KURULUS ORHAN
الذهاب إلى القناة على Telegram
2 120
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
-137 أيام
-1830 أيام
جاري تحميل البيانات...
القنوات المماثلة
سحابة العلامات
الإشارات الواردة والصادرة
---
---
---
---
---
---
جذب المشتركين
يوليو '26
يوليو '260
في 0 قنوات
يونيو '260
في 0 قنوات
Get PRO
مايو '260
في 0 قنوات
Get PRO
أبريل '260
في 0 قنوات
Get PRO
مارس '260
في 0 قنوات
Get PRO
فبراير '260
في 0 قنوات
Get PRO
يناير '260
في 0 قنوات
Get PRO
ديسمبر '250
في 0 قنوات
Get PRO
نوفمبر '250
في 0 قنوات
Get PRO
أكتوبر '250
في 0 قنوات
Get PRO
سبتمبر '250
في 0 قنوات
Get PRO
أغسطس '25
+9
في 0 قنوات
Get PRO
يوليو '25
+3
في 0 قنوات
Get PRO
يونيو '250
في 0 قنوات
Get PRO
مايو '25
+1
في 0 قنوات
Get PRO
أبريل '25
+4
في 0 قنوات
Get PRO
مارس '25
+36
في 0 قنوات
Get PRO
فبراير '250
في 0 قنوات
Get PRO
يناير '25
+4
في 0 قنوات
Get PRO
ديسمبر '24
+24
في 1 قنوات
Get PRO
نوفمبر '24
+4
في 0 قنوات
Get PRO
أكتوبر '24
+1
في 0 قنوات
Get PRO
سبتمبر '24
+1
في 0 قنوات
Get PRO
أغسطس '24
+9
في 0 قنوات
Get PRO
يوليو '24
+7
في 3 قنوات
Get PRO
يونيو '24
+31
في 7 قنوات
Get PRO
مايو '24
+78
في 13 قنوات
Get PRO
أبريل '24
+519
في 1 قنوات
Get PRO
مارس '24
+9
في 1 قنوات
Get PRO
فبراير '24
+4 959
في 5 قنوات
| التاريخ | نمو المشتركين | الإشارات | القنوات | |
| 03 يوليو | 0 | |||
| 02 يوليو | 0 | |||
| 01 يوليو | 0 |
منشورات القناة
Adan Madoobe ayaa gaaray baydhabo, waxuu yiri
“Maalintii Guddoomiyaha baarlamaanka la ii dooranayey shacabka soomaaliyed aad ayey u farxeen.”
| 2 | Abuurista Summada (Branding & Logo Design): Waxay u sameeyaan ganacsiyada cusub summad (Logo) iyo aqoonsi u gaar ah oo lagu garto.
Xayeysiiska Baraha Bulshada: Diyaarinta naqshadaha boostada Facebook, Instagram, iyo TikTok si ganacsigu u kordhiyo taageerayaashiisa iyo iibkiisa.
Agabka Daabacan: Naqshadeynta kaararka ganacsiga (Business Cards), xaashiyaha xayeysiiska (Flyers), boorar-ka waaweyn (Billboards), iyo buugaagta.
Naqshadda Baakadaha (Packaging Design): Samaynta muuqaalka sare ee alaabooyinka la iibiyo si ay indhaha macaamiisha u soo jiitaan.
Habaynta Sawirrada: Qurxinta iyo wax ka bedelka sawirrada si ay ugu muuqdaan kuwo tayo sare leh. | 149 |
| 3 | Trump ayaa baahiyay muuqaal muujinayay qofka weerarray hoteelka uu ku sugnaa oo orad ku dhaafaya goobta ay ku sugnaayeen ilaaladiisa, iyadoo muuqaalkan uu dhaliyay dhaleeceyn badan oo loo jeediyay habka loo sugayay amniga goobta ay ka socotay cashada ee xalay sida deg deg ah looga saaray Trump. | 130 |
| 4 | Cole Tomas Allen, oo 31 jir ah degganaa magaalada Torrance, California oo ah magaalo xeebeed ku dhow Los Angeles ayaa loo xiray rasaastii xalay ka dhacday goobtii uu ku sugnaa Trump ee hoteelka Washington Hilton,iyadoo Booliiska caasimadda Mareykanka ee Washington DC, ay sheegeen in ninkan uu degganaa hoteelka ay ka socotay cashada uu ku sugnaa Trump ee deg deg looga saaray markii rasaasta ay dhacday, sidoo kale booliiska ayaa sheegay in ninkan lagu qabtay qori, bastoolad, iyo mindiyo badan oo uu sitay. | 120 |
| 5 | WAR CUSUB: Waxaa la weeraray xaflad uu fadhiyay Donald Trump, Madaxweynaha ayaa goobta lagala cararay, dadkii kale ayaa iyagana orod uga baxsaday goobtii.
Nina meesha soo weeraray ayaa Ku hubaysnaa qori gaaban. Ninkan ayaa lagu sheegay Cole Thomas Allen, 31 jir macalin ka ah California. | 78 |
| 6 | Muxuu Trump u doortay isla goobtii lagu dhaawacay Ronald Reagan?
Goobta ay xalay ka dhacday rasaasta ee Washington Hilton xilli uu ku sugnaa Trump iyo inta badan mas’uuliyiinta dawladda Mareykanka , waa isla hoteelkii lagu dhaawacay madaxweynihii hore ee Mareykanka, Ronald Reagan 30 bishii Maarso ee sanadkii 1981.
Labada dhacday keliya waxay ku kala duwanyihiin Reagan wuxuu xilliga weerarka ku jiray gaarigiisa , halka Trump uu xalay fadhiyay hool ku yaalla hoteelkan, Reagan si ka duwan Trump, dhaawac culus ayaa ka soo gaaray weerarkii dhacay 1981 , markii xabbad lagu dhuftay ay jebisay feer dhaawacna gaarsiisay mid ka mid ah sambabbadiisa.
Muuqaallada munaasabadda cashada Aqalka Cad ee xalay ayaa laga arkayay xilliga ay rasaasta socotay Trump iyo ku-xigeenkiisa oo si deg deg ah loola cararayo , waqtigaa Trump ayaa dhulka ku dhacay, kaasoo shir jaraa’id oo markii dambe uu qabtay sheegay inay ahayd habeen aan caadi ahayn. | 88 |
| 7 | Madaxweyne Donald Trump ayaa laga saaray xaflad ka dhaceysay Washington DC ka dib markii la maqlay dhowr xabadood oo goobta ka dhacday. Xafladda Cashada Wariyeyaasha ayaa ka dhacaysay hotelka Washington Hilton. Trump ayaa sheegay in la qabtay qofkii rasaasta furay. | 78 |
| 8 | Hadii aadan hadaf cad ka laheyn nolosha waxaa maalinba dhinac kuu tuuri doona hirarka nolosha, waxaad ku dhex daali doonta ka sheekeynta dadka ku mashquulsan danahooda. | 79 |
| 9 | 🚨deg-deg ; Waxaa la filayaa in qiimaha Bitcoin uu sarre ukici doono , ayda oo la sheegay tani iney suutagal ka dhigeyso in IRAN 🇮🇷 ay ku xirtay badeecadeeda lagu iibsado lacagta bitcoin ka.
dalalka taabcsan Iran ay u arki doonaan maalgashiga Cryptocurrency in ay muhiin tahay. | 81 |
| 10 | “Ha raacin dadka oo dhan, ee raac waxa saxda ah.”
Micnaha:
Mararka qaar dad badan waxay sameeyaan wax aan sax ahayn, balse tiradooda badan macnaheedu maaha inay run yihiin. Waxaa fiican in aad raacdo waxa xaqa iyo caddaaladda ah, xitaa haddii aad tahay qof keli ah. | 104 |
| 11 | Maraykanku wuxuu xayiray $344 milyan oo ah 'Iran-Linked' Cryptocurrency | 103 |
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
