ch
Feedback
DURUUS IYA MUXAADARO U.CAISHA🌸

DURUUS IYA MUXAADARO U.CAISHA🌸

前往频道在 Telegram

Halkan waxad kahelikarta🌸 Duruusta iya muxaadratka macallima caaisha cabdullahi allh haxaifdiyee ⬇️⬇️⬇️⬇️

显示更多
2 660
订阅者
无数据24 小时
+137 天
+24530 天

数据加载中...

标签云
无数据
有任何问题?请刷新页面或联系我们的客服
进出提及
---
---
---
---
---
---
吸引订阅者
十二月 '24
十二月 '24
+15
在0个频道中
十一月 '24
+94
在0个频道中
Get PRO
十月 '24
+336
在0个频道中
Get PRO
九月 '24
+81
在0个频道中
Get PRO
八月 '24
+192
在1个频道中
Get PRO
七月 '24
+181
在1个频道中
Get PRO
六月 '24
+80
在1个频道中
Get PRO
五月 '24
+112
在1个频道中
Get PRO
四月 '24
+53
在1个频道中
Get PRO
三月 '24
+77
在1个频道中
Get PRO
二月 '24
+188
在1个频道中
Get PRO
一月 '24
+475
在1个频道中
Get PRO
十二月 '230
在0个频道中
Get PRO
十一月 '230
在0个频道中
Get PRO
十月 '230
在0个频道中
Get PRO
九月 '230
在0个频道中
Get PRO
八月 '230
在0个频道中
Get PRO
七月 '230
在0个频道中
Get PRO
六月 '230
在0个频道中
Get PRO
五月 '230
在0个频道中
Get PRO
四月 '230
在0个频道中
Get PRO
三月 '23
+10
在0个频道中
Get PRO
二月 '23
+990
在0个频道中
日期
订阅者增长
提及
频道
21 十二月0
20 十二月0
19 十二月0
18 十二月0
17 十二月+1
16 十二月0
15 十二月0
14 十二月0
13 十二月0
12 十二月0
11 十二月0
10 十二月0
09 十二月+2
08 十二月+3
07 十二月+2
06 十二月0
05 十二月+2
04 十二月0
03 十二月0
02 十二月+5
01 十二月0
频道帖子
record.ogg12.32 MB

2
record.ogg
1 308
3
record.ogg
1 594
4
record.ogg
719
5
record.ogg
721
6
record.ogg
725
7
record.ogg
732
8
record.ogg
732
9
record.ogg
904
10
Muxaadaro :IN LAGU SABRO DHIBKA
922
11
record.ogg
513
12
Soo_koobida D2aad ee kitaabka مدارج السالكين Qaybta 2aad🌸 Tiirka 2aad oo Muxaasabada kamida; 1. Waa inaad Kala Saartaa Xaqqa laguugu Leeyahay , adeecidda Allaahna aad  Joogtaysaa Adoonka inuu Raali ka Noqdo daacadiisa waxay daliil u tahay inuu naftiisa malo wanaagsan ka malaynaayo xaqqii cibaadadana inuu Jahli ka yahay cilmina uusan u leeheen Hadaad Naftaada jahli ka Noqoto waxaa Ka Dhalanayo inaad is cajabiso(isku bogto, is leedahay yaa kaa fiican) iyo kibir iyo aafooyin kale oo denbiyada waawyen ah oo kuwa muuqda ah . Daacada oo Raali lagu Noqdo waxay Kamid tahay doqonimada nafta . Dadka aragtida u saaxiibkaa iyo go'aanadda waxaa Lagu yaqaanaa inay aad u istiqfaarsadaan sababtoo ah mar walba waxay yaqiinsanyihiin inay cibadada alle ka gaabiyeen iyo cibaadada sidii la rabay inaysan ula imaan . Dadkii ilaahay yaqaneen  qaar kamida ayaa Dhahay; {{ markaa Naftaada aad Raali ka Noqoto iyo Camalkaaga waxaad Ogataa inuusan ilaahay Raali kaa Noqonaynin }} qofka markuu naftiisa ogaado ayuu aqoonsanya inay naftiisa shar oo dhan hoy u tahay camalkiisa aafo walba iyo nusqaan walba inay soo Geli karto .. sidee camalkaaga inuu ilaahay Raali geliyay u aaminaysaa?!! qofkii cibaadada ilaahay  uu ka Rabo xaqiijiyo, acmaashiisa wuxuu u arkaa inuu is tus tus u samaynaayo,, hadaladiisa oo dhan inay sheegasho oo keliya ka tahay  iyo been abuurad , mar walba oo qalbigaaga uu ku weynaado wixii lagaa Rabo waxaa yaraanayo naftaada inay kula fiicnaato Xitaa Haddaa samayso dadka oo dhan camaladooda  iyo jinka waa inaad mar walba ka cabsataa cirib_danbeedka sababtoo ah ilaahay karamkiisa iyo deeqsinimadiisa ayuu wax ku aqbalaa kagana abaal marinayaa. Macsi walba oo walalkaa ku ceebayso way kuu imaanaysaa waxaa dhab ah inaa adigana samayso , waxaa la dhahaa qofkii qof walalkiisa wax ku ceebeeyo ma dhinto ilaa inuu asigana Sameeyo!!  dadka markaa xaqirayso adigii ayaa isla fiican  naftaadana waa dahiraysaa  . Cibaadada inaad  iskula weynaato ay kula badnaato Allaah aad galladysto aad dhahdid( ilaahow dartaa wax u bixinaa, u tukanaa ,dartaa u yeelay iwm) inaad ilaahay galladaysto lama ogolo . Adigoo qiyaam leyl u tagaan oo  is cajabinaayo  inuu waaga kuu baryo waxaa ka fiican inuu waaga kuu baryo adigoo iska jiifa oo ka shalysan denbigaa gashay!! Qofka is cajabiya camalkiisa waa la Burburinayaa .. Dadka cibaadada ehelka u ah iyo kuwa macaasida ehelka u ah asraar ilaahay ma ahane cid kale ay ogayen ay leeyihiin ilaahay wuxuu tusiyaa keliya kuwa u saxiibka aha البصيره Towbadda🌺 Towbadda way ugu horaysaa , dhexdana way tahay wayna u danbysaa . Qofka ilaahay xaggisa u socdo towbadda ma ka faaruqdo ilaa uu ka dhinto  (وتوبوا الى الله جميعا ايها المومنين لعلكم تفلحون) ((Ilaahay u towbadkeena in ilaahay idin denbi dhaafo ayaa mudantihiine)) Addoomada waxaa Loo kala bixiyay 1. Mid Dulmi badan iyo 2. Mid towbadkeen badan 1.daalimka waa midka ceebta Naftiisa aanan ogayen nabigeena wa tuu dhahay (( Allaah u laabta Allah aniga waxaan u towbadkeenaa maalin walba 70mar in ka badan) Denbiga waa inaa saddex shay Ka Fiirisaa 1. Ilaalintii ilaahay denbiga kaa ilaalinayay in lagaa siibo inay khatar tahay 2. Farxaad ku farxayso denbiga aad gashay 3. Iyo inaad ku madax adaygto denbiga adigoo og in ilaahay ku arkayo Qofkii Allaah ilaaliyo ayaa ilaalsan ( ومن يعتصم بالله فقد هدي إلى صراط مستقيم) Ilaalinta ilaahay haday Kaamil kuu noqon leheed maba lagu hoojiyeen Qofka mu'minkaa Macsida marna macaan kama Dareemo murugada macsiyada ayaaba qalbigiisa saameynayso . Qalbigaaga haddii  murugada macsida ay  ka baxo iimaankaaga tuhun qalbigaaga Dhimashadiisana ku ooy,  qalbigaaga haduu nolaan lahaa macaasida ma Dabaalateen .. [[Qof mayed ah  dhaawaca ma xanuujinaayo waxna kama dhibaayo]] Macsida oo lagu adkaysto waa macsi kale , in lagu Raali noqdana waa Calaamad Halaag Furaha towbaddana waa 3 1. Inaad shalayso 2 . Denbigana aad ka baxdo 3. Iyo inaa cudurdaarato wixii denbi hore usoo gashay inaad ka shalayso 🏵🏵🏵🏵🏵🏵🏵
937
13
sticker.webp
782
14
Soo koobida Dersiga 2aad ee Kitaabka مدارج السالكين 🌼Qaybta kowaad 🌸Booska  xisaabtanka 🌸 Xisaabtanka waa xaqiiqda Towbadda waxyna iimaanaysaa markaad towbada saxiixiso , towbadana waxay ku jirtaa labo Muxaasabo Dhexdood 🍂mid waxay ku jirtaa intaadan Camalka samayen ka hor ayaa is xisaabinaysaa waana waajib , Midna way Ka Danbaysaa .. Waxaana Ku Tusinayo la xisaabtanka Nafta Hadalka ilaahay ee uu dhahay يا أيها الذين آمنوا اتقوا الله ولتنظر نفس ما قدمت لغد -}} ((Intii Allaah rumaysayeey ilaahay ka cabsada nafina ha fiiriso waxay Maalin qiyaame u Hormarsatay)) Markaa aayadaa sifican u Firfirsto waxay kuu keenaysaa inaad si dhab ah qiyaamaha isugu diyaarisid. Cumar binu khadaab wuxuu dhihi jiray: [[ Naftiina xisaabiya intaan la idin xisaaabin , miisaama intaan la miisaamin.]] Is xisaabinta saddex tiir ayay leedahay: 1️⃣. Waa inaa isku fiirisaa Nimcadda uu Rabbi kuu Galay iyo Denbiga aad Galaysid waxaad ogaanaysaa ilahay cafintiisa iyo Raxmadiisa inaad Ku joogtid hadii kale waad Halaagsami leheed. Naftaada xaqiiqdeeda sifaadkeeda waa inaad barato sidoo kale weynida ilaahayna waa inaad Barato iyo inuu Allaah Kamaal iyo Fadli uu leeyahay ,, nimco walboo aaad haysatid Alle Xaggiisa inay Ka ahaatay Argoosi kastana inay tahay cadaalada ilaahay . 🍂Qiyaastaas hadadan la imaan naftada iyo Allaaha naftaada abuurayna jaahil ayaad ka tahay .. Qiyaastaas markaad la imaaato waxaa kusoo Baxaayo Naftaada Shar oo dhan meesha ay kasoo baxdo inay tahay nusqaan walbana inay asaas u tahay ..sifaadeeda inay  tahay Mid dulmi badan oo jaahil ah (( إِنَه كَانَ ظَلُومًا جَهُولًا ) 2️⃣ waxaad isku qiyaasinaysaa xasanaadka iyo Sa'yiaadka yaa badan yaa rajaax eh sifo ahan qadar ahan? Sidoo kale waxaa isku qiyaasinaysaa wixii kaa dhacay aad samaysay Is xisaabtankaa waxay ku xirantahay Nuur xikmad in lagu siiyo ; waa nuur ilaahay ku tuuro dadka rususha raacan نور الحكمة :waxaa Laga wadaa  cilmi xaqqa iyo baadillka aad ku kala saarto , wixii ku dhibaayo iyo wixii ku anfacaayo ku kala Saartid , wixii khayer ah wixii shar ah ku kala Saartid sidoo kale waxaa ku arkaysaa acmaasha kee la aqbalayaa keesa la soo celinayaa . سُوءُ الظَّنِّ بالنَّفس: naftaada hadaad malo wanaagsan u malayso waxay kuu diidaysaa inaad naftaada Baarto xumanteedana aad soo saarto ,, wixii wanaagsanaa ayaad wax xun u arkaysaa , Naftaada mar walboo aad wax wanaagaan ka malaysto ceeb walba way kaa qarsoomaysaa .. waxaa la dhahaa nafta malo xun uma qaado ilaa qof yaqaano ma ahee  .. تميز نعمة من الفتنة : inaad kala sooci karto ilaahay waxaan uu ku siiyay ma Nicmaa mise waa Fitno . Saddexdaan haday ku Dhamaystirmaan ; Markaas ayaad ogaanaysaa wax walboo Allaah uu kugu Nimcaynayo ma ilaahay ayay kuu dhawaynayaan hadayba ilaahay kuu Dhawaynayaan nimco xaqiiqa ayaay kuu Noqonaysaa wixii ilaahay kaa fogaynaynaa waa imtixaan Qaab Nimcad kugu timaaday 3️⃣inaad Kala Soocdo Galladda iyo Xujadda ; adoonka wuxuu ku suganyahay Gallad ilaahay xaggisa ka timaaday iyo Xujo .. Diinta Gallada iyo iyo Xujadaba way Soo Hoos galayaan (( لقد من الله على المومنين اذ بعث فيهم رسولا من انفسهم )) Cilmi walba aad ku Dhaqmaysid oo Allah uu Raali Ka Yahay Waa Gallad ilaahay uu ku siiyay , Hadiisa aad ku Dhaqmi weydid xujo ayuu kuu Noqonayaa kugu oogmato .. Awood walba oo qarsoon ama muuqata oo ilaahay wuxuu ku amray ku fulin kartid wuxuu kaa reebayna aad kaga hari kartid waa Gallad ilaahay .. Waqtiyada firaaqa aad tahay aadna kaga faidaysanaysid wuxuu ilaahay Rabo waa Gallad ilaahay xaggisa ka ahaatay Haddii kale Xujo ayuu kugu Noqon kugu Doodo.!! Basiiro walba iyo waano walba oo Cibro la xiriirto iyo caqli inuu Kaaga siyaado aaadna ku cibro qaadato gallad ayay kuu noqon haddii kale xujo ayay kugu noqonaysaa .. Qofka waxaa lagaa rabaa halkaan inuu aad u fiiriyo aad ayuu khatar u yahay meelaha gallada iyo xujadda inuu qofku kala saaro ayaa laga rabaa ..
1 222
15
🌟🌟🌟
987
16
🌸DARSIGA 2AAD
961
17
🌟🌟🌟
953
18
صفة صلاة النبى صلى الله عليه وسلم 🌸DARSIGA 3AAD
1 052
19
Soo koobida dersiga 3aad  ee kitaabka فقه اسماء الحسنى 🌸Fadliga uu leeyahay in La Barto Magacyada ilaahay iyo Sifaadkiisa qaybta2️⃣aad Ilaahay oo La Barto Labo Nooc ayay u Kala Baxdaa 1️⃣ waa Barasho; kugu waajibinayso inaad ilaahay Jeclaato oo ka xishooto aadna U Hiloowdo Kana Cabsato Xaggiisa aad u Cararto ,Xuskiisa aad Badinaysid ,, khayer walba meeshuu ka soo Baxayay ayadaa masdar u ah.. Axkaamta oo Dhan waxay Ku Taagantahay sifaadka ilaahay iyo Magacyadiisa in La Sheego ,Salaada Ma Xirmayso ilaa magacyada ilaahay iyo Sifaadkiisa in La Sheego . Magacyada ilaahay iyo Sifaadkiisa in La Barto Liibaan oo Dhan ayadaa Asaas u Ah iridda Khayer Walba aad Ka Gelaysidna Waa barashada magacyada ilaahay iyo Sifaadkiisa. Hadaad Rabto ilaahay Magacyadiisa iyo Sifaadkiisa inuu Kuu Furo Waa inaad adigu isbedelka La imaataa oo Raadisaa. Qur'aanka Markaad akhrinaysana Waa inaad u Firfirsataa. qaabka Wanaagsan ee Qur'aaanka loo akhriyo Hadaad Barato cajaaib ayaad arkaysaa ,Qur'aanka inta ku jirto oo afcaasha ilaahay ah Sifaadkiisa iyo magacyada ilaahay Mar Walboo Ku Tadaburtid waa arkaysaa Cajaaibtiisa. 🌸aayad walboo aan akhrinayno inaa Dabaqno ayaa nala ka rabaa oo is weydiino maxaa Magacaan halkaan loo Keenay.. 🌼Qur'aanka Macnihiisa Markaad Barato ayaad Tadaburkiisa Heli Kartaa. Qur'aankaa markaa Si Dhab ah ula Noolaano waxaan ku Noolaanaynaa Nolol tan ugu Wanaagsan iyo  liiban tan ugu Dhammaystiran .. Qur'aanka ilaahay Hadaad Barato magacyadiisa iyo Sifaadkiisana aad Barato waxaad Dhihi Lahayed ilaahay waa Xikmad Badane xikamdiisa ayuu sidaan  igu qadaray isagaa Dantayda iga Yaqaan.. 🌻Qofka Markuu ilaahay Barto nolol wanaagsan oo dhibaato lahayen Raalina Allaah uu ka yahay ayuu ku Noolanayaa. Markuu ilaahay mu'miniinta sifaynayay Dagaalkii Khandaq;  {{ Markay arkeen mu'miininta isbahaysatadda waxay dheheen: Tan waa waxay Alle iyo Rasuulka noo Balan qaadeen (in nala imtixaanayo ) Alle iyo Rasuulna way Run Sheegeen ,Dagaalkii iyo wixii dhacaayay uma siyaadin ilaa imaan iyo is dhiibid ma ahee}}
1 459
20
sticker.webp
1 204