Telefishinka Qaranka
前往频道在 Telegram
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia. Headquartered in Mogadishu.
显示更多📈 Telegram 频道 Telefishinka Qaranka 的分析概览
频道 Telefishinka Qaranka (@sntvnews) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 98 254 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 2 656,并在 索马里 地区排名第 92 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 98 254 名订阅者。
根据 26 七月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -2 196,过去 24 小时变化为 -75,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 已认证(Telegram 官方确认)
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 14.37%。内容发布后 24 小时内通常能获得 5.89% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 14 125 次浏览,首日通常累积 5 787 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 279。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.”
凭借高频更新(最新数据采集于 27 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。
98 254
订阅者
-7524 小时
-4917 天
-2 19630 天
帖子存档
98 236
+5
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa caawa xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal guuleystay oo lagu beegsaday labo dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta.
Ciidamada ayaa ku guuleystay inay dilaan hal dhagarqabe, iyagoo dhaawacay dhagarqabihii kale, wuxuuna howlgalkaasi u dhacay sidii loo qorsheeyey, sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen saraakiisha ciidamadii fuliyey howlgalka.
98 236
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dolmabahçe ee magaalada Istanbul waxa uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan.
98 236
+3
Ururka 203-aad, Guutada 20-aad ee Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa gacanta ku dhigay horjooge ka tirsan Khawaarijta oo lagu magacaabo Salaad Macalin Cusmaan Cabdiyow (Salaad Dheere), kaas oo lagu qabtay Tuulada Soo-Maray oo 5KM dhinaca galbeed kaga beegan deegaanka Mubaarag ee Gobolka Shabeellada Hoose.
Horjoogahan ayaa Khawaarijta u qaabilsanaa abaabulka iyo hagidda maleeshiyaadka tuulooyinka Buula Cabdulle, Mudulow, Buula-doonka, Ugunji Busley iyo Soo-Maray, oo dhammaantood hoostaga deegaanka Mubaarag.
Shabeellada Hoose waxaa ka socda howlgallo lagu sifeynayo Khawaarijta, kuwaas oo looga saaray deegaanno badan oo gobolka ka tirsan.
98 236
Waxaa lagu eedeeyay Isku day dil, Basaasnimo & Daaweynta Xubnaha Argagaxisada.
98 236
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, Waddada laamiga ah ee isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, taasi oo uu hirgaliyay maamulka Gobolka Benaadir.
98 236
Waxaa lagu soo eedeeyay Israsaasayn ay ka dhalatay Dhimashol & Dhaawac #CCTVCamera Maxkamadda Ciidamada
98 236
Askari Ku Eedeysan Dilka Saaxiibkiis Ciidanka Kala Tirsanaa - Abdirahman Gacan
#CCTVCAMERA
98 236
Daawo howlgalkii lagu dilay Horjooge Kamaaludiin oo soo abaabulay weerarkii Godka-jilicow iyo qaraxyo ka dhacay Muqdisho.
98 236
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya tallaabada taariikhiga ah ee ay ku ansixiyeen Dastuurka dalka, kaasi oo soo maray geeddi socod dheer oo dib u eegis iyo wax ka baddal ah.
98 236
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Horumarinta iyo Afrika Marwo Jenny Chapman.
98 236
Muqdisho oo ka gudubtay mahadhooyin adag ayaa cagta saartay hilinkii nabadda, horumarka iyo kala dambeynta | Warbixin.
98 236
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig oo magaciisa afgarashadu ahaa Sheekh Aadan Dheere, kaas Khawaarijta u qaabilsanaa Maaliyadda Gobolka Banaadir, kaddib howlgal si gaar ah loo qorsheeyay oo ka dhacay deegaanka Daniga Baaloow ee gobolka Shabeellaha Hoose, 27-kii Janaayo.
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan oo dul tagay guri uu ku dhuumanayay Horjoogaha ayaa toogtay kaddib markii uu isku dayay in uu dagaal kala hor yimaado ciidanka intii uu socday howlgalka qorshaysan.
Horjoogahan oo cadowga Khawaarijta ku biiray sanadkii 2008-dii isla markaana muddo dheer ku howlanaa baadda iyo boobka hantida dadweynaha ayaa hore Khawaarijta wakiil dhinaca baadda uga soo noqday gobollada Mudug, Galgaduud, Hiiraan iyo Shabeellaha Hoose.
98 236
Xasiloonida Amniga oo Horseed u Noqday Kobaca Maalgashiga Muqdisho.
Warbixin.
98 236
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaas oo loo magacaabay Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo leh khibrad shaqo ciidan oo 18 sano ah, iyo aqoon waxbarasho oo gaarsiisan heerka labaad ee jaamacadda.
98 236
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaas oo loo magacaabay Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo leh khibrad shaqo ciidan oo 18 sano ah, iyo aqoon waxbarasho oo gaarsiisan heerka labaad ee jaamacadda.
98 236
Xogta Howlgalka Seefta Qarsoon ee Khawaarijta looga sifeeyey Muqdisho ilaa Marka.?
