en
Feedback
برنامج نور العلم (٢) | القناة الرسمية

برنامج نور العلم (٢) | القناة الرسمية

Open in Telegram

Show more
The country is not specifiedThe category is not specified
5 753
Subscribers
+16324 hours
+1 4807 days
+3 00330 days
Posts Archive
Wixii faahfaahin ah ku soo qor qabyta commentinga chennelka.
Wixii faahfaahin ah ku soo qor qabyta commentinga chennelka.

اللقاء التعريفي كلمة المشرف: التعريف بنظام البرنامج.

كلمة_توجيهية_للشيخ_الدكتور_حسن_معلم_داود.mp36.31 MB

اللقاء التعريفي. كلمة الشيخ الدكتور حسن: أهمية البرنامج.

بعد قليل إن شاء الله 08:30

المنهج المقرر لبرنامج نور العلم.pdf4.88 MB

Bismilaah
Ardayda sharafta leh, waxaa la rabaa in aad kusii kala biirtaan golayaashaan: ■ GOLAHA RAGGA https://t.me/qolkaraggaNuurulcilmiGOLAHA DUMARAKA https://t.me/qolkadumarkaNuuralcilmi
Baraarujin Muhiim ah:👇
1.Qof walaba golihiisa haku biiro, gole kale yuusan gelin. 2.Markaad ku biirto, waxaad sugaysaa inta lagaa aqbalayo. 3. Magacaaga saxda ah ku qoro telgaraamka, qofkii magiciisa la fahmi waayo rag iyo dumar waxa uu yahay lama aqbali doono. 4. Wixii akhbaar ah, waxaa noo ballan ah, habeenka arbacada 08:30pm 5. Wixii faahfaahin ah, ku soo qor qaybta commentinga qanaatka ee hoos ku yaal.

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Soo dhawaada ardayda sharafta leh. Kulanka barnaamijka lagu daahfurayo waxa uu qabsoomi donaa
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Soo dhawaada ardayda sharafta leh. Kulanka barnaamijka lagu daahfurayo waxa uu qabsoomi donaa Habeenka  arbacada soo galayso insha Allaah. 2/9/2026m 08:30PM بتوقيت مكة 📖🎶 Livestream Telegramka Ka soo Qaybgal wacan.

Ardayda Muqdisho joogta Xaflada Furitaanka Hayimaadaan

Ardayda sharafta leh waxaa loo baahan yahay in la diyaarsado kitaabka soo daabacda kan pdf

المنهج المقرر لبرنامج نور العلم.pdf4.88 MB

Cashirada mar dhaw la bilaawaa

Bismillaah Asc dhamaan ardada qiimaha badan HALKAAN ISKA DIIWAANGALI si aad uga mid noqoto ardayda ku tixmaysa cashirrada barnaamijka nuurul cilmi FG. Qofkii horay isu diiwaangaliyay mar kale kuma celinaayo. https://forms.gle/UEKPkX38jTJv7v2QA 𝙇𝙞𝙣𝙠𝙞𝙜𝙖 𝙏𝙚𝙡𝙜𝙧𝙖𝙢𝙠𝙖 𝘿𝙪𝙧𝙪𝙪𝙨𝙩𝙖 https://t.me/BarnaamijNuurulcilmi2 FG: 1- magaca ardayga waxaa lagu qori karaa kaliya af carabi luqad kale lama ogola.

Ardayda Isdiwaangelisay.pdf5.00 KB

Hal maalin ayaa Kadhiman Xaflada Furitaanka F.g Ardayda Xaflada imaanaysa Gabdhaha Labis madow Wiilashana Qamiis Cad
Hal maalin ayaa Kadhiman Xaflada Furitaanka F.g Ardayda Xaflada imaanaysa Gabdhaha Labis madow Wiilashana Qamiis Cad

Laba maalin kaliya ayaa kadhiman Xaflada Furitaanka Barnaamijka nuurul cilmi
Laba maalin kaliya ayaa kadhiman Xaflada Furitaanka Barnaamijka nuurul cilmi

Ardayda sharafta leh waxaa loo baahan yahay in la diyaarsado kitaabka soo daabacda kan pdf