en
Feedback
𝐂𝐀𝐁𝐃𝐀𝐋𝐋𝐀 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐀𝐋𝐋𝐀

𝐂𝐀𝐁𝐃𝐀𝐋𝐋𝐀 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐀𝐋𝐋𝐀

Open in Telegram

𝖶𝖠𝖷𝖠𝖠𝖭 𝖠𝖧𝖠𝖸 𝖢𝖠𝖡𝖣𝖠𝖫𝖫𝖠 𝖢𝖠𝖡𝖣𝖠𝖫𝖫𝖠 𝖪𝖴 𝖲𝖮𝖮 𝖣𝖧𝖠𝖶𝖮𝖮𝖶 𝖣𝖠𝖦𝖤𝖫𝖪𝖠𝖭. 𝖶𝖠𝖷𝖠𝖠𝖣 𝖪𝖠𝖫𝖠 𝖲𝖮𝖢𝖮𝖭 𝖣𝖮𝖭𝖳𝖠𝖠 𝖶𝖠𝖱𝖡𝖨𝖷𝖨𝖭𝖮.𝖠𝖰𝖮𝖮𝖭-𝖪𝖮𝖱𝖮𝖱𝖲𝖨 & 𝖬𝖠𝖢𝖫𝖴𝖴𝖬𝖠𝖠𝖣 𝖦𝖴𝖴𝖣. 𝖬𝖠𝖧𝖠𝖣𝖲𝖠𝖭𝖨𝖣❤️

Show more
5 209
Subscribers
No data24 hours
-137 days
-7530 days
Posts Archive
GEERIDA AMIIRKII HURDAY! Kadib 20 sano oo Coma (koomo) ah waxaa geeriyooday" Amiirkii Hurday " Amiir Alwaleed bin Khalid bin
GEERIDA AMIIRKII HURDAY! Kadib 20 sano oo Coma (koomo) ah waxaa geeriyooday" Amiirkii Hurday " Amiir Alwaleed bin Khalid bin Talal bin Abdulaziz Al Saud waxuu 2005 shir gaari ku galay magaalada London ee UK,20 sano oo suuxdin ah ilaa uu ka geeriyooday maanta. Allaha u naxariisto al amiir waliid .

100 Sano Jir! Mahaatiir Muxamed waa Ra’iisul wasarihii hore ee Malaysiya🇲🇾ayaa u dabaal dagay da'da 100 jir,asagoo caafimaad qabo,wuxuu dhashay 10 luulyo 1925. Mansha allah. Bal kawaran Muuqiisa iyo Boqol sano Jir!🤩

DEG-DEG: Madaxweynihii hore ee Nigeria🇳🇬, Mohamadu Buhari oo maalmahan xanuusana ayaa ku geeriyooday dalka UK. Wuxuu ahaa 8
DEG-DEG: Madaxweynihii hore ee Nigeria🇳🇬, Mohamadu Buhari oo maalmahan xanuusana ayaa ku geeriyooday dalka UK. Wuxuu ahaa 82 jir muddo 8 sano ah soo maamulay dalka ugu dadka badan qaaradda Afrika ee Nigeria,Buhari waa mid kamid ah hogaamiyasha ugu caansan Qaarada Africa. Allaha U Naxariisto.

JAPAN🇯🇵 Dalka Japan, ayaa jebiyay heerka xawaaraha internetka adduunka, iyagoo gaaray 1.02 petabit ilbiriqsigii,taas oo ah
JAPAN🇯🇵 Dalka Japan, ayaa jebiyay heerka xawaaraha internetka adduunka, iyagoo gaaray 1.02 petabit ilbiriqsigii,taas oo ah xawaare awood u leh in lagu soo dejiyo dhammaan muuqaallada ku jira shabakadda Netflix hal ilbiriqsi gudaheed..!

Jack Dorsey, aasaasaha barta Twitter, oo bartaa ka iibiyay Elon Musk,ayaa dunidda kaga yaabsaday inuu soo saaray barnaamij wada sheekeysi oo lagu magacaabo Bitchat, oo aan u baahnayn internet in loo adeegsado si aad qof farriin ugu dirto, halkii bartan Internet lagu xiri lahaa farriimaha waxaa lagu wadaagaya Bluetooth — waxaana awood u yeelanaysa qof ku sugan 300 mitir meel ka fog inaad farriimo la wadaagto adigoo aan adeegsan internet, halka Bluetooth uu awood u leeyahay inuu wax ku diro masaafo kaliya boqol mitir ah, wuxuu soo kordhiyay barnaamijka xawaare sare oo aan loo baahnayn internet. Waxa kale ee ku gaarka ah bartan waa in isla marka farriinta la akhriyo ay tirmeyso, iyadoo aysan jirin cid kaydin karta , xataa bartan ma lahaan doonto habab ay farriimaha ku kaydiso. Si cad waxay bartan Bitchat noqon kartaa mid aad muhiim ugu ah dadka ku sugan meelaha internet-ku xaddidan yihiin, ama xaaladaha degdegga ah, amaba dadka daneeya xasillooni, sir, iyo adeeg xor ah, maaddama aan dib loo arki doonin farriimaha lagu wadaago. Mustaqbalka waxay noqonaysa bar internetka lagu xiriirin karo, balse ku gaar ah inaadan u baahnayn dadka kugu dhow inaad Internet adeegsato! Fiiro gaar ah; Ninkan wuxuu jebiyay xawaaraha fikirka maskaxdiisa, sababtoo ah waqtigan waxa loogu baahi badan yahay bar lagu wadaago farriimaha oo sir ah , la kaydin karin qoraallada sidoo kalena aan u baahnayn inaad mar kasta internet adeegsato, xilli dunidda internetka ay noqotay mid dad gaar ah u adeegta oo nolasha malaayiin qof oo aan iska war heyn xogtooda lagala socdo, kaddibna lagu dhibaateeyo. Xigasho:Iman Jama

1st,JULY,2025 waxaa inoo baal furmay bishii 7aad,ee sanadka 2025.Sanadkan waxaan kaso Gudubnay, 260,640 minutes. 4,344 hours.
1st,JULY,2025 waxaa inoo baal furmay bishii 7aad,ee sanadka 2025.Sanadkan waxaan kaso Gudubnay, 260,640 minutes. 4,344 hours. 181 days. 25 weeks and 6 days. 50% of 2025. Ebbe ha inoo Barakeyo Aminta. Cabdalla Cabdalla|2025.

Dalka China🇨🇳 waxaa ka dhacay ciyaartii ugu horraysay ee dhex marta laba kooxood oo Robot-yo ah,Intii ciyaartu socotay ayaa
+2
Dalka China🇨🇳 waxaa ka dhacay ciyaartii ugu horraysay ee dhex marta laba kooxood oo Robot-yo ah,Intii ciyaartu socotay ayaa waxa isku dhacay laba kamida ciyaartoyda iyada oo la saaray sariirta lagu qaado ciyaartoyda dhaawacanta. Kulanka waxuu ka dhacay magaalada Beijing Ee caasimadda dalkaasi China. English Version👇🏿 In China 🇨🇳, the first-ever match between two teams of robots took place. During the game, two of the robot players collided, and they had to be carried off the field on stretchers used for injured players. The match took place in Beijing, the capital city of China.

𝐂 𝐋𝐄𝐕𝐄𝐋 means Chief Officers: 1:CEO (Chief Executive Officer). 2:CFO (Chief Financial Officer). 3.:COO (Chief Operating
𝐂 𝐋𝐄𝐕𝐄𝐋 means Chief Officers: 1:CEO (Chief Executive Officer). 2:CFO (Chief Financial Officer). 3.:COO (Chief Operating Officer). Summary: •CEO focuses on the strategic vision and overall direction. •CFO handles financial management and ensures fiscal health. •COO manages daily operations and implements the CEO’s vision. ✍️Cabdalla Cabdalla

ُ﴾ Dhambaallada Quraanka ُ﴿ ﴾ Waxaanu u hormarinay camalladii ay soo shaqaysteen, oo waxa aannu ka yeelnay bus la afuufay ُ﴿ Furqan |23|. Kitaabka Baxru Al-Dumuuc ee uu qoray Ibnu Qayim Al Jawsi, waxa ku xusan hadal laga wariyo Siciid binu Jubay oo sidan u dhigan: maalinka qiyaamaha waxa la keenay addoon,kitaabkiisa ayaa la siinayaa, kumana arkayo soonkiisii,salaaddiisii iyo camalladii suubbanaa ee uu soo qabtay. Waxa uu odhanayaa: "Rabbiyow, kitaabkan anigu ma lihi maxaa yeelay, anigu waxa aan soo shaqaystay wanaagio,kitaabkanna kuma arko.Waxa lagu odhandoonaa "Rabbigas ma lumo,mana hilmaamo ee camalladaadii suubbanaa waxa la tegay dadkii aad xamatay". Iska jir in aad Alle u caabuddo cid kale.Sow hoog iyo halaag maaha in uu barri wanaaggaaga la tago qof aad hanjabisay, mid aad hantidiisa dhacday, mid aad sharaftiisa meel kaga dhacday iyo mid aad shaqadiisa qaadatay adiga oo cid kale garabsanaya. Jumma Mubarak📿 CabdallaCabdalla🥰 27/06/2025M. 2,Muharram,1447H.

ُ﴾ Dhambaallada Quraanka ُ﴿
ُ﴾ Dhambaallada Quraanka ُ﴿

1 MUXARAAM 1447🥰 Caawa, maqribka laga billaabo, waxaa dhashay sannadka cusub 1447 ee Islaamiga ah, bisha Muxarram.Eebe ha in
1 MUXARAAM 1447🥰 Caawa, maqribka laga billaabo, waxaa dhashay sannadka cusub 1447 ee Islaamiga ah, bisha Muxarram.Eebe ha inoo barakeeyo Cimriga iyo Caafimaadka,Sanad wacan oo Wanaagsan Idimka Eebe❤️

List of Africa's 10 richest people, Three Nigerians, led by billionaire Aliko Dangote, are among Africa's 10 richest people;
List of Africa's 10 richest people, Three Nigerians, led by billionaire Aliko Dangote, are among Africa's 10 richest people; South Africa has four wealthy men on the list, while Egypt has three and Algeria one, according to data by Bloomberg and Forbes. #africa #billionaire #business #TRT.

Qofkii baraha bulshada ama Warbaahinta waxii uu ku argo si toos ah u dabaqo wuu dhumayaa,dhaqaale iyo maan ahanba.Waxaa haboon oo wanaagsan Qofka inu sameyo baaritan dhamaystiran oo xaqiiqda ku qotoma kaddibna go'aan qaato!

🚨Dunida lacagaha loo yaqaan ‘cryptocurrency’, khiyaanooyinka ayaa si xawli ah ugu kordhaya, gaar ahaan marka la eego lacagaha loogu yeero meme coins—kuwaas oo inta badan aan lahayn wax qiimo dhabta ah balse loo abuuro si dadka looga dhaadhiciyo inay ka faa’iideysanayaan. Khiyaanooleyaasha waxay soo saaraan lacag cusub oo magac qosol leh wata, kadibna waxay u sameeyaan xayeysiin badan oo marin habaabin ah, mararka qaarna waxay isticmaalaan dadka caanka ah ama baraha bulshada si ay kalsooni been ah u abuuraan. Dadka waxay bilaabaan inay si xawli ah u iibsadaan, qiimaha wuu kacaa, kadibna kuwa mashruuca sameeyay ayaa lacagta la baxa (waxaa loo yaqaannaa rug pull) iyagoo mashruuca ka carara, dadka kalena la haray lacag la’aan. Noocyada meme coin-ka ah sida kuwa lagu magacaabo “Floki Inu,” “Pepe 2.0,” ama wax la mid ah ayaa marar badan loo adeegsadaa khiyaanooyin noocan ah. Waa lama huraan in qofka isticmaala suuqa crypto-ga uu si adag u baadho mashruuc kasta, kana fiirsado lacagaha meme-ka ah ee aan lahayn wax qorshe ama horumar muuqda, si looga fogaado khiyaanooyinka ay wadaan dadka hungurigu qaaday. Xigasho.