Git & GitHub Bootcamp
Open in Telegram
Show more
The country is not specifiedThe category is not specified
940
Subscribers
No data24 hours
+37 days
+130 days
Posts Archive
AI will definitely shape how we work today.
It will not replace us but it will replace some tasks and it will reshape some jobs.
https://www.facebook.com/share/p/1JZwVzwAPA/
Session kaan yaan laga maqnaan.
Career kaaga sidee u dooran xiligaan AI: π₯π₯
https://www.facebook.com/share/p/1HZs9djtoy/
Ustaad cumar ayaa 2-da bisha septemper ku casuuman ππ¨πππ¨πππππ€π πππππππ«π€π πππ«ππ§π€π (πππ) ee ay qabaneyso jaamacadda hormuud.
Iska diiwaan geli session-ka ustaadka oo ka faaideyso: https://www.ntw.hu.edu.so/trainings/6a8a948cc9207a5eff81acc3
waxaan rabay in reviews aad ka bixisaan webiste-kaan qof walba waxa uu dugsiiye ka xusi karo linkiga, ka muuqda aqyaarta dhamantiina review-giina waa inuu muhiim
https://qiimale.com/places/dugsiiye
mahadsanidin.
Fursad shaqo full time ah:
Qof editor oo top ah ma idinku jiraa ?
1. Qof waqti full time haaya.
2. Xirfadiisa editing sareysa.
3. Laptop fiican heysta.
Full time shaqo jaanis ah ayaan u hayaa ha iso qabto.
@thesharafdin
Asc team, berito 12pm ayuu ku egyhy final project, haddii la dhaafo lama aqbali doono.
Thanks
Waxaan Muddo Sanad ah ku Qabannay 5 Bootcamp
YouTube:
https://youtu.be/28-3Lqi-u0c
Linkedin:
https://lnkd.in/p/eHD9HJ3Q
Tiktok:
https://vt.tiktok.com/ZSVSscvJT/
Fadlan Comment ka muuqda waa bootcamps kiina, like-na saara si uu meel dheer u gaaro.
Asc team aqbaar.
Mala xasuustaa in sabtida 12pm uu last yahay final project?
Dhamaadka inaad harto waa culees ee final project-gaas iska soo xalsha. Insha'Allah.
Cawa waaa cawadiina team proud night-kiina haka maqnaanina marka aan soo wada xaadirno I.a
