Abuukhaalid1
الذهاب إلى القناة على Telegram
626
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
لا توجد بيانات7 أيام
+11430 أيام
أرشيف المشاركات
626
Repost from Ismaaciil abukhaalid2
In Badan Oo Dadka Ka Mid Ah Waxey Sameyaan Acmaal Wanaagsan Oo Ajir Badan Lagu Kasban Karo .......
Lkn Camalkaas Ay Sameeynayaan Waxaa Inta Badan Cuuryaamiya Cudur Halis Ah Oo La Yiraahdo
IS TUS TUS
Allaahumma Kasaar Quluubteena Camal Walba Oo Aan Raali Ahaanshahaada Lagu Sameyn.
https://t.me/ismaaciilabdullahi
626
قال المزني : دخلت على الشافعي في مرضه الذي مات فيه ، فقلت : يا أبا عبدالله كيف
أصبحت ؟ فرفع رأسه وقال : أصبحت من الدنيا راحلاً ولإخواني مفارقاً ، ولسوء عملي ملاقياً وعلى الله وارداً ما أدري روحي تصير إلى الجنة فأهنيها أو إلى النار فأعزيها ، ثم بكى .
- سير أعلام النبلاء ( ٧٦/١٠) -
https://t.me/abuukhaalid1
626
Salafku waxey dhihi jireen saaxiibada wanagsan badsada maxa yeelay aduun iyo aakhiroba wa idin anfacayan, aduunka wixi dano ah ood ugu baahato waad ka heleysa, akhirana wuu ku shafeeco qaadaya.
Saaxiibada badso iskana hubso qofka aad la saaxiibeyso, saxiibka kugu dhawna wa midka diinta iyo caqiidada idin kulmiso.
https://t.me/abuukhaalid1
626
"Caalmaniyo inee tahay tahay gaalnimo leyskuma inkirsano"||Dr omar iiman abuubakar oo ino sharxayo waxa lagu sheego calmaaniyo iyo ineysan shaqa ku lahen diinta islaamka.
https://t.me/abuukhaalid1
626
Kawaran haddii aad seexato adoon tukanin salaadii cishe kadib aad qabriga dhexdiisa kasoo toostid?!
Maxaad sameen lahayd
Qubuuraha waxaa ka buuxo dad badan oo ku fikiri jiray markaad soo toosto ama subaxadii ayaad camal waanagsan sameyn doontaan.
Ma jiro qof lagula balamay inuu sii noolaanayo ilaa uu camal wanaagsan ka sameyn doono.
Hadaba ha seexanin adigoon tukanin hana ku xisaabtamin inaad beri camal waangsan sameyn doonto, ee daqiiqad walba oo aad nooshahay caafimaad qabto waa fursad uu ALLE (SWT) ku siiyey ee ka faa'iidayso Walaalkayoow ama Walaashaydiyeey
♦️abu khaalid1
https://t.me/abuukhaalid1
626
"Ma quruxsano adigo daalibul cilmi ah diina baranaya umadana raba inaad hor istaagto xilna qaado saad u jiifto inaad salaad subax u istaagto waalaga quruxsanyahay" || Sh Hassaan
https://t.me/abuukhaalid1
626
💠تسمية الموحدين بالخوارج
قال الشيخ خالد المرضي الغامدي حفظه الله :
إن تسمية الطائفة المنصورة أهل التوحيد والجهاد أهل السنة بالخوارج سنّة إرجائية جهمية متبعة ،
قد رُمي بها
الإمام أحمد بن حنبل رحمه الله
والإمام ابن تيمية رحمه الله
والإمام ابن القيم رحمه الله
والإمام ابن عبد الوهاب رحمه الله
وهاهم اليوم :
خصومنا يسمون الموحدين بالخوارج والتكفيريين .
📔 شرح النواقض ص -20 -
https://t.me/abuukhaalid1
626
Culimaa'u suuga kuwa ah dhamaantood ayaga xujada isku oogay wixi ay shalay diin u arkaayeen bey hadana u arkaan dib u dhac.
وعند الله تجتمع الخصوم
https://t.me/abuukhaalid1
626
"Qofka jecel in Alle qalbiga u furo, xikmadna ku arsaaqo;
Cidladda ha badsado, cuntadana ha yaraysto, laba qolona yaanu raacin (dadka maan-gaabka ah iyo culimada kuwa aan anshaxa iyo caddaalada lahayn)"
الإمام الشافعي رحمه الله تعالى
https://t.me/abuukhaalid1
626
Weli ma maqashay saxaabi maxamuud abgaaloow la dhaho ?!.
Kaaga darane waa badri oo dagaalkii badar buu ka qayb galay.
Sheekh nuur xuseen aa dhahay: aniga iyo afar nin oo sheekh muxyidiin celi oow ku jiro aa dhulkaan fidinay. Sida sheekadii usocotay aa bilwga safxada 21 waxaa la waydiiyay; sheekh maxamuud abgaaloow ma idinka mid ahaa oo dhulka wax maka fidiyay ?!.
wuxuu yiri: maya, asaga dagaalkii BADAR bis uu ka qayb galay.
Tadkiratu ahlil yaqiin, safxada 20 iyo 21.
تذكرة أهل اليقين ، ص ۲۰،۲۱
https://t.me/abuukhaalid1
626
" Marka ay naftu dhuunta gaadho idinkuna aad dhawraysaan qofka oo dhimanaya anakaa idiinka dhaw qofkan dhimanaya Lkn, nama aragtaan" 😥😥
Suurada Al-waaqica Aayada 83aad 👇
{ فَلَوْلَا إِذَا بَلَغَتِ الْحُلْقُومَ وَأَنْتُمْ حِينَئِذٍ تَنْظُرُونَ وَنَحْنُ أَقْرَبُ إِلَيْهِ مِنْكُمْ وَلَكِنْ لَا تُبْصِرُونَ
https://t.me/abuukhaalid1
626
قال الله تعالى عن الأنبيا:﴿وَلَو أَشرَكوا لَحَبِطَ عَنهُم ما كانوا يَعمَلونَ﴾
👉Ufiirso:Majirin Nabi kudhacay shirki ee waxa lagu tusayaa baaxadda Awoodda Alle iyo inuusan Alle Ruuxna uga heebeysaneyn Qiimaha uu Agtii kuleeyahay mar haduu kugabood falo xaqiisii uu gaarka ulahaa.
#dhuuxa_Quraanka ✍Abuu~Cumeyr
https://t.me/abuukhaalid1
626
قال الله تعالى عن الأنبيا:﴿وَلَو أَشرَكوا لَحَبِطَ عَنهُم ما كانوا يَعمَلونَ﴾
👉Ufiirso:Majirin Nabi kudhacay shirki ee waxa lagu tusayaa baaxadda Awoodda Alle iyo inuusan Alle Ruuxna uga heebeysaneyn Qiimaha uu Agtii kuleeyahay mar haduu kugabood falo xaqiisii uu gaarka ulahaa.
#dhuuxa_Quraanka ✍Abuu~Cumeyr
https://t.me/abuukhaalid1
626
Repost from سبيل النجاة
أصحاب العذر بالجهل هاكم اسئلتي
وقال تعالى "وَمَا كُنَّا مُعَذِّبِينَ حَتَّىٰ نَبْعَثَ رَسُولًا " الإسراء 15.
وقوله " رُّسُلًا مُّبَشِّرِينَ وَمُنذِرِينَ لِئَلَّا يَكُونَ لِلنَّاسِ عَلَى اللَّهِ حُجَّةٌ بَعْدَ الرُّسُلِ ۚ وَكَانَ اللَّهُ عَزِيزًا حَكِيمًا " سورة النساء 165.
أسئلة موجهة إليكم يا معشر العاذرية
١_ هل ارسلت الرسل أم بقي رسول منتظر بعد عندكم ؟
٢_ هل وردت الآية في النفي عن تكفير اهل الشرك قبل إقامة الحجة عليهم أم وردت في النفي عنهم العذاب قبل إرسال الرسل وبلوغ الرسالة ؟
٣_ مالمراد بالعذاب المنفي قبل اقامة الحجة الوارد في الآية هل هو عذاب الإستئصال في الدنيا ام عذاب الآخرة ؟
٤_ فإن قيل هو عذاب الآخرة كيف تفسر النصوص الأخرى الصحيحة ( واذ اخذ ربك ) وما جاء في تفسيرها من الأحاديث كحديث ( بقال لأهون اهل النار عذابا ) الخ
٥_ مالمراد باقامة الحجة المذكورة في الآية وكيف تتم ؟ بالسماع والبلوغ او بالفهم ؟
٦_ هل قامت الحجة على هؤلاء اليوم ببلوغ القرآن اليهم وسماع إرسال الرسول صلى الله عليه وسلم ؟
مع جهد الدعاة الى الله
٧_ ام تقولون هم اهل الفترة مع الإختلاف في وجودهم ؟
٨_ هل للآية نظائر في القرآن وماهي ؟
٩_ كم مدة تكفيكم ان تقيموا عليهم الحجة لتكفروهم وتتبراو منهم إن كنتم صادقين فيما تقولون ليلا ونهارا ؟
١٠_ هل تعرفون مسألة واحدة يقال عنها هي كفر قبل الخبر وبعد الخبر ام جميع المسأئل لاتكون عندكم كفرا إلا بعد الخبر
626
وقال سليمان آل الشيخ: "فاعلم أن العلماء أجمعوا على أن من صرف شيئاً من نوعي الدعاء لغير الله فهو مشرك ولو قال: لا إله إلا الله محمد رسول الله وصلى وصام؛ إذ شرط الإسلام مع التلفظ بالشهادتين أن لا يعبد إلا الله، فمن أتى بالشهادتين وعبد غير الله فما أتى بهما حقيقة وإن تلفظ بهما، كاليهود الذين يقولون: لا إله إلا الله وهم مشركون، ومجرّد التلفّظ بهما لا يكفي في الإسلام بدون العمل بمعناهما واعتقاده إجماعاً"[1].
تيسير العزيز الحميد شرح كتاب التوحيد
626
💥قال تعالى عن يوسف عليه السلام ﴿قالَ اجعَلني عَلى خَزائِنِ الأَرضِ إِنّي حَفيظٌ عَليمٌ﴾
👈تأمّل؛العَمل والسّعيِ-عند ضعف المسلمين-لإقامة خـ,ـلافـ,ـة إسلامية ولِحُكومة تَعمَل بشَرعِ اللهِ فرضٌ على الأعيان جملةً وتفصيلًا، أمّا طلب الإمارة-عند عدم الضرورة-في دولـ,ـة إسلامية قامت بشرع الله؛مسألة خلافية
✍أبي عمير الصومالي حفظه الله وسلمه من كيد الأعداء
📝 رابط القناة : https://t.me/abuukhaalid1
626
Repost from كنز الفوائد
💥قال سيّدنا عليّ-رضي الله عنه-:"لو كان الدّين بالرّأي لكان أسفل الخفّ أولى بالمسح من أعلاه."
👈تأمّل: إنّ الدِّين مَبناه على النّقل لا على العقل ولا ما يراه الإنسان خلافا على أهل الكلام والفلسفة وجميع العقلانيّين والملحدين الذين يطرحون النّقل ويأخذون العقل أو يقدِّمون العقل على نصوص الشّرع وهؤلاء كلّهم لا خير فيهم، لأنّ أحكام الشّرع بالنّقل وليست بالعقل ولأنّ العقول قاصرة ما دام وصف الله الإنسان بأنّه ضعيف وبأنّه نسيء وبأنّه ظلوم وجهول وعجولاً ولأنّ العقول تتفاوت؛فكلّ يدّعي فِي أنّ عقله هو الأكمل وهو الأصوب والصّحيح أو الرّاجح، لذا العقل يعمل مع النّقل والنّص ولا يعمل مستقلًّا عن النّقل والنّص، أمّا إذا كان العقل صحيح وسليمٌ من الشّبهات والشّهوات فهو موافق للنصّ الصّحيح الذي سلم من الضّعف والنّسخ وسوء الفهم.
أبي عمير الصومالي
626
Sh Hassaan habeen hore nimankii ashaaciro aha nabar culus buu ku dhuftay intaana uguma ekeen rabe majlis buu u balansaday.
Ashaaciro niman wahabiya isaga maxaabsade maalmahan ceersanayen lkn hadey heesata aan aragno cida ka reebi doonta wadaadka.
https://t.me/abuukhaalid1
