4 080
订阅者
-724 小时
-357 天
-11530 天
帖子存档
4 080
Xadiith Uu Wariyay Abuu Hureyra Nabiga Scw Wuxuu Yiri:
"Goorta Ay Bisha Ramadaan Gasho , Albaabada Samada Waa La Furaa Albaabada Jahannamo Waa La Xiraa , Shayaadiintana Waa La Silsiladeeyaa.
Bukhaari Iyo Muslim
4 080
#RAMADAAN
Bisha Caawa Waxaa Laga Arkay #Wadadanka_Sucuudiga #Imaaraatka #Kuweyt Iyo #Baxreyn Wadamo Kale Oo Ay Soomaaliya Ka Mid Tahay Gaar Ahaan Jowhar.
4 080
Repost from Baraarug
👉Hadaad Aragti Siyaasi iyo Wadaad Xume Ku-oran Ethiopia waa Cadawgeena: ogow Warkoodu Waa Cadaawad Siyaasadeed iyo Diplomaasiyad ee Maahan Macnaha dhabta ah ee Cadaawadu Laheyd.
👉Halbeegga Cadaawada Ethiopia Ninba Meel beey Utaal, Annagu Diin iyo Duunyaba lkn Ninbaa Duunyo iyo Daaro Qudha Ku-ekeeyay.☝️
4 080
👉#Sawirka Kuu Muuqdo Waa Dhiiga Wiil Dalkiisa Joogay Dadkiisa Ku Dhex Jiray Oo Ay Ciidamada Dowlada U Daadiyeen Soo Dhaweynta Gaal Cadaawadiisa Soo Jireen Aheyd Awgees.
👉Siyaasiga Maanta Dalka Heystaa Dal Uma Naxo Dadna Uma Naxo Diinna Waa Hore Ayeyba Kala Guureen.
4 080
Horaanbo Waan Ogaa Beenta Siyaasiyiinta Iyo Labo Afleyntooda Shalay Ayey Lahaayeen: Itoobiya Waa Cadow Qofka Taageerana Waa Cadow. Lkn Maanta Waa Ku Waa Cadowgii Shalay U Soo Dhaweeyay Sida Walaalkood Iyada Oo Wax Is Badalay Aynan Jirin Itoobiyana Damaceedii Shalay Dalkeena Ay Ka Leheed Sidiisii Uu U Jiro.
4 080
#Hadal_Caqli_Gal_Aan_Aheyn
Wadaadkaan Goorbo Wuu Sarqaansanaa Waxaan Marka Uu Ku Hadlaayay.
4 080
Repost from Sh Cabdiraxman Garaad
👉Caqliga Saliimka ah iyo iimaanka dhabta ah: Waa Kuqaraar Qaadashada Gunnimada iyo ihaanada, Dadnimada iyo Raganimadana Waa Lagu Caayay Uhogaansanka Dullinimada.☝️
4 080
Repost from سبيل النجاة
Aas wadareed loo sameeyay In ka badan 30,000 oo reer muqdishaa oo ku baaba'ay xasuuqii xabashida 2006 ayaa maantay mar kale qabriga u hoyday 27/2/2025😥😥😥
Gudiney ima goydeen hadow gabalkey kugu jirin...
4 080
#Jadiidiyada_Cida_Ay_U_Shaqeeyaan
Muuqaalkaan Ka Dib Waxaan Filayaa In Aadan Ku Kadsoonaan Doonin Kooxda Jadiidiyada Ama Madaakhilada Ee Ku Andacoodo In Salafku Ay Raacsan Yihiin Lkn Gaalo Raacyada Ah Meel Ay Ogyihiin Iyo Meel Aysan Ogeen.
Ameerika Si Ay Danaheeda Wadamada Muslimiinta Ka Leedahay U Ilaashato Awgeed Waa Taa Kuu Cadayneyso In Ay Maal-galiso Waxa Ay Ku Sheegtay Dacwa Salafiya. Hadiise Xaqiiqda Laga Hadlo Mareekan Ma Rabo Diinta Islaamka Oo Saafi Ahoo Barax-tiran Lkn Wuxuu Rabaa Diin Isaga Taabacsan Wuxuu Jecel yahayna Jecel Wuxuu Neceb yahayna Neceb.
4 080
Wax ka mid ah waxa ay ku xadreeyaan suufiyada.
" Sakada Keenaa Siyaada Doonaa Siyaaradiisaa Saman Xuseenaa"
4 080
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!
KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍
Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.
Shuruudaha.
⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .
Prograsmka la dhiganaayo waxa ka mida:
●Introduction to windows
● Microsooft word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook
Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.
Nasiib fiican.
24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
4 080
#Lamaane_Kala_Maseyray
Naag Baa Ninkeedii Ku Tiri "Xaaji Ninka Dariska Ah Ayaa Adi Kaa Fiican
Markaas Buu Kuyiri "Sidee Buu iiga Fiican Yahay "
Markaas Beey Tiri "Masaajid Buu intuu Dhisay Ayuu Ugu Magac Daray Xaaskiisa Oo Dhimatay."
Kulahaa" Xaajiyo Lacagta Masaajidka Aan Ku Dhisi Lahaa Waan Hayaa Laakiin Adigaaba Dhiman La."
4 080
فصل في عناية الصحابة والتابعين بمعاني القرآن:
يجب أن يُعلم أن النبي صلى الله عليه وسلم بَيَّنَ لأصحابه معاني القرآن كما بين لهم ألفاظه، فقوله تعالى: {لِتُبَيِّنَ لِلنَّاسِ مَا نُزِّلَ إِلَيْهِمْ} [النحل: ٤٤] يتناول هذا وهذا» [مقدمة في أصول التفسير لابن تيمية (ص٩)]
✍️قال ابن سعد (تـ٢٢٩):
أخبرنا حفص بن عمر الحَوْضى قال: حدّثنا حمّاد بن زيد قال: حدّثنا عطاء بن السائب أنّ أبا عبد الرحمن السّلَمي قال: إنّا أخذنا هذا القرآن عن قوم أخبرونا أنّهم كانوا إذا تعلّموا عشرَ آيات لم يجاوزوهنّ إلى العَشر الأُخَر حتى يعلموا ما فيهنّ، فكنّا نتعلّم القرآن والعمل به، وإنّه سَيَرِثُ القرآنَ بعدنا قوم ليشربونه شرب الماء لا يجاوز تراقيهم بل لا يجاوز ها هنا. ووضع يده على الحلق.
[الطبقات الكبرى - (٢٩٢/ ٨)]
قلت: فالصحابة تلقوا فهم القرآن وعملوا به وكذلك التابعون، لذلك كانوا يبقون مدة في حفظ السورة، فالأمر ليس قراءة مجردة فحسب.
✍️ وقال ابن سعد: أخبرنا عبد الله بن جعفر قال: حدّثنا أبو المليح عن ميمون أنّ ابن عمر تعلّم سورة البقرة في أربع سنين. [الطبقات الكبرى (١٥٣/ ٤)]
ثم قال شيخ الإسلام: وذلك أن الله تعالى قال: {كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ مُبَارَكٌ لِّيَدَّبَّرُوا آيَاتِهِ} [ص: ٢٩]، وقال: {أَفَلَا يَتَدَبَّرُونَ الْقُرْآنَ} [النساء: ٨٢، محمد: ٢٤] ، وقال: {أَفَلَمْ يَدَّبَّرُوا الْقَوْلَ} [المؤمنون: ٦٨]، وتدبر الكلام بدون فهم معانيه لا يمكن، وكذلك قال تعالى: {إِنَّا أَنزَلْنَاهُ قُرْآنًا عَرَبِيًّا لَّعَلَّكُمْ تَعْقِلُونَ} [يوسف: ٢] وعقل الكلام متضمن لفهمه ومن المعلوم أن كل كلام فالمقصود منه فهم معانيه دون مجرد ألفاظه، فالقرآن أولى بذلك. وأيضا، فالعادة تمنع أن يقرآ قوم كتابا في فن من العلم كالطب والحساب ولا يستشرحوه، فكيف بكلام الله الذي هو عصمتهم، وبه نجاتهم وسعادتهم، وقيام دينهم ودنياهم؟. [مقدمة في أصول التفسير لابن تيمية (ص٩)]
معنى استشرح: طلب شرحًا، والمقصود أنه ليس من عادة الناس أن يقرؤوا كتاب مهم دون شرح لمعاني هذا الكتاب.
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
