4 061
订阅者
-224 小时
-337 天
-12230 天
帖子存档
4 056
Jamaacada Tabliiqa waxay jaahil ka yihiin xaqiiqada macnaha towxiidka.
Marka towxiidka Al-Asmaa Wa Al-Sifaat la maraayana Tabliiqa waa ashaaciro maa turiidiyo ah Ashaaciro iyo Maa turiidiyana waxay ka mid yihiin madaahibta khilaafsan Ahlu sunaha
حمود التويجري
4 056
Asxaabta aan jeclhy kannalkaan bal gaarsiiya 100 subscribe oo qura waa kannal diini ah oo aad wax badan ka fa'idi idan alle.
👇👇👇
https://youtube.com/channel/UCPEsU-vuGuZKrFHL5HG7cEw
4 056
Daawasho Facebook
https://fb.watch/bd1GH2zeHL/
Daawasho YouTube
https://youtu.be/_NTIebUvVoo
4 056
Wuxuu iska celiyey Sharciga Denmark Markii loo diiday in Carruurtiisu barato Diinta Islaamka
Soomaalida qurbo joogta muslimiinta ah ee mustaqbalka u badkooda ka fakaraayo in uusan meel xun ku dambaynin ninkaan ku dayasho ayaa oogu sugan
Aabe ay yar tahay in la helo isaga oo kale
Kana raali noqda muusiga muuqaalku wato masuul kama ihi.
4 056
Ma doonaysaa in diintaada kuu nabad gasho ma doonaysaa in aad ilaah la kulanto adiga oo ictiqaad wanaagsan haday jawaabtu haa tahay
Qodobadaan qaado
Hala saaxibin ehlo bidco
Hala fadhiisanin ehlo bidco
Hala hadlin ehlo bidco
Intuba waxay keenaysaa in aad bidcadooda ku raacdo waayo way ku saamaynayaan
Mufadil ina muhalhil wuxuu yiri:
"Hadii uu bidcoolaha ahaan lahaa mid marka aad la fadhiisataba kaaga sheekeeyo bidcadiisa waad ka digi leheed waadna ka fogaan leheed ha yeeshee ogu horayn lafadhiisigiisa wuxuu kaaga sheekaynayaa axaadiista sunada ka dibna wuxuu kuu dhuuminayaa bidcadiisa waxaana la arkaa bidcadaas in ay qalbigaada laazimto goormee qalbigaada ay ka baxaysaa ?"
📗Al-ibaanatul-kubraa / m1 / boga 198
Waxa ku soo arooray kitaabka ibnu waddaax sandkiisa muxmad ibnu dalxa ayuu ka wariyay, wuxuu yiri: Ibraahiim wuxuu yiri: hala fadhiisanina ehlo bidaca hana la hadlina maxaa waxaan ka baqayaa in quluubtiina ridowdo.
Halis
Muxammad bin Muslimna waxaa laga weriyey inuu yiri: Eebbe kor ahaaye wuxuu u waxyooday Muusa bin Cimraan: “Ha la fadhiisanina dadka ehlo bidaca ah oo hawa raaca ah, ka dib kalimad aad ka maqasho ka dibna ay ku hoojisaa, ka dib ay ku dhumisaa , ka dibna naarta ay ku galisaa.
Halis
Isla sanadkiisa ibnu ayaa lagu wariyay inuu yiri: qof jecel diinkiisa in lagu sharfo haka fogaada madaxda iyo la fadhiisiga hawa raacayaasha , maxaa yeelay la fadhiisigooda wuxuu ka dhagi ogyahay cambaarta (cudurka cun cunka ah)
Halis
Al-Xasan Al-Basri waxaa laga wariyay inuu yiri: Hala fadhiisanin qof hawa raac ah (bidcoole ah) ka dib qalbigaada uu ku tuuro wax aad ku raacdo ka dibna aad halaagsanto, ama aad ka hor timaado ka dibna qalbigaada uu jirado.
Halis
📗Al-Bidac uu Qoray Ibnu Wadaax
4 056
Qur'aanka ayaan aqriyay 90 meelood ayuu ilaahey ugu ballan qaaday uunkiisa inuu irsaaqayo, hal meel kaliya ayuu sheydaanka ugu yaboohay bini aadamka faqri
Waxaan ka shakinay hadalka run badanaha uu 90 meel noogu ballan qaaday. Waxaana rumeysanay beenaalaha hal hadal uu sheegay.
Imaam Xasan Al-Basri
4 056
🤲اللهم ما أصبح بي من نعمة أو بأحد من خلقك فمن وحدك لا شريك لك فلك الحمد ولك الشكر .🌻
🤲Ilaahow waxa aan ku waa bariistay oo nimco ah aniga ama qof abuurkaaga ka mid ah uu ku waa baariistay, adiga keligaa ayey kaa ahaatay wax lagula wadaajiyo ma lihid, adiga uun baa mahad iyo mahadnaq leh.🌻
4 056
Gacmo wada jir bay wax ku gooyaan.
|I{•------» ﷽ «------•}I|
Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh.
╔═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╗
*✿❀ - ❀✿*
🔴 Buugaag PDF iyo kuwo Dhagaysi ah
🟣 ku baro afcarabiga qoralo
🟡 Dhiirigeliye
🟢culimada su'aashaada weydii
🟠 xikmado xul ah.
🟡 wararka soomaalida iyo caalamka
🟢Axaadiista nebiga oo afsomali ah
🟡Love stories
🟣 su'aalo guud(diini iyo maadi)
🔴 Xikmado badan
🟠Buug somali maqal ah
🔴 Dhambaal
🔵 Dareenka dunida
🟡 Buugwalba ood u baahato
🟡 Xikmad iyo dhiirigelin
🟣 weheliso
🔵Taariikhda
🟢 Dareenka dunida
🟣 Gaarsiinta diinta
🔵 Halxiraale
🟠 Noqo mufakir
🟡Science iyo qur'aanka
🔴Buuug dhagaysi ah
🟠 Su'aalo iyo jawaabo
🔵siirada nebiga SCW
🔴Oraahyo
🔵Oraahyo sawiro ah
🟠sheekoyin qosol iyo xikmad ah
🟣 Dhagayso quraanka
🟡 Miracles of the Qur'an&Science,History
🟣 Siyaasadda dunida
🟡 Sahanka nolosha
🔴Kalasoco wararka
🟢cilmi iyo aqoon
🟣Baro luuqada English'ka
🟡 Iftiinshe
🔴 Dunida dahsoon
🟣Qoraal qaadasho mudan
🟠 Qaado iftiinka
🔴ila qosol
🟢oraahside
🟡baraaruji awoodahaaga
🔴 niyadeena
🟣 korodhso online academy
🟠 Su'aalo diini ah
🟡 Altaqwa
🟢faafinta khayrka
🔵arrimaha islaamka
🟣 Aqoonkaal media
*✿❀ - ❀✿*
╚═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
⭆@xikmadbadan
⭆ @Oraahyo
♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤
Wax aadan heli karin wax aadan u baahnayn baa laga dhigaa
☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 056
♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡
🎙 .sh mahamed Ahmed rooble [Boqolsoon]
☪ Alwalaa Walbaraa
⏰ _58:08min
4 056
♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡
🎙 .sh mahamed Ahmed rooble [Boqolsoon]
☪ Alwalaa Walbaraa
✅MAKATABATUL QURABAAA
⏰ _58:08min
4 056
لا تنضموا إلا مثل هؤلاء القنوات لأن أهلها موحدون ويجتهدون نشر التوحيد والسنة محو الشرك والبدع.
انضموا إلى قناة أخينا 👇👇👇
Ku biira channelkan
https://t.me/Alhudat
4 056
Difaaca Nabiga scw
Sh/Xassaan
"Ninkii Nabi muxamad caayay ama gaal ha ahaado markuu caayaye ama muslim ha noqdo haduu towbad keeno laa budda waa in la dilo"
Ibnu Taymiya
4 056
Sey ku dhici kartaa kii kiristanka af-lagaadeeyay in jeelka lagu rido kii nabigeena af-lagaadeeyayna uu hargaysa dhexdeeda dhax maro isagoo xor ah
Muxaadaro qiira badan leh
Hargaysa
baroorta orgida ka wayn
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
