ch
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

前往频道在 Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

显示更多

📈 Telegram 频道 SNA RADIO 的分析概览

频道 SNA RADIO (@codkacqs) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 18 560 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 12 166,并在 索马里 地区排名第 467

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 18 560 名订阅者。

根据 27 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -482,过去 24 小时变化为 -16,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 9.72%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 804 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 24

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

凭借高频更新(最新数据采集于 28 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。

18 560
订阅者
-1624 小时
-1127
-48230
帖子存档
SNA RADIO
18 560
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidanka Difaaca Deegaanka ee ka howlgala aagga degmada Xarardheere ayaa si wadajir ah
+1
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidanka Difaaca Deegaanka ee ka howlgala aagga degmada Xarardheere ayaa si wadajir ah u fuliyay howlgal qorshaysan oo ka dhacay deegaanka Jowle, kaas oo lagu dilay laba dhagarqabe oo ka tirsan kooxda Khawaarijta. Howlgalka ayaa dhacay gelinkii dambe ee shalay kadib markii la helay xog muhiim ah oo ay bixiyeen dadka reer guuraaga ah ee ku nool deegaankaas. Labada xubnood ee la dilay ayaa lagu tuhunsanaa inay mas'uul ka ahaayeen falal amni-darro ah oo lagu dhibaateeyay shacabka deegaanka. Saraakiisha Ciidankan Xoogga Dalka ayaa sheegay in ciidamada ay ku guuleystay in ay si taxadar leh u fuliyaan howlgalka

SNA RADIO
18 560
+2
Ciidamada ammaanka ee magaalada Baladweyne ayaa goordhow toogtay nin la sheegay inuu watay bastoolad iyo bam gacmeed. Falkan ayaa ka dhacay afaafka hore ee Buundada weyn, meel ay ciidamada ku leeyihiin fariisin. Ninka la toogtay ayaa la tuhunsan yahay inuu damacsanaa fal amni darro, waxaana durbadiiba ciidamada ka hortageen halista. Lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay marka laga reebo dhimashada ninka la toogtay. Ciidamada ayaa wali wada baaritaanno dheeraad ah oo ku saabsan dhacdadan.

SNA RADIO
18 560
Dhimasho & Dhawac Ka Dhashay Qarax Cawa Ka Dhacay Gudaha Degmada Raage Ceele

SNA RADIO
18 560
Maydadka Argagixisada Daacish oo saaka gorofsan Dhasaan Sarre, waa halkii Xalay Ciidanku uu ku xasuuqay Argagixisada.
+9
Maydadka Argagixisada Daacish oo saaka gorofsan Dhasaan Sarre, waa halkii Xalay Ciidanku uu ku xasuuqay Argagixisada.

SNA RADIO
18 560
photo content
+2

SNA RADIO
18 560
photo content
+9

SNA RADIO
18 560
Sawiradda khawarijtii lagu dilay howlgaĺadii maanta ka dhacay gobalka hiiraan

SNA RADIO
18 560
photo content
+5

SNA RADIO
18 560
Khawarijtii lagu dilay howlgaĺadii maanta ka dhacay gobalka hiiraan oo lagu dul walasaqeeynayo

SNA RADIO
18 560
Ciidanka Difaaca Puntland Guutada 5aad ayaa ku guulaysteen in Ay Fashiliyaan dhagar qabe Miino Gelinayey wadada Isku xirta Tu
+4
Ciidanka Difaaca Puntland Guutada 5aad ayaa ku guulaysteen in Ay Fashiliyaan dhagar qabe Miino Gelinayey wadada Isku xirta Turumasaale iyo Makadaan Waxayna Ciidanku dileen niikii miinada dhigayey wadada iyaga oo isku Qarxiyey isaga iyo Miinadii uu watay, Sidookale Ciidanku waxay Gacan ku dhigeen oo oo ay Qarxiyeen Miinoyin kale oo ku sitey Juwaan Una la damacsanaa inuu ku dhagro Ciidanka

SNA RADIO
18 560

SNA RADIO
18 560
Sawirro Hordhac ah: Meydadka firxadka argagixisada Daacish oo ah Ajaanib ayaa daadsan Togga Miiraale, ciidamada geesiyaasha a
+9
Sawirro Hordhac ah: Meydadka firxadka argagixisada Daacish oo ah Ajaanib ayaa daadsan Togga Miiraale, ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland ayaa guulo waa weyn ka gaaray dagaallo culus oo ay kula jiraan haraadiga argagixisada naf la caariga ah.

SNA RADIO
18 560
+3

SNA RADIO
18 560
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa guul weyn ka gaaray dagaal ay la galeen kooxaha Khawaarijta, kadib markii maleeshiyaad ka tirsan argagixisada ay isku dayeen weerar arbushaad ah kusoo qaadaan deegaanka Gasarta, oo u dhexeeya magaalada Baydhabo iyo deegaanka Deynuunaay. Ciidanka XDS oo helay xogta weerarka ayaa si geesinimo leh uga hortagay maleeshiyaadka, waxaana lagu jabiyay weerarkii ay damacsanaayeen. Inta la xaqiijiyay, ku dhawaad 18 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay goobta, iyadoo meydadkooda ay daadsan yihiin agagaarka deegaanka Gasarta, oo qiyaastii 7 KM dhanka bari kaga beegan magaalada Baydhabo.

SNA RADIO
18 560
+6

SNA RADIO
18 560
Howlgal ay fuliyeen Ciidanka Kumaandooska Danab iyo Daraawiishta Jubaland ayaa lagu qaarijiyay Horjoogayaal Sare oo katirsan Khawaarijt

SNA RADIO
18 560
photo content
+3

SNA RADIO
18 560
Ciidanka kumaandooska Danab Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo guul leh ka fuliyay deegaanka Buulo Doon ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo lagu beegsaday kooxo ka tirsan khawaarijta. Howlgalkan oo si xeeladeysan loo fuliyay ayaa lagu khaarijiyay tiro ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta, waxaana sidoo kale gacanta lagu dhigay hub nooca fudud ah oo ay ka mid yihiin qoryaha AK-47. Ciidanka Danab XDS ayaa sii laba jibaaray dadaallada lagu ciribtirayo cadowga nabaddiid ah, iyagoo ka duulaya go’aanka dowladda iyo rabitaanka shacabka Soomaaliyeed ee ah in dalka laga xoreeyo kooxaha arxanka daran.

SNA RADIO
18 560
photo content
+5