P4P Trading
Open in Telegram
Channelka rasmiga ah ee P4P Trading. Baro forex si toos ah website: https://www.p4ptrading.com Mentor: @Nadiif4x
Show more2 202
Subscribers
No data24 hours
+307 days
+4230 days
Posts Archive
2 202
ASCM asxabta cid kasta oo challenge ku dhiban adeegan ayaan ugu bushaaraynaa, EVALUATIONka waa laguu dhaafinayaa 100% guaranteed, hadii aan loss garayno account cusub oo kaagii kuula mid ah iyo accountkii ugu horeeyey hal maalin ayay nagu qaadatay.
cidii fursadaa ka faaidaysanaysa la soo xidhiidh @pips4payadmin
2 202
ascm dhamaan asxaabta caawa ayaa classkii koobaad ee masterclasska la qaadan doonaa. wakhtiga 7:45pm caawa. sidaas ula socda. cidii isdiiwaangalin rabtaa inta ka horaysa way isdiiwaangalin karaan.
2 202
ASCM SAACADIHII U DAMBEEYEY AYAAN KU JIRNAA EE DIIWAANGELINTA MAANTA AYUU XIRMI DOONAA CLASSKA JANUARY
2 202
waakan service kii la wada sugayay. 3 account kaliya ayaan qaban doonaa bishan. cidii u baahan hala soo xiriirto @pips4payadmin
2 202
numberadan sawirka ka muqda ku bixi fee-ga kadib screenshot u soo dir @pips4payadmin si laguu liisteeyo.
2 202
ascm asxabta dhamaan sannad cusub iyo horumar hor leh oo cusub ayaan dhamaan idiin rajaynayaa. sannadkan halku dheggu waa [ACTION/WAXQABAD] Machadka waxaanu ku soo kordhinay, accountskii ardayda loo pass garaynayay oo aad aad ula dhici doontaan. 100% guaranteed ah. iyo in si live ah tradeska loola wadaago ardayda machadka. nala socda insha allah berri ayaan idiin soo bandhigi doonaa.
2 202
shalay memberskii machadka ee November Masterclass way shaqeeyeen. waa awooda strategy-ga aan isticmaalnaa leeyahay markaad fahanto.
3 arrimood ayaa muhim ah markaad suuqan soo galayso.
strategy faaido leh
khasaaraha oo aad koobi karto
iyo caadifadaada oo aad ka adkaan karto.
saddexdaasba ugu kaalay machadka Pips4pay Trading academy
@pips4payadmin
2 202
ascm dhamaan invitiationka waa loo diray ardayda ha eegaan inboxkooda discord ama telegram, invite link cid aan wali helin hadii ay jirto @pips4payadmin hala soo xidhiidho classka wuxu bilaaban doonaa mardhow!
2 202
Asc ardaydii isdiiwaangalisay Masterclasska caawa 7:30pm ayaan qaadan doonaa sessionkii koobaad cid aan linkiga loo dirin haday jirto ha nala soo xidhiidho @pips4payadmin
2 202
Ugu dambayn waa xidhantahay diiwaangalinta hada waxaan u hawl gali doonaa in aan bixino wixii aan ballan qaadnay. Cidii ka faaidaysatay ma qoomamayn doontaan koorsadan. Maalin wanaagsan.
2 202
10R entry macquul ahaa, lkn aanan qaadan sababtoo ah maanta jimce ayay ahayd oo maalin nasasho ayay ahayd sidoo NFP ayaa jiray. 10R wiigii waa halka ugu yar ee aad target garayn doontaan, masterclasskan November aqoonta aan Forex u leeyahay waxba idinkalama hagran doono insha allah, ka faaidaysi wanaagsan. Waxa macquul ah in masterclasskan uu noqdo kii ugu dambeeyey ee aan sameeyo intiina aan wali isdiiwaangalin berri 12ka duhurnimo inta ka horaysa ayaad inshallah jaanis haysataan kabacdi waxa aan toos u gali doonaa sidii aan ardayda wakhti isula qaadan lahayn. Jimce wanaagsan dhamaantiin.
