en
Feedback
Hogaan Dumar

Hogaan Dumar

Open in Telegram

Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel Hogaan Dumar

Channel Hogaan Dumar (@hogaan_dumar) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 16 252 subscribers, ranking 5 140 in the Religion & Spirituality category and 492 in the Somalia region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 16 252 subscribers.

According to the latest data from 09 September, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -225 over the last 30 days and by -5 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 6.92%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 0.71% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 1 125 views. Within the first day, a publication typically gains 115 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 6.
  • Thematic interests: Content is focused on key topics such as دُعَاء, صَلَاة, قِرَاءَة, لَيلَة, قِيَام.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 10 September, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Religion & Spirituality category.

16 252
Subscribers
-524 hours
-547 days
-22530 days
Posts Archive
Repost from Hogaan Dumar
Marku insanku kaa dheerado istiqfaarta Qalbigiisu waa adkada 🖤 Macsiyadu wey ufududaata Naftiisu cidhidhi bey darentha 🥺 Dikri ilaahey waa iftiin io farxad badi mar waliba ❤️❤️❤️ Furaha nolosha kuxer Allaah 😢💗 ❤️🌹🍀🖊️✍️ https://t.me/hogaan_Dumar

Repost from Hogaan Dumar
اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

Repost from Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

Ha yareysan laba rakco oo habeen ah, ama sujuud dheer oo qarsoon— waxaa laga yaabaa inay noqoto sababta Alle wax walba kuugu furo 🍀Haddii aad murugo qabto—istaag Haddii aad rajo u baahan tahay—istaag Haddii aad wax walba ka quusatay—istaag Qiyaamul-laylku waa nasashada dhibbanaha, rajada quusta, iyo furaha mucjisooyinka Habeenka marka dadka hurdaan, adiguna istaagt ogow in Alle ku arkayo, ku maqlayo, ku ogyahay 🤍 Qiyaamul-layl waa sir qarsoon, kuwa sabra ayaana hela 🍀 hal duco oo qalbi ka timaadda waxay bedelesaa nolashada❤️🌼

Qiyaamu leyl❤️ Sheikh mustafa❤️

💯13+📍Waatan-👺👌😂

Repost from Hogaan Dumar
﴿وَأَمّا مَن خافَ مَقامَ رَبِّهِ وَنَهَى النَّفسَ عَنِ الهَوى ۝ فَإِنَّ الجَنَّةَ هِيَ المَأوى﴾ Qofki Ka Cabsada Hor Istaaga Rabbigiisa Naftana Ka Reeba Waxa Ay Jeceshahay Jannada Ayaa Hoygiisa Ah.

Repost from Hogaan Dumar
Islaamka Dumarka wuu unaxariistay ——biilka ayuu ka dhaafay oo ilmaheeda iyo waalidkeeda midna laguma waajibinin inay biisho xitaa nafsadeeda inay biisho waajib kuma aha zowjkeeda, aabaheed ama walalakeed ayaa biilinaya💕 _ Meher dhammaystiran ayuu uwajaib yeelay hadii uu utago ninkeeda halmar xitaa hadii uusan utagin Nus meherkeeda ah ayuu uwaajibiyay xitaa hadii aan meher loo magacaabin Mutcah ayaa lasiiyaa🤍 ———- Hooyo ayaa 3 mar lagu calceliyay kadib ayaa aabbe la sheegay waynayn iyo jacayl loo qabo darteed🥹 ——- Waajibka xajka ayaa laga dajiyay hadii aanay maxram heysan ilaaliya oo u khidmeeya😘 ——Walaalkeed, ninkeeda, ilmaheeda iyo waalidkeedba way dhaxlaysa ayada oo aan biil laga rabin xitaa 100 bilyan oo dhaxal ah haday hesho ninkeeda waa inuu biiliya😭 —- guurkeeda bilaa wali iyo bilaa markhaati ma ansaxayo si loo ilaaliyo nasabka ilmaheeda iyo inaan la inkirin💞 —- Qofka cirdigeeda ama sharafkeeda ku xadgudba oo zino ku sheega 80 jeedal ayaa lagu dhufanaya xukun ahaan markhaati dambana magalo qofkaas. —- qofka maxaarimtiisa xaaskiisa walaashi ama hooyadii inuu difaaco oi qofki soo weerara dilo waa loo baneeyay❤️‍🔥🥹 Islaamka dumarka wuu sharfay ee dhaqan dad wax magarata ah dajiyeen baa ku dheelay iyo dumarkii oo aan diintooda aqoon 🥺

Repost from Hogaan Dumar
كلمتان خفيفتان على اللسان .. ثقيلتان في الميزان .. حبيبتان إلى الـرحـمـٰن : سـبـحـان الـلـه وبـحـمـده سـبـحـان الـلـه الـعـظـيـم. Laba Kalmadod Oo Ku Fudud Carabka Miizaankana Ku Culus Lagana Jecelyahay Allaha Naxarista Badan Xaggiisa.🌷🍃 سـبـحـان الـلـه وبـحـمـده سـبـحـان الـلـه الـعـظـيـم.

Repost from Hogaan Dumar
"لا يزال لسانك رطبًا من ذكر الله" "Carabkaaga Yuu San Ka suulin inuu ka Qoyan yahay Digriga Alle"🍃 ‏• سُبحَان الله. ‏• الحَمدُ لله. ‏• لَا إله إلَّا الله. ‏• اللهُ أكبر. ‏• سُبحَان الله و بِحَمده • سُبحَان الله العَظيم. ‏• أستَغفِرُ الله العَظِيم و أتوبُ إليه. • حسبُنا الله ونِعم الوَكيل والمُعِين. ‏• لا حَول و لا قُوَّة إلَّا بِالله العَلِيِّ العَظِيم. ‏• اللهُمَّ صلِّ وَسلِّم وبارِك على نَبيِّنا محمّد.

Repost from Hogaan Dumar
Ilaahay wuxu kitaabkiisa wangsan ku leeyahay❤️ فَاذْكُرُونِي أًذْكُرْكُمْ وَشْكُرُوا لَى وَلاَ تَكْفُرُونْ : في سورة البقرة /
Ilaahay wuxu kitaabkiisa wangsan ku leeyahay❤️ فَاذْكُرُونِي أًذْكُرْكُمْ وَشْكُرُوا لَى وَلاَ تَكْفُرُونْ : في سورة البقرة / (151)..، 🌺🕊️🍀 Ixusa aan idin xusee ii mahadnaqa oo ha iga gaaloobinana.., ❤️🕊️🤍

AnimatedSticker.tgs0.15 KB

Repost from Hogaan Dumar
"لن تصنع لنفسك معروفًا أحسن من انشغالها بما ينفعُها." "Naftaada uma Sameenesid Wanaag ka wanaagsan inaad ku Mashquuliso Wax iyada Anfacayo" ❤️

Adkaarta Ood Joogteeso Wexey Kuu Keeni🤍🍃 Xasilooni Aduunyo Ood Hesho Rabbi Oo Kaa Raali Noqdo Danbigoo Lagugu Dhaafo Keyd A
Adkaarta Ood Joogteeso Wexey Kuu Keeni🤍🍃 Xasilooni Aduunyo Ood Hesho Rabbi Oo Kaa Raali Noqdo Danbigoo Lagugu Dhaafo Keyd Aaqiro Kuu Noqoto Wadadoo Ku Iftiinto Waqtigoo Kuu Barakoobo Qeyr Adunyo Ood Hesho Shartana Lagaaga Xijaabo.🍃🌸

❤️MAKE SOMALI CREAT AGAIN
❤️MAKE SOMALI CREAT AGAIN

﴿…وَلا تَيأَسوا مِن رَوحِ اللَّهِ إِنَّهُ لا يَيأَسُ مِن رَوحِ اللَّهِ إِلَّا القَومُ الكافِرونَ﴾ [يوسف: ٨٧] - [12: 87] Hana ka quusannina Naxariista Alle. Hubaal cidina kama quusato Naxariista Alle Aan Ka Aheyn qolada gaalada ah.

Repost from Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

Repost from Hogaan Dumar
اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

Repost from Hogaan Dumar
.• #تذكير الليلة هي ليلة #الجمعة ليلة ليست مثل باقي الليالي فأكثروا فيها من الصلاة على #النبي #محمد ﷺ . اللهم صلّ وسلّم على نبينا #محمد. ' #xusuusin Caawa waa habeenkii Jimcaha Habeen aan la mid ahayn habeenada kale Badiya habenkan dhexdiisda saliga Nabi #Maxamed ﷺ. اللهم صلّ وسلّم على نبينا #محمد @hogaan_Dumar 🦋

《فلا تغرَّنكم الحياة الدنيا》 Noloshan Aduunyo Yey idin Kadinin (Sirin). Yeysan Idin Ka Mashquulinin Danta La idiin Abuuray Oo Ah Inaad Aaqira Ushaqeysataan.