Aalo Express
Open in Telegram
Payment Gateway
Show moreThe country is not specifiedThe category is not specified
697
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
697
Ogeysiis ku saabsan dadka account fxprimus horey u lahaa.
Si adeegeena fxprimus u isticmaasho kaliya waa inaa fxprimus new mt4 ka samaystaa oo link geena ku diwaan galisaa kadibna deposit iyo withdraw midka rabto u isticmaali kartaa.
Uma baahnid inaa account cusub fxprimus ka samaysato.
✅ Deposit commission 0%
✅ Withdraw commissions 0%
Lacagta u yar la bixi karto waa 5 dollar.
Haddaba waa kan link ga oo Islamic ah https://clients.fxprimus.com/en/register?ref=50006773®ulator=vu
Xarunta shirkada waxay ku taalaa Isgoyska taleex dabaqa my Bank
La xiriir whatsapp https://wa.me/message/HIEEGHBU6QRFK1
697
Ogeysiis ku saabsan dadka account fxprimus horey u lahaa.
Si adeegeena fxprimus u isticmaasho kaliya waa inaa fxprimus new mt4 ka samaystaa oo link geena ku diwaan galisaa kadibna deposit iyo withdraw midka rabto u isticmaali kartaa.
✅ Deposit commission 0%
✅ Withdraw commissions 0%
Lacagta u yar la bixi karto waa 5 dollar.
Haddaba waa kan link ga oo Islamic ah https://clients.fxprimus.com/en/register?ref=50006773®ulator=vu
Xarunta shirkada waxay ku taalaa Isgoyska taleex dabaqa my Bank
La xiriir whatsapp https://wa.me/message/HIEEGHBU6QRFK1
697
@aalosort
Fxprimus
✅ Deposit commission free
✅ Withdraw commission free
PERFECTMONEY
2%
Iska diwaan gali link geena si ay kugu fudaato.
https://clients.fxprimus.com/en/register?ref=50006773®ulator=vu
Contact us in whatsapp +252610714331
697
https://t.me/Aalosort
Shirkada Aalo Sort waxay soo kordhisay withdraw and Deposit daqiiqado kooban qaadanaysa kaas oo aan wax lacag lagaa qaadeyn Free ah.
✅Deposit commission 0%
✅Withdraw commissions 0%
Haddaba haddaa u baahan tahay inaa samaysto broker fxprimus waa kan link oo Islamic ah👇
https://clients.fxprimus.com/en/register?ref=50006773®ulator=vu
Contact us in whatsapp +252610714331
697
Ogeysiis
Magaca shirkada ETiger252 waxaa loo badalay Aalo Sort. Waxayna shirkadu soo kordhin doontaa malmaha soo socda adeegyo cusub.
FG. Magaca group chat keena wuxuu sii ahaan doonaa ETiger252 si qolo iska kaana dhigaysa magaceena dadka ugu qaldin.
697
Walaalaha Cyrptocurrency
Waa hoyga kala faaideysiga iyo barashada Cryptocurrency
Link kaan ayaad ka sameysan kartaa 👇👇
https://accounts.binance.com/en/register?ref=177963654
https://t.me/Walaalaha_Cyrpto
697
CRYPTOCURRENCY🎯 IIBSO AMA ISKA IIBI.
Haddaa u baahan tahay inaa maal gashato cryptocurrency nala soo xiriir. WhatsApp +252614885074
697
Shirkada E-Tiger252 waxay idin haysaa sarif free ah oo wax lacag ah lagaa rabin waa haddaa haysto perfectmoney oo rabto EVC-PLUS ama E-DAHAB ama ZAAD ama Sahal.
Soo dhawaw. Wac📞 ama WhatsApp +252614885073 ama +252614885074
697
Qiimo dhimis maalinta Eida darteed.
1.08$ EVC-PLUS ku hel 1 Perfectmoney
2.16$ EVC-PLUS ku hel 2 PM
3.22$ EVC-PLUS ku hel 3 PM
5.42$ EVC-PLUS ku hel 5 PM
10.8$ EVC-PLUS ku hel 10 PM
FG. Haddaa Perfectmoney haysto oo EVC-PLUS rabto waa free
697
E-Tiger252 waa shirkada keliya ee Perfectmoney aan wax commission ah ka qaadin macaamiisheeda yacna waa free markaa haysto Perfectmoney oo rabto EVC-PLUS ama E-DAHAB ama ZAAD ama Sahal.
Halkan ka dalbo isla Hadda https://t.me/etiger252message
697
Shirkada E-Tiger252 waxay idin haysaa sarif free ah oo wax lacag ah lagaa rabin waa haddaa haysto perfectmoney oo rabto EVC-PLUS ama E-DAHAB ama ZAAD ama Sahal.
Soo dhawaw. Wac📞 ama WhatsApp +252614885073 ama +252614885074
697
Maxay tahay ama qabataa shirkada E-Tiger252?
E-Tiger252 waa shirkad sarifta lacagaha digital ka ah sida Perfectmoney, Skrill iyo PayPal iyo bitcoin oo ay hada soo wado. Lacagahaas dadka haysta madama dalkeena aan waxba looga gadan karin waxay ugu badashaa lacagaha dalkeena hooyo laga isticmaalo sida EVC-PLUS, ZAAD, Sahal, Premier bank, IBS Bank, Salaam Bank iyo Dahabshiil. Sido kale shirkadu haddaa lacahaha kor kusoo sheegnay u baahan tahayna way ka iibisaa dadka.
Dadka nasoo weydiiyey waa jecelnahay inay ka qanceen su'aashaas.
697
Ogeysiis muhiim ah.
Waxaa ogeysiinaynaa Somaalida ku nool dalalka Dibada ee Somaalidu ku badan tahay sida Kenya 🇰🇪 Ethiopia 🇪🇹 Turkey 🇹🇷 iyo Malaysia 🇲🇾 oo account ku leh Bank-yada Somalia sida Premier Bank, Salaam Bank, IBS Bank iyo Dahabshiil. Ee raba inay lacag kala baxaan ama ku shubtaan Skrill iyo PayPal iyo Perfectmoney in shirkada E-Tiger252 ay ka caawin doonto inay lacag kala baxaan kuna shubtaan hadda kadib.
Halkan ka dalbo https://t.me/etiger252message
697
Aragtidaada waa noo muhiim walaal hoos noogu reeb.
Siddee u aragtaa adeegyada iyo aaminaada shirkadda E-Tiger252?
Ma lagugu adeegay sidaa rabtay?
Sido kale wax aad cabasho ka tahay oo ay tahay inaa iska saxno hadday jiraan nala wadaag.
https://t.me/etiger252message
697
OGEYSIIS... Perfectmoney qofkii haysta ee EVC-PLUS ama sahal iyo ZAAD raba wax lacag oo laga jaranaayo ma jirto. Tusaale
5$ perfectmoney ku hel 5$ EVC-PLUS
10$ perfectmoney ku hel 10$ EVC-PLUS
50 perfectmoney ku hel 50$ EVC-PLUS
100$ perfectmoney ku hel 100$ EVC-PLUS
500$ perfectmoney ku hel 500$ EVC-PLUS
1000$ perfectmoney ku hel 1000$ EVC-PLUS
697
Group kan👆 ka dhex dalbo lacgata u baahan tahay (5 daqiiqo ka yar lagugu adeegi doonaa i.a)
