en
Feedback
Hogaan Dumar

Hogaan Dumar

Open in Telegram

Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel Hogaan Dumar

Channel Hogaan Dumar (@hogaan_dumar) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 16 262 subscribers, ranking 5 136 in the Religion & Spirituality category and 493 in the Somalia region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 16 262 subscribers.

According to the latest data from 08 September, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -232 over the last 30 days and by -6 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 6.75%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 0.71% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 1 097 views. Within the first day, a publication typically gains 115 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 6.
  • Thematic interests: Content is focused on key topics such as دُعَاء, صَلَاة, قِرَاءَة, لَيلَة, قِيَام.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 09 September, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Religion & Spirituality category.

16 262
Subscribers
-624 hours
-587 days
-23230 days
Posts Archive
Maalinta beri waa maalinta 10aad ee allah swt ku dhaarty iska ilaali in camalkaagi aad xumaan ku qatinto hees ama waxlamid ah. Eid wanaagsan dhamaantiina 🥳😍

‏أفضل الأذكار يوم عرفة: "لا إله إلا الله، وحده لا شريك له، له الملك، وله الحمد، وهو على كل شيء قدير".

اللّهُمّ اصرف عن بيوتنا المرض والهموم والاحزان، ومن عليه بالسكينة والستر والأمان . اللّهُمَّ أجعل لنا نصيباً في سعة الأرزاق وتيسير الأحوال وقضاء الحاجات وإجابة الدعوات

‏جدّد نيتك :" ‏قبل أن يهلّ هلال ذي الحجة 🌿 ‏وتبدأ العشر "خير أيام الدنيا" ‏اُنوي الصيام والقيام والتهليل والتكبير ‏والختمة والختمتان وكل أنواع البِرّ! ‏فالعمل في هذه العشر أحب إلى الله عن سائر الأيام ✨ ‏أقبلت العشر فاستعدّوا 💛

“مَن وهَبَ نفسَهُ لِلدُّنيا لنْ تُعطِيهِ الدّنيا إلَّا قِطعَةُ أرضٍ يُدفن فِيها، ومنْ وَهَب نَفسهُ لِلّٰه سيعطِيهِ الله جنةً
“مَن وهَبَ نفسَهُ لِلدُّنيا لنْ تُعطِيهِ الدّنيا إلَّا قِطعَةُ أرضٍ يُدفن فِيها، ومنْ وَهَب نَفسهُ لِلّٰه سيعطِيهِ الله جنةً عَرضُها السّماواتِ والأرْضِ“. -الرَّافِعِيّ. Qofkii naftiisa adduunka uhibeeya ka heli maayo dunidaan ilaa gobol dhul ah oo lagu aaso/duugo mooyee, qofkiise naftiisa Allah uhibeeya Alle waxa uu siin doonaa janno balaceeda uu yahay samooyinka iyo dhulka. 🌷 Imaam Raafici👑

Repost from Hogaan Dumar
Wuxuu yidhi sayid cumar RC. • Ka laab aduunyada indhahaaga. • Qalbigaagana ka jeedi. • Kana digtoonow siday kuwii hore u halaagtay inay ku halaagto. • Waxaan arkay lagdankeeda. • Waxaan goob joog u ahaa raadka xun ay ku reebtay dadkeeda. • Siduu u arday kii ay huga u xirtay. • U gaajooday kay quudisay. • U dhintay kay noolaysay. ❤️🌹🍀❤️✍️🖊️ https://t.me/hogaan_Dumar

Repost from Hogaan Dumar
💎 "من صلى علىّ صلاة واحدة صلى الله عليه بها عشراً" 💎 ومن قرأ سورة الكهف أضاء له نور ما بين الجمعتين ، 💎 وساعة قبل المغرب ل
💎 "من صلى علىّ صلاة واحدة صلى الله عليه بها عشراً" 💎 ومن قرأ سورة الكهف أضاء له نور ما بين الجمعتين ، 💎 وساعة قبل المغرب لا يوافقها عبد مسلم يسأل الله شيئاً إلا أعطاه💎🤍♥️ ❤️Qofkii 1jer ku salliya nabiga ﷺ alle aya kusaliya 10 jeer. 💙Qofkii aqriya suratul kahfi waxa loo iftimiya nuur inta udhexeysa labadas jimce. 💙saacad ka horeyso salaada maqrib mahaleelo adoon Muslim ah oo alle su aalanaya shey illaa haduu halelana alle waa uu siiya💙❤️♥️ @hogaan_Dumar

Repost from Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

Repost from Hogaan Dumar
اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

‏ ‏- سُبحان الله. ‏- الحمدلله. ‏- لا إله إلا الله. ‏- اللهُ أكبر. ‏- سُبحان الله و بحمدهِ. ‏- سُبحان الله العظيم. ‏- استغفر الله و أتوبُ إليه. ‏- لا حول و لا قوة إلا بالله. ‏- اللهُم صلِ على نبينا محمد. ‏- لا إله الا الله محمد رسول الله.

Repost from Hogaan Bulsho
♡︎ 𝐇𝐚 𝐌𝐮𝐫𝐮𝐠𝐨𝐨𝐧 ♡︎ ❤︎𝐖𝐞𝐥𝐢𝐠𝐚𝐚 𝐇𝐚 𝐌𝐮𝐫𝐮𝐠𝐨𝐨𝐧❤︎ 🌸Maxaa umurugoon adigoo og inuu rabbigaa yahay rabbul calamaiin. 🌸Maxad u murugon adigoo og wax Walba oo kugu dhacaya iney qoranyihiin . Maxaad u murugon adigoo og in noloshada kobantahay. 🌸Hamurogoon markuu culeys kusarmo. Allah SWT ayaa yiri 🌸(إن مع العسر يسرا) culeyska waxa kadanbeya fudeyd 🌸Hamurogoon marka and weydo waxaad jeceshay Allah SWT ayaa yiri 🌸(وَعَسَى أَنْ تُحِبُّوا شَيْئاً وَهُوَ شَرٌ لَكُمْ ) laga yaba Inaad jeclato shey dhibato kugu ah adiga 🌸Hamurogoon marka lagaa guuleysto Allah SWT ayaa yiri 🌸(وتلك الأيام نداولها بين الناس ) Maalmaha waxeyna ukala badbadaleynaa dadka. 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗮 𝗮𝗾𝗿𝗶𝘀𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗶𝗿𝗶𝗴𝗲𝗹𝗶 𝗼𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼𝗯𝗶𝗶𝗿 𝘀𝗶 𝗮𝗮 𝘂𝗵𝗲𝘀𝗵𝗼 𝗾𝗼𝗿𝗮𝗹𝗼 𝗸𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝘅𝗶𝗶𝘀𝗼 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻, 𝗸𝗮𝗻𝗮 𝗳𝗮𝗮'𝗶𝗱𝗼 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘀𝗵𝗮'𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵🥰🥰 𝗪/𝗤 𝗡𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗰𝗮𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱 https://t.me/Hogaan_bulsho

Repost from Hogaan Bulsho
♡︎ 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚 ♡︎ 𝐌𝐚𝐭𝐚𝐪𝐚𝐧𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐭𝐢𝐝𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐥𝐢𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐚𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐞𝐝𝐚𝐡𝐚𝐲? 𝐰𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚𝐠𝐚 🌸Bal wax yar ka fikir hadii aad waqtigaga si taxadar leh oo nidaamsan u isticmaasho waxaad awoodi doonta inaad hesho hanti kasto oo aad rabto , hadii aad lacag waxaad ubahantahay inaad waqtigaga si fiican u isticmaasho , hadii aad caanimo rabtana waa inaad waqtigaga si fiican ugu faa'ideysato . 🌸maadama waqtigaga ku fadhiyo qiimo aad u weyn waxaan go'aansaday inaan qormadan ka qoro kuguna sheego sida aad waqtigaga uga faa'ideysan karto si taxadar leh oo caqliyeysan . 5⃣ 𝐓𝐚𝐥𝐚𝐚𝐛𝐨 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐝 𝐬𝐢 𝐟𝐢𝐢𝐜𝐚𝐧 𝐮𝐠𝐚 𝐟𝐚𝐚'𝐢𝐝𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐨 𝐰𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚𝐠𝐚 . 1.𝘀𝗮𝗺𝗲𝘆𝘀𝗼 𝗟𝗶𝗶𝘀 𝗵𝗮𝘄𝗹 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗺𝗲𝗲𝗱. 🌸sameyso liis ay ku qoranyihiin hawlaha aad rabto inaad qabato , Midka mid ah sabaha keena dadka iney wahsadan ama eey caajisaan isla markaana eey waqtigoda u lumiyan waa iyaga oo aan garaneyn hawlo eey qabtaan amaba aan aqoon mida ey ka bilabayan, hadii aad qorto liis howl maalmeed waxaa ka yaranesa inaad caajisto. 2 .𝗛𝗮𝘄𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗺𝘂𝗱𝗻𝗮𝗮𝗻 𝘂𝗸𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲. 🌸Hawlaha aad rabto inaad maalinimada qabato waa inaad go'aamisaa muhiimada ay mid kastaaba leedahay sida ,shaqada ,barashada xirfad cusub , wax aqriska , jimicsiga , waqti laqaadashada dadka . Midkastaba waa inad usameysa mudnaan. 3.𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮l 𝗵𝗼𝘄𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮𝗴𝗮. 🌸kala badal hawlahaga hadii midu kuu suurl geli weydo tuusaale ahaan kaso qaad inaad channel leedahay oo aad rabtay inaad mawduuc qorto balse aadan helin fikrad aad mawduuca ka qoreyso xaaladan oo kale waa inaad hawshaan si dhaqsa ah ugu badashaa hawl kale oo aad halkeedi gelisaa oo aad uso noqotaa hawshaa. 4.𝘅𝗶𝗹𝗶 𝗵𝗼𝗿𝗲 𝗸𝗮𝗰 𝘀𝘂𝗯𝗶𝘅𝗶𝗶. 🌸 mataqana waxa ugu badan ee lasameeyo ee waqtiga ugu badan qaata ? waa hurdada. hadii aad seexato wax kabadan sided sacadod(8) waxad si dhab ah ugu baahantahay inaad balwadada hurdada dib ufiiriso oo aad wax kaqabato si aad u badbaadiso Qeyb kamid ah waqtigaga. 5.𝘂𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲 𝗵𝗮𝘄𝗹 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝘅𝗮𝗱𝗶𝗱𝗮𝗻. 🌸marka aad rabto inaad hawl qabato usamee hawshaa waqti xadidan oo aad ku dhameyso taasi waxa eey kaa cawineysaa inaad hawshaa ka jeesan ama aadan ka cajisin, oo aad diirada saarto waqtina aad ku dhameyso . 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝘀 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘀𝗼 𝗸𝗼𝗼𝗯𝗮𝘆𝗮 𝗙𝗮𝗱𝗹𝗮𝗻 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝗵𝗲𝘀𝗵𝗮𝘆 𝗾𝗼𝗿𝗺𝗮𝗱𝗮𝗻 ❤️ 𝗪/𝗤 𝗡𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗰𝗮𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱 https://t.me/Hogaan_bulsho 💙🦋

Repost from Hogaan Dumar
اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

Repost from Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

Repost from Hogaan Dumar
Marnaba walaal salaadda dib ha udhigin, Marka aad maqasho #Adaanka Tuur Qalinka, soo geboggabee shirka, Ka tag 📱 📴 📵 Mobil
Marnaba walaal salaadda dib ha udhigin, Marka aad maqasho #Adaanka Tuur Qalinka, soo geboggabee shirka, Ka tag 📱 📴 📵 Mobile-ka, Allaah ayaa wax walba ka weyn, kuna tuko qalbi joogga, oo aan adduunyadii eryanayn, Adduunyada saacado badan ayaad siisay'ee, Ilaahay daqiiqado miyaad u quudhi weyday? #xigasho_liibanteena ❤️🌹🍀 https://t.me/hogaan_Dumar

Repost from Hogaan Dumar
Labada rakco ee Ka horeysa salaada subax waxey ka kheyr badan yihiin aduunyada iyo waxa dhex ahaaday . @hogaan_Dumar 🌹✨🌼
Labada rakco ee Ka horeysa salaada subax waxey ka kheyr badan yihiin aduunyada iyo waxa dhex ahaaday . @hogaan_Dumar 🌹✨🌼

❤️
❤️

Repost from Hogaan Dumar
Maqrib qamis ah ilaa maqrib jimcaa afkaga haka qoynaado saliga nebiga.❤️ اللهُمَّ صلِّ وَسلِّم وبارِك على نَبيِّنا محمّد. اللهُمَّ صلِّ وَسلِّم وبارِك على نَبيِّنا محمّد. اللهُمَّ صلِّ وَسلِّم وبارِك على نَبيِّنا محمّد.

Repost from Hogaan Dumar
Cilmiga raadintiisa haka mashquulin si kasta oo xaalada kuugu adagtahay si kasta oo aad caajis u tahay maanta hadaad ka caaji
Cilmiga raadintiisa haka mashquulin si kasta oo xaalada kuugu adagtahay si kasta oo aad caajis u tahay maanta hadaad ka caajisto Ilaahay talasaaro oo beri kac samayso saaxiibo kugu kaalmeeya oo ku dheerigeliya intaa kahorna Ilaahay talasaaro oo markasta ducayso ♥️🌸 Maalin walba wax cusub ayaa baran kartaa ee talaabo horay uqaad Allah hakugu kaalmeeyo dadaalkaga❤️

Repost from Hogaan Dumar
Qofkii soon lagu leeyahy waxa waajiba inuu soo qadeeyo oo soo gudo kadib uu soomo shawaal 6da maalin ee wadaca❤️