en
Feedback
Hogaan Dumar

Hogaan Dumar

Open in Telegram

Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel Hogaan Dumar

Channel Hogaan Dumar (@hogaan_dumar) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 16 252 subscribers, ranking 5 140 in the Religion & Spirituality category and 492 in the Somalia region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 16 252 subscribers.

According to the latest data from 09 September, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -225 over the last 30 days and by -5 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 6.92%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 0.71% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 1 125 views. Within the first day, a publication typically gains 115 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 6.
  • Thematic interests: Content is focused on key topics such as دُعَاء, صَلَاة, قِرَاءَة, لَيلَة, قِيَام.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 10 September, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Religion & Spirituality category.

16 252
Subscribers
-524 hours
-547 days
-22530 days
Posts Archive
"Cumrigeena Waa Mid Gaaban Safarkenana Waa Mid dheer Sahaydenana Wey Yartahay Mawtkana Uuna Dalbaya". Aynu Ku Dadaalno Camal Wanagsan Oo Rabbigeena Raali Galiyo🍃. قيام الليل. Laba Rakco Aad Habeenki Tukato ood Joogteyso Ayaa Laga Yabaa Inaad Raali Ahanshaha Rabbi Ku Hesho.❤️

Repost from Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

Repost from Hogaan Dumar
اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

Repost from Hogaan Dumar
.• #تذكير الليلة هي ليلة #الجمعة ليلة ليست مثل باقي الليالي فأكثروا فيها من الصلاة على #النبي #محمد ﷺ . اللهم صلّ وسلّم على نبينا #محمد. ' #xusuusin Caawa waa habeenkii Jimcaha Habeen aan la mid ahayn habeenada kale Badiya habenkan dhexdiisda saliga Nabi #Maxamed ﷺ. اللهم صلّ وسلّم على نبينا #محمد @hogaan_Dumar 🦋

🚴🏼‍♀️ Fadlan Nagu Soo biir hadii Doonayso Meel Cilmi aqoon taalo
🚴🏼‍♀️ Fadlan Nagu Soo biir hadii Doonayso Meel Cilmi aqoon taalo

لاإله إلا انت سبحانك إني كنت من الظالمين لاإله إلا انت سبحانك إني كنت من الظالمين لاإله إلا انت سبحانك إني كنت من الظالمين

Repost from Hogaan Dumar
اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

Repost from Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

Somali Team 💢😍
1. Religion & Culture ☪️
🕌 @kalimakariim ― 15K 🕌 @Al_xakiim ― 20K 🕌 @Albaanichannel252 ― 16K 👩‍🦰 @hogaan_Dumar ― 18K 💖 @dareen_side ― 20K 🌷 @Diinteenna_Macaan ― 19K 📿 @Etminnan7 ― 17K 🌸 @Quruxdaislaamka ― 26K
2. Knowledge & Wisdom 💡
@Hasancaashaq ― 18K 💬 @dareen_side ― 20K 📘 @KobciAqoontaada2 ― 26K 💭 @QalbiDhaye143 ― 18K 🌟 @XikmadoSom ― 42K 💫 @Noqoxiddig ― 16K 📖 @Dunnidasuugaanta ― 20K 🌼 @AishaAhmed99 ― 19K
3. Books & Reading 📚
📗 @Somalilibrary ― 76K 📘 @Somalibooks ― 160K 📙 @kobciyebooks ― 42K
4. Languages & Learning 🌍
🎯 @maanhage ― 13K 🛠 @Farsamada ― 27K 🇬🇧 @Somalienglish1 ― 15K 🎓 @Somalienglish3 ― 28K 🇸🇦 @Somaliarabic ― 11K
🔥 Opportunities & Ads Services
🎯 Reach 500K+ viewers! 📢 Largest Channel: @SOMALIBOOKS 🎬 Qaraami: @ALFAGHI🥉 🤖 Bot: @Buugaag_bot

أهـرب حـيـث شـئـت : u carar meeshaad doonto ﴿ إنّ إلـى رَبِّـكَ الـرُّجْـعـى ﴾ Rabbigaa ayaa loo laabanaa - واعـمَـل مـاشـئـتَ - waxaad doonto sameey [raaxeeso, dulmi,sineeso,dad caay,qiyaano,xan ,dirdirnimo iyo dunuub dhamaan] فهناك كتاب Halkaa kitaab baa yaalla ﴿ لا يُـغـادرُصـغـيـرةً ولا كَبِـيـرَةً إلا أَحـصَـاهَـا ﴾ Kama taga danbi yar iyo danbi weyn wuu koobayaa - الـيـوم : - maanta ﴿ يُـقـبـل ﴾ مـنـك Adiga waxaa lagaa aqbalaa ﴿مِـثـقـاَل ذَرة ﴾ quraansho in la 'eg oo ajar - وغـداً : ﴿ لـن يُـقـبـل ﴾ مـنـك ﴿مـلءُ اﻷرضِ ذَهـبـاً﴾ laakiin beri qiyaamaha buuro dahab xitaa wax u dhigma lagaama aqbalaayo فـاتـقـوا اللـه وتـأَمـلـوُهـا بـعـمـق Ilaahay ka baqa si dhab ufiir fiirya 🌷🌷

‏صوم يوم في سبيل الله ‏ يُبعدك عن النار سبعين خريفاً ، عمل يسير ، وأجر عظيم ‏غداً صيام الخميس ذكّر تنل أجراً .

Qofka alle xusa iyo kan aan alle xusin ilaahay agtiisa waxey lakala mid yihiin mid dhintay iyo mid nool adkaru sabax iyo adkaru masa digri wey kaga filan yihiin hada ziyadisidna wa ajir badsi 🤍

Repost from Hogaan Dumar
• Ha ka tagin akhrinta Qur'aanka maalin kasta, akhri xitaa laba ama saddex bog. Qur'aanku waa qalbi qaboojin, wuxuuna saaraya
• Ha ka tagin akhrinta Qur'aanka maalin kasta, akhri xitaa laba ama saddex bog. Qur'aanku waa qalbi qaboojin, wuxuuna saarayaa welwelkaaga iyo welhabarkaga. اللهم اجعلنا من اهل القرآن❤🤲

• Ha ka tagin akhrinta Qur'aanka maalin kasta, akhri xitaa laba ama saddex bog. Qur'aanku waa qalbi qaboojin, wuxuuna saaraya
• Ha ka tagin akhrinta Qur'aanka maalin kasta, akhri xitaa laba ama saddex bog. Qur'aanku waa qalbi qaboojin, wuxuuna saarayaa welwelkaaga iyo welhabarkaga. اللهم اجعلنا من اهل القرآن❤🤲

Repost from Hogaan Dumar
اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

Repost from Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

Repost from Hogaan Dumar
"لا تستهين بالدعاء، لا تستهين بالدعاء، لا تستهين بالدعاء؛ ربنا قادر يحقق أحلامك في طرفة عين، قادر يحول المستحيل ممكنًا والصعب سهلًا، ويجمعك بكل أحلامك على خير. Ha fududaysan ducada, ha fududaysan marnaba Rabbigeen waa uu awooda ilbiriqsi gudaheed in uu riyooyinkaaga kuugu rumeeyo, wuu awooda in waxyaabaha aan macquulka ahayn uu suuragal kaaga dhigo, waxyaabaha adagna uu fudayd kaaga dhigo riyooyinkaaga dhana uu kula soo kulmiyo adiga oo khayr ku sugan. أنت بيد الكريم الرحيم الجواد، الذي إذا أعطى أدهش، الح بالدعاء وبقدب صادق، وسترى المعجزات."🤍 Waxa aad kujirtaa gacanta Rabbiga kariimka ah naxariista badan oo deeqsiga ah hadii uu wax bixiyo wax bixintiiso ay wayntahay ducada un ku celceli adiga oo qalbigaagu yaqiin ka buuxdo mucjizooyinka waad arki doontaa🌸 Rabbi ha idinka farxiyo dhammaantiin wax walba aad jeceshihiin oo jannada u horaysana ha idin siiyo Allahuma aamiin♥️👑

Ha Fiirin Gafka Macsiyada Yarideeda Ee Fiiri Cida Aad Ku Caasiday Wax yaabaha Towbada Kugu Riixayo Waxaa Kamid Ah Adigoo Macsiyada Ku Dhacayo Ilaahay Nicamtuu Ku Siinayo Xasuuso Marka Aad Macsida Sameyneyso Hawada Aad Jiidaneyso Intee Kaaga Timi! Xubnahaga Aad Macsiyada Ku Sameynayso Yaa Dhaqaajiyey! Intaa Waxaa Kasii Wayn Yaa Ku Asturay Markaad Macsida Sameenaysay Ilaahay Soo Ma Awoodo Inuu Kuuso Diro Wax Ku Fadeexeeyo Oo Kaa Dhigo Mid Ay Dadka Hadal Hayaan Yaa Ku Asturay Allah Soo Ma Aha. Xasuuso Intaa Ilaahayna U Towbad Keen. رَبَّنَا ظَلَمْنَا أَنْفُسَنَا وَإِنْ لَمْ تَغْفِرْ لَنَا وَتَرْحَمْنَا لَنَكُونَنَّ مِنَ الْخَاسِرِينَ

Repost from Hogaan Dumar
Waqtiga waa u soconaya Habeenku waa jimce Ee Ku sali nebigeena muxamed صلى الله عليه وسلم❤️🌹 @hogaan_Dumar 🌹✨🌼❤️