en
Feedback
π’πŽπŽπ˜π€π€π‹πŠπ€ - ππŽπ‹πŽπ’π‡π€

π’πŽπŽπ˜π€π€π‹πŠπ€ - ππŽπ‹πŽπ’π‡π€

Open in Telegram

SALAAMAD SAAXIIBIYAAL SOO DHAWAADA✌️ Kuna soo dhawaada chanalkan @soyaalkanolosha Insha Allah Hadii aad lajirkena ahato waxaad Naga Faaidi doonta wax yaabo noloshada wax badan kabadali doona Wixii talo ama waano ah πŸ‘‰ @Yamani_256 ama @Nutella_567

Show more
6 698
Subscribers
-224 hours
-237 days
-11830 days
Posts Archive
Repost from N/a
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad r
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir! πŸŽ–οΈπ—¦π—£π—’π—‘π—¦π—’π—₯π—˜π—— @SYLTEAM10 @ReadingTheQuraan AᴅᴍΙͺΙ΄ β€· @SomaliAd

Repost from N/a
πŸ“– Tatbith – Qur’aan Memorization App Tatbith wuxuu kaa caawinayaa xifdinta iyo murājaΚΏada Qur’aanka adigoo adeegsanaya habab kala duwan oo xifdin ah, gaar ahaan Habka Xifdiga (Hifdh Method) β€” nidaam xooggan oo tallaabo-tallaabo kuu hagaya: dhageysi, ku celcelin, xifdin, isku-xirid iyo murājaΚΏo. βœ… Habab xifdin oo kala duwan 🎧 Qur’aan dhageysi & ku celcelin πŸ“– Hifdh Method oo nidaamsan πŸ” MurājaΚΏo iyo xifdiga oo la adkeeyo πŸ“Š La soco horumarkaaga πŸ’― 100% Bilaash πŸ“– Habka Subac Google Play: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.tatbith.app

Repost from N/a
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad r
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir! πŸŽ–οΈπ—¦π—£π—’π—‘π—¦π—’π—₯π—˜π—— @SYLTEAM10 @ReadingTheQuraan AᴅᴍΙͺΙ΄ β€· @SomaliAd

πŸ“š AKHRIYE CLUB Ka mid noqo Akhriye Club, naadiga wax-akhriska ee Akhriye Books. πŸ“–πŸŒ± Haddii aad jeceshahay buugaagta, aqoonta iyo horumarinta nafta, ku soo biir maanta oo qayb ka noqo bulsho akhris wadaag ah. πŸ“² Nagala soo xiriir WhatsApp: https://wa.me/252613403640 Akhri β€’ Faham β€’ Koboc πŸ“šπŸŒ±

Repost from N/a
πŸ“š BUUGTA CAAWA | DHAWAAN FILO πŸŒ™ Caawa waxaan idinla wadaagaynaa laba buug oo mudan in la akhriyo: πŸ“– UDUUSI β€” buug ka hadla
πŸ“š BUUGTA CAAWA | DHAWAAN FILO πŸŒ™ Caawa waxaan idinla wadaagaynaa laba buug oo mudan in la akhriyo: πŸ“– UDUUSI β€” buug ka hadlaya arrimo bulshada iyo nolosha, kuna siinaya aragti aad ku fikirto oo aad wax badan ka barato. πŸ“˜ 10-ka XEER EE DAAHIRINTA NAFTA β€” buug ku saabsan dib-u-habaynta nafta, fahamka naftaada iyo dhisidda qofnimo wanaagsan. Akhri buug kuu kordhiya faham, fikir iyo koboc. 🌱 AKHRIYE BOOKS Akhri β€’ Faham β€’ Koboc πŸ“š

Repost from N/a
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad r
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir! πŸŽ–οΈπ—¦π—£π—’π—‘π—¦π—’π—₯π—˜π—— @SYLTEAM10 @ReadingTheQuraan AᴅᴍΙͺΙ΄ β€· @SomaliAd

πŸ“š BUUGGA BISHAAN: FAKAR OO HODAN NOQO Ma doonaysaa inaad yeelato caado wax-akhris oo joogto ah? Ku soo biir Akhriye Club oo
πŸ“š BUUGGA BISHAAN: FAKAR OO HODAN NOQO Ma doonaysaa inaad yeelato caado wax-akhris oo joogto ah? Ku soo biir Akhriye Club oo nala akhri buugga "Fakar oo Hodan Noqo" muddo 30 maalmood ah. Maalin kasta waxaad akhrin doontaa 10 bog oo keliya, wakhtiga firaaqadaada. ✨ Barnaamijku waa online, qof walbana si gaar ah ayuu u akhrisanayaa, annaguna waxaan kula socon doonnaa jadwalka maalinlaha ah. 🎯 Iska diiwaangeli maanta ka qaybgalka: waa bilaash! πŸ“² Nagala soo xiriir WhatsApp-ka Maktabadda si aad isu diiwaangeliso. Ha seegin fursaddan qiimaha badan! Dhis caado wax-akhris maanta, si aad berri u noqoto qof aqoon iyo fikir ku hormaray. Akhri β€’ Faham β€’ Koboc Is diiwan galintu waa Bilaash Challengega wuxuu bilaabanaa 15ka August WhatsApp. https://wa.me/252610395142

πŸ“š Ku Soo Biir Akhriye Books WhatsApp Group! Ma jeceshahay akhriska iyo kororsiga aqoonta? Ku soo biir Akhriye Books WhatsApp Group, halkaas oo aad ka heli doonto: πŸ“– PDF-yo bilaash ah πŸ“š Buugaag cusub πŸ’‘ Talooyin iyo dhiirrigelin akhris πŸ“’ Wararka iyo barnaamijyada Akhriye Books πŸ‘‡ Ku biir adigoo gujinaya link-ga hoose: https://chat.whatsapp.com/H3AptY9gF1LFAhtvX1RbY8 🌱 Akhri maanta, koboc berri. πŸ“š AKHRIYE BOOKS

πŸ“š Ma rabtaa inaad 30 maalmood gudahood yeelato caado akhris oo joogto ah? Akhriye Club wuxuu kuu soo bandhigayaa 30 Days Rea
πŸ“š Ma rabtaa inaad 30 maalmood gudahood yeelato caado akhris oo joogto ah? Akhriye Club wuxuu kuu soo bandhigayaa 30 Days Reading Habit Challenge, fursad gaar ah oo aad ku dhisan karto caado akhris joogto ah, kuna kobcin karto aqoontaada, fahamkaaga, iyo horumarkaaga shakhsiga ah. πŸ“– Waxaa kuu diyaar ah buug si taxaddar leh loo xushay. πŸ—“οΈ Waxaa ku weheliya jadwal habaysan oo kuu fududaynaya dhamaystirka akhriska. πŸ‘₯ Waxaa la qaadanayaa 50 xubnood oo keliya: β€’ 25 Wiilal ah β€’ 25 Gabdho ah ⚠️ Boosasku waa xadidan yihiin. βœ… Isdiiwaangelintu way socotaa hadda. πŸ“ž Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir WhatsApp-ka lambarka ku muuqda shaashadda. 🌱 30 Maalmood β€’ Caado Akhris β€’ Isbeddel Cusub πŸ“š AKHRIYE CLUB Akhri β€’ Faham β€’ Koboc Iska diiwan Gali ciwaanka hoose. WhatsApp https://wa.me/252610395142

πŸ“š AKHRIYE BOOKS 🎯 BARNAAMIJKA 30-KA MAALMOOD EE BUUG-AKHRISKA Ma rabtaa inaad yeelato caado akhris joogto ah? Ma doonaysaa
πŸ“š AKHRIYE BOOKS 🎯 BARNAAMIJKA 30-KA MAALMOOD EE BUUG-AKHRISKA Ma rabtaa inaad yeelato caado akhris joogto ah? Ma doonaysaa inaad kor u qaaddo aqoontaada, fikirkaaga, iyo fahamkaaga? Kusoo biir Barnaamijka 30-ka Maalmood ee Buug-Akhriska oo ay kuu diyaarisay Akhriye Books. Waxaad heli doontaa: βœ… Jadwal akhris maalinle ah βœ… Koox wadareed oo dhiirrigelin ah βœ… La wadaagis fikrado iyo faa'iidooyin βœ… Kor u qaadista caadada akhriska βœ… Shahaado dhammaystir ah πŸ‘₯ Tirada Ka-Qaybgalayaasha β€’ 25 Wiilal ah β€’ 25 Gabdho ah πŸ“Œ Wadarta xubnaha: 50 xubnood oo keliya ⚠️ Boosasku waa xadidan yihiin, isdiiwaangelintuna way furan tahay hadda. ⏳ Ha sugin inta boosasku buuxsamayaan, ka faa'iidayso fursaddan maanta. πŸ“… Muddada: 30 Maalmood πŸ“ Goobta: WhatsApp Group 🌱 Akhri maanta, koboc berri. πŸ“š AKHRIYE BOOKS Akhri β€’ Faham β€’ Koboc πŸ“² WhatsApp: https://wa.me/252610395142 πŸ”₯ Isdiiwaangeli hadda oo ka faa'iidayso fursaddan gaarka ah!

Repost from N/a
🌧️🀲 Xusuusin Habeenimo Haddii aad soo jeeddo waqtigan, ka faa'iidayso fursaddan qaaliga ah. Roobka da'aya iyo saacadaha dambe ee habeenka waa waqtiyo fadli badan leh oo ducada lagu rajaynayo in la aqbalo. Waa waqti uu addoonku Rabbigiis ugu dhowaado baryo, istiqfaar iyo tawbad. 🀲 U ducee naftaada. 🀲 U ducee waalidkaa. 🀲 U ducee walaalahaa iyo qaraabadaada. 🀲 U ducee deriskaaga iyo asxaabtaada. 🀲 U ducee dhammaan Muslimiinta. Alle SWT waxaan ka baryaynaa: 🌿 Inuu naga aqbalo acmaasheena suuban. 🌿 Inuu naga dhaafo dambiyadeenna hore iyo kuwa dambe. 🌿 Inuu waalidkeen u naxariisto oo u dembi dhaafo. 🌿 Inuu caafimaad siiyo dhammaan dadka xanuunsan. 🌿 Inuu u fududeeyo ardayda ku jirta imtixaannada. 🌿 Inuu barakeeyo ardayda iskuullada, jaamacadaha, macaahida iyo dugsiyada Qur'aanka Kariimka ah. 🌿 Inuu qof kasta siiyo muraadkiisa khayrka ah. 🌿 Inuu murugada farxad ugu beddelo qof kasta oo walwal haya. Ψ§Ω„Ω„Ω‡Ω… اغفر Ω„Ω†Ψ§ ΩˆΩ„ΩˆΨ§Ω„Ψ―ΩŠΩ†Ψ§ ΩˆΩ„Ω„Ω…Ψ€Ω…Ω†ΩŠΩ† ΩˆΨ§Ω„Ω…Ψ€Ω…Ω†Ψ§Ψͺ Ψ§Ω„Ψ£Ψ­ΩŠΨ§Ψ‘ Ω…Ω†Ω‡Ω… ΩˆΨ§Ω„Ψ£Ω…ΩˆΨ§Ψͺ. Ψ§Ω„Ω„Ω‡Ω… Ψ΅Ω„ ΩˆΨ³Ω„Ω… ΨΉΩ„Ω‰ Ω†Ψ¨ΩŠΩ†Ψ§ Ω…Ψ­Ω…Ψ― ΩˆΨΉΩ„Ω‰ Ψ’Ω„Ω‡ ΩˆΨ΅Ψ­Ψ¨Ω‡ Ψ£Ψ¬Ω…ΨΉΩŠΩ†. Ψ’Ω…ΩŠΩ† يا Ψ±Ψ¨ Ψ§Ω„ΨΉΨ§Ω„Ω…ΩŠΩ† 🀍

Repost from N/a
Mu’asasada Taaj Al-Qiraa’aat waxay ku bishaaraynaysaa furitaanka: Ω…ΨΉ Ψ§Ω„Ω‚Ψ±Ψ’Ω† 60 ΩŠΩˆΩ…Ψ§Ω‹ Barnaamij gaar ah oo loogu talagalay qof
Mu’asasada Taaj Al-Qiraa’aat waxay ku bishaaraynaysaa furitaanka: Ω…ΨΉ Ψ§Ω„Ω‚Ψ±Ψ’Ω† 60 ΩŠΩˆΩ…Ψ§Ω‹ Barnaamij gaar ah oo loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu Qur’aanka Kariimka khatimo muddo 60 maalmood gudahood. 🎯 Ujeeddada Barnaamijka: In aan ka dhigno Qur’aanka saaxiibkeen maalinlaha ah, kuna guulaysanno khatmigiisa si nidaamsan oo joogto ah. πŸ“Œ Faa’iidooyinka Barnaamijka: β—‹Khatmiga Qur’aanka Kariimka 60 maalmood gudahood. β—‹ Labadii maalmoodba hal juz. β—‹Jadwal fudud oo nidaamsan. β—‹ Isla xisaabtan iyo dhiirrigelin joogto ah. β—‹ Rag iyo dumarba way ka qayb geli karaan. β—‹ Ka qaybgal bilaash ah. πŸ… Qof kasta oo dhammeeya barnaamijka waxaa la guddoonsiin doonaa Shahaadada Dhammeystirka Barnaamijka. 🌍 Barnaamijku wuxuu u furan yahay dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan. πŸ“² Diiwaangelinta iyo faahfaahinta: WhatsApp: 68 8291717 https://wa.me/688291717 "Ψ§Ω‚Ψ±Ψ€ΩˆΨ§ Ψ§Ω„Ω‚Ψ±Ψ’Ω† فΨ₯Ω†Ω‡ يأΨͺي ΩŠΩˆΩ… Ψ§Ω„Ω‚ΩŠΨ§Ω…Ψ© Ψ΄ΩΩŠΨΉΨ§Ω‹ Ω„Ψ£Ψ΅Ψ­Ψ§Ψ¨Ω‡" Ha seegin fursaddan qiimaha badan. Maanta bilow safarkaaga Qur’aanka Kariimka.

Ku guuleyso Hal solana oo free oo baro 10,000$ Sida Aan Uga Sameyay Memecoin Zero ilaa Profit Live Trading & Withdrawal || Mi
Ku guuleyso Hal solana oo free oo baro 10,000$ Sida Aan Uga Sameyay Memecoin Zero ilaa Profit Live Trading & Withdrawal || Mini Course halkan hoose kaso daawo ‡️‡️‡️‡️‡️‡️ https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0 https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0 https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0 https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0 Ku biira oo kafaaidaysta dhalanyaro πŸ‘†

Free Course Ku biir lacag sameey Free Course Ku biir lacag sameey πŸ“HALKAAN TAABOπŸ“ Kanaallo Telegram oo xul ah ayaan halkaan ku soo ururiyey si aad uga hesho aqoon, wacyi iyo horumar. Haddii aad jeceshahay wax naftaada anfaca, halkaan ayaad ka heli

Free course kusoo biir safar Memecoin Trading Course, kaa caawin doona inaad faham qoto dheer ka hesho memecoins, iyo in aad gaarto xorriyad dhaqaale. Waxa aad heli doonta: Casharro bilaash ah oo step-by - step ah Tilmaamo cad oo ku saabsan Wallets, Axioma & Dexscreener caawin Telegram ah oo aad su'aalaha weydiin karto, halkan ka Eeeg casharada: πŸ‘‡ https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0 https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0 https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0 Xusuusnow: Koorsadani waa albaab cusub oo noloshaada dhaqaale u furi karta - kaliya adiga ayaa leh goaanka ah in aad ka faaiideysato ama in aad iska deyso. Hormar wacan Mudane/Marwo

Free Course Ku biir lacag sameey Free Course Ku biir lacag sameey Free Course Ku biir lacag sameey Kanaallo Telegram oo xul ah ayaan halkaan ku soo ururiyey si aad uga hesho aqoon, wacyi iyo horumar. Haddii aad jeceshahay wax naftaada anfaca, halkaan ayaad ka heli

Via @Faaido_team T 1 Faaido team waa hoyga kanaalada Telegram ee wax dhisa. Haddii aad raadineyso aqoon, wacyi, horumar iyo f
Via @Faaido_team T 1        Faaido team waa hoyga kanaalada Telegram ee wax dhisa. Haddii aad raadineyso aqoon, wacyi, horumar iyo faa’iido dhab ah halkan ayaad ka heleysaa. 𝗦𝗣𝗒𝗑𝗦𝗒π—₯π—˜π—— πŸ’Ž @ReadingTheQuraan @Udhawoow_allaah @Saxiibka_Nolosha @Hagaha_nolosha @Cilmu_nafsi_10 @Dhiiragaliye99 @Faalo_jacayl @Akramjibriil @Samiirsign OWNER : @CABDULLAHI_7