en
Feedback
Hogaan Dumar

Hogaan Dumar

Open in Telegram

Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel Hogaan Dumar

Channel Hogaan Dumar (@hogaan_dumar) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 16 262 subscribers, ranking 5 136 in the Religion & Spirituality category and 493 in the Somalia region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 16 262 subscribers.

According to the latest data from 08 September, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -232 over the last 30 days and by -6 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 6.75%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 0.71% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 1 097 views. Within the first day, a publication typically gains 115 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 6.
  • Thematic interests: Content is focused on key topics such as دُعَاء, صَلَاة, قِرَاءَة, لَيلَة, قِيَام.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 09 September, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Religion & Spirituality category.

16 262
Subscribers
-624 hours
-587 days
-23230 days
Posts Archive
Repost from Hogaan Dumar
Abii ayyuub xagiisa waxa laga soo warinaya alle haka raali noqdee inuu yiri: nebiga صلى الله عليه وسلم wuxuu dhahay qofkii so
Abii ayyuub xagiisa waxa laga soo warinaya alle haka raali noqdee inuu yiri: nebiga صلى الله عليه وسلم wuxuu dhahay qofkii sooma ramadaan kadibna raaciya lix(6)bisha shawaal ah waxey lamid tahy qof soomay sanadka oo dhan #Muslim ❤️ Axbaabi aan ka faa’iideysano inshallah 6maalin waxba madhibeyso maadama bishii ramadaan aad soo soontay inshallah kuwii ka faa’iideysta alle hainaga yeelo https://t.me/hogaan_Dumar

عيدكُمْ مبارك . تقبّل الله منّا ومنكم صالح الأعمال، وكُلُّ عامٍ وأنتم بخير.❤️

ka faa’iidayso Caawa Caawa waa habeenka loogu Rajada Badan Yahay Laylatul-Qadriga. 📌: Caawa oo Dhan ka faa'iidayso Ducada Badi Sallaada iyo akhrinta Qur'aanka kariimka ⚠️: Ka fogow mashquulka, iska xir telefoonka kuna mashquul cibaadada salaad duco iyo xuska Alle. Ilaahayoow Laylatul-Qadriga Hanaga Khadsiinin allow na waafaji Allow Naga Dhig kuwa Aad udambi dhaafto 🤲🤲🤲🤲

Repost from Hogaan Dumar
اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

Repost from Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

*”أستغفر الله من كل ذنب يُمحي الحسنات.* *”أستغفر الله من كل ذنب* *يُضاعف السيئات*. *”أستغفر الله من كل ذنب يُبعدني عن الجنة*.
*”أستغفر الله من كل ذنب يُمحي الحسنات.* *”أستغفر الله من كل ذنب* *يُضاعف السيئات*. *”أستغفر الله من كل ذنب يُبعدني عن الجنة*. *”أستغفر الله من كل ذنب يُقربني إلى النار.*🤎🍂

Qofkii hagaajiya waxa u dhexeeya isaga iyo Alle Alle wuxuu u hagaajiyaa adduunyadiisa ka hor aakhiradiisa🤍
Qofkii hagaajiya waxa u dhexeeya isaga iyo Alle Alle wuxuu u hagaajiyaa adduunyadiisa ka hor aakhiradiisa🤍

Repost from Hogaan Dumar
اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

Repost from Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

Repost from Hogaan Bulsho
Allaah SWT wuxuu yiri: Kanna (Quraanku) waa Kitaab aan soo Dejinnay oo Barkaysan, ee Raaca Dhawrsadana in laydiin Naxariisto.
Allaah SWT wuxuu yiri: Kanna (Quraanku) waa Kitaab aan soo Dejinnay oo Barkaysan, ee Raaca Dhawrsadana in laydiin Naxariisto. #quran #xikmadaha_nolosha https://t.me/Hogaan_bulsho

Repost from Hogaan Dumar
🌼 المَراتِبُ الخمس الرَّبانية لِصاحب القُرآن:😍👇 • الشَّفاعة: «فَإنَّهُ يأتي يومَ القيامةِ شَفيعًا لِأصحابه». • الرِّفعة: «
🌼 المَراتِبُ الخمس الرَّبانية لِصاحب القُرآن:😍👇 • الشَّفاعة: «فَإنَّهُ يأتي يومَ القيامةِ شَفيعًا لِأصحابه». • الرِّفعة: «فَإنَّ منزلتكَ عند آخرِ آيةٍ تقرؤها». • الصُّحبة: «مع السَّفرة الكِرام البَرَرة». • الخَيريَّة: «خيرُكم مَن تعلَّم القرآن وعلَّمه». • الأهلية: «أهل القُرآن، أهل الله وخاصته». 🌸 Darajooyinka 5ta ah ee uu leeyahay. Qofka Ahlu Quraanka ah. 1 shafaacada{ Qur.aanku wuxuu imaanayaa maalinta qiyaame Isagoo udoodaya Saaxiibkiisa. 2: koraynta. (booskaagu waa aayada ugu danbaysa aad aqrinayso agteeda. 3 saaxiibtinimada. (saaxibul Qur.aanku wuxuu macooda ahaan doonaa ma.laaigta sharafta badan. 4:khayrka ( dadka dhan waxaa igu khayrbadan midka Quraanka Barta isna dadka bara! 5 ahliyada. (dadka ahlul Quraanka ah. Waa ehelka illaahay iyo dadkiisa gaarka ah. https://t.me/hogaan_Dumar 💙🦋

Repost from Hogaan Dumar
اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

Repost from Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

Repost from Hogaan Dumar
Ducada afurka Afur wanagsan Ramadan wanagsan
Ducada afurka Afur wanagsan Ramadan wanagsan

Repost from Hogaan Dumar
سبحان الله الحمدلله لاإله الا الله الله اكبر لاحول ولاقوة الا بالله آستغفرالله العظيم وآتوب إليه لاإله إلا انت سبحانك إني كنت من الظالمين سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

مبــارك عليـكم الشهر ، وتقبّل الله منا ومنكم صالح الأعمـال 📿🌱.
مبــارك عليـكم الشهر ، وتقبّل الله منا ومنكم صالح الأعمـال 📿🌱.

Repost from Hogaan Dumar
اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

Repost from Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

Repost from Hogaan Dumar
𝐐𝐮𝐫'𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 ❤️ 💛Jibriil CS Qur'aanka aya lagu soo dajiyey oo nabiga صلى الله عليه وسلم ayuu ukeeni jiray wuxuu noqday sayyidka malaa'igta waxaana lagu magacaabay ruuxul amiin. 💙Muxamed صلى الله عليه وسلم Qur'aanka aya dushiisa lagu soo dajiyey wuxuu noqday kan ugu fadliga badan nabiyada iyo rususha. 💛Ummada nebi muxamed صلى الله عليه وسلم Qur'aanka ayaa lagu soodajiyey waxey noqodeen ummada ugu kheyrka badan. 💙Leylatul qadri Habenkas dhexdiisa waxaa lasoo dajiyey Qur'aanka waxuu noqoday habeenka ugu kheyrka badan habeenada. 💛Bisha Ramadaan dhexdeeda Qur'aanka ayaa lasoo dajiyey waxey noqotay bisha ugu fadliga badan bilaha.😍 🌸Alle ayan ku dhaartee Qur'aanku haduu dago Qof qalbigiisa qofkaasi wuxuu noqdaa kan ugu fadliga badan dadka. 🌸Nabiga صلى الله عليه وسلم Wuxuu dhahay waxaa idiin kugu kheyr badan kan barta ur'aanka dadkana sii bara. 🌸Hadii Qur'aanka uu dago noloshaada oo aad aqriso kuna camal fasho ama maalintaada waxey noqoneysaa maalinta kugu fadliga badan. 🌸Maalmahaada waxaa ugu kheyr badan midii aad ahaato qur'aanka lajirkiisa Qur'aanka aad aqrido ku camal fasho dadkana sii barto. أللهم اجعل القرآن العظيم ربيع قلوبنا ونور صدورنا وجلاء أحزاننا وذهاب همومنا وغمومنا 🤲♥️ #Nimca_cabdirashiid https://t.me/hogaan_Dumar

🌙🌙☪️Waatan🧕☪️🌙🌙 1️⃣ Diinta & Duunyada ☪️🌍 🌙 15k 👉 @kalimakariim 🌙 20k 👉 @Al_xakiim 🌙 16k 👉 @Albaanichannel252 🌙 18k 👉 @hogaan_Dumar 🌙 20k 👉 @dareen_side 🌙 19k 👉 @Diinteenna_Macaan 🌙 17k 👉 @Etminnan7 🌙 26k 👉 @Quruxdaislaamka 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 @Hasancaashaq ✨ 20k 👉 @dareen_side ✨ 26k 👉 @KobciAqoontaada2 ✨ 18k 👉 @QalbiDhaye143 ✨ 42k 👉 @XikmadoSom ✨ 16k 👉 @Noqoxiddig ✨ 20k 👉 @Dunnidasuugaanta ✨ 19k 👉 @AishaAhmed99 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚✨ 📖 76k 👉 @Somalilibrary 📖 160k👉 @Somalibooks 📖 42k 👉 @kobciyebooks 4️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓📖 🎯 13k 👉 @maanhage 🎯 27k 👉 @Farsamada 🎯 15k 👉 @Somalienglish1 🎯 28k 👉 @Somalienglish3 🎯 11k 👉 @Somaliarabic ——————————————— 🔥 AI-Farsamada AI 🔥 💡 Baro AI🚀@Farsamada