cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Aqoonyahanka.com

Soo gudbinta waxaad rabto

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
221
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
-27 أيام
-330 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Ka fogoow Go'aan kasto oo raali uu ka yahay Caqligaaga, balse Xanuunjinaayo Qalbigaaga, waayoo waxaa ku dilmeyso Ruuxdaada. Duhur Wanaagsan.
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
"Mushaarka waa daroogo ay kusiinayaan (Kuwa aad ushaqeyso) si aad u ilowdo Riyooyinkaaga (Hamiyadada)" kevin O'leary
إظهار الكل...
إظهار الكل...
Nin xaaskiisa uga shakiyay markuu shaqada jiro ayadana inay shaqo kale aado Ninkii: Qaalii xagee joogtaa🤔🤔? Xaaska:Gurigaan joogaa xaaji😛 Ninkii:ma hubtaa🤗? Xaaskii:haaa😎😎 Ninkii:bal mashiinka cabitaanka lagu shiido daar aan ogaadee inaad joogto xaafada🤨 Xaaskii:mashiinka ayay shidaysaa reereereeree😁😁 Ninkii:haye qaali kheyr badan nabad galyo Maalin kale ayuu soo wacay Ninkii:ku aaway xagee joogtaa?😎 Xaaskii: Guriga nh🙄 Ninkii:ma iga hubtaa😏? Xaaskii: haa😋 Ninki:haye daar hee mashiinka cabitaanka lagu shiido✊ Xaaskii:waxay shidaysaa mashiinkii asagana sameecada ayuu ka dhagaysanayaa reereeereee Ninkii:nabad galyo qaali🤩 Maalin kale wuxuu go'aansaday ayadoon ogeyn guriga inuu tago,ayadoon ogeyn,wuxuu arkay wiil yar uu dhalay oo guriga hortiisa fadhiyo wuxuu waydiiyay aaway hooyo? Wiilkii wuxuu dhahay ma ogi ayadoo mashiinka cabitaanka lagu shiido wadato ayay baxday Ninkii meesha ayuu ku suuxay😂
إظهار الكل...
👍 1
Bilyeneerkii reer Mexico David Michel waxa uu xusuus qorkiisa ku leeyahay: “Ha ka quusanin shaqo kasta oo aad qabato, waayo hanti urursigu waxa uu ka yimaadaa waxyaabaha ugu fudud ee aanay dadka kale danta ka lahayn, sidaa awgeed, anigu waxa aan ahaa keliya 9 jir markii aan bilaabay in aan hanti urursado. Marka aan ku socdo dugsiga, waxa aan ururin jiray tufaaxa kasoo daata gawaadhida suuqa geyneysa, waan nadiifin jiray oo dib ayaan dadka ugasii iibin jiray weliba qiimo jaban. Xiligaas dad badan ayaa igu qosli jiray oo ay majaajilo u ahayd xaaladan aan ku jiro, waxaan iibin jiray tufaax tiro yar, waan u sabri jiray maadaama aan lahaa yididiilo fog. Ugu danbayn ganacsigaygii wuu horumaray waxaanan bilaabay in aan beeralayda si toos ah tufaaxa ugasoo iibsado. 35 sano markii aan jiray ayuu geeriyooday adeerkay oo aan guursan wax carruur ahna aan dhalin. Wuxuu ahaa bilyanneer ka ganacsada daroogada, dhammaan hantidiisiina aniga ayaa dhaxlay sidaasna waxa aan ku noqday Bilyaneer. Waxaan rajeynayaa inaadan nacas ahayn oo aadan u maleynayn inaan bilyaneer ka noqday tufaaxyadaas aan waddooyinka ka urursan jiray, balse maalmahaasi waa maalmo aanan jeclayn inay dib usoo laabtaan.!! ___+ Ku soobiir https://t.me/qalbi1217
إظهار الكل...
Aqoonyahanka.com

Soo gudbinta waxaad rabto

👍 3
إظهار الكل...
Basic rules to improve English...!✨ 1. Listening : Improve your listening is a very powerful method to improve your listening skill as well as speaking. It is 100 % true that whatever we can listen, we can speak. Listening is an art and if you are good at it, surely you are going to speak English naturally. Be a good listener. A good listener is always a good speaker. Listen English on a daily basis, at least 20 minutes in the morning and 20 minutes in the evening. 2. Speaking : We must talk every day in English to improve our speaking skill. Start speaking from today, don't wait for tomorrow. It does not matter your grammar is okay or not, just make some practice partner and start speaking with them. So many people are afraid to speak English because they are shy. Don't be shy, if you can not speak correctly even try to speak in broken English, but start to speak in English. Mistakes are very common, so don't worry about mistakes just try to express yourself. 3. Reading : Reading is also an art. Be a good reader. Good readers are good leaders. Read less but read carefully. Every day read two pages but read them many times. Reading is very good to improve your grammar, sentence structure and vocabulary. 4. Writing : Make a notebook. Every day try to find five to ten sentences and write on your notebook. Read those sentences many times. Try to understand sentence structure, once you got it, you can make many sentences from a single sentence. 5. Thinking : Start to think in English. Thinking is a very important part of spoken English because whatever you can think, you can speak. So make a habit to think in English. In the beginning it may seem difficult, but by practice and practice it is possible. How to think in English — Remind all the activity in your mind...what did you listen, what did you speak with your partners, what did you read and what did you write in your notebook.... In this way you can make habit of think in English...!✨
إظهار الكل...
SOME AFRICAN COUNTRIES AND THEIR NICK NAMES. • South Africa – Rainbow Nation 🇿🇦 • Rwanda – Land of a Thousand Hills🇷🇼 • Madagascar – The Red Island 🇲🇬 • Lesotho – The Kingdom In the Sky 🇱🇸 • Egypt – The Gift of the Nile 🇪🇬 • Burkina Faso – Land of the Upright Men🇧🇫 • Ghana- The gateway to Africa/The Blackstar of Africa🇬🇭 • Nigeria- The Giant of Africa 🇳🇬 • Namibia- Land of the Brave 🇳🇦 • Uganda- The Pearl of Africa 🇺🇬 • Malawi- The Warm heart of Africa 🇲🇼 • Zambia- The real Africa 🇿🇲 • Kenya - the pride of Africa 🇰🇪 • Tanzania - Brain of Africa (Bongo) 🇹🇿 • Gambia- the smiling coast of Africa 🇬🇲 • Ethiopia- the land of origin 🇪🇹 • Burkina faso - the land of upright men🇧🇫 • Morroco -the land of colours 🇲🇦 • Mauritius- the continental island 🇲🇺 • Comoros- the perfum island 🇰🇲 • Sierra leone - salone 🇸🇱 • Chad- the dead heart of Africa 🇹🇩 • Mali- the eyes of africa🇲🇱 • Djibouti - the pearl of the gulf of tadjiboura 🇩🇯 • Cabo verde - llha do 🇨🇻 • Sao tome and Principe- the chocolate island 🇸🇹 • Cameroun- the hinge of Africa 🇨🇲 • Seychelles - the land of perpetual summer 🇸🇨 • Gabon - Le bled 🇬🇦 • Somali - the horn of Africa 🇸🇴 • Botswana - Peaceful nation 🇧🇼
إظهار الكل...
👍 1
6