Al-Saadicuun Bil-Xaq
Open in Telegram
Waa Barta Rasmiga ee Jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq
Show more340
Subscribers
+124 hours
-27 days
+730 days
Posts Archive
𝐅𝐚𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 6𝐚𝐚𝐝
Xalaqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa inshaa Allah saddexdii xalaqo ee kulanka Jimcaha oo bishaan baxday. Waxaa looga hadlay qadiyada xukunka. Yaa talada iyo amarka iska leh oo laga qaadanayaa?
Maxaa keenay in qadiyadaas dadka sidaas uga qarsoonaato oo la kala saaro xukunka iyo caqiidada islaamka?
Su'aalahaas iyo arrima kale oo badan waxaa lagu faahfaahin doonaa xalaqadaan.
Youtube link : https://youtu.be/4FQEzOZ1RW4?si=-WVEdPjZNLGKfRVa
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#daawasho_wacan_oo_wanaagsan
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 18𝐚𝐚𝐝
Xalaqadii hore waxaa looga soo hadlay sida Qur'aanku u soo bandhigay qaddiyadda Al-xaakimayah.
Xalaqadaan waxaa la iftiiminayaa bulshooyinku halka ay ka taaganyihiin qaddiyadda Al-xaakimiyah
Youtube link https://youtu.be/LrBZ9Qv4_ps?si=KscmeIqyqRkr2Uk7
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 17𝐚𝐚𝐝
Xalaqadii hore waxaa looga hadlay ahmiyadda ay leedahay qadiyadda Al-xaakimaya(kitaabka Allaah oo nolosha lagu hago), waxaa wax laga tilmaamay wax ka mid ah asbaabaha keenay in shareecada laga fogeeyo nolosha.
Xalaqadaan waxaa diiradda lagu saarayaa sida Qur'aanku u soo bandhigay qaddiyadda Al-xaakimiyah
Youtube link : https://youtu.be/zJt3Kqu1BPY?si=JYLaZN5G7F6gLuyj
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 15𝐚𝐚𝐝
Waxaa la sii wadayaa ka hadalkii akhlaaqda iyo qiyamka Islaamka.
Xalaqadaan waxaa lagu muujinayaa halka maanta dadka islaamka sheegtaa ka taaganyihiin akhlaaqdii iyo qiyamkii wanaagsanaa ee ay diinta Islaamku fartay ay hareyso qofka muslimka ah noloshiisa iyo dhaqankiisa.
Youtube link : https://youtu.be/_wnGD9zhTXQ?si=Ksu6V8Ur6YY6WLjG
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 14𝐚𝐚𝐝
Xalaqadaan waxaa laga sii hadlayaa akhlaaqda, qiyamka iyo sida ay ugu xiranyihiin caqiiddada Islaamka. waxaa la soo bandhigi doonaa tusaalooyin wax ku ool ah oo ka mid ah noloshii saxaabada oo ku saabsan mas’alada akhlaaqda iyo qiyamka
Youtube : https://youtu.be/2RWXbD6scjU?si=nDIQvl8Rm26eXTcE
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 13𝐚𝐚𝐝
Xalaqadaan iyo labada ku xigtaba waxaa looga hadlayaa akhlaaqda iyo qiyamka Islaamka iyo sida ay ugu xiranyihiin caqiiddada, maadaama aysan jirin qeybaha nolosha aadanaha -mid yar iyo mid weynba- oo aan ku xirneyn caqiiddada.
Youtube link : https://youtu.be/EPUDwk6jW3Q?si=c0gFn1vm8xAj1DgC
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐅𝐚𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 4𝐚𝐚𝐝
Xalaqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa inshaa Allah saddexdii xalaqo ee kulanka Jimcaha ee bishaan baxday. Waxaa looga hadlay macanaha ballaaran ee kalimadda Cibaada ku leedahay islaamka iyo sida ay nolosha oo idil u saamaynayso.
Waxaa sidoo kale lagu falanqeeyay sababaha keenay in maanta macnihii cibaadadu ku soo aruurtay shacaa'ir kooban sida soon, salaad iwm.
Youtube link : https://youtu.be/CsqITLqY96Q?si=tcgnly1M-9N3Zf0V
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 12𝐚𝐚𝐝
Xalaqadihii hore waxaa looga soo hadlay macnaha ballaaran ee Al-cibaadah, sidii ay saxaabadu u fahamsanaayeen iyo sababihii keenay soo uruurka macanihii Al-cibaadah.
Xalaqadaan waxaa diiradda lagu saarayaa waaqaca dadku maanta xagee ayey ka joogaan fahamkaas ballaaran ee kalimadda Al-cibaadah
Youtube link : https://youtu.be/qNfkRPazYBM?si=dTa0DB5hnxYfD-Nz
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 11𝐚𝐚𝐝
Xalaqadii u danbeysay waxaa looga soo hadlay macnaha iyo fahamka ereyga “Al-Cibaadah” iyo xaqiiqadeeda sida ay ugu soo aroortay luqadda Carabiga, Qur’aanka Kariimka ah iyo axaadiista Nabiga(SCW).
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sidee ay u fahmeen saxaabadii iyo salafkii suubbanaa ereygan "Al-Cibaadah iyo sababihii keenay in macnaha "Al-cibaadah uu soo uruuro marka la eego fahamka jiilashii danbe.
Youtube link : https://youtu.be/LGECrOZsE5s?si=s5KVjEUywGitoJh2
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 10𝐚𝐚𝐝
Xalaqadihii hore waxaa looga soo hadlay qadiyadda Al-walaa' Wal-baraa' iyo muhiimadda ay ku leedahay diinta Islaamka.
Xalaqadaan iyo labada ku xiga waxaa looga hadli doonaa haddii Rabbi idmo qaddiyad muhiimad gaar ah u leh nolosha qofka muslimka ah, taas oo ah qaddiyadda Al-cibaadah. Waxaa la iftiiminayaa macnaha dhabta ah ee Al-cibaadah iyo waxa looga jeedo cibaadada in loo kaliyeelo Allaah.
Youtube link : https://youtu.be/W7yMLe91tZU?si=1aAlAO42ie1FvoaA
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 9𝐚𝐚𝐝
Qaybihii hore waxa aan kaga soo hadalnay xaqiiqada dhabta ah ee AL-WALAA' WAL-BARAA' iyo meesha ay kaga jirto diinta islaamka, kaddib waxa aan tusaaleyaal ka soo qaadanay noloshii saxaabada ee AL-WALAA' WAL-BARAA'.
Xalaqadaan waxa aan kaga hadlaynaa waaqaca dhabta ah ee bashariyadu maanta ka taagan tahay AL-WALAA' WAL-BARAA', iyo sida Qur’aanka Kariimka ahi u caddeeyey cadawga Allaah iyo Cadawga muslimiinta – Dabeecaddooda iyo Dabeecadda Dagaalka iyaga iyo Muslimiinta u dhaxeeya.
Youtube link : https://youtu.be/D0qlmIBZi5E?si=oOY8fQoxdl4-94jw
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 8𝐚𝐚𝐝
Xalaqadii hore waxa aan ku soo sheegnay in mas’alada AL-WALAA' WAL-BARAA' ay tahay arrin caqiiddo amaba tafsiirka dhabta ah ee towxiidka. Islaamku waxa uu ka dhigay caqiiddada towxiidka xarigga isku xira ummadda Muslimka, mideeyana . Mas’alada Al-walaa' wal-baraa' ay ka mid tahay aasaaska caqiiddadaas.
Xalaqadaan waxa lugu falanqeynayaa sidii ay saxaabadu ula noolayeen qadiyadda Al-walaa' Wal-baraa'.
Youtube link : https://youtu.be/t1DpUn1oy2Q?si=i1NtF4WdP_7jK12B
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 7𝐚𝐚𝐝
Qaybihii hore waxa aan kaga soo hadalnay isku xirnaanta iyo midnimada bulshada muslimka ah. Xalaqadaan iyo labada xalaqo ee soo socda waxa aan kaga hadli doonaa haddii Rabbi idmo- arrin la xiriirta oo ah arrinta AL-WALAA' WAL-BARAA' iyo muhiimadda ay ku leedahay Islaamka. Arrinta Al-walaa' wal-baraa' waa tiir weyn oo ka mid ah tiirarka caqiiddada Muslimka
Youtube link : https://youtu.be/9-t3Bc-Re4A?si=LoIW-dJyKeHH4xtj
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 28𝐚𝐚𝐝
(Muhimmada koowaad ee anbiyada)
Qof walba oo qur'aanka la noolaado, waxa uu si dhab ah u ogaanayaa in muhimmada koowaad ee anbiya loo soo diray ay tahay; in ay dadka baraan Allaah, barsho u dhiganta weynanka iyo maqaamkiisa, ka dibna ay si dhab ah u rumeeyaan.
Youtube link : https://youtu.be/QedljSwYA6s?si=pGlj2qv6UIvMcF3L
#Daawasho_Wacan
#Dhaxal_Reebka_Saadicuun
#Al_Saadicuun_Bil_Saq
𝐅𝐚𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 2𝐚𝐚𝐝
Xalaqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa saddexdii xalaqo ee u dambeeyay kulanka Jimcaha oo looga hadlay isu-tagga ummadda Islaamka iyo waxa isku xiraya, iyo arrintaas oo si qota dheer loo tusaalayn doono.
Youtube link : https://youtu.be/0kyzSiV1bj4?si=qk2wopxvjQ451UO9
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 27𝐚𝐚𝐝
(Ilaah kaliya)
Dadka waxaan ugu yeeraynaa in ay ilhnimada ay Allaah kaliya u gaar yeelaan, suldaanka iyo awooda oo idil allaah kaliya u qiraan.
Youtube link : https://youtu.be/07mMptKzm40?si=1AV6eSP4dZsrR8v9
#Daawasho_Wacan
#Dhaxal_Reebka_Saadicuun
#Al_Saadicuun_Bil_Saq
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 6𝐚𝐚𝐝
Xalaqadaan waxaa lagu soo gabagabeyneynaa ka hadalkii arrinta isku xirnaanta dadka, waxaana si gaar ah loo iftiiminayaa isku-xirnaanta iyo xiriirka ka dhexeeya shakhsiyaadka iyo qeybaha bulshooyinka casriga ah.
Youtube link : https://youtu.be/tU2Waz4a6Ig?si=BRjXdUTPhI4G55Jx
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟐5𝐚𝐚𝐝
Sidee Rasusha iyo Nebiyadu ku billaabeen dacwadooda?
Rususha iyo nebiyada waxa ay umadihii loo soo diray ula imaan jireen aayado cadcad oo iftiiminaya ama cadaynaya kalimadda tawxiidka, tusinayana awooda iyo weynanka Allaah.
Youtube link : https://youtu.be/v8oRirHzeVs?si=iZYnzPD9Uf31fbI-
#Daawasho_Wacan
#Dhaxal_Reebka_Saadicuun
#Al_Saadicuun_Bil_Saq
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 4𝐚𝐚𝐝
Xalaqadaan iyo labada xalaqo ee ku xiga waxaa looga hadlayaa isu-tagga ummadda Islaamka waxa isku xiraya, iyada oo la faahfaahin doono raadka ay caqiiddadu ku leedahay xiriirka iyo isku xirnaanta insaanka, tusaalena laga soo qaadanayo jiilkii hore ee ummada Islaamka sidii uu ahaa waxa isu keenay.
Youtube link https://youtu.be/CUVAyEJ6tuQ?si=rPOWyZBYg0kiHOfv:
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟐4𝐚𝐚𝐝
Isha saxda ah ee gaarsiinta dacwada islaamka dadka waa qur'aanka
Qur'aanka waxa uu ahaa isha saxda ah ee gaarsiinta dacwada islaamka xilligii nabiga SCW. Sunnada ama siirada nabigeena SCW waxa ay ahayd mid tarjumaan u ah qur'aanka. Quraanka waxa uu ahaa midka kaliya hagaya nolosha aadanaha.
Youtube link https://youtu.be/jI-Lkx6Y8M8?si=l3DtaQe_lgMGY6z_
#Daawasho_Wacan
#Dhaxal_Reebka_Saadicuun
#Al_Saadicuun_Bil_Saq
