en
Feedback
️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Open in Telegram

Halkaan waa Telegramka ️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Show more
The country is not specifiedThe category is not specified
261
Subscribers
+124 hours
+157 days
+2030 days
Posts Archive
Sidee Looga Ciiday Magaalada Kuntuwaray ee Gobalka Shabelaha Hoose.
+2
Sidee Looga Ciiday Magaalada Kuntuwaray ee Gobalka Shabelaha Hoose.

Sidee Looga Ciiday Magaalada Kuntuwaray ee Gobalka Shabelaha Hoose.
+9
Sidee Looga Ciiday Magaalada Kuntuwaray ee Gobalka Shabelaha Hoose.

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Kuunyo Barow ee Wilaayada Shabeellada Hoose.
+4

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Kuunyo Barrow ee Wilaayada Shabeellada Hoose.
+9
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Kuunyo Barrow ee Wilaayada Shabeellada Hoose.

Daawo: Sawirrada Ciidul Adxaa ee magaalada Jilib, Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbada/dhexe.
+9
Daawo: Sawirrada Ciidul Adxaa ee magaalada Jilib, Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbada/dhexe.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso. Caawa waa habeennimo Arboco ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 10-12-1447 oo waafaqsan 26-05-2026, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo Maxamed Cali.

Maamulka Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan oo Diraya Hambalyo Ku Aadan Ciidul-Adxaa. Maamulka Warbaahinta islaamiga ah e
Maamulka Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan oo Diraya Hambalyo Ku Aadan Ciidul-Adxaa. Maamulka Warbaahinta islaamiga ah ee Al-Furqaan wuxuu hambalyo ku aadan munaasabadda Ciidul-adxaa u dirayaa dhammaan dadka muslimiinta ah gaar ahaan dadka ku taxan wararka iyo barnaamijyada idaacadda. Wuxuu maamulka Al-Furqaan boorrinayaa xiriirinta qaraabada siiba maalmaha ciidda iyo in laga war qabo dadka taagta daran, wuxuuna guud ahaan Muslimiinta u rajeynayaa inuu Allaah dhibka ka qaado, sannadkan kiisana ay ku naaloodaan xorriyad iyo horumar Alle idankiis.

DHAGEYSO: Kalimadda Hambalyada Ciidul Adxaa 1447 Hijri, Oo Uu Soo Jeedinayo Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere oo ah Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Azmada ka Taagan Marinka Hormuz oo Saameysay Bangiyada Waaweyn ee Mareykanka.[WARBIXIN]

Xujeyda baydka Alle oo maanta taagan buurta carafo halkaas oo ay ku gudanayaan rugniga ugu wayn xajka, 130 qof oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Qarax lala eegtay Tareern ay saar nayeena askar iyo Qoysas kooda dalka Pakistaan.Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.

Weerar ayay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen, xerada askarta Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Sheekh Barrow ee hoostaga degmada Lafeey ee gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Dowladda Kenya.

Ugu yaraan afar askari ayaa Dowladda Fedaraalka looga dilay 11 kalana waa looga dhaawacay gaari Kooyal ahna waa looga gubay, qarax ay Mujaahidiintu ka fuliyeen duleedja magaalada Dhadhaab ee dhacda xad beenaadka Soomaalya iyo Kenya.

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan Caalamka gaar ahaan Dunida Islaamka.

Muuqaal: Xujeyda Muslimiinta ayaa maanta gudanaya rukniga ugu weyn ee Xajka oo ah istaagidda Banka Carafo.

Dowladda Fedaraalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa is weydaarsaday hanjabaado ka dhashay dibadbixii shalay ka dhacay Muqdisho.

Maamulka la Baxay Jubbaland ayaa DF Ku Eedeeyay, inay Hawada ka Celisay Diyaarad Siday Dad Rayid ah oo Ka Duushay Magaalada Kismaayo.