en
Feedback
𝐂𝐀𝐁𝐃𝐀𝐋𝐋𝐀 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐀𝐋𝐋𝐀

𝐂𝐀𝐁𝐃𝐀𝐋𝐋𝐀 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐀𝐋𝐋𝐀

Open in Telegram

𝖶𝖠𝖷𝖠𝖠𝖭 𝖠𝖧𝖠𝖸 𝖢𝖠𝖡𝖣𝖠𝖫𝖫𝖠 𝖢𝖠𝖡𝖣𝖠𝖫𝖫𝖠 𝖪𝖴 𝖲𝖮𝖮 𝖣𝖧𝖠𝖶𝖮𝖮𝖶 𝖣𝖠𝖦𝖤𝖫𝖪𝖠𝖭. 𝖶𝖠𝖷𝖠𝖠𝖣 𝖪𝖠𝖫𝖠 𝖲𝖮𝖢𝖮𝖭 𝖣𝖮𝖭𝖳𝖠𝖠 𝖶𝖠𝖱𝖡𝖨𝖷𝖨𝖭𝖮.𝖠𝖰𝖮𝖮𝖭-𝖪𝖮𝖱𝖮𝖱𝖲𝖨 & 𝖬𝖠𝖢𝖫𝖴𝖴𝖬𝖠𝖠𝖣 𝖦𝖴𝖴𝖣. 𝖬𝖠𝖧𝖠𝖣𝖲𝖠𝖭𝖨𝖣❤️

Show more
5 209
Subscribers
No data24 hours
-137 days
-7530 days
Posts Archive
🚨#DUNIDA_CRYPTOCURRENCY?
🚨#DUNIDA_CRYPTOCURRENCY?

Hawada Bariga-dhexe oo haawanaysa🚨
Hawada Bariga-dhexe oo haawanaysa🚨

Guud ahaan ardayda Soomaaliyeed ee uu subaxan u bilowday Imtixaan Shahaadiga ah ee Fasalka 12aad, Sannad dugisiyerdka 2024/20
Guud ahaan ardayda Soomaaliyeed ee uu subaxan u bilowday Imtixaan Shahaadiga ah ee Fasalka 12aad, Sannad dugisiyerdka 2024/2025. Waxaan u rajeynayaa inuu Allah(SWC) u sahlo Imtixaanka, dadaalkiinana ka dhigo mid kuso afmeermo farxad & rajo wanaagsan.

📄WACAAL: Boqorka Saudi Arabia ayaa ansixiyay talo soo jeedintii Dhaxal Sugaha wuxuuna faray Wasaaradda Xajka iyo Cumrada in
📄WACAAL: Boqorka Saudi Arabia ayaa ansixiyay talo soo jeedintii Dhaxal Sugaha wuxuuna faray Wasaaradda Xajka iyo Cumrada in ay fududeyso dhammaan baahiyaha hujaajta reer Iran, isla markaana la siiyo adeegyada lagama maarmaanka ah ilaa ay xaaladuhu u sahlayaan in ay si nabad ah ugu laabtaan dalkooda iyo qoysaskooda.

Waxaa ay galeen sawirkaan Selfie-ha ah ee hoose, wuxuu u diray qaraabada. Laakiin riyadoodii waa beenowday oo Diyaaraddii ay saarnaayeen ayaa burburtay. Midkoodna ma badbaadin, daqiiqado gudahood, cimrigii riyooyinku waxay isu beddeleen dambas. Noloshu waa mid Alle xaggiisa ka qorsheysan, wax kasta oo aad dhisto, wax kasta oo aad rajaynayso, wax kasta oo aad jeceshahay, dhammaantood waxay ku dhiggan yihiin looxulmaxfuudka oo qadarta waa lama huraan.

Marka qofku dhinto waxaa kadaba dhinta riyooyin badan oo uu lahaa(QISO). Dr Pratik Joshi waxa uu ku noolaa London lixdii sano
Marka qofku dhinto waxaa kadaba dhinta riyooyin badan oo uu lahaa(QISO). Dr Pratik Joshi waxa uu ku noolaa London lixdii sano ee la soo dhaafay. Waxa uu muddo dheer ku hammiyi jiray inuu u dhiso mustaqbal wanaagsan oo ah in uu dibadda u kaxeeyo xaaskiisa iyo saddex carruur ah oo ay dhaleen oo ku noolaa dalkiisa hooyo ee Hindiya. Sannado badan oo dadaal, qorsheyn iyo dulqaad ah ka dib, riyadaas ayaa ugu dambeyntii rumowday ilaa saaka. Laba maalmood ka hor, xaaskiisa, Dr. Komi Vyas, oo sidoo kale ah xirfadle caafimaad, ayaa iska casishay shaqadeedii ay ka haysay Hindiya. Boorsooyinka ayaa la soo buuxiyay, asxaabtii iyo ehelkiina la soo macsalaameeyay. Saaka, dhammaan shantooda, oo ay rajada mustaqbalka dhawi qanjaha mareyso, raynrayn badanna ay ka muuqato, waxay fuuleen diyaaradda Air India duulimaadka 171 ee London.

Africa's 10 most populated countries🌍 Four African countries - Nigeria, Ethiopia, Egypt and the DRC - each has a population of more than 100 million people, making them the most populated countries in Africa, alongside Kenya and Uganda. #africa #population.

Los-Angeles,California🔥 Xaaladda ka tagaan magaalada Los Angeles iyo magaalooyin dhowr ah oo ka tirsan gobolka California, ayaa u muuqata inay faraha ka sii baxayso,iyadoo maalintii labaad ay soconayaan banaanbaxyo ka dhanka ah Tarxiilka oo sii xoogeystay.

Trump, oo la kulmay xaalad uu ku dhaleeceyn jiray Biden, markii uu ku dhici gaaray jaranjarada Air Force One!🙊

#XayiraadSafar #TrumpTravelBan Donald Trump wuxuu ku dhawaaqay xayiraad safar oo cusub oo saameynaysa muwaadiniinta 12 dal, isagoo ku sababeeyay arrimo la xiriira amniga qaranka🚫. 🌍Amarkan cusub ayaa dhaqan galaya Isniinta, Juun 9, 2025. Dalalka si buuxda loo mamnuucay: - 1. Afghanistan 🇦🇫  - 2. Chad 🇹🇩  - 3. Equatorial Guinen 🇬🇶  - 4. Eritrea 🇪🇷  - 5. Haiti 🇭🇹  - 6. Iran 🇮🇷  - 7. Libya 🇱🇾  - 8. Myanmar 🇲🇲  - 9. Jamhuuriyadda Congo🇨🇩  - 10. Somalia 🇸🇴  - 11. Sudan 🇸🇩  - 12. Yemen 🇾🇪.

isku dhaca Trump iyo Elon Musk darteed, memecoinska suuqa u shidan waa isla mowduucaas!
isku dhaca Trump iyo Elon Musk darteed, memecoinska suuqa u shidan waa isla mowduucaas!

🚨Ruushka ayaa magangelyo siyaasadeed usoo bandhigay Elon Musk,sida uu maanta warbaahinta la wadaagay xildhibaan Dmitry Novik
🚨Ruushka ayaa magangelyo siyaasadeed usoo bandhigay Elon Musk,sida uu maanta warbaahinta la wadaagay xildhibaan Dmitry Novikov, oo ka mid ah xubnaha Baarlamaanka Ruushka ee ku dhow Putin.

Eid Mubaarak🕋 ‎“تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال” Waxaan idiin rajeynayaa farxad,nabad,caafimaad iyo barako,munaasabadda Ciidda awgeed,Eebbe ha naga aqbalo cibaadada,ducada,soonka iyo camalka wanaagsan.Galada & Raxmada Eebe Garbahiina Ha Buuxiso.Ciid Wanaagsan!🌙 Jumma Mubarak📿

Boqortooyada Sucuudi Careebiya ayaa ku dhawaaqday in ay maanta banka Carrafo istaageen 1.67 Milyan oo xujey ah. Tabalallah,Ma
Boqortooyada Sucuudi Careebiya ayaa ku dhawaaqday in ay maanta banka Carrafo istaageen 1.67 Milyan oo xujey ah. Tabalallah,Mansha allah❤️

Sheekh Saleh Al-Humaid ayaa koray minbarka Masjidka Namirah ee Arafaat si uu u jeediyo Khudbada Xajka. Masjidka Namirah, oo k
Sheekh Saleh Al-Humaid ayaa koray minbarka Masjidka Namirah ee Arafaat si uu u jeediyo Khudbada Xajka. Masjidka Namirah, oo ku yaalla Wadi Uranah ee agagaarka Maka, waa goob muhiim ah oo taariikhi ah, halkaas oo Nebi Muxammad (NNKH) uu ku jeediyey khudbadiisii macsalaamada. Maanta, masjidkan wuxuu martigeliyaa kumannaan xujey ah oo dhageysta khudbada maalinta Carafo, taasoo ah mid ka mid ah waqtiyada ugu muhiimsan ee xajka. Khudbada xajka ee sanadkan 1446/2025 waxaa jeedinaya Sheekh Saleh Al-Humaid, waxaana lagu baahin doonaa luqado kala duwan, oo ay ku jirto luqadda Soomaaliga.

Bari waa Maalinta Carafa, Maalinta ugu qiimaha badan maalmaha sanadka oo dhan. Maalinta kaliya ee uu ilaahay SWT u soo dago s
Bari waa Maalinta Carafa, Maalinta ugu qiimaha badan maalmaha sanadka oo dhan. Maalinta kaliya ee uu ilaahay SWT u soo dago samadda Dunidda, Maalinta uu ilaahay dadka ugu badan ka xoreeyo Naarta. Ha ilaawin inaad soontid bari, Sidoo kalena aad ku ducaysatid wax kasta oo niyadaada ku jira oo aad jeclaan lahayd inaad samaysid.Walaahay Duco aad bari ku ducaysatid ayaa laga yaabaa inay badasho Noloshaadaa inta aan la gaarin carafadda Xigta.

HAJJ🥰 Sunset in Mina today, tomorrow’s sunrise the greatest day of the year.
HAJJ🥰 Sunset in Mina today, tomorrow’s sunrise the greatest day of the year.