FaysalB
الذهاب إلى القناة على Telegram
5 397
المشتركون
-524 ساعات
-227 أيام
-8030 أيام
أرشيف المشاركات
5 397
+2
Laba wallet oo cusub oo la sameeyay ayaa la Baxay ETHERUIM la Qiima ah $94.6 Milyan oo dollarka Maraykanka ah . Waxaa lacagta laga saaray waa Kraken .
Waxa looga shakisan-yahay in uu yahay Tom lee .
5 397
Lacag ka badan $6.83 Bilyan oo dollarka Maraykanka ah ayey khsaari doonaan Dadka Buy-da ugu jira suuqa Crypto lkn waa Hadii Bitcoin ay $5,000 oo kaliya hoos uga dhacdo Price -ka ay iminka ay joogto.
Maku jirtaa Team-kaas ?
5 397
+1
$100,000 oo lagu maalgashaday Etherium 5 sano ah ka hor maanta waxa ay la Qiima tahay $85,000
$100,000 oo lagu maalgashaday Nvidia 5 sano ah ka hor maanta waxa ay la Qiima tahay $1,400,000.
Mararka qaar Eth waxaa loogu yeeri karaa Magaca stable coin.
5 397
Tom lee waxa uu iibsaday Etherium u dhiganta $232M
Total waxa uu haystaa 5 milyan xabo oo Etherium ah .
Ninka I love you Eth caadi ah waaye.
5 397
Dad badan oo sell ugu jira marka hore waa in SL-ka looga dhaco , ka dib ayey soo daadashada bilaaban doontaa
5 397
+3
Nin Jeeb-WEYNE ah ayaa akoonkiisa Binance so dhigtay 300 xabo oo BTC ah Lana Qiima ah 23.4 Milyan oo dollarka Maraykanka ah .
Waa dhaq-Dhaqaaqi u horeeyay muddo 2 sano ah . Hadda ninkan wuxuu dhex fadhiyaa faa’ido $17 milyan ah . 3 Sano ka hor 300 BTC waxa ay ahayd $5.7 milyan .
5 397
Lacag ka badan 2.25 Bilyan ayey khasaari doonaan Dadka Crypto sell ka ugu jira Hadii Bitcoin ay gaarto 80,000
Maxey kula tahay adi ?
5 397
Sidan ayaa Bitcoin loogu kala jiraa
Team Buy : lacag dhan $12,000,000,000 ayaa Buy ah .
Team Sell : $3,600,000,000
Xaaladda sida caadiga ah Team Buy bey u egtahay in dhulka laga taagi doono.
Adi team kee la jirtaa ? Falaqayntaada Nala wadaag .
5 397
Qof baa bixiyay 25,000 si uu iibsado 1.89 milyan oo ah coin ka spike .
Meesha ay la gaarto aan aragno bal .
5 397
ETHERIUM Foundation ayaaa unstaking ku samaysay Eth la Qiima ah 48.9 milyan oo dollarka Maraykanka ah .
Malaga yaaba in ay selll gareeyaan ?
5 397
Muddo 7 bilood ah nin halkan ah oo wallet kiisu ka bilaabanayo 0xE595 ayaa coin AAVE ku maalgashaday lacag dhan $1.65 milyan oo dollarka Maraykanka ah . Coins ka Guud ee AAVE uu ka haystay waa 12,223 xabo .
Maanta ayuu si Rasmi ah u sell gareeyay Coins kii oo dhan , waxaana uu qaatay khasaare lacag ahaan dhan $514K.
Waa Loss culus runtii .
5 397
Tom lee kama daalo miyaa in uu iibsado Etherium.
Maanta waxa uu iibsaday 100,000 xabo oo Eth ah Lana Qiima ah $233.7 milyan oo dollarka Maraykanka ah .
5 397
Wallet mar dhaw la sameeyay oo tirsigeedu ka bilaabanayo 0xf860 ayaa Binance kala baxay 18,000 xabo oo ETHERIUM ah lana qiima ah $43.22 milyan.
Lacagtii hadana wuxuu ku sii dirsaday akoon BITGO ah .
5 397
Tom Lee shirkadiisa ee Bitmine ayaa staking ku samaysay 61,232 xabo oo Etherium ah lana Qiima ah 142 milyan oo dollarka Maraykanka ah .
Guud ahaan waxa ay staking ku sameeyeen ilaa iyo hadda 3,395,869 xabo oo ETH ah lana Qiima ah $7.88 Bilyan oo dollarka Maraykanka ah .
