P4P Trading
Open in Telegram
Channelka rasmiga ah ee P4P Trading. Baro forex si toos ah website: https://www.p4ptrading.com Mentor: @Nadiif4x
Show more2 202
Subscribers
No data24 hours
+307 days
+4230 days
Posts Archive
2 202
EU wiigii u dambeeyey waxoogaa sidii hore uma jaanisyo wacnayn, DXY lacagaha wuu u awood sheegtay labadii wiig ee dambeeyey jaanis yaduna sidii hore ma ahayn lkn wiigan alhamdulilaah durba fursado ayay bixisay, Rise EU
2 202
Muuqaalkani wuxu ka jawaabayaa suaal badiyaa nala waydiiyo oo ah machadka muxu qabta? information ku saabsan machadka?
https://youtu.be/LtkRqWb4Jl0
2 202
Waa goalka machadka in aan soo saarno funded traders. Aad baan ugu faraxsanahay in memberska machadka ay guulaystaan. Hal week gudihii almost 5% using .5% each trade. Waliba sidaas wiigan chances ka suuqu eay yaraayeen.
2 202
closed 7R total, 2BREAKEVEN TRADES iyo tradekii u dambeeyey oo aan manually u close gareeyey. total 7R
EU intii ka dambaysay CPI daygii iyo boqorada funeralkeedii chances badan nama aysan siin. lkn hada in ay okey noqoto ayaan rajaynaynaa si aan profit fiican uga samayn karno. comeback EU. waxa xusid mudan maanta waa FOMC news high impact ah.
