SAMEWADE ACADEMY
前往频道在 Telegram
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.
显示更多📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览
频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 329 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 577,并在 索马里 地区排名第 486 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 329 名订阅者。
根据 29 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -186,过去 24 小时变化为 -19,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.26%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.08% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 739 次浏览,首日通常累积 187 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”
凭借高频更新(最新数据采集于 30 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。
17 329
订阅者
-1924 小时
-707 天
-18630 天
帖子存档
17 329
Dhibtaa agaheena teedsan
Dhawaan waxan ka diido
Dhawrsadaan ba daayo
Manso iyo dhererinteeda
Wixii dhayaha ag yaalla
Wlee dhugashada uroone
Inan xaqa uga dhawaado
Xilkaa dhabar kayga saaran
Ka weyn dheefsigiisa
Waxan dharaaro aamusnado
Waxan dhego barjaw la guuxo
Naftaa dhacar diidka ka toostey
Waxay dhayaheeda saartey
Adoon isagoo dhidhiiba
Dhipiyo aafaba dul taalo
Wax dhigashadu saas ka roone
Hadad ka dhiidhiyi waydey
Inaad udhawaaqdo xaqooda
Dhalaankiyo cunuga baahan
Dhibkooda adoon ku wiirsan
Isaga weydii dhidhkiisa
Umalkiyo dharaarihiisa
Dhaliilsha uqarsoona daawo
Tabaalaha dhugo u aasan
Bal eeg ballahaga dheeho
dhuruufahaa ka muuqda
Dheeg waydii kashiisa
Wixii dhabankii kuduugan
Bal day dhiilashan baaqan
Caruurten dhigasho wayday
Aboodigu dhaafi waayey
Dhayal bulshadani ka boodey
Adhaxdoodii sawma wiiqin
Dhismahoodii kuma ciyaarin
Haday dantu dhirbaaxdey
in loo dhawaado weeye
Dhabaha loo seeso weeye
Dadkana la dhexkeeno weeye
In dastuurku dhaafo maha
Dhalintu ciisho maaha
Waxgaradku dheehan waayo
Dhamaantood laga dul guuro.
Bal dhiiji caqligaagaa
Dhalaankan yaa dambaaba.
Dhimaso waa halkeedee.
Dhuuniga yaa uraaca
Dharka yaa uqaada
Dheyrada yaa ka qaada
Dhigtooro ma u adeegaan
Dhuganaya xaaladooda
Dhoobi kari maayo
Dhigane kaafin maayo
Dhibtaa agaheena teedsan
Mansad wxaa tirisay walaasheen
By hamda siciid
17 329
♥️🚩SHIL JACAYL. Pdf
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯
🔐Join us ➠: @Som_read
🔐Join us ➠: @som_wall
🔐Join us ➠: @somalibook
🔐Join us ➠: @samewade
🔐Join us ➠: @samewadegroup
🔐Join us ➠: @suncodeacademy
🔐Join us ➠: @tiigsi
🔐Join us ➠: @som_sub
🔐Join us ➠: @Aflaan
📚Join us ➠: @Buugaagbot
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯
17 329
📚SHIL JACEYL Pdf. ============
📝 🙋♂️Dhacdo Dhab ah oo Jaceyl Taas oo aan Hore looga arag nooceeda gayiga Somalida,dhacdadan Jeceylka ayaa ah Mid uu qoraagu Sanado Badan ku hawlanaa sidii uu soo gudbin lahaa,Hadaba idin kala baxo dhacdadan jeceyl ee dhabta ah..
============
Size: 4MB.
Pages: 60 .
Format: PDF.
============
📥 Download Pdf/Free:👇📥
17 329
Sheekadaan waxaa qoray qoraaga caanka ah ee Faarax Maxamed Jaamac “Cawl” isagoo xus uga dhigay sheekadaan 37dii ardey iyo 4tii macalin ee sida arxan darrada ah ay ugu xasuuqeen magaalada Boorama diyaaradihii Xabashidu iyo kuwii kale ee ay nolosha ku naafeeyeen 30kii Janaayo 1984tii
Qaybtii 2aad ee taxaneheena todobaadka.
INSTANT VIEW
👇
http://bit.ly/3112zFz
Sorry iga raali noqda waan la soo yara daahay khadkaa iga ciladaysnaaye
Hada waaa kaa ee qaybta seddex ha moogaan jimca soo socda mahdsanidiin17 329
🚩Garaad Wiil Waal. Pdf
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯
🔐Join us ➠: @Som_read
🔐Join us ➠: @som_wall
🔐Join us ➠: @somalibook
🔐Join us ➠: @samewade
🔐Join us ➠: @samewadegroup
🔐Join us ➠: @suncodeacademy
🔐Join us ➠: @tiigsi
🔐Join us ➠: @som_sub
🔐Join us ➠: @Aflaan
📚Join us ➠: @Buugaagbot
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯
17 329
🚩Buuga garaad wiil waal. Pdf
📄
waa buug aad iyo aad u xiiso badan oo ka hadlaya geesinamadii garaad wiil waal.
Buugan giimo qaali ah ayaa lagu iibinayaa Amazon ta $656
Lk hada anagu free idinku siinayaa.
Hadab hadii buugan xuuso gaara kuulee yahay ♥️17 329
❇️Suufinimo: Afsomali . Pdf
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯
🔐Join us ➠: @Som_read
🔐Join us ➠: @som_wall
🔐Join us ➠: @somalibook
🔐Join us ➠: @samewade
🔐Join us ➠: @samewadegroup
🔐Join us ➠: @suncodeacademy
🔐Join us ➠: @tiigsi
🔐Join us ➠: @som_sub
🔐Join us ➠: @Aflaan
📚Join us ➠: @Buugaagbot
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯
17 329
❇️Suufinimo: Afsomali . Pdf
📄
waa buug aad muhiim ah oo ka sheekeenaya suufi nimo iyo suufiyada.
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯
🔐Join us ➠: @Som_read
🔐Join us ➠: @som_wall
🔐Join us ➠: @somalibook
🔐Join us ➠: @samewade
🔐Join us ➠: @samewadegroup
🔐Join us ➠: @suncodeacademy
🔐Join us ➠: @tiigsi
🔐Join us ➠: @som_sub
🔐Join us ➠: @Aflaan
📚Join us ➠: @Buugaagbot
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯17 329
🚩the complete Samsunggalaxy. Pdf
📄 waa buug sifiican uga hadlay shirkada Samsung iyo mobile casriga ah ee ay soo saarto ka faaidays wanaagsan.
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯
🔐Join us ➠: @Som_read
🔐Join us ➠: @som_wall
🔐Join us ➠: @somalibook
🔐Join us ➠: @samewade
🔐Join us ➠: @samewadegroup
🔐Join us ➠: @suncodeacademy
🔐Join us ➠: @tiigsi
🔐Join us ➠: @som_sub
🔐Join us ➠: @Aflaan
📚Join us ➠: @Buugaagbot
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯
17 329
🚩the complete Samsunggalaxy. Pdf
📄 waa buug sifiican uga hadlay shirkada Samsung iyo mobile casriga ah ee ay soo saarto ka faaidays wanaagsan.
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯
🔐Join us ➠: @Som_read
🔐Join us ➠: @som_wall
🔐Join us ➠: @somalibook
🔐Join us ➠: @samewade
🔐Join us ➠: @samewadegroup
🔐Join us ➠: @suncodeacademy
🔐Join us ➠: @tiigsi
🔐Join us ➠: @som_sub
🔐Join us ➠: @Aflaan
📚Join us ➠: @Buugaagbot
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯17 329
🚩100 ways to motivate others. Pdf
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯
🔐Join us ➠: @Som_read
🔐Join us ➠: @som_wall
🔐Join us ➠: @somalibook
🔐Join us ➠: @samewade
🔐Join us ➠: @samewadegroup
🔐Join us ➠: @suncodeacademy
🔐Join us ➠: @tiigsi
🔐Join us ➠: @som_sub
🔐Join us ➠: @Aflaan
📚Join us ➠: @Buugaagbot
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯
17 329
🚩100 ways to motivate others. Pdf
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯
🔐Join us ➠: @Som_read
🔐Join us ➠: @som_wall
🔐Join us ➠: @somalibook
🔐Join us ➠: @samewade
🔐Join us ➠: @samewadegroup
🔐Join us ➠: @suncodeacademy
🔐Join us ➠: @tiigsi
🔐Join us ➠: @som_sub
🔐Join us ➠: @Aflaan
📚Join us ➠: @Buugaagbot
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯
17 329
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Asxaabti aan fahsanay sida buuga ku jira group ama channel telegram ah loo baadho oo si fudud loo
Hadaba muuqaalkani wxa uu kaa cawinayaa sida buuga si fudud looga baadho group ama telegram
17 329
📌 amakaag nololeed . pdf
✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪
🔐Join us ➠: @Som_read
🔐Join us ➠: @som_wall
🔐Join us ➠: @somalibook
🔐Join us ➠: @samewade
🔐Join us ➠: @samewadegroup
🔐Join us ➠: @suncodeacademy
🔐Join us ➠: @som_sub
🔐Join us ➠: @Aflaan
📚Join us ➠: @Buugaagbot
✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪
17 329
📚Amakaag Nololeed Pdf.😘
============
📝-Haddii aad leedahay hadaf iyo himilo nololeed niyad jabku waxa uu ku soo wajihi doonaa, in kabadan inta uu dadka kale soo wajaho...sababta Ma Taqaanaa..aan iska keen dhex baxo idinka iyo Buuga..
============
Size: 0.5MB.
Pages: 99.
Format: PDF.
============
📥 Download Free/Pdf:👇📥
17 329
📌 common mistakes in English. pdf
✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪
🔐Join us ➠: @Som_read
🔐Join us ➠: @som_wall
🔐Join us ➠: @somalibook
🔐Join us ➠: @samewade
🔐Join us ➠: @samewadegroup
🔐Join us ➠: @suncodeacademy
🔐Join us ➠: @som_sub
🔐Join us ➠: @Aflaan
📚Join us ➠: @Buugaagbot
✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪
17 329
📌 common mistakes in English. pdf
✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪
🔐Join us ➠: @Som_read
🔐Join us ➠: @som_wall
🔐Join us ➠: @somalibook
🔐Join us ➠: @samewade
🔐Join us ➠: @samewadegroup
🔐Join us ➠: @suncodeacademy
🔐Join us ➠: @som_sub
🔐Join us ➠: @Aflaan
📚Join us ➠: @Buugaagbot
✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪
17 329
📊 السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Ma kaa haysataa fahandaro sidaa telegram buug ama file looga baadho hadab shaw me your vote
Si aan muuqaal inooga soo sameeyo.
Haaa [50-100]
Maya [15-20]
yes [0]
👥 50-100 people have voted so far
17 329
🕌السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Taxanihii Dhibane Aan Dhalan QAYBTEEDA 2AAD lasoco jimcaha soo socda ee aan ahayn hadii qaybtii hore ku dhaaftay ka dayo pin ka sare
........ mahadsani.......
17 329
bahda jecel wax akhriska kusoo dhawaada caawiye online club
https://t.me/caawiyeclub kusoo biir channelka caawiye si aad uga hesho buugagta luuqadaha iyo kuwa waxbarashada iyo kuwa kale oo badan
waa kan groupka https://t.me/joinchat/Lfo6vxKTyRT1qJGYCguVfw ka mid noqo asxaabta ugu horeysa ee kusoo biirta groupkena caawiye online club mahad sanidiin
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
