en
Feedback
Al-Saadicuun Bil-Xaq

Al-Saadicuun Bil-Xaq

Open in Telegram

Waa Barta Rasmiga ee Jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq

Show more
340
Subscribers
+124 hours
-27 days
+730 days
Posts Archive
DACWADA AL-SAADICUUN Xalaqada 13aad Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dacwada ee Jamacada. Youtube link : https://youtu.be/nxOmAJ6s7DI?si=O_cYs6JVnstLuuel #Dacwada_Al_Saadicuun #Al_Sadicuun_Bil_Xaq

DACWADA AL-SAADICUUN Xalaqada 12aad Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dacwada ee Jamacada. Youtube link : https://youtu.be/7L22UPZXz50?si=I7OCF6rnAwatTVu8 #Dacwada_Al_Saadicuun #Al_Sadicuun_Bil_Xaq

DACWADA AL-SAADICUUN Xalaqada 11aad Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dacwada ee Jamacada. Youtube link : https://youtu.be/nIVN2M0OztQ?si=4unYSJmiww1Gu2zu #Dacwada_Al_Saadicuun #Al_Sadicuun_Bil_Xaq

DACWADA AL-SAADICUUN Xalaqada 10aad Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dacwada ee Jamacada. Youtube link : https://youtu.be/WcIFGhSO05k?si=zRJKr_42XfQEwB1E #Dacwada_Al_Saadicuun #Al_Sadicuun_Bil_Xaq

DACWADA AL-SAADICUUN Xalaqada 9aad Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dacwada ee Jamacada. Youtube link : https://youtu.be/5T4eii4h-hU?si=ooCrZXo85je8HOXZ #Dacwada_Al_Saadicuun #Al_Sadicuun_Bil_Xaq

DACWADA AL-SAADICUUN Xalaqada 8aad Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dacwada ee Jamacada. Youtube link : https://youtu.be/A86Bra_YqWM?si=VbpQw93up9XGn1Jx #Dacwada_Al_Saadicuun #Al_Sadicuun_Bil_Xaq

DACWADA AL-SAADICUUN Xalaqada 7aad - Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dacwada ee Jamacada. Youtube link : https://youtu.be/u24v1ghWov0?si=YaJ_JA-oTGywGqq7 #Dacwada_Al_Saadicuun #Al_Sadicuun_Bil_Xaq

DACWADA AL-SAADICUUN Xalaqada 6aad - Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dacwada ee Jamacada. Youtube link : https://youtu.be/blGLDDbuSLA?si=qgB2iUU6k8iv5LYX #Dacwada_Al_Saadicuun #Al_Sadicuun_Bil_Xaq

DACWADA AL-SAADICUUN Xalaqada 5aad - Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dacwada ee Jamacada. Youtube link : https://youtu.be/ERn71L-Nouw?si=zirNr0F7caiJ-ec_ Daawasho_Wacan #Dacwada_Al_Saadicuun #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

DACWADA AL-SAADICUUN Xalaqada 4aad Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dacwada ee Jamacada. Youtube link : https://youtu.be/ZhTDQbWq-Ys?si=9A8TXx-wqcd7k8oJ #Dacwada_Al_Saadicuun #Al_Sadicuun_Bil_Xaq

DACWADA AL-SAADICUUN Xalaqada 3aad - Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dacwada ee Jamacada. Youtube link : https://youtu.be/7HbmhCLePqE?si=JdFtMp2uGGif6LD8 #Daawasho_Wacan #Dacwada_Al_Saadicuun #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

DACWADA AL-SAADICUUN Xalaqada 2aad Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dacwada ee Jamacada. Youtube link : https://youtu.be/PU1C-nJvP2g?si=XNEdodh2yau4NB_E #Daawasho_Wacan #Dacwada_Al_Saadicuun #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

DACWADA AL-SAADICUUN صدع الجماعة Xalaqada 1aad - Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dacwada ee Jamacada. Youtube link : https://youtu.be/Pb5j526w5jw?si=Ymu5aA5qoJaB7sS0 #Daawasho_Wacan #Dacwada_Al_Saadicuun #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

OGEYSIIS! Waxaan dadka ku xiran bogga jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq ugu bishaaraynaynaa inaan bisha Ramadaaan billaabi doonno - HRI - barnaamij cusub *DACWADA AL-SAADICUUN* Wuxuu barnaamijku soo galayaa - inshaa Allaah - Habeen walba Taraawiixda Kadib 9:30 pm. Daawasha Wacan! Youtube link : https://youtu.be/zTpPwKgMMfA?si=VXZBOr0SYuEm10vj #Dacwada_Al-Saadicuun #Al_Saadicuun_Bil_Xaq #The_Proclaimers_of_the_Truth #Dacwada_Al_Saadicuun #جماعة_الصادعون_بالحق

OGEYSIIS! Waxaan dadka ku xiran bogga jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq ugu bishaaraynaynaa inaan bisha Ramadaaan billaabi doon
OGEYSIIS! Waxaan dadka ku xiran bogga jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq ugu bishaaraynaynaa inaan bisha Ramadaaan billaabi doonno - HRI - barnaamij cusub *DACWADA AL-SAADICUUN* Wuxuu barnaamijku soo galayaa - inshaa Allaah - Habeen walba Taraawiixda Kadib 9:30 pm. Daawasha Wacan! #Dacwada_Al-Saadicuun #Al_Saadicuun_Bil_Xaq #The_Proclaimers_of_the_Truth #Dacwada_Al-Saadicuun #جماعة_الصادعون_بالحق

𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝 - Gunaanad Daawadayaal xalaqadaan waxaan ku soo gunaanadaynaa Silsiladii kulanka Jicaha xilligiisii 5aad oon uga hadlaynay xaqaa'q badan oo ku mid ah xaqaa'qda islaamka. Waxaan si caadada noo ahayn joojin doonaa barnamijka kulanka jimcaha annagoo idiin soo gudbin doono barnaamij cusub oo ay jamaacadu ugu talagashay bisha barkaysan ee ramadaanka. Waxaan dib isugu soo noqon doonaa hadduu rabbi idmo ramadaanka ka dib Youtube : https://youtu.be/HjAJ9z9MABs?si=duANhHdhgqd576PL #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Kulanka_Jimcaha #daawasho_wacan_oo_wanaagsan

𝐅𝐚𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 7𝐚𝐚𝐝 Xalaqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa inshaa Allah saddexdii xalaqo ee kulanka Jimcaha oo bishaan baxday. Waxaa looga hadlay shareecada Allaha ku dhaqankeeda iyo islaamnimada sida ay isugu xiran yihiin. Su'aalahaas iyo arrima kale oo badan waxaa lagu faahfaahin doonaa xalaqadaan. Youtube link : https://youtu.be/co2fST1XnUI?si=fByTauYKL_FkcDYc #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Kulanka_Jimcaha #daawasho_wacan_oo_wanaagsan

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 21𝐚𝐚𝐝 Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida ay isku xiran yihiin Ilaahnimada Allah iyo rabbinimadiisa iyo in asaga kaligii tala laga qaato. Xalaqadaan waxaa lagu soo gunaanaday saddaxdii xalaqo ee ka hadlaayay xukunka oo Allah laga qaato iyo tawxiidka Allah sida ay isugu xiran yihiin. Youtube link : https://youtu.be/iUOV66QlFUg?si=c0FJejIh_xi6GjE4 #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Kulanka_Jimcaha #Daawasho_Wacan

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 20𝐚𝐚𝐝 Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida ay muhiim u tahay in dadka marka hore ay Allah rumeeyaan oo wixii xaggiisa ka yimaado u hoggaansmaan inta aan lagala hadlin tafaasiisha shareecada. Markay Allah sidaas u barteen ooy raalli ku noqdeen Rabbinimadiisa ayaa la soo dajiyay xaaraantii iyo xalaashii. Arrimahaas iyo arrima kale oo muhiim ah ayaa lagu qaadaadhigay. Daawasho wacan Youtube link : https://youtu.be/hXDVMR6Ng7Q?si=MtwimKivUfgcSlUh #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Kulanka_Jimcaha #Daawasho_Wacan

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 19𝐚𝐚𝐝 Xalaqadaan iyo labada ku xigtaba waxaa looga hadlayaa Xukunka in Allah laga qaato siday ay u tahay arrin ku xiran caqiidada Islaamka. Waxaa aad loogu muujiyay sida uu quraanku xoogga u saaray arrintaas. Youtube link : https://youtu.be/e5UqGGAxINI?si=nwD9p8yauSe9mTEv #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Kulanka_Jimcaha #Daawasho_Wacan