ar
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

الذهاب إلى القناة على Telegram

Anigu yaan ahay

إظهار المزيد
4 061
المشتركون
-224 ساعات
-337 أيام
-12230 أيام
أرشيف المشاركات
Jamaacada Tabliiqa waxay jaahil ka yihiin xaqiiqada macnaha towxiidka. Marka towxiidka Al-Asmaa Wa Al-Sifaat la maraayana Tab
Jamaacada Tabliiqa waxay jaahil ka yihiin xaqiiqada macnaha towxiidka. Marka towxiidka Al-Asmaa Wa Al-Sifaat la maraayana Tabliiqa waa ashaaciro maa turiidiyo ah Ashaaciro iyo Maa turiidiyana waxay ka mid yihiin madaahibta khilaafsan Ahlu sunaha حمود التويجري

Wll subscribetu lacag maaha wax waqti kaa galayana maaha plz👆

Asxaabta aan jeclhy kannalkaan bal gaarsiiya 100 subscribe oo qura waa kannal diini ah oo aad wax badan ka fa'idi idan alle. 👇👇👇 https://youtube.com/channel/UCPEsU-vuGuZKrFHL5HG7cEw

Wuxuu iska celiyey Sharciga Denmark Markii loo diiday in Carruurtiisu barato Diinta Islaamka Soomaalida qurbo joogta muslimiinta ah ee mustaqbalka u badkooda ka fakaraayo in uusan meel xun ku dambaynin ninkaan ku dayasho ayaa oogu sugan Aabe ay yar tahay in la helo isaga oo kale Kana raali noqda muusiga muuqaalku wato masuul kama ihi.

sticker.webp0.10 KB

Ma doonaysaa in diintaada kuu nabad gasho ma doonaysaa in aad ilaah la kulanto adiga oo ictiqaad wanaagsan haday jawaabtu haa tahay Qodobadaan qaado Hala saaxibin ehlo bidco Hala fadhiisanin ehlo bidco Hala hadlin ehlo bidco Intuba waxay keenaysaa in aad bidcadooda ku raacdo waayo way ku saamaynayaan Mufadil ina muhalhil wuxuu yiri: "Hadii uu bidcoolaha ahaan lahaa mid marka aad la fadhiisataba kaaga sheekeeyo bidcadiisa waad ka digi leheed waadna ka fogaan leheed ha yeeshee ogu horayn lafadhiisigiisa wuxuu kaaga sheekaynayaa axaadiista sunada ka dibna wuxuu kuu dhuuminayaa bidcadiisa waxaana la arkaa bidcadaas in ay qalbigaada laazimto goormee qalbigaada ay ka baxaysaa ?" 📗Al-ibaanatul-kubraa / m1 / boga 198 Waxa ku soo arooray kitaabka ibnu waddaax sandkiisa muxmad ibnu dalxa ayuu ka wariyay, wuxuu yiri: Ibraahiim wuxuu yiri: hala fadhiisanina ehlo bidaca hana la hadlina maxaa waxaan ka baqayaa in quluubtiina ridowdo. Halis Muxammad bin Muslimna waxaa laga weriyey inuu yiri: Eebbe kor ahaaye wuxuu u waxyooday Muusa bin Cimraan: “Ha la fadhiisanina dadka ehlo bidaca ah oo hawa raaca ah, ka dib kalimad aad ka maqasho ka dibna ay ku hoojisaa, ka dib ay ku dhumisaa , ka dibna naarta ay ku galisaa. Halis Isla sanadkiisa ibnu ayaa lagu wariyay inuu yiri: qof jecel diinkiisa in lagu sharfo haka fogaada madaxda iyo la fadhiisiga hawa raacayaasha , maxaa yeelay la fadhiisigooda wuxuu ka dhagi ogyahay cambaarta (cudurka cun cunka ah) Halis Al-Xasan Al-Basri waxaa laga wariyay inuu yiri: Hala fadhiisanin qof hawa raac ah (bidcoole ah) ka dib qalbigaada uu ku tuuro wax aad ku raacdo ka dibna aad halaagsanto, ama aad ka hor timaado ka dibna qalbigaada uu jirado. Halis 📗Al-Bidac uu Qoray Ibnu Wadaax

sticker.webp0.11 KB

Qur'aanka ayaan aqriyay 90 meelood ayuu ilaahey ugu ballan qaaday uunkiisa inuu irsaaqayo, hal meel kaliya ayuu sheydaanka ugu yaboohay bini aadamka faqri Waxaan ka shakinay hadalka run badanaha uu 90 meel noogu ballan qaaday. Waxaana rumeysanay beenaalaha hal hadal uu sheegay. Imaam Xasan Al-Basri

🤲اللهم ما أصبح بي من نعمة أو بأحد من خلقك فمن وحدك لا شريك لك فلك الحمد ولك الشكر .🌻 🤲Ilaahow waxa aan ku waa bariistay oo nimco ah aniga ama qof abuurkaaga ka mid ah uu ku waa baariistay, adiga keligaa ayey kaa ahaatay wax lagula wadaajiyo ma lihid, adiga uun baa mahad iyo mahadnaq leh.🌻

Gacmo wada jir bay wax ku gooyaan. |I{•------» ﷽ «------•}I| Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. ╔═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╗ *✿❀ - ❀✿* 🔴 Buugaag PDF iyo kuwo Dhagaysi ah 🟣 ku baro afcarabiga qoralo 🟡 Dhiirigeliye 🟢culimada su'aashaada weydii 🟠 xikmado xul ah. 🟡 wararka soomaalida iyo caalamka 🟢Axaadiista nebiga oo afsomali ah 🟡Love stories 🟣 su'aalo guud(diini iyo maadi) 🔴 Xikmado badan 🟠Buug somali maqal ah 🔴 Dhambaal 🔵 Dareenka dunida 🟡 Buugwalba ood u baahato 🟡 Xikmad iyo dhiirigelin 🟣 weheliso 🔵Taariikhda 🟢 Dareenka dunida 🟣 Gaarsiinta diinta 🔵 Halxiraale 🟠 Noqo mufakir 🟡Science iyo qur'aanka 🔴Buuug dhagaysi ah 🟠 Su'aalo iyo jawaabo 🔵siirada nebiga SCW 🔴Oraahyo 🔵Oraahyo sawiro ah 🟠sheekoyin qosol iyo xikmad ah 🟣 Dhagayso quraanka 🟡 Miracles of the Qur'an&Science,History 🟣 Siyaasadda dunida 🟡 Sahanka nolosha 🔴Kalasoco wararka 🟢cilmi iyo aqoon 🟣Baro luuqada English'ka 🟡 Iftiinshe 🔴 Dunida dahsoon 🟣Qoraal qaadasho mudan 🟠 Qaado iftiinka 🔴ila qosol 🟢oraahside 🟡baraaruji awoodahaaga 🔴 niyadeena 🟣 korodhso online academy 🟠 Su'aalo diini ah 🟡 Altaqwa 🟢faafinta khayrka 🔵arrimaha islaamka 🟣 Aqoonkaal media *✿❀ - ❀✿* ╚═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY@xikmadbadan@Oraahyo ♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤ Wax aadan heli karin wax aadan u baahnayn baa laga dhigaa ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡ 🎙 .sh mahamed Ahmed rooble [Boqolsoon] ☪ Alwalaa Walbaraa ⏰ _58:08min

♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡ 🎙 .sh mahamed Ahmed rooble [Boqolsoon] ☪ Alwalaa Walbaraa ✅MAKATABATUL QURABAAA ⏰ _58:08min

𝐒𝐡. 𝐗𝐚𝐬𝐬𝐚𝐚𝐧 𝐃𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐌𝐢𝐲𝐮𝐮 𝓘𝐬𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐠𝐟𝐢𝐢𝐫𝐢𝐲𝐚𝐚? https://youtu.be/XWwwd_rLUhU

وانضموا هذه 👇👇👇 Ku biira channelkan https://t.me/koos992

لا تنضموا إلا مثل هؤلاء القنوات لأن أهلها موحدون ويجتهدون نشر التوحيد والسنة محو الشرك والبدع. انضموا إلى قناة أخينا 👇👇👇 Ku biira channelkan https://t.me/Alhudat

Difaaca Nabiga scw Sh/Xassaan "Ninkii Nabi muxamad caayay ama gaal ha ahaado markuu caayaye ama muslim ha noqdo haduu towbad keeno laa budda waa in la dilo" Ibnu Taymiya

Sey ku dhici kartaa kii kiristanka af-lagaadeeyay in jeelka lagu rido kii nabigeena af-lagaadeeyayna uu hargaysa dhexdeeda dhax maro isagoo xor ah Muxaadaro qiira badan leh Hargaysa baroorta orgida ka wayn