en
Feedback
Al-Saadicuun Bil-Xaq

Al-Saadicuun Bil-Xaq

Open in Telegram

Waa Barta Rasmiga ee Jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq

Show more
340
Subscribers
+124 hours
-27 days
+730 days
Posts Archive
𝐅𝐚𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟏𝐚𝐚𝐝 Xalaqadaan waxaa lagu falanqeynayaa qodabbadii looga soo hadlay saddexdii xalaqo ee hore ee ahaa: Islaamka shaamilnimadiisa, shirkiga Islaamku u yimid in uu suuliyo iyo tilmaamidda waaqaca ummadda iyo sida uu uga fogyahay xaqiiqada Islaamka Youtube : https://youtu.be/oE6sSXj5aJ0?si=LQ_6Bu6K5iqZidup #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Kulanka_Jimcaha #Daawasho_Wacan

𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟐3𝐚𝐚𝐝 (Jidka ku hanuunka xaqqa) Hanuunka ma ahan wax aadanaha uu kasban karo, waa nimco oo uu Allaah ku galadaysto aadanaha, taasoo keensanaysa in aadanaha uu talaabo iyo dadaal la yimaado ku raadsanayo ku noolaanshaha xaaqqaas oo uu Allaah la doonayo. Facebook link : https://youtu.be/QET-F8kmJ_w?si=BkNbL_YRojr3WUvF #Daawasho_Wacan #Dhaxal_Reebka_Saadicuun #Al_Saadicuun_Bil_Saq

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 3𝐚𝐚𝐝 Labadii xalaqo ee hore waxaan soo tilmaanay Islaamka iyo shaamilnimadiisa iyo shirkiga uu Islaamku u yimid in uu ka suuliyo nolosha addoomada. Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa waaqica bashariyada maanta ay ku nooshahay gaar ahaan muujinta inta uu Islaamka dhabta ah u jiro, taas oo na tuseysa sida Islaamku nolosha waaqica ah uga fogyahay iyo fasaadka meel walba galay: caqiiddo, aragti, dhaqan iyo qeybaha nolosha dhammaantood . Youtube link : https://youtu.be/yRN3AUOPwxo?si=mvIPPgjUZJpUh4Z3 #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Kulanka_Jimcaha #Daawasho_Wacan

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟐𝐚𝐚𝐝 Xalaqadii hore waxaa looga soo hadlay xaqiiqada Islaamka iyo sida uu nolosha aadanaha u saameynayo dhammaanteed. Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa foolxumada shirkiga iyo sida Islaamku ugu howlgalay suulintiisa Youtube link : https://youtu.be/xNWxwa6o6Ys #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Kulanka_Jimcaha #Daawasho_Wacan

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟏𝐚𝐚𝐝 Waa barnaamijkii kulanka Jimcaha ee taxanaha ahaa, xilligii hore waxaa looga hadlay xaqiiqada ilaahnimada iyo waxa ay keensaneyso. Xilligaan waxaa lagu soo bandhigi doonaa idilkoobnimada iyo dhammeystirnaanta diinta Islaamka. Waxaa kale oo lagu soo bandhigi doonaa qalooca iyo leexashada ku dhacay nolosha dadka ee sababay in ay aad uga fogaadaan xaqiiqada ilaahnimada wixii ay keensaneysay ee ka dhalanayey. Xalaqadaan iyo labada ku xigta waxaa si degdeg ah dulmar loogu sameynayaa xaqiiqada diinta islaamka iyo kaalinta ay nolosha kaga jirto, kaddinab waxaa la tilmaamayaa dadka waaqica ay manta ku noolyihiin si ay u muuqato inta ay xaqa u jiraan. Youtube link : https://youtu.be/5l3knwT5uU4 #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Kulanka_Jimcaha #Daawasho_Wacan

𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟐𝟏𝐚𝐚𝐝 (Dadku waxa ay u dhaxeeyaan aragtida iyo waaqica) Islaamka waxa uu ka bilawdaa qalbi aamina Allaah, ka dibna isbadal ku samaysa aragtida aadanaha, taasoo keensata isbadal ku dhaca noloshiisa dhabta ah ama waaqiciisa, kana dhigta qof u hogaansan Allaah iyo sharcigiisa. Youtube link : https://youtu.be/vOzmpXSra1o #Daawasho_Wacan #Dhaxal_Reebka_Saadicuun #Al_Saadicuun_Bil_Saq

#filo_dhawaan #Kulanka_Jimcaha #Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#filo_dhawaan #Kulanka_Jimcaha #Al_Sadicuun_Bil_Xaq

𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟐𝟎𝐚𝐚𝐝 (Taariikhda waa ay soo noqnoqotaa) Dhulkaan waxaa soo maray jaahiliyo badan, mar walba ay dadku jaahiliyo u laabtaan waxaa loo soo diri jiray rasuul u bandhiga diinta saxda ah. YouTube link : https://youtu.be/Ukz-8b7Vock #Daawasho_Wacan #Dhaxal_Reebka_Saadicuun #Al_Saadicuun_Bil_Saq

𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟏𝟗𝐚𝐚𝐝 (Addoon u noqoshada Allaah iyo addoon u noqoshada dadka) Farqiga u dhaxeeya addoon u noqoshada Allaah iyo addoon u noqoshada dadka waa farqi aad u ballaaran, waa farqiga u dhaxeeya Islaamka iyo jaahiliyada Youtube link : https://youtu.be/XBB5hrGAUSg #Daawasho_Wacan #Dhaxal_Reebka_Saadicuun #Al_Saadicuun_Bil_Saq

𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟏𝟖𝐚𝐚𝐝 (Billowga isbaddalka) Si islaamka uu u sameeyo waaqaca cusub ee uu Allaah raali uga yahay aadanaha, waxaa lagama maarmaan ah in la badalo waaqaca jaahiliga ah ee ay bulshadani ku nooshahay. YouTube link : https://youtu.be/jGY2mgGFkoo #Daawasho_Wacan #Dhaxal_Reebka_Saadicuun #Al_Saadicuun_Bil_Saq

Ciid barakaysan Waxay idinkugu hambal yaynaysaa jamaacatu saadicuuna bil xaq ciida barakaysan ee adxaa Ciida hogaansanka, addeecidda,  wax isku hurida Hambaliyo dhamaan muslimiinta meel walbo ay joogaan Kuwiinaan naftooda alle udhiibay ,kuna hugaamiyay nolashooda sharciga alle, raacayna diintii aabuhood ibraahiimkii xaqa uleexday, kana mid ahayn  mushrikiinta Sanad walbo khayr ahaada.

photo content

𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟏𝟕𝐚𝐚𝐝 (Labada saldhig asaaska u ah nidaamka nolosha [2]) U gaar yeelidda Allaah ilaahnimada oo idil, kaligiisana xukunka lagala kulmo iyo diidnimada in ilaahnimada iyo xukunka Allaah la gaarka yahay la siiyo axad kale waa Labada saldhig asaaska u ah nidaamka nolosha. YouTube link : https://youtu.be/4f_Jq-Hb0ig #Daawasho_Wacan #Dhaxal_Reebka_Saadicuun #Al_Saadicuun_Bil_Saq

𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟏𝟔𝐚𝐚𝐝 (Labada saldhig ee asaaska u ah nidaamka nolosha) U gaar yeelidda Allaah ilaahnimada oo idil, kaligiisana xukunka lagala kulmo iyo diidnimada in ilaahnimada iyo xukunka Allaah la gaarka ah la siiyo axad kale waa Labada saldhig asaaska u ah nidaamka nolosha. YouTube link : https://youtu.be/YihLMLnn0gs #Daawasho_Wacan #Dhaxal_Reebka_Saadicuun #Al_Saadicuun_Bil_Saq

𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟏𝟓𝐚𝐚𝐝 (Isbadalka dhabta ah ee la doonayo) Xaqiiqada maanta jirta waa in ay culumada qaarkood dadka diinta islaamka ay qaab khaldan u fahamsiiyaan una sheegaan in ku dhawaaqidda kalimadda tawxiidka oo aysan la soconin ku dhaqankeeda u xaqiijinayso islaamnimadooda. Waana arin khalad ah iyo ku jeesjeesid macnaha dhabta ah ee ay diinta islaamka xambaarsan tahay. YouTube link : https://youtu.be/_byJw5orIhw #Daawasho_Wacan #Dhaxal_Reebka_Saadicuun #Al_Saadicuun_Bil_Saq

𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟏𝟒𝐚𝐚𝐝 (Illinka saxda ee islaamka) Illinka dhabta ah ee diinta islaamka laga galo waa in dadka oo dhan loogu yeero in ay Allaah kaliya adoon khaalis ah u noqdaan, iso in Allaah kaliya ay talada iyo nidaam nololeedkooda ay kala kulmaan YouTube link : https://youtu.be/K-y8HXB-1Os #Daawasho_Wacan #Dhaxal_Reebka_Saadicuun #Al_Saadicuun_Bil_Saq

𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟏𝟑𝐚𝐚𝐝 (Isku xirnaanta aqoonta iyo waxqabadka) Waxaan maanta arkaynaa in islaamka wax badan laga qoray, kutubo badan la alifay, laakin laga fogyahay macnihii islaamka xambaarsanaa oo ah in Allaah kaliya adoon khaalis ah loo ahaado. YouTube link : https://youtu.be/XE1qK0qiXBI #Daawasho_Wacan #Dhaxal_Reebka_Saadicuun #Al_Saadicuun_Bil_Saq

𝐓𝐚𝐡𝐧𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐅𝐢𝐝𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 - 𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤 Munaasabada Ciidul fidriga barakaysan waxay Jamaacada Al Saadicuun Bil Xaq tahniyad u diraysaa qof kasta oo u khaalis yeelay diintiisa Allaah, amarkiisana weyneeyey oo adeecay, wuxuu Allaah reebayna ka reebtoomay, Allaah dartii u soomay una afuray. Allaah ha naga wada aqbalo acmaashaa wanaagsan. #Ciid_mubaarak #Al_Sadicuun_Bil_Xaq

photo content

Qur'aanka iyo Samatabixinta Aadanaha – (30) - القرآن منقذ البشرية Xalqadda 30aad ee ugu dambaysay: Waa barnaamijkii Qur'aanka iyo samatabixinta aadanaha ee ay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq ugu talagashay in ay bisha Ramadaan idinla wadaagto. Xalaqada caawa waxaa looga hadlayaa oo diiradda lagu saarayaa waajibnimada iyo lagama maarmaannimada in qofka muslimka ahi dhammaan qeybaha noloshiisa-wax yar iyo weyn- ula laabto oo uu kala kulmo kitaabka Allaah iyo sunnada Nabi Muxammad (SCW). Sidaas oo kale bulshada muslimadda ahi wax walba oo kala dhexgala xalkooda ula noqdaan kitaabka Allaah iyo sunnada, taas oo ah sida kaliya ee lagu xaqiijin karo muslinnimda dhabta ah. Caawa waxaa marti noogu ah Cali Ciise Cabdi Youtube LInk: https://youtu.be/p0KO_I7GxXU #Quraanka_Iyo_Samatabixinta_Aadana #Ramadan_1444 #Daawasho_Wacan #Al_Sadicuun_Bil_Xaq