ch
Feedback
MOON-COLLEGE FOR ENGLISH

MOON-COLLEGE FOR ENGLISH

前往频道在 Telegram

Wisdom: 1.Success is about those who seek it (saying) 2.Quitters never win winners never quit(proverb)

显示更多
1 796
订阅者
-124 小时
-77
-3730
帖子存档
Fadlan nagaga soobiir si'aad nooga mid noqotid whatsApp-ka group kan:✍✍ https://chat.whatsapp.com/HPA3hQbenNgLe0asszHfPH?mode
Fadlan nagaga soobiir si'aad nooga mid noqotid whatsApp-ka group kan:✍✍ https://chat.whatsapp.com/HPA3hQbenNgLe0asszHfPH?mode=gi_t

Hadaad rabto inaad bilawdo Englishta bishan April waxa socota isdiwaangelintii.. nagaga soobiir: https://chat.whatsapp.com/HPA3hQbenNgLe0asszHfPH?mode=gi_t

Saamanynta dagaalka Bariga dhexe; Qiimaynta Saamaynta uu Dagaalka Bariga Dhexe ku yeelan karo Geeska Africa Gaar ahaan Somalida. Marka la eego dagaalka ka holcaya Bariga dhexe oo galay maalintii 3 aad waxa uu saamayn aad uwayn ku yeeshay dunida oodhan. Qiimaha shidaaka ayaa sare u kacay maanta oo Isniin ah suuqyada dunida taas oo meelo badan oo caalamka ah laga dareemay. Tusaale 9% ayuu sare u kacay qiimaha shidaalka dunida, halka uu 22% uu sare u kacay meelo badan oo Europe ah gaar ahaan gas ta sida ay shegtay (CNN). Sidoo kale (Reuters, AP news, iyo Business Insider), ayaa sheegay in shidaalka dunida ay foostadi ku sii socoto 100$, iyada oo dhaafi karta waqti dhow (Brent crude, WTI Crude). Sidoo kale waxa la saadaalinayaa in uu hoos u dhaco dhaqaalaha dunida. Waxa gabaabsi noqon doona; Cuntada, agabka dhismayaasha, dharka. Waxa sida oo kale lahakiyey diyaaradaha mara Bariga dhexe badiba. Madaama oo dagaal ka socod marin muhiim ka ah ee Hormuz oo uu maro inta lagu qiyaasho 12-15% dhaqaalaha dunida ayaa sababaya masuubo. Sidoo kale bar tilmaameedsiga maraakiiba ka gud-baya biyaha caalamiga kuwaas oo target u noqonaya Iran iyo xulafadeeda ayaa iyana xaalada sii ad keeyey. Wadamo badan oo Africa ah ayaa laga dareemayaa korodhka shidaalka sida; South Africa, Gana iyo qaar kale oo badan sida ay shegeen (Business Inside Africa, Daily Investor.com, iyo Sunday world). Khuburadu waxa ay saadaalinayaan in Xaaladu kadari karto hadi aan daagaalku joogsan maalmaha ama saacadaha soosocda. Geeska Africa ama dhamaan qaarada Africa ayaa intabadan ku tiirsan waxa ay kala soodegaan wadamada kale ee kabaxsan qaarada. Geeska Africa waxa uu ku tiirsan yahay soo dhoofsiga ama waxa ay wadamada kale ka keen sadaan oo badiba xaga bada u soo mara. Taasina waxay ka dhigtay qaarada mid nugul gaar ahaan Somalida oo sitoos ah ugu tiirsan waxa uga yimaada dunida kale. Waxay tani sababi kartaa Macaluul baahsan madaama uu aanay lahayn kayd cunto, sidoo Kalena aanay jirin wax ay beertaan oo ku filaan kara ama ay maalmo ku bad baadi karaan. Dagaalka markin Hormus yo qalaalaasaha ka aloosan ayaa hal beega mar qudha u warejiyey dhinaca kale iyada oo durba ladareemay. Hadaba maxaa suuq yada caalamka iyo kan Africa ba loogu hor dareemi donaa? 1. Shidaalka; madaama uu maantaba shidaalka duni kor ukacay 9% caalamka, 22% Europe.. maxaa laga filan karaa Geeska Africa? 2. Cuntada; Marka laga yimaado shidaalka waxa kor u kac wayni ku imanayaa cuntada, taas oo laga dareemi doona dunida gaar ahaan Geeska Africa, si gaar ah wadamada Somalida. 3. Sidoo kale badeecada ha kale ee caalamka kale kayimaada ayaa iyana kor u kacu saamayn donaa sida; electronics, dharka, agabka dhis-maha IWM. Markal laga yimaado in wadamo badan oo dhaqaale ahaan iyo xadaarad ahaan ba koray ay ku waayo arkeen dhibta noocan oo kale ah, isla markaana ay ka gashaan teen iyaga oo intabadan samaystay kaydad shidaal iyo cunto ah, wax abadan na kabeerta wadan kooda. Somalidu oo maqadaan ma dhergaan ah, ayaa xaladu aad u samayn kartaa, taas oo aan wax qorshe ah kalahayn masibooyin ka noocan oo kale ah. Majirto kayd cunto, mid shidaal ama diyaar garawga dhacdooyinka noocan oo kale ah. Somalidu badi waxay ku tiirsan tahay xoolaha oo ay u dhoofiso wadamada carabta, majirto ama aad bay u yar yihiin wax ay bertaan oo ay kaga badbaadi karaan masiibooyinka noocan oo kale ah. Tan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo abaaro aad u darani kataagan yihiin isla markaana roobabkii lawaayey sanado badan. Xaalka reer miyiguna u dhaxeeyo geeri iyo nolol. Dhibtan waxa laga bad-baadi karaa musqablka dhow iyo kan dhow ba dhawr hab: 1. In wax beerashada xooga lasaaro halkii xoolo dhaqashada oo qudha xooga la saari lahaa. 2. In lasameyo kayd cunto iyo mid shidaal oo lagu bad-baadi karo waqtiyada noocan oo kale ah. 3. In warshadaha la maal geliyo kuwaas oo soosaari kara badiba waxa debeda laga soo iibsado. --------------------DHAMAAD----------------------------------- Sahan Research & Studies Center #PoliticalAnalysis #Geopolitics #Research #MiddleEast #Somalia #GlobalEconomy

@listening_with_alisher.mp311.83 MB

Hadaad rabto inaad barato luuqada English ta nagaga soobiir:
Hadaad rabto inaad barato luuqada English ta nagaga soobiir:

@listening_with_alisher.mp38.38 MB

AUD-20251209-WA0002.mp32.84 MB

✨ Bushaaro! ✨ majeceshahay inaad barato luuqada Englishta si free ah. 📚 Sahan wuxu si rasmi ah u qaadanayaa100 arday 🎓 kuwa
✨ Bushaaro! ✨ majeceshahay inaad barato luuqada Englishta si free ah. 📚 Sahan wuxu si rasmi ah u qaadanayaa100 arday 🎓 kuwaas oo si bilaash ah loogu barayo Luuqadda Ingiriisiga hadaad rabto inaad kamid noqoto nagaga soobiir: 👇👇👇👇👇👇 https://chat.whatsapp.com/HPA3hQbenNgLe0asszHfPH?mode=gi_t

✨ Hadii aad barato Englishta ✨ 👉 Waxay kuu fududaynaysaa qaybo badan oo nolosha ah sida: 🎓 Waxbarashada 💼 Shaqada ✈️ hadii
✨ Hadii aad barato Englishta ✨ 👉 Waxay kuu fududaynaysaa qaybo badan oo nolosha ah sida: 🎓 Waxbarashada 💼 Shaqada ✈️ hadii aad Safar ubaxayso 📈 hadii aad Ganacsi leedahay 📘 Sahan ayaa kuudiyaariyey courses wax ku ool ah, sida: 🔹 1. Beginner 🔹 2. Elementary 🔹 3. Intermediate 🔹 4. Speaking specialist 🔥 Waxan samaynay qiimo dhis 70% ah. 📲 Si'aad information dheraad ah u hesho kusoobiir group kan: https://chat.whatsapp.com/HPA3hQbenNgLe0asszHfPH?mode=gi_t

Barashada Englishtu waxay kuu abuuraysaa fursado kaladuwan sida, hadii aad ganacsi leedahay, shaqo raadinayso, dalka kabaxays
Barashada Englishtu waxay kuu abuuraysaa fursado kaladuwan sida, hadii aad ganacsi leedahay, shaqo raadinayso, dalka kabaxayso ama aad wax baranayso. Waxa socota isdiwaangelinta courses ka kaladuwan ee Englishta. Bilaw hadda si'aad noloshaada wax badan uga bedesho. https://chat.whatsapp.com/HPA3hQbenNgLe0asszHfPH?mode=gi_t

Nagaga soobiir:
Nagaga soobiir:

Caawa ayuu bilaab mayaa nagaga soobiir: https://chat.whatsapp.com/DJgn150ZwMKFqVVKQp6RyA
Caawa ayuu bilaab mayaa nagaga soobiir: https://chat.whatsapp.com/DJgn150ZwMKFqVVKQp6RyA

✨ Maxay muhiim u tahay inaad barato Xirfad waqtigan? ✨ 🎓 Sahan ayaa marti-gelinaya kulan aqoon-iswaydaarsi ah oo ku saabsan
✨ Maxay muhiim u tahay inaad barato Xirfad waqtigan? ✨ 🎓 Sahan ayaa marti-gelinaya kulan aqoon-iswaydaarsi ah oo ku saabsan  barashada Xirfad iyo sida ay u beddeli karto noloshaada! 📌 Waxa  wax  laga eegi donaa dhinacyada: 🔍 Cilmi-baadhista 🤖 AI-ga 💻 ICT-ga 🌾 Beeraha 🧵 Farsamada gacanta (sida dharka, laydhka, iwm) 📈 Shaqooyinka haatan ka bannaan suuqa 🐄 Xoolaha 🐟 Kalluunka ⛏️ Macdanta ➕ iyo kuwo kale oo badan  dhammaantoodna muhiim u ah nolosha. 🧠 Kulankan waxa aad ka heli doontaa: ✅ Talooyin wax ku ool ah. ✅ Cilmi iyo falanqayn ay soo bandhigi doonaan Khuburo aqoon u leh. ❓ Haddaba adigu feild kee tahay? 📡 Kulanku waxa uu ku dhacayaa qaab LIVE ah 🏠 Adiga oo gurigaaga jooga ayaad wax badan ogaanaysaa! Maxaad rabtaa inaad wax ka ogaato? 👉 Naga soo biir WhatsApp Group-kan:https://chat.whatsapp.com/DJgn150ZwMKFqVVKQp6RyA

✨ Maxay muhiim u tahay inaad xirfad barato waqtigan la joogo? 🤔 Bilaa xirfad, noloshaadu sidee ayay noqon kartaa? 🌍 Maxay s
✨ Maxay muhiim u tahay inaad xirfad barato waqtigan la joogo? 🤔 Bilaa xirfad, noloshaadu sidee ayay noqon kartaa? 🌍 Maxay saadaashu ka sheegaysaa sanadaha soo socda dunidan casriga ah? 🛠️ Xirfad nocee ah ayaad u baahan tahay inaad barato? 📌 Su’aalahan iyo boqolaal kale ayaa si qoto-dheer looga doodi doonaa. 🎤 Bar-kulan gaar ah oo uu qabanayo *Sahan* 👨‍🏫👩‍🏫 Waxa marti ku ah: ⭐ Khubaro aqoon durugsan u leh arrimahan, 🌐 kana kala socda meelo (fields) kala duwan, si arrinta jihooyin badan looga eego! 🔴 Kulanku wuxuu u dhacayaa si LIVE ah 📅 Khamiista habeenka Jimcuhu soo galayo 🕣 Waqtiga: 8:30 📆 Taariikh: 22.01.2026 👉 Haddaba, si aad uga mid noqoto👇👇👇👇:https://chat.whatsapp.com/DJgn150ZwMKFqVVKQp6RyA