Cish mud'main.❤️
前往频道在 Telegram
Waxaan ku wadaagi doona wax badan o dhisa ruuxdeena,imaankeena kuna libaani doono insha,Allah aduunkeena iyo akharideenba Waxaan rabnaa inaa aduunka xasilooni ku noolaano,akhirana janno ilaahay idamkii.❤️
显示更多869
订阅者
无数据24 小时
-57 天
-430 天
数据加载中...
吸引订阅者
七月 '25
七月 '250
在0个频道中
六月 '25
+16
在0个频道中
Get PRO
五月 '25
+26
在0个频道中
Get PRO
四月 '25
+24
在0个频道中
Get PRO
三月 '25
+32
在0个频道中
Get PRO
二月 '25
+34
在0个频道中
Get PRO
一月 '25
+104
在0个频道中
Get PRO
十二月 '24
+95
在0个频道中
Get PRO
十一月 '24
+141
在0个频道中
Get PRO
十月 '24
+54
在0个频道中
Get PRO
九月 '24
+213
在0个频道中
Get PRO
八月 '24
+38
在0个频道中
Get PRO
七月 '24
+10
在0个频道中
Get PRO
六月 '24
+14
在0个频道中
Get PRO
五月 '24
+76
在0个频道中
Get PRO
四月 '240
在0个频道中
Get PRO
三月 '24
+174
在0个频道中
| 日期 | 订阅者增长 | 提及 | 频道 | |
| 03 七月 | 0 | |||
| 02 七月 | 0 | |||
| 01 七月 | 0 |
频道帖子
اللهُ أكبر كبيراً والحمد لله كثيراًوسبحان الله بكرةًوأصيلاً
Allaahu akbar kabiiraa wal xamdulilaahi kathiiraa wa subxaanallaahi bukratan wa asiilaa
Hal mar oo alle aad u takbiirsato ee aad dhahdo allaahu akbar waxa ay ka kheyr badan tahy maalmaha kale oo dhan ee sanadka ku jiro takbiirta aad takbiirsaty sidoo kale Qu'raanka aad aqriso maalmahan iyo salaadaha sunnada aad tukato iyo sadaqada aad baxsato iyo camalkasto oo wangsn haba yaraadee aad sameeso waxa ay ka kheyr badanyihiin kana ajar badanyihiin maalmaha kale oo dhan ee sanadka dhex ahaaday camalada aad sameesay
Aaan badino camalada wangsn oo dhan gaar ahaaan xuska alle
| 2 | 🤎 | 0 |
| 3 | 🤎 | 0 |
| 4 | مشهد عظيم😰 | 0 |
| 5 | Waxa ay ahaaayeen kuwa kukala taga oohin iyo murugo marka ay kulmeeen muddo dheeer kadib jawiga wuxuu noqday in midkastaa midka kale uu kacararo uuna yiraaahdo ilaahow nafsaddeyda nafsaddeyda
maalin arinkeeedu weynyhy shiddadeeduna darantahy 😢
اللهم الأمان | 0 |
| 6 | 🎶🖤 | 0 |
| 7 | 🎶💜 | 0 |
| 8 | 🎶💚 | 0 |
| 9 | Aaan ku dadaaalno acmaashaan oo idil iyo kabadanbo si haddii uu alle nagaarsiiyo ciidda si farxad ay kudheehantahy dadaalkeenana aan ku faraxsannahay aan u ciidno labo farxadna meesha ay nisku keen darsanto
Ilaahy SWT waxaa weydiisanaynaa sida uu nabad noogu dhaliyay in uu nabad noogu dhameeeeyo uuna naga yeelo kuwa ugu faaaideesta sida ugu wanaagsan ee loogu faaideesto awood malihin haduu asaga na kaalmeeninee | 0 |
| 10 | ●Ducada badi kaliya ma aha ducada in aad alle waxa aad rabto weydiisanayso ee inta aad alle baryeeso wanaag sameyn baad ku jirtaa waaana dhuuxa cibaadada ducadu adoonka ilxaaaxa badanna alle wuu jecelyhy markasto ducada ku celceliyo
●Ka fogoow danbiyada macaasida maaalmahaan dadku waxa ay u dhax xirteen camal kastoo wanaag lagu sheego sameentooda adigana dambi maaba sii hamminee?kallaa xitta iskaba dhaaf shay danbi ehee wax aanan wax kaasoo galeynin aduun iyo aakhiro intaba iskuday in aad galiso waqtigaaas shay daaaco ah
●Kusoo gunaanad maalinkaaga in aadan iska iloobin witir haddii ay aad kugu culustahy soo kicitaanka habeenka haddii kalana aad soo kacayso dib dhigo oo salaatu_Laylka raacsii adkaarta hurdadana kuseexo
●Habeenki hal sac kahor salaadda subax allah kadhigee soo tooos salaatu_Laylkaada iska tuko waqtiga suxuurta istiqfaarso | 0 |
| 11 | ●Salaatu_duxa ee barqada latukado tuko ayadoo awalba salaaddan ay amaanneed hadana uguma sii jirto maalmahaan biloow hadii aadan tukanjirin oo inta cumrigaaga kaharsan laaazim dhamaan sunnooyinkana in aad laimaado isku day in aad wanaaagga aadan kala reeeban oo ka qaniimaysato maalmahaan
●Duhurka casarka waqtiyadooda ku dhowr iskuna day sida ugu dhameestiran inaad ula imaado si guuud u ilaaali salaadaha dhamn waqtiyadooda
●Xuska alle ku badi maalinkaaga waxyaalaha aaadka uwanaagsan maalmahaan in lsameeyo ayey kamid tahy
●Adkaaru masaa aqriso casarka hadana waqti siii xuskii gaarka ahaa ee fadliga badnaaa in aad kucelceliso xittaa waxaa wanaagsan goobaha madarasooyinka in si jamaaci ah loowada aqriyo | 0 |
| 12 | ●Takbiirso taxmiidso waxaa sunno ah maalmahaan in labadiyo xuska alle gaar ahaan takbiirta qaabkeedu uu yahy allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar laa ilaaha illallaahu allaaahu akbar allaahu akbar walillaahil xamd ugu yaraan subaxdaada 10daqiiiqo kamidah sii adoo ku celcelinaayo
●Qur'aan dhageeso walaw 5daqiiqo Allah kadhigee dhageesiga Qur'aanka ajar ayaa lagahelaa maogtahy?
Waxaan anigana insha allh idin sameendoona subax kasto 1 ama 2daqiiqo quraan soconaayo in aan idin soo dhigo si ajarka aan uwada helno
Shicaarkeenna wa in aaan ku ciriirino waqtigeenna wanaaagyo maaadama uu alle wanaaga maalmahaan lasameeyo uu ka jeclyhy bilaha kale dhan wanaagyada lasameeyo
● Wardigaaga qur'aanka aqriso haddii aad dhameenkarto halmar ku dhameeey 10kan maalin aysan ahynna wuxuu ilaahy kuu furo oo aaad awooddo aqriska qur'aanka waqtigaaga gali insha allh
●Sadaqayso wax yarba ha ahaade kun shilin maalinki hadaa helikartid dhiibo | 0 |
| 13 | ●Haddii ay awooddaada tahy maalmahan in aad soonto soon oo alle dartii u af xiro kana faaideeso awooddaas hadii uu alle kusiiiye si caaam ah camalada wanaagsan uu kamid yahy wax gaar ah oo waajibinaayo ama sunno gaar ah kadhigaayo majiro marka lagareebo maalinta 9aad lkn waa wanaag aad badsatay
●Salaadda fajar waqtigeeda ku tuko adigoo si khushuuc leh utukanaayo xittaa hadii aad tahy dadka maskaxdooda ee iska baxdo salaadda dhexdeeda iska keenkeen khushuuc oo is celi marksto quraanka adkaaraadka is maqashii oo ayaga is raacraaci
●Adkaarta subixi <أذكار الصباح> aqriso si xooggan isugu day in fadhiga salaadda subax adoo kakicin aad ku aqriso adkaarta kaliya ilaalin looma aqristee ajar badan baa kujira iyo dikri farabadan ee aad uwanaagsan ogowna maalmo camal wanaagsan laqabto maalmaha uu alle ugu jeclyhy ayaad kujirtaa | 0 |
| 14 | 没有文字... | 0 |
| 15 | Qalbigaaga ma udiyaargarooway ka qaniimaysiga 10ka dil_xijjah
Waa qaniiimo aad uballaaran hadii uu alle ku gaarsiiyo cumrigaagana kuu dheereeyo si aad miizaanka wanaagaaga camalo kala duduban ugashato
Ilaahay tusi hadii uu kugaarsiiyo ka run sheegga jacaylka aad uqabto 10ka dil_xijjah
Rabbi wuxu yiri SWT asagoo ka waramaya munaafiqiinta jihaadka aanan aadin ee kadhigaye in ay rabeen ka qeybgalka dagaalka balse cudurdaar aanan jirin sameestay {Hadii ay rabilahaayen bixid dagaaal wey u diyaargaroowi lahaayeen diyargarow}
Aan u diyaargarowno diyaar garow hadii aan jecelnahay dhabna ay naga tahy inaan kafaaideesano maalmahaasi | 0 |
| 16 | Qofkii ahaa mid sameeeya waxyaalaha wanaaagsan kuna dadaaala hasii kordhiyo oo hasii xoojiyo qofki lahaa ama sameenjiray macaaasi hajoojiyo oo haiska dhaafo
Waxaa soo dhawaatay maalmihii aduunka ugu kheyrka badna | 0 |
| 17 | الأيّام القادمة والله إنها فرصة عظيمة🧏♀️
Waxaa soo dhawaatay maalmihii dunida ugu kheyrka badnaa Rabbi ha inaga dhigo kuwii nabad ku gaara kana faaideesta alle aan ulaabano istiqfaartana aan badino danbiyadii waxkasto oo wanaaagsan naga cusleeenlahaa si aaan isaga nadiiifino waxaana inoo fududaandoonta markaasi insha allh inaan kafaaideesano maalmahaas | 0 |
| 18 | بشرى🎉
انطلاق التّسجيل في *الدفعة الخامسة* للدورة الفقهية للدكتور خضر*
📎 للتّسجيل:
https://forms.gle/SBn6pevd8UzVH5JC9
القناة المخصَّصة للدفعة الخامسة:
https://t.me/+00CcYFqrlus2ZmZk
https://www.facebook.com/share/1BpCYMdxef/?mibextid=wwXIfr
T.me/ishraqcenter | 0 |
| 19 | 没有文字... | 0 |
| 20 | Sidaas darteed bishan aan danbiga aad isaga ilaaalino sbbtana wa in danbigaasi uu cuslaanayo dhanka kale waxkasto oo wanaag iyo kheyr ahna aan udagdagno anagoo ka qaniimeysanayno badinta ajarka laga badinaaayo bishan bilaha kale
اللهمّ أعنّا على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك | 0 |
