en
Feedback
P4P Trading

P4P Trading

Open in Telegram

Channelka rasmiga ah ee P4P Trading. Baro forex si toos ah website: https://www.p4ptrading.com Mentor: @Nadiif4x

Show more
2 202
Subscribers
No data24 hours
+307 days
+4230 days
Posts Archive
Si aad isu diiwangaliso feega ku bixi numberada kuu muuqda kadib screenshot u dir @pips4payadmin si laguu diiwaam galiyo.

Asc waxaan galnay 24kii saac ee u dambeeyey diiwaangelinta bootcampka November. Sabtida 12ka duhurnimo saacada bariga afrika
Asc waxaan galnay 24kii saac ee u dambeeyey diiwaangelinta bootcampka November. Sabtida 12ka duhurnimo saacada bariga afrika ayaan joojin doonaa. Ka faaidaysta discount kan dhan 50% si aad uga mid noqoto

MASTERCLASS OF NOVEMBER intiinii uu dhaafay ama faahfaahin uga baahan halkan ayaad ka helaysaan macluumaad buuxa.

MASTERCLASS OF NOVEMBER activity-yada ku jira
+1
MASTERCLASS OF NOVEMBER activity-yada ku jira

hadii aad samayn waydo 10R wiigii machadka full refund ayuu ku siinayaa.
hadii aad samayn waydo 10R wiigii machadka full refund ayuu ku siinayaa.

photo content

Ascm masterclasska qofkii raba in uu isdiiwaangaliyo numberskan hoose ayuu kusoo diri doonaa fee-ga kadib screenshot ayuu usoo diri doonaa @pips4payadmin si loogu diro

Saacada ka bacdi ayaynu yeelan doonaa session keenii linkiga zoomka halkan ayaan soo dhigayaa

ka hor sessionka ayaan halkan idinkula wadaagi doonaa linkiga laga daawan doono.

sessionkan waa public cid kasta ayaa ka faaidaysan karta. sii #share gareeya ballanteenu waa arbacada habeenimadka 8:00pm.
sessionkan waa public cid kasta ayaa ka faaidaysan karta. sii #share gareeya ballanteenu waa arbacada habeenimadka 8:00pm.

Marka system shaqaynaya aad isticmaalayso wakhti uunbaa kaa xiga in aad accountska aad baasto. Proven system + good psycholog
Marka system shaqaynaya aad isticmaalayso wakhti uunbaa kaa xiga in aad accountska aad baasto. Proven system + good psychology + risk management = financial success 🤑

21R
21R

Ogaada oo EU kaliya ayaa machadka aan ka ganacsanaa. Wiigii 30R+ waa celcelis intaan qabano.

Teamku maanta EU waa ka shaqaysteen.
Teamku maanta EU waa ka shaqaysteen.

Members ka machadka suuqa waa ka shaqaysteen maanta 12R.

photo content
+1

trade kii maanta EU bearish ayaan ka sugaynay pre-london ayay entrygan na siiyay. 10R hard tp
trade kii maanta EU bearish ayaan ka sugaynay pre-london ayay entrygan na siiyay. 10R hard tp