ch
Feedback
FaysalB

FaysalB

前往频道在 Telegram

Crypto , FX. Stocks

显示更多
未指定国家职业6 215
5 397
订阅者
-524 小时
-227
-8030
帖子存档
FaysalB
5 397
BTC 82k
BTC 82k

FaysalB
5 397
Laba wallet oo cusub oo la sameeyay ayaa la Baxay ETHERUIM la Qiima ah $94.6 Milyan oo dollarka Maraykanka ah . Waxaa lacagta
+2
Laba wallet oo cusub oo la sameeyay ayaa la Baxay ETHERUIM la Qiima ah $94.6 Milyan oo dollarka Maraykanka ah . Waxaa lacagta laga saaray waa Kraken . Waxa looga shakisan-yahay in uu yahay Tom lee .

FaysalB
5 397
BTCUSD
BTCUSD

FaysalB
5 397
Lacag ka badan $6.83 Bilyan oo dollarka Maraykanka ah ayey khsaari doonaan Dadka Buy-da ugu jira suuqa Crypto lkn waa Hadii B
Lacag ka badan $6.83 Bilyan oo dollarka Maraykanka ah ayey khsaari doonaan Dadka Buy-da ugu jira suuqa Crypto lkn waa Hadii Bitcoin ay $5,000 oo kaliya hoos uga dhacdo Price -ka ay iminka ay joogto. Maku jirtaa Team-kaas ?

FaysalB
5 397
Bitcoin hoos u socotaa
Bitcoin hoos u socotaa

FaysalB
5 397
$100,000 oo lagu maalgashaday Etherium 5 sano ah ka hor maanta waxa ay la Qiima tahay $85,000 $100,000 oo lagu maalgashaday N
+1
$100,000 oo lagu maalgashaday Etherium 5 sano ah ka hor maanta waxa ay la Qiima tahay $85,000 $100,000 oo lagu maalgashaday Nvidia 5 sano ah ka hor maanta waxa ay la Qiima tahay $1,400,000. Mararka qaar Eth waxaa loogu yeeri karaa Magaca stable coin.

FaysalB
5 397
Tom lee waxa uu iibsaday Etherium u dhiganta $232M Total waxa uu haystaa 5 milyan xabo oo Etherium ah . Ninka I love you Eth
Tom lee waxa uu iibsaday Etherium u dhiganta $232M Total waxa uu haystaa 5 milyan xabo oo Etherium ah . Ninka I love you Eth caadi ah waaye.

FaysalB
5 397
Dad badan oo sell ugu jira marka hore waa in SL-ka looga dhaco , ka dib ayey soo daadashada bilaaban doontaa
Dad badan oo sell ugu jira marka hore waa in SL-ka looga dhaco , ka dib ayey soo daadashada bilaaban doontaa

FaysalB
5 397
BTCUSD
BTCUSD

FaysalB
5 397
Nin Jeeb-WEYNE ah ayaa akoonkiisa Binance so dhigtay 300 xabo oo BTC ah Lana Qiima ah 23.4 Milyan oo dollarka Maraykanka ah .
+3
Nin Jeeb-WEYNE ah ayaa akoonkiisa Binance so dhigtay 300 xabo oo BTC ah Lana Qiima ah 23.4 Milyan oo dollarka Maraykanka ah . Waa dhaq-Dhaqaaqi u horeeyay muddo 2 sano ah . Hadda ninkan wuxuu dhex fadhiyaa faa’ido $17 milyan ah . 3 Sano ka hor 300 BTC waxa ay ahayd $5.7 milyan .

FaysalB
5 397
Lacag ka badan 2.25 Bilyan ayey khasaari doonaan Dadka Crypto sell ka ugu jira Hadii Bitcoin ay gaarto 80,000 Maxey kula taha
Lacag ka badan 2.25 Bilyan ayey khasaari doonaan Dadka Crypto sell ka ugu jira Hadii Bitcoin ay gaarto 80,000 Maxey kula tahay adi ?

FaysalB
5 397
Sidan ayaa Bitcoin loogu kala jiraa Team Buy : lacag dhan $12,000,000,000 ayaa Buy ah . Team Sell : $3,600,000,000 Xaaladda s
Sidan ayaa Bitcoin loogu kala jiraa Team Buy : lacag dhan $12,000,000,000 ayaa Buy ah . Team Sell : $3,600,000,000 Xaaladda sida caadiga ah Team Buy bey u egtahay in dhulka laga taagi doono. Adi team kee la jirtaa ? Falaqayntaada Nala wadaag .

FaysalB
5 397
Qof baa bixiyay 25,000 si uu iibsado 1.89 milyan oo ah coin ka spike . Meesha ay la gaarto aan aragno bal .
Qof baa bixiyay 25,000 si uu iibsado 1.89 milyan oo ah coin ka spike . Meesha ay la gaarto aan aragno bal .

FaysalB
5 397
ETHERIUM Foundation ayaaa unstaking ku samaysay Eth la Qiima ah 48.9 milyan oo dollarka Maraykanka ah . Malaga yaaba in ay se
ETHERIUM Foundation ayaaa unstaking ku samaysay Eth la Qiima ah 48.9 milyan oo dollarka Maraykanka ah . Malaga yaaba in ay selll gareeyaan ?

FaysalB
5 397
BTC 78k
BTC 78k

FaysalB
5 397
Muddo 7 bilood ah nin halkan ah oo wallet kiisu ka bilaabanayo 0xE595 ayaa coin AAVE ku maalgashaday lacag dhan $1.65 milyan
Muddo 7 bilood ah nin halkan ah oo wallet kiisu ka bilaabanayo 0xE595 ayaa coin AAVE ku maalgashaday lacag dhan $1.65 milyan oo dollarka Maraykanka ah . Coins ka Guud ee AAVE uu ka haystay waa 12,223 xabo . Maanta ayuu si Rasmi ah u sell gareeyay Coins kii oo dhan , waxaana uu qaatay khasaare lacag ahaan dhan $514K. Waa Loss culus runtii .

FaysalB
5 397
Tom lee kama daalo miyaa in uu iibsado Etherium. Maanta waxa uu iibsaday 100,000 xabo oo Eth ah Lana Qiima ah $233.7 milyan o
Tom lee kama daalo miyaa in uu iibsado Etherium. Maanta waxa uu iibsaday 100,000 xabo oo Eth ah Lana Qiima ah $233.7 milyan oo dollarka Maraykanka ah .

FaysalB
5 397
Wallet mar dhaw la sameeyay oo tirsigeedu ka bilaabanayo 0xf860 ayaa Binance kala baxay 18,000 xabo oo ETHERIUM ah lana qiima
Wallet mar dhaw la sameeyay oo tirsigeedu ka bilaabanayo 0xf860 ayaa Binance kala baxay 18,000 xabo oo ETHERIUM ah lana qiima ah $43.22 milyan. Lacagtii hadana wuxuu ku sii dirsaday akoon BITGO ah .

FaysalB
5 397
BTC $79k .
BTC $79k .

FaysalB
5 397
Tom Lee shirkadiisa ee Bitmine ayaa staking ku samaysay 61,232 xabo oo Etherium ah lana Qiima ah 142 milyan oo dollarka Maray
Tom Lee shirkadiisa ee Bitmine ayaa staking ku samaysay 61,232 xabo oo Etherium ah lana Qiima ah 142 milyan oo dollarka Maraykanka ah . Guud ahaan waxa ay staking ku sameeyeen ilaa iyo hadda 3,395,869 xabo oo ETH ah lana Qiima ah $7.88 Bilyan oo dollarka Maraykanka ah .