kala ah Perfect Money, Bitcoin iyo Skrill. Fadlan iska diiwaan gali Escrow geena FXPRIMUS https://bit.ly/3iRPl6X +252 61 127 30 30
Show more1 709
Subscribers
+124 hours
-37 days
No data30 days
Posts Archive
1 709
https://www.youtube.com/watch?v=74yp0aHD1z4
Waa Maxay Bitcoin? Waa Qeyb ka mid ah cashiro taxane noo noqon doono
1 709
𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍!
Waxaan macaamiisheena Sharafta leh la socodsiineynaa in Xafiiskeena uu xiranyahay laga bilaabo maalinta 𝐀𝐱𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐚𝐡 𝟏𝟔 𝐉𝐮𝐧𝐞 - 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝐀𝐫𝐛𝐚𝐜𝐨 𝟏𝟗 𝐉𝐮𝐧𝐞 𝟐𝟎𝟐𝟒.
Waxaan dib u soo howlgali doonaa Inshallah maalinta 𝐊𝐡𝐚𝐦𝐢𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐡 𝟐𝟎 𝐉𝐮𝐧𝐞 𝟐𝟎𝟐𝟒
Ciid Wanaagsan
OMAYA Exchange Team
1 709
Ciid Wanaagsan!
Ciid Wanaagsan dhamaan macaamiisheena sharafta leh. Allah hanaga aqbalo acmaasheena.
Xafiiskeena wuu xirnaan doonaa inta lagu guda jiro Ciida, oo ka bilaabanaysa 𝐀𝐫𝐛𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚 𝟏𝟎 𝐀𝐩𝐫𝐢𝐥 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟐 𝐀𝐩𝐫𝐢𝐥 𝟐𝟎𝟐𝟒.
Waxaan dib shaqada ugu soo noqon doonaa Inshallah Sabti 13 April 2024.
Ciid Wanaagsan
OMAYA Exchange
*****
Eid Mubarak!
We wish you a joyous Eid!
Please note, our office will be closed from 𝐖𝐞𝐝𝐧𝐞𝐬𝐝𝐚𝐲 𝟏𝟎𝐭𝐡 𝐭𝐨 𝐅𝐫𝐢𝐝𝐚𝐲 𝟏𝟐𝐭𝐡 𝐀𝐩𝐫𝐢𝐥 𝟐𝟎𝟐𝟒 for the holiday. We'll resume on Saturday 13th April 2024.
Eid Mubarak,
OMAYA Exchange Team
1 709
Ramadaan Kariim
Waxaan macaamiisheena sharafta leh ogeysiineynaa in xafiiskeena uu furnaan doono inta lagu guda jiro bisha Ramadaan, Maalin kasta 𝐒𝐮𝐛𝐚𝐱𝐢𝐢 𝟎𝟗:𝟎𝟎 𝐀𝐌 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐚𝐥𝐚𝐛𝐭𝐢𝐢 𝟒:𝟎𝟎 𝐏𝐌.
Waxaan Allah ka baryayaa in uu naga aqbalo Acmaasheena Soonka.
Ramadaan Mubaarak
*****
Dear Clients,
Wishing you a blessed Ramadan Mubarak. Please note, during Ramadan, our office hours will be 𝟗:𝟎𝟎 𝐀𝐌 𝐭𝐨 𝟒:𝟎𝟎 𝐏𝐌 𝐄𝐯𝐞𝐫𝐲 𝐝𝐚𝐲, operating at half capacity.
For assistance, feel free to contact us at the details below.
Ramadan Mubarak
OMAYA Exchange Team
1 709
𝐒𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧: 𝐅𝐨𝐫𝐞𝐱 𝐓𝐫𝐚𝐝𝐞𝐫 /𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧 𝐅𝐨𝐫𝐞𝐱
OMAYA Express Exchange, oo ah shirkad hormuud u ah Forex iyo Crypto Exchange ee Soomaaliya, waxay raadinaysaa qof firfircoon oo xirfad leh si uu ugu biiro shirkadeena.
Shaqadan kuma saabsana Forex oo kaliya ee waa in sidoo kale la baro macaamiisheena sida looga shaqeysto Sarifka calamiga ah ee Suuqa Forex.
Haddii aad wax ka taqaanid waxbarid, isla markaasna aad khibrad u leedahay Suuqa Forex ka, waxaad ka mid noqon kartaa Team ka shirkadeena.
𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚:
Waxbarashada: Waa in aad haysatid ugu yaraan Shahaado Dugsi Sare, amad Shahaado Jaamacadeed.
Luqadda: in aad si fiican u taqaanid Qoraal, Akhris iyo Ku Hadal ba Af-Soomaaliga iyo sidoo kale in aad Aqoon wanaagsan u leedahay Af Ingiriisiga.
Khibrada Sarifka calamiga ah: Waa in aad leedahay Waayo-aragnimada la muujin karo iyo fahamka suuqyada sarifka calamiga ah, iyo ganacsiga.
Xirfad Waxbarid: Waa in aad leedahay Xirfad waxbarid (Macalinnimo) oo aad dad kale waxbari kartid..
Kalsooni: Waa in aad si kalsooni leh dad badan u hor istaagi kartid, una sharrix kartid Suuqa Forex iyo qaabka uu u shaqeeyo. Sidoo kale waa in aad leedahay Xirfad aad adiga isku wadi kartid, oo aad marba Mowduuc bari kartid, iyadoo aan cidina ku maamuleyn.
𝐍𝐨𝐨𝐜𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚:
Nooca Shaqada: Shaqo Full time ah oo aad ka shaqeyn doontid Xafiiska OMAYA ee Muqdisho, Soomaaliya.
Qaab ka waxbaridda: Waa in aad macaamiisheena bari kartid Forex si shakhsi ah, si Public ah, adiga oo cashirada ku daabici doono YouTube ka ama Website ka shirkadda. Sidoo kale waa in aad qaban kartid Webinars iyo Events Forex ah.
𝐒𝐢𝐝𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐜𝐨𝐝𝐬𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐢𝐝:
Fadlan u soo dir CV oo qeexaysa khibradaada Forex iyo waxbarashada, oo ay la socoto shahaado kasta oo khuseyn karta shaqadan.
Fadlan ku soo dir CV-gaaga omayaexpressmoney@gmail.com
Xilliga Kama Dambaysta ee aad codsiga soo diri kartid: 𝟏 𝐅𝐞𝐛. 𝟐𝟎𝟐𝟒
1 709
Sanad Wacan oo Cusub! Happy New Year 2024 from OMAYA Express Exchange
Waxaan macaamiisheena sharafta leh ugu hambalyeyneynaa Sanadka Cusub ee 2024.
Waxaan kaloon ogeysiineynaa dhamaan macaamiisheena in uu xafiiskeena xirnaan doono Maalinta 𝐈𝐬𝐧𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐡 𝟏 𝐉𝐚𝐧𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟒, inagoo dib u furi doono 𝐓𝐚𝐥𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝𝐚 𝟐 𝐉𝐚𝐧𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟒.
Waxaan Allah ka baryeynaa in sanadkan soo socda uu noqdo sanad Barwaaqo!
Mahadsanidiin
OMAYA Express Exchange Team
1 709
𝐇𝐚𝐩𝐩𝐲 𝐍𝐞𝐰 𝐘𝐞𝐚𝐫 𝐟𝐫𝐨𝐦 OMAYA Express Exchange
As the year 𝟐𝟎𝟐𝟒 approaches, all of us at 𝐎𝐌𝐀𝐘𝐀 𝐄𝐱𝐩𝐫𝐞𝐬𝐬 𝐄𝐱𝐜𝐡𝐚𝐧𝐠𝐞 extend our warmest wishes for a 𝐇𝐚𝐩𝐩𝐲 𝐍𝐞𝐰 𝐘𝐞𝐚𝐫! May this new chapter bring you prosperity, joy, and success.
Please note that our office will be 𝐜𝐥𝐨𝐬𝐞𝐝 𝐨𝐧 𝐉𝐚𝐧𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟏𝐬𝐭, 𝟐𝟎𝟐𝟒, for New Year's Day. We will resume our services and eagerly await to assist you starting 𝐓𝐮𝐞𝐬𝐝𝐚𝐲, 𝐉𝐚𝐧𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟐𝐧𝐝.
Thank you for your continued trust in OMAYA Express Exchange. Here's to a fantastic year ahead!
Warm regards,
OMAYA Express Exchange Team
1 709
Waxaan ogeysiineynaa dhamaan Macaamiisheena sharfta leh in aan qiimo dhimis ku sameynay 𝐔𝐒𝐃𝐓 (𝐓𝐑𝐂𝟐𝟎) lacagta aan ku sarifno, inaga oo hada ka dhignay qiimo jaban.
𝐖𝐢𝐭𝐡𝐝𝐫𝐚𝐰𝐚𝐥 ka waa 𝟏%, halka 𝐃𝐞𝐩𝐨𝐬𝐢𝐭 ka uu is badalo hadba sidaan ku soo helno USDT, waxaana uu u dhaxeyn doonaa 𝟏-𝟏.𝟓%.
Soo Dhawaada!
OMAYA Express Exchange
1 709
Waxaan ogeysiineynaa dhamaan Macaamiisheena sharfta leh in aan qiimo dhimis ku sameynay USDT TRC20 lacagta aan ku sarifno, inaga oo hada ka dhignay qiimo jaban.
Withdrawal ka waa 1%, halka Deposit ka uu is badalo hadba sidaan ku soo helno USDT, waxaana uu u dhaxeyn doonaa 1-1.5%.
Soo Dhawaada!
Mahadsanidiin
1 709
Digniin Scammer Iska keen dhigaya oo dad lacag ka xadaya.
Waxa maanta ina soo gaartay in uu jiro qof Scammer ah oo dadka lacagahooda ka xadaya isaga oo iska keen dhigaya.
Scammer ka waxa uu isticmaalaya Facebook Page ka https://www.facebook.com/Ecurrencyexchange1 iyo WhatsApp numbers ka kala ah +252 61 1168286 iyo +252770736142
Hadaba waxaan la xariireynaa dhamaan macamiisheena sharafta leh Codka Scammer ka oo aan ka codsanayno cid kasta oo codkaas taqaano in ay nala soo xariiraan oo inoo sheegaan qofka uu yahay, inagana waxaan u gudbin doonaa Police ka.
Codka Scammer ka waxaad ka heli kartaan Telegram Channelkeena https://t.me/OMAYAExpress
Qaabka uu dadka ku dhaco waxaa ka mid ah isaga oo sheegta in u uku bixinayo Free, ama lacag uu kugu darayo lacagtaada, iyo isaga oo iska dhigaya in uu yahay OMAYA Express.
Hadaba Macamiisheena waxaan ka codsanaynaa in ay ka digtoonaadaan Scammers kaas, isla markaasna ay nala soo xariiraan hadii ay garanayaan Scammer kaas codkiisa aan Telegram keena iyo Facebook Page keena aan soo dhignay, inagoo u balan qaadayna Abaalmarin.
Waxaan kaloon idin la socodsiinaa numberadeena WhatsApp ka waa 3 dan number oo Kaliyah +252 61 1273030, +252 61 1274040, iyo +252 61 1524040.
Mahadsanidiin
Maamulka OMAYA Express
