ch
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

前往频道在 Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

显示更多

📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览

频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 329 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 577,并在 索马里 地区排名第 486

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 329 名订阅者。

根据 29 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -186,过去 24 小时变化为 -19,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.26%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.08% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 739 次浏览,首日通常累积 187 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

凭借高频更新(最新数据采集于 30 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。

17 329
订阅者
-1924 小时
-707
-18630
帖子存档
🔴maxaa u udoorannay df. pdf ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

📚Maxaan udoorannay df.pdf waa buug xiisihiisa wata oo faaido leh Hadaba halaytuso buuga meeqo Love ♥️ ayaa ku casuubi lahayd
📚Maxaan udoorannay df.pdf waa buug xiisihiisa wata oo faaido leh Hadaba halaytuso buuga meeqo Love ♥️ ayaa ku casuubi lahayd. ■■■■■■■■■■ Size: 2MB . Pages: 52 . Format:pdf . ■■■■■■■■■■ 📥download as free 👇

Sheekadaan waxaa qoray qoraaga caanka ah ee Faarax Maxamed Jaamac “Cawl” isagoo xus uga dhigay sheekadaan 37dii ardey iyo 4tii macalin ee sida arxan darrada ah ay ugu xasuuqeen magaalada Boorama diyaaradihii Xabashidu iyo kuwii kale ee ay nolosha ku naafeeyeen 30kii Janaayo 1984tii Qaybtii 1aad ee taxaneheena taabo INSTANT VIEW 👇 http://bit.ly/33i5bAt Ku muuji inaa ka heshay qormada ♥️👍

Qaybta 1aad ee taxanah dhibane aan dhalan hadii xiiso uqabti ❤️ 10 hala gaadhsiiyo 👍 5 Waan soo fasixi... good luck

Sheekadaan waxaa qoray qoraaga caanka ah ee Faarax Maxamed Jaamac “Cawl” isagoo xus uga dhigay sheekadaan 37dii ardey iyo 4tii macalin ee sida arxan darrada ah ay ugu xasuuqeen magaalada Boorama diyaaradihii Xabashidu iyo kuwii kale ee ay nolosha ku naafeeyeen 30kii Janaayo 1984tii Taabo si aa u akhrido INSTANT VIEW 👇 https://telegra.ph/Dhibane-aan-wali-dhalan-10-08

Asxaata aan jclhy ee nagu xeran goor dhow naga fisha buugaag cusub oo ah kuwa loogu jecel yahay 2019 insha allah mar walbo waxaan diyaar idinla nahay inaan idinla wadaagno buuga ugu xiisa badan ee loogu jecelyahay si free ah wiliba aan wax shuruud ah ku xerneen idinkana waxaan idinka codsaneynaa inaad magac groupka sare usii qaadaan oo aad asxaabtiina u share gareysaan groupka linkigiisa si ay iyagana nala fa'iideystaan linkiga same wade books https://t.me/joinchat/AAAAAEsbEi_YgORYC9vVaA linkiga somalibook akhriskaab free education https://t.me/joinchat/AAAAAFLncyDfLGF-6x4iEA si aan dhamaanteen uwada noqono dad isla jecel wanaga rabana inay kala fa'iideystaan marwalbo waxan diyaar unahay inaan waajibkena gudano kaas oo ah inaan idin soo gudbino buugagta aad jeceshihiin idinkana waajibkiina guta oo sii gaarsiiya asxaabtiina idinkoo ku share gareynaayo groupyada whatsappka, facebooka iyo walba telegram hadii aad group ku jirtaan ama si gaar ah ugu dir sxbkaa Mahad sanidiin dhamaantiin waan idin jecelnahay wanaag aan idinla jecelnahay❤️❤️❤️

📚WAAYIHII SOOMAALIYA.PDF BOGAG KA MID AH TAARIIKHDA SOOMAALIYEED waa kan buuga halkan ka degso ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

📚WAAYIHII SOOMAALIYA.PDF BOGAG KA MID AH TAARIIKHDA SOOMAALIYEED ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @s
📚WAAYIHII SOOMAALIYA.PDF BOGAG KA MID AH TAARIIKHDA SOOMAALIYEED ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

Ma Jeceshay Guul Iyo Hadaf Horumar Leh ila Akhriso 5- Qodob oo Uu Qofka Bini-Aadamka ahi isku Hormarin Karo. Ugu Horeyn Ma Jiraan Aduunkaan Wax Sugan, Ee Isbedel Joogta Ah Ayaynu Ku Jirnaa, Sidaa Darteed Waxaa Loo Baahanyahay Sidii Loola Qabsan Lahaa Isbadaladaas, Uuna Qofku Si Joogta Ah Isu Hormarinlahaa Si Uusan Uga Harin Tareenka Nolosha. Waxaa Kaloo Jirta Baahi Joogta Ah Oo Ah Dhinaca Xirfada Iyo Macluumaadka Intaba, Qof Kastana Wuxuu U Baahan Yahay Si Joogta Ah Inuu U Baadi Goobo. Suuqyadda Shaqadda Ma Naxariistaan Ee Waxay U Baahanyihiin Xirfado Cusub Iyo Macluumaad Dheeri Ah.,Hadii Aadan Aheyn Qof Si Joogta Ah Isku Hormariya, Tartanka Shaqadda Waad Ka Hareysaa, Wayna Kugu Adkaaneysaa In Aad La Qabsatid Shaqadda. Culaysyadda Nolosha Soo Wajaha Weey Badan Yihiin Sidaa Daraadeed Waxaad U Baahan Tahay In Aad Markasta Baratid Tabaha Iyo Sidii Aad Ula Dhaqmi Laheed Ama Uga Gudbi Laheed Culeeysyadaas. Tiirarka Eey Ku Taagan Tahay Is-Hormarinta Wax Kasta Sal Iyo Asaas Ayey Leeyihiin, Hadaba Halkan Waxaan Si Kooban Ugu Sharxi Doonaa Shanta Tiir Ee Is-Hormarintu Ku Taagantahay. Waxayna Kala Yihiin Sidan Hoos Ku Qoran: 1. Waa In Aad Istaqaano Qofku Waa In Uu Isweydiiyaa Kumaa Tahay? Maxeyse Tahay Awoodaada Iyo Xirfadda Aad Leedahay? Hadii Uusan Qofku Su’aalahaas Jawaab Rasmi Ah U Helin, Waxaa Ku Adkaan Doonta Inuu Is-Hormariyo. 2. Waa In Eey Kuu Cadahay Waxa Aad Ka Damacsantahay Noloshaada. Waxaa Loola Jeedaa Qofku Waa In Uu Leeyahay Qoraal Cad Oo Cadeynaya Hadafka Uu Leeyahay Kuwo Dhow (Short Term Goals) Iyo Kuwo Fogba (Long Term Goals) ,Hadafyada Fogi Waa Kuwa Lagu Higsado Gaaritankooda Mudo Ka Badan Sanad Sida In Uu Qaato Degree Jaamacadeed Iwm. Hadafyada Dhawi Waa Kuwa Lagu Higsado Gaaritaankooda Mudo Sand Ama Ka Yar Ah,Waxeeyna U Adeegaan Sidii Lagu Gaari Lahaa Hadafyada Fog Sida Barasho Loqadeed Iwm. Taasi Macnaheedu Waa In Qofku Leeyahay Meel Uu Ka Duulayo, Ogyahayna Meesha Uu U Socdo, Laakiin Hadii Uusan Ogeyn Meesha Uu U Socdo Iyo Meesha Uu Hada Joogo Waxaa Cad In Uu Ku Fashilmayo Is-Hormarintiisa. 3. Waa In Aad Taqaanid Sida Aad Ula Dhaqmi Laheyd Naftaada Iyo Dadka Kale Intaba :Waa In Aad Taqaanid Waxa Aad Ka Rabtid Ama Ka Damacsantahay Nafsadaada Iyo Tan Dadka Kaleba, Aadna Ka Dhaadhicin Kartid Waxa Aad Damacsantahay, Weydiin Kartidna Waxa Aadan Fahmin, Adigoo Adeegsanaya Qaabka Iyo Sida Ugu Wacan Ee Lagula Xeriiro Dadka Kale. Hadaba Waa Lama Huraan In Aad Hormarisid Xirfadaha Kaa Kaalmeynaya Xeriirka Iyo Bulshanimadda, Isla Markaana Aad Ogaatid In Ay Lama Huraantahay In Aad Xeriir Fiican La Yeelatid Dadka Kale, Ogowna Waxa Kula Saxani, Qof Kale Waa Ay La Qaldanaan Karaan. Tusaale Ahaan 20 Qofood Hadii Aad Weydiisid “Maxaa La Dhahaa GUUL?” Mid Kasta Sib Uyuu Kuugu Sheegayaa Taasoo Ah Sida Uu U Arko Inay Tahay Guusha Macnaheeda. Sidaa Darted Waa In Aad Taqaanaa Sida Aad Ula Dhaqmi Laheyd Naftaada Iyo Tan Dadka Kale Intaba. 4. Waa In Aad Leedahay Xirfad Aad Kaga Faa’iideysan kartid Hantidaada Waxaa Loola Jeedaa In Aad Leedahay Hanti Aad Uga Maarmi Kartid In Aad Dad Kale Wax Weydiisatid. Soomaalida Ayaa Tiraahda “Bukto Badan Iyo Baryo Badan Waa La Isku Nacaa” Taasi Waxay Kugu Dhiiri Galinaysaa In Aad Abuuratid Illo Dhaqaaleed. Maxaa Yeelay Hadii Aadan Heysan Lacag Aad Isku Hormarisid Ama Aad Isku Maal Galisid Is-Hormarintu Wey Adag Tahay In Ay Sidii La Rabay Noqoto. 5. Waa In Aad Leedahay Xirfado Aad Wax Isku Bari Kartid Tani Waxay Tilmaameysaa Awooda Aad U Leedahay In Aad Si Fudud Ama Dhaqso Ah Ku Heli Kartid Kuna Kobcin Kartid Macluumaadka Iyo Cilmigaagaba, Adigoo Adeegsanaya Marba Xirfadda Aad U Baahantahay Ee Kaa Kaalmeyneysa Waxa Aad Ubaahantahay. Tusaale Ahaan Maanta Oo Caalamkii Uu Noqday Tuulo Oo Kale (Global Village), Oo Macluumaad Kasta Aad Ku Heli Kartid Muddo Kooban, Bal Kawaran Hadii Aadan Aqoonin Sida Loo Adeegsado Internet-Ka. Sidaa Daraadeed Waa In Aad Abuurtaa Amaba Kordhisaa Xirfadaha Kugu Saacidaya Kororsiga Cilmiga. Shantaan Tiir Ee Aan Soo Sheegay, Ayaa U Ah Jiridka Ay Ku Taagantahay Is-Hormarinta, La’aantoodna Ay Adagtahay Inuu Qofku Is-Hormariyo. Soo gudbintii #xamse camuud

📚RESEARCH METHODOLOGY .PDF Waa kan buuga halkan ka degso ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

📚RESEARCH METHODOLOGY.PDF ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join
📚RESEARCH METHODOLOGY.PDF ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

📚4000+ ESSENTIAL ENGLISH PHRASESE.PDF Waa kan buuga halkan ka degso ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

📚4000+ ESSENTIAL ENGLISH PHRASESE.PDF ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somal
📚4000+ ESSENTIAL ENGLISH PHRASESE.PDF ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

📚500+ REAL ENGLISH PHRASESE.PDF Waa kan buuga halkan ka degso ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

📚500+ REAL ENGLISH PHRASESE.PDF ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook
📚500+ REAL ENGLISH PHRASESE.PDF ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

📚HALGAMAAYAASHII XURRIYADA. Pdf 📄 BUUGANI WAA HALGAMAYAASHII XURRIYADA HALKAN KA DEGSO ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

🔴BUUGA HALGAMAAYAASHII XORRIYADA pdf ✪༺ ──•◈•── WAA BUUG UU QORAY QORAAGA DA'DA YAR FAYSAL KAAS OO AAN MARAR BADAN IDINLA WA
🔴BUUGA HALGAMAAYAASHII XORRIYADA pdf ✪༺ ──•◈•── WAA BUUG UU QORAY QORAAGA DA'DA YAR FAYSAL KAAS OO AAN MARAR BADAN IDINLA WADAGNAY BUUGAAGTA UU QORAY ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

🔴BUUGA KALKAALIYE pdf ✪༺ ──•◈•── WAA KAN BUUGA KALKAALIYE ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

🔴BUUGA KALKAALIYE pdf ✪༺ ──•◈•── BUUGAN INTA UBAAHAN GACANTA TAAG SI AAN USOO DHIGNO ☝️ ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐J
🔴BUUGA KALKAALIYE pdf ✪༺ ──•◈•── BUUGAN INTA UBAAHAN GACANTA TAAG SI AAN USOO DHIGNO ☝️ ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

🎞 War (2019) | वॉर 🔥 🎭 #Action #Thriller Rating ⭐️ 8.5/10 | 📣 ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @s
🎞 War (2019) | वॉर 🔥 🎭 #Action #Thriller Rating ⭐️ 8.5/10 | 📣 ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪