cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Dunida Caashaqa💝💯

Ku soo dhawaw"Dunida Caashaqa💝💯" Darajo mida u Saraysa Ayaa ah inaad Noqoto Qofaan Laga tagi karayn Hadii Laga tagana Aan La Hilmaami karayn🥰 🌼Erayo jaceyl" 🌼Dhiirigalin" 🌼Qisooyin" 🌼Suugaan" 🌼Oraahyo" @Moablac https://t.me/DunidaCaashaqa

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
6 982
المشتركون
+2924 ساعات
+1357 أيام
+50430 أيام
توزيع وقت النشر

جاري تحميل البيانات...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
تحليل النشر
المشاركاتالمشاهدات
الأسهم
ديناميات المشاهدات
01
"Indhahaygu waxa ay iga baryayaan in aan seexdo se waxa aan ku xayiranahay dagaalka aamusan ee u dhexeeya maskaxdayda iyo qalbigayga” Turjumid. -Axmed keysar. "Nafbaan isla doonaayaa Is diido dhexdeeda taal." Abu hadra.
3175Loading...
02
Xidhiidhku waa siyaasad laba qof  ay maamulaan, waa inaad khiyaanto qofkaa haddii aadan khiyaamin adiga ayaa lagu khiyaamayaa. Dabcan danbina maaha ee waa gaabis kugu yimaadday hadday dhacdo. Waxkale waynu garan waynay.💔🎬
3953Loading...
03
Kala dheeraanshuhu wuu dhammaan doonaa, maalin ayaanan laabta ku galin doonaa.🫂❤️🖇
3932Loading...
04
Muxuu jacaylkaygu ka micno leeyahay haddii uu joojin waayay tagitaankaaga? Saw kuguma filaan waayin waxwalba oo ayna qayrkaa helin.💔
3522Loading...
05
Wuxuu yidhi: Seexo oo u seexo si inaan cidi kusugayn, soco oo u soco si aanad cidnawaxba ka haysan, cun oo u cun si ayna jirin cid oonta kaaga soontay, nooloow nolol aanad cidna farxad kala maqnayn, xanuunku aniga ha ila joogo inta hore inta danbana isla aniga ayaa kaa dulqaadaye ha ila joogo adigu waxba ha mudan. Sidaas ooy tahayna nabsi kulama jirayo mana rabo.🌒
3382Loading...
06
Indhuhu waa xubin jidhkeena kamida mararka qaar ayaynu ku aragnaa qofkeena oo qaldan se dhalanteed waxa ka dhiga qalbigeena iyo jacaylka aan u qabno. Danbigaas indhaha loo qaban maayo qalbiguna wa cafis inta uu ka baqanayo inuu kuwaydiiyo qaladkaaga. Aniga iyo xubnahayguna waxan isku si u addeecsanahay jacaylkaaga.❤️
3504Loading...
07
“You say you love rain, but you use an umbrella to walk under it. You say you love sun, but you seek shelter when it is shining. You say you love wind, but when it comes you close your windows. So that's why I'm scared when you say you love me.” ― Bob Marely
3970Loading...
08
Ad adkaantu waxay leedahay dheef wayn oo qurxisa qofnimada shaqsiga, inaad shaqadaada ku adkaataa waxay dhashaa helidda waxaad manfacsato, halka ay shaqo wanaaggaagu uu dhali karo inaad dallacdo oo aad hesho martabadda xigta—dallacsiin. Bulshada aad ku dhax xammaalato waa markhaati kaliya oo caddeeya qofnimadaada iyo qiimahaaga saxda ee aad laleedahay dadkaaga. Qof ay dan kaasoo gashay mooyee qofkalana ma canbiri karo dadnimadaada iyo inta aad gobonimo leedahay. Ahaw shaqaale si uu u farxo, u noolaado, cidna uuna waxba u daba fadhiisan, balse ha u noqon shaqaale si— aad xammaal u sii ahaato ood kusii shaqayso muddo. Tartanka maskaxdu maaha wax fudud haddii ayna hagaajin karin baddalidda qaabkaagii shalay. —Summaddaadu waa xornimo wakhtigaaga ah ee maaha cabsida iyo wal-walka aad ka qabto timaaddo kasta iyo maalinkasta u xaadirista dhawrtada aad yoomkaa quudato ama aad iskaga dabbarto waxa ay dharaarahaasi kugu soo qaddimi doonaan ee baahi iyo barasho ba leh. Subax iyo galab iska daba wareeggoodu waxa uu innoo yahay xanuun, fikir, walaac se marka aad hesho baddalka saacadihii aad kiraysay ilayn wakhti lama iibiyee ayaad u dhoolla caddaynaysaa si ay kaaga buuxiso intaas yari dalool iyo meel oof wayn kugu haysay. Farxaddu waa inaad dhidido si uu dhididkaasi ugu qalmo qalinkaaga iyo maskaxdaada. Salaam dhalinyarada u xammaalata si ay qodob ugu rumeeyaan waxbarasho ama nolol kale. ____:Shabcaan.
3821Loading...
09
MUCJISADA MAANSADA HADRAAWI (AHUN) Eebe (SW) waxa uu suugaanleyda (Shucarada) kaga hadlay Qur'aanka, isaga oo ugu magac daray suurad dhan (Surah Ash-Shu'ara). Wuxuuna ku sheegay inay ku jiraan hawraarleyda kuwo rumeeyey Rabbi, isla markaana camal wanaagsan sameeyey, xuskiisana Badiyey, kuwaas oo dulmiga kaga hortaga hal-abuurkooda (Diinta ugu hiiliya). إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَعَمِلُوا۟ ٱلصَّـٰلِحَـٰتِ وَذَكَرُوا۟ ٱللَّهَ كَثِيرًۭا وَٱنتَصَرُوا۟ مِنۢ بَعْدِ مَا ظُلِمُوا۟ ۗ Ergaygii (Rasuulkii) Eebena (Scw) waxa uu xadiis laga Soo weriyey Ku yidhi «إنَّ من الشِّعرِ لحكمةً» " Suugaanleyda waxa u sugnaatay Xikmad" Nebigu (NNKH) waxa uu lahaa Abwaanno ugu hiiliya maansadooda isla markaana kaga difaaca eedaha iyo aflagaadada ay usoo jeediyaan kuwa gaaladu. Abwaannada sida wayn u difaaci jiray Suubanaheenna waxa ka mid ahaa Xasaan Ibnu Saabit oo qaatay naanaysta ah "Gabyaagii Rasuulka" Marka aan Intaas kaga nimaadno kor ka xaadiska guud ee Af-suugaaneedka iyo xidhiidhka teeda wanaagsani ay la leedahay Diinta Islaamka, kol kasta oo aad u fiirsato, faaqiddo isla markaana falkiso, firka iyo fogaan aragga erey curinta maanso-yahanka Soomaaliyeed qaarkood, waxa kaaga Soo baxaya meerisyo maanka iyo maskaxdaadaba ku abuuraya cajab iyo cajiib! Hadraawina waxa uu kaalmaha hore kaga Jiraa, haddaanuba ahayn ka ugu horreeya hal-abuurka Soomaalida ee dhismaha iyo dhidibka tixdiisu ay ashqaraar iyo amankaagba kugu ridayso. Quruxda erey muceedkeeda, guro fogaanta murtida iyo macno waynaanta hab-dhiska hawraartiisa Marka laga yimaaddo waxa ay lasii gaar tahay maansadiisu, sida ay qotonka iyo salka ugu hayso dalaa'ilka iyo dabuubta Eebe. Waxa aad ka dhex arkaysaa sida uu Hadraawi markii dambe aragtida iyo awoodiisaba ugu sidkay xuska iyo xaqiiqada Mawle. Odhaahda qoraalkayganna waxa daliil u ah meeris maanseedkiisa ku Jira tixda "Daba-huwan" ee uu leeyahay; "Dagaal xaqa baan rabaa Deeqdaada inaan ku helo" Innaga oo tan ka duuleyna isla markaana ka shiidaal qaadanaynna, waxay halkan mar kale ku ablo ablaynaynaa isla markaana ku lafo guraynaa meerisyo ka mid ah Suugaanta Hadraawi ee uu dhismaha iyo dhidibkooda ka Soo qaatay aayado Qur'aan ah. "Qofaad shar u diidan tahay U doortay si khayr ku jiro Ayaa misna kuugu Duda Waxaad uga daacad tahay" وَعَسَىٰ أَن تُحِبُّوا شَيْئًا وَهُوَ شَرٌّ لَّكُمْ ۗ "Cadceedu dorraad ma dhalan Kulkeeda dawaa ku shuban If keeda Run baa ku duxan Dayuxu marin buu hayaa Xil loo diray buu hayaa Daw buu ku aroorsanyahay Dilluu ku hoggaansanyahay" هُوَ الَّذِي جَعَلَ الشَّمْسَ ضِيَاءً وَالْقَمَرَ نُورًا وَقَدَّرَهُ مَنَازِلَ لِتَعْلَمُوا عَدَدَ السِّنِينَ وَالْحِسَابَ ۚ مَا خَلَقَ اللَّهُ ذَٰلِكَ إِلَّا بِالْحَقِّ ۚ يُفَصِّلُ الْآيَاتِ لِقَوْمٍ يَعْلَمُونَ Naftiisa qofkii dulmiyey Dayrkaaga rabbow ka baxay Muxuu halis daaqayaa. وَمَنْ أَعْرَضَ عَن ذِكْرِي فَإِنَّ لَهُ مَعِيشَةً ضَنكًا. Addoonku Rabbow ma dayo Deeqdaada intuu hantiyo Duntii maqan buu tebaa Wax uu degdeg kaaga filay Haddaanay ku soo dul quban Cadhuu la dakaamayaa Dibnuhu baryaday karaan Daryeel kama mahad ceshaan Jiilaal la darbbaysanyahay Diihaal iyo gaajo kulul Haddii beri roob ka da’o Qof doogey markaas illow Siduu u ducayn yiqiin Xusuusba ka sii durduri وَإِذَا مَسَّ الْإِنسَانَ الضُّرُّ دَعَانَا لِجَنبِهِ أَوْ قَاعِدًا أَوْ قَائِمًا فَلَمَّا كَشَفْنَا عَنْهُ ضُرَّهُ مَرَّ كَأَن لَّمْ يَدْعُنَا إِلَىٰ ضُرٍّ مَّسَّهُ ۚ كَذَٰلِكَ زُيِّنَ لِلْمُسْرِفِينَ مَا كَانُوا يَعْمَلُونَ "Daalaa dhacu waw astaan Waxaan dalab waayi karin Intuu dadba kow ka yahay" إِنَّ الْإِنسَانَ خُلِقَ هَلُوعًا﴾ "Lammaanahan laysku daray Hadday is daboolayaan Ilaah dejiyaan maqnayn" وَمِنْ آيَاتِهِ أَنْ خَلَقَ لَكُم مِّنْ أَنفُسِكُمْ أَزْوَاجًا لِّتَسْكُنُوا إِلَيْهَا وَجَعَلَ بَيْنَكُم مَّوَدَّةً وَرَحْمَةً ۚ إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَاتٍ لِّقَوْمٍ يَتَفَكَّرُونَ "Ta doora Rabbaa yaqaan" وَاللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنتُمْ لَا تَعْلَمُونَ F:G. Wixii aan saxay Eebe xaggiisa ayay ka sugnaadeen, wixii aan khaldayna waa aniga xagayga iyo shaydaan, oo wakii Hadraawi yidhi isagoo ka hadlayaa daciifnimda Aadamaha;
3882Loading...
10
"Wixii hadhay baa dellegan Daalaa dhacu waw astaan Waxaan doqoniimo badan Intuu dadba kow ka yahay Waxaan Dalab waayi karin Intuu durey hoog ku yahay" W/Q: Axmed Ceergaabo
3511Loading...
11
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 Kushubo internet bile qiimk jaban.👇 https://wa.me/252618886500 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/nYiI6XnHlMtlYzI0
1880Loading...
12
Danaystenimadu waa wax iska caadiya bulshada dhaxdeeda. Waxay moodaan intabadan in aadan dareensanayn isbaddalkooda iyo inay dantooda gaadheen. Dhoolacadaynteenu waxay qarisay wax badan.
5631Loading...
13
Maalin wanaagsan saaxiibayaal❤️
6430Loading...
14
Joogistaadu waa inaan faraxsanaado halka ay maqnaantaadu tahay inaan caloolyoobo si walba. Sikale maqnaataadu waa inaan joogo se maqanahay inta aan ka garanayana waxan xasuustaa inaan kula joogo oo aan anigu iska maqanahay. Waan bixid badanahay ee haddii aad taas ogtahay ha iga tagin mararka aan u baahanahay inaad i baraarujiso, tankale uma baahnid inaan kuugu celiyo sida aan u cidloodo maqnaantaada. Socoshada kaligay waan dhibsadaa iyo inaan meel fadhiisto, haddii ay dhacdo waxan dareemaa hagrasho farabadan, samaynta aan sameeyay waxkasta oo aan isleeyahay waad ku dareensiin kartaa miisaanka jacaylkaagaa illaa aan waayay miisaankale  haddana waxan dareemayaa inaan wax HAGRADAY  waayo kuuma odhanin si u dhiganta sida aad fahmi karto kalmaddii waynayd,:___ "WAAN KU JECLAHAY" Waan qirsanahay iyada oo ayna jirin wax aan ka gaabiyay liqidda inaan inna hagraday. Dunida waxa ka jira jacayl+isfahan taas ayaa ah NOLOL, miyaynaan u qalmin middaas? ii qir u nuglaanshaha maqnaantaada iyo kalinimada haddii ay dhacayso inaan muquurto bad wayn oo madaw marna aanan ku baraarugayn inaan dunida joogo ama aan arkayo sawir aan kaaga ahayn. Joogistaadu waxay ka dhigantahay waxkasta iyo wixii aynu Isla soo marnay intii aynu ahayn jaalka illaa maalintaas. Rabbigeen wuxuu qadaray dhaxdeena inuu ka abuurmo wax wayn oo u qalma runtii ballaadhin, ilaalin, cisayn iyo u sahamin, dabasocod iyo Ixtiraam. Joogistaadu waa sida inaan noolahay nolol janno laygu bishaareeyay khalaas. Curashada dareenada qalbigeenu waxay gogol xaadh u yihiin naqa soo rogmani doona illaa uu xubigu kaa biyo dhigayo. Joogistaadu waa markasta oo aan heli karo awoodda socosho, mid fikir, mid garasho iyo waxkasta oo saamayn yeelan kara dadna aan kula dagaalami karo. Sidaas baad u tahay lama helaan wakhtigu ila kulansiiyay. ___Shabcaan.
1 1523Loading...
15
Xidhiidhadeenu waxay noqdeen sida Haweenka foosha oo kale. Maalinka ay foolayaan waxay ka dhaaranayaan inayna ilmo danbe dhalin xanuunka foosha dartiis, haddana dhawaan guriga ayay soo uunsinayaan. Xidhiidhkuna marka aad ku silicdo ee aad waydo qofkaad jeclayd waad ka dhaaranaysaa, kadibna markale ayaad qofkale is baranaysaan oo sidii si kasii wayn ayaad u jeclaanaysaa.🥺
6892Loading...
16
Innagu waxaynu raadinaa farxad iyo jacayl ee ma raadinno nasasho iyo raaxo bannaan taalla, haddii aan xammaaliin nahay taas ayaan u baahi badanahay, baddalkeeda ta hore ayaan dooranay. Shaqo.❤️
7063Loading...
17
Wadnahayga qalan Samirbaa u sada Qorshihiisu yahay Waa qalad dhacee Haka qoomamoon __Ablac
6643Loading...
18
kolka aan dhib dareemo agtaada ayaan ku ooyaa, kolka se aan ku waayo maba ooyo. Waayo qofku inta uu naxariis filanayo ayuu ooyaa hadday se naxariis jirin ilmo uma taalo. Hummaagga sawirka waa Ridwaan.
6442Loading...
19
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 Gudoomiyaha.👇 @Gud_Kooxda_Midnimo ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/-FbnE-RkCyM0NDE0
3290Loading...
20
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 Barashada quraanka kariimka 👇 https://wa.me/message/QPHVZ2S6JROYH1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/GqSfyo9S77RjMWY0
5800Loading...
21
Saaxiibayaal walaashay ayaa qalliin ah inaad noogusoo ducaysaan ayaan marti idiinka ahay.🙏🤲
2 0081Loading...
22
Haddii aan kaaga soo horbaxo luuq kasta oo magaalada ka mida aniga oo tallaabaynaya, ha iimalaynin waxkale, waxan raadinayaa shaqo aan anigu masuul iska ahay ee uuna suldaan I horsoconin, taasina waxay qaadan kartaa illaa inaan bilaa shaqo noqdo.🙏🙂‍↔
1 1902Loading...
23
Dunidu waa kaligaa, ma jiro ruux Alle abuuray inta koonka saaran oon ku garab dhigo, kuguma lammaaneeyo waxkasta oo kaasoo hadha sida aan u hubo inayna qiimaha gaadhaynin. Heerka aad taagan tahay maka fikiro karo qiyaastiisa, cidina kuma talax tagi karto waxkasta oo kugu saabsan Oo Abuuraha koonkan ee ku uumay ayay mahad oo dhami u sugnaatay ee hadsana kugu ladhay naxariista, dabacsanaanta, boholyowga iyo rabitaanka danayntu dhexda u fadhido. waxan kuu sheegi lahaa inaad cajiib ku tahay curinta Farxadda joogtada ah, iyo inaad tahay hormuudka dareenada kala duwan iyo soo noolaynta rajada, himilada, ahaanshiyaha qofnimada, kalsoonida iyo waxkasta oo ruux adagi ku dhiiran karaba. Mahadsanid.🫀❤️
1 0624Loading...
24
"Deggenaantu inan yahay Waa waxa dareenkiyo Nafta damaca galiyee". Naftu marka ay hesho goob cidlo ah oo ay la fal gasho dabeecadda iyo deegaanka, waxa ay si qoddo dheer u ga fekertaa ahmiyadda iyo qiimiga qofeed ee ay leedahay, waxana ay faallooyin ashqaraar ah u heshaa caqabaddaha ku hareeraysan. Marka aynnu curin maanso ama sheeko ama qoraal u dhaqaaqno in aynnu kaliyaysanno waa lamahuraan, marka aynnu isku buuqnana in aynnu cidlaysanno waa inna daanweyne. Sidaasoo kale saacadda ugu tunka wayn leh ee saamaynta badani waa midda adiga oog waxa aad ka fikirayso aad meel la fadhiisato qalinkaaga iyo waraaqdaa, Anna aan adiga kugu xuso sida taallooyinka iyo taariikhada muqaddiska ah.🫶✊
1 0002Loading...
25
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
3320Loading...
26
Gurrac hadalka haw odhan Haku waayin ruux goba Eray aanu kaa gayin. __ Bk
1 1281Loading...
27
Hadday tiraabtu tahay waxa aynu dhammaanteen isku fahanno, tixdu waa murtida ay wax garatadu isku fahmaan oo inta kale ka dahsoon. Waa weedhaha aan isku jalbeebino markay janjeedho iyo markay qummantahay. 🌒
1 2002Loading...
28
Ismaynaan waayin, aniga ayaa ku waayay.😰
1 0753Loading...
29
❤️🙏🖇
9670Loading...
30
"Kala dhimasho oon iman Sidee loo dhayaa nabar Farxaddaada dhaawacay" ___ Hees
1 0104Loading...
31
Xidhiidhka ugu wayni waa is fahanka indhaha labada ruux. Kaas ayaa abuuri kara waxkasta oo wanaag ah iyo jacayl muc wayn.🖇 Eye contact🥹
9222Loading...
32
Allaahu akbar❤️🙏
9250Loading...
33
Haddii xiisaha iyo wadahadal ku uu yahay kaliya maalmaha is barashada, xushmadda, iyo dhoollacaddaynta khiyaalka ahi waxan ku dhihilahaa cidna ha is baranina!🫨
9702Loading...
34
“Inkastoo indhuhu doonayaan inan ku deymoodo Qalbigaygu wuxu diidayaa inan ku doondoono” - Weedhsame
1 0583Loading...
35
Nabad iyo maalin qurxoon saaxiibayaal❤️
1 0750Loading...
36
waxan kuu sheegayaa naftaada qofkasta oo aad ka hormarisaa oo aad tixgalinta siisaa inuuna qiimaha naftaada qeexi karin, oo uuna ku sharfaynin, baddalkeeda kuma lihi qofna mudna ma mudna tixgalin iyo qaddarin.👊🤞
1 2171Loading...
37
Adduunyadu waa meel samirka lagu barto , khaasatan waddankan. Waxaan innoo rajaynayaa helitaan fursad qurux badan oo aynaan sugin inay innoo dhawaaqdo ee aynu baadigoobkeena ku helno. Nasiib wacan saaxiibbayaal.🤛🙏
1 1291Loading...
38
Haddii aan ogaan lahaa in aad dabaday heshay qof ku ilaaliya oo naftaada ugu hagar baxa sidaydii si ka fiican, waan hurdi lahaa illaa dhammaadka himilooyinkayga.⛓😌
1 0294Loading...
39
Waxad dooratay sidii kuugu mudnayd, Anna waxan doortay sidaadii.🤦🙌
1 0032Loading...
40
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
2030Loading...
Photo unavailableShow in Telegram
"Indhahaygu waxa ay iga baryayaan in aan seexdo se waxa aan ku xayiranahay dagaalka aamusan ee u dhexeeya maskaxdayda iyo qalbigayga” Turjumid. -Axmed keysar. "Nafbaan isla doonaayaa Is diido dhexdeeda taal." Abu hadra.
إظهار الكل...
👍 3
Photo unavailableShow in Telegram
Xidhiidhku waa siyaasad laba qof  ay maamulaan, waa inaad khiyaanto qofkaa haddii aadan khiyaamin adiga ayaa lagu khiyaamayaa. Dabcan danbina maaha ee waa gaabis kugu yimaadday hadday dhacdo. Waxkale waynu garan waynay.💔🎬
إظهار الكل...
😨 3
Photo unavailableShow in Telegram
Kala dheeraanshuhu wuu dhammaan doonaa, maalin ayaanan laabta ku galin doonaa.🫂❤️🖇
إظهار الكل...
8
Photo unavailableShow in Telegram
Muxuu jacaylkaygu ka micno leeyahay haddii uu joojin waayay tagitaankaaga? Saw kuguma filaan waayin waxwalba oo ayna qayrkaa helin.💔
إظهار الكل...
😱 4
Photo unavailableShow in Telegram
Wuxuu yidhi: Seexo oo u seexo si inaan cidi kusugayn, soco oo u soco si aanad cidnawaxba ka haysan, cun oo u cun si ayna jirin cid oonta kaaga soontay, nooloow nolol aanad cidna farxad kala maqnayn, xanuunku aniga ha ila joogo inta hore inta danbana isla aniga ayaa kaa dulqaadaye ha ila joogo adigu waxba ha mudan. Sidaas ooy tahayna nabsi kulama jirayo mana rabo.🌒
إظهار الكل...
💔 6
Photo unavailableShow in Telegram
Indhuhu waa xubin jidhkeena kamida mararka qaar ayaynu ku aragnaa qofkeena oo qaldan se dhalanteed waxa ka dhiga qalbigeena iyo jacaylka aan u qabno. Danbigaas indhaha loo qaban maayo qalbiguna wa cafis inta uu ka baqanayo inuu kuwaydiiyo qaladkaaga. Aniga iyo xubnahayguna waxan isku si u addeecsanahay jacaylkaaga.❤️
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
“You say you love rain, but you use an umbrella to walk under it. You say you love sun, but you seek shelter when it is shining. You say you love wind, but when it comes you close your windows. So that's why I'm scared when you say you love me.” ― Bob Marely
إظهار الكل...
👍 5
Ad adkaantu waxay leedahay dheef wayn oo qurxisa qofnimada shaqsiga, inaad shaqadaada ku adkaataa waxay dhashaa helidda waxaad manfacsato, halka ay shaqo wanaaggaagu uu dhali karo inaad dallacdo oo aad hesho martabadda xigta—dallacsiin. Bulshada aad ku dhax xammaalato waa markhaati kaliya oo caddeeya qofnimadaada iyo qiimahaaga saxda ee aad laleedahay dadkaaga. Qof ay dan kaasoo gashay mooyee qofkalana ma canbiri karo dadnimadaada iyo inta aad gobonimo leedahay. Ahaw shaqaale si uu u farxo, u noolaado, cidna uuna waxba u daba fadhiisan, balse ha u noqon shaqaale si— aad xammaal u sii ahaato ood kusii shaqayso muddo. Tartanka maskaxdu maaha wax fudud haddii ayna hagaajin karin baddalidda qaabkaagii shalay. —Summaddaadu waa xornimo wakhtigaaga ah ee maaha cabsida iyo wal-walka aad ka qabto timaaddo kasta iyo maalinkasta u xaadirista dhawrtada aad yoomkaa quudato ama aad iskaga dabbarto waxa ay dharaarahaasi kugu soo qaddimi doonaan ee baahi iyo barasho ba leh. Subax iyo galab iska daba wareeggoodu waxa uu innoo yahay xanuun, fikir, walaac se marka aad hesho baddalka saacadihii aad kiraysay ilayn wakhti lama iibiyee ayaad u dhoolla caddaynaysaa si ay kaaga buuxiso intaas yari dalool iyo meel oof wayn kugu haysay. Farxaddu waa inaad dhidido si uu dhididkaasi ugu qalmo qalinkaaga iyo maskaxdaada. Salaam dhalinyarada u xammaalata si ay qodob ugu rumeeyaan waxbarasho ama nolol kale. ____:Shabcaan.
إظهار الكل...
5
MUCJISADA MAANSADA HADRAAWI (AHUN) Eebe (SW) waxa uu suugaanleyda (Shucarada) kaga hadlay Qur'aanka, isaga oo ugu magac daray suurad dhan (Surah Ash-Shu'ara). Wuxuuna ku sheegay inay ku jiraan hawraarleyda kuwo rumeeyey Rabbi, isla markaana camal wanaagsan sameeyey, xuskiisana Badiyey, kuwaas oo dulmiga kaga hortaga hal-abuurkooda (Diinta ugu hiiliya). إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَعَمِلُوا۟ ٱلصَّـٰلِحَـٰتِ وَذَكَرُوا۟ ٱللَّهَ كَثِيرًۭا وَٱنتَصَرُوا۟ مِنۢ بَعْدِ مَا ظُلِمُوا۟ ۗ Ergaygii (Rasuulkii) Eebena (Scw) waxa uu xadiis laga Soo weriyey Ku yidhi «إنَّ من الشِّعرِ لحكمةً» " Suugaanleyda waxa u sugnaatay Xikmad" Nebigu (NNKH) waxa uu lahaa Abwaanno ugu hiiliya maansadooda isla markaana kaga difaaca eedaha iyo aflagaadada ay usoo jeediyaan kuwa gaaladu. Abwaannada sida wayn u difaaci jiray Suubanaheenna waxa ka mid ahaa Xasaan Ibnu Saabit oo qaatay naanaysta ah "Gabyaagii Rasuulka" Marka aan Intaas kaga nimaadno kor ka xaadiska guud ee Af-suugaaneedka iyo xidhiidhka teeda wanaagsani ay la leedahay Diinta Islaamka, kol kasta oo aad u fiirsato, faaqiddo isla markaana falkiso, firka iyo fogaan aragga erey curinta maanso-yahanka Soomaaliyeed qaarkood, waxa kaaga Soo baxaya meerisyo maanka iyo maskaxdaadaba ku abuuraya cajab iyo cajiib! Hadraawina waxa uu kaalmaha hore kaga Jiraa, haddaanuba ahayn ka ugu horreeya hal-abuurka Soomaalida ee dhismaha iyo dhidibka tixdiisu ay ashqaraar iyo amankaagba kugu ridayso. Quruxda erey muceedkeeda, guro fogaanta murtida iyo macno waynaanta hab-dhiska hawraartiisa Marka laga yimaaddo waxa ay lasii gaar tahay maansadiisu, sida ay qotonka iyo salka ugu hayso dalaa'ilka iyo dabuubta Eebe. Waxa aad ka dhex arkaysaa sida uu Hadraawi markii dambe aragtida iyo awoodiisaba ugu sidkay xuska iyo xaqiiqada Mawle. Odhaahda qoraalkayganna waxa daliil u ah meeris maanseedkiisa ku Jira tixda "Daba-huwan" ee uu leeyahay; "Dagaal xaqa baan rabaa Deeqdaada inaan ku helo" Innaga oo tan ka duuleyna isla markaana ka shiidaal qaadanaynna, waxay halkan mar kale ku ablo ablaynaynaa isla markaana ku lafo guraynaa meerisyo ka mid ah Suugaanta Hadraawi ee uu dhismaha iyo dhidibkooda ka Soo qaatay aayado Qur'aan ah. "Qofaad shar u diidan tahay U doortay si khayr ku jiro Ayaa misna kuugu Duda Waxaad uga daacad tahay" وَعَسَىٰ أَن تُحِبُّوا شَيْئًا وَهُوَ شَرٌّ لَّكُمْ ۗ "Cadceedu dorraad ma dhalan Kulkeeda dawaa ku shuban If keeda Run baa ku duxan Dayuxu marin buu hayaa Xil loo diray buu hayaa Daw buu ku aroorsanyahay Dilluu ku hoggaansanyahay" هُوَ الَّذِي جَعَلَ الشَّمْسَ ضِيَاءً وَالْقَمَرَ نُورًا وَقَدَّرَهُ مَنَازِلَ لِتَعْلَمُوا عَدَدَ السِّنِينَ وَالْحِسَابَ ۚ مَا خَلَقَ اللَّهُ ذَٰلِكَ إِلَّا بِالْحَقِّ ۚ يُفَصِّلُ الْآيَاتِ لِقَوْمٍ يَعْلَمُونَ Naftiisa qofkii dulmiyey Dayrkaaga rabbow ka baxay Muxuu halis daaqayaa. وَمَنْ أَعْرَضَ عَن ذِكْرِي فَإِنَّ لَهُ مَعِيشَةً ضَنكًا. Addoonku Rabbow ma dayo Deeqdaada intuu hantiyo Duntii maqan buu tebaa Wax uu degdeg kaaga filay Haddaanay ku soo dul quban Cadhuu la dakaamayaa Dibnuhu baryaday karaan Daryeel kama mahad ceshaan Jiilaal la darbbaysanyahay Diihaal iyo gaajo kulul Haddii beri roob ka da’o Qof doogey markaas illow Siduu u ducayn yiqiin Xusuusba ka sii durduri وَإِذَا مَسَّ الْإِنسَانَ الضُّرُّ دَعَانَا لِجَنبِهِ أَوْ قَاعِدًا أَوْ قَائِمًا فَلَمَّا كَشَفْنَا عَنْهُ ضُرَّهُ مَرَّ كَأَن لَّمْ يَدْعُنَا إِلَىٰ ضُرٍّ مَّسَّهُ ۚ كَذَٰلِكَ زُيِّنَ لِلْمُسْرِفِينَ مَا كَانُوا يَعْمَلُونَ "Daalaa dhacu waw astaan Waxaan dalab waayi karin Intuu dadba kow ka yahay" إِنَّ الْإِنسَانَ خُلِقَ هَلُوعًا﴾ "Lammaanahan laysku daray Hadday is daboolayaan Ilaah dejiyaan maqnayn" وَمِنْ آيَاتِهِ أَنْ خَلَقَ لَكُم مِّنْ أَنفُسِكُمْ أَزْوَاجًا لِّتَسْكُنُوا إِلَيْهَا وَجَعَلَ بَيْنَكُم مَّوَدَّةً وَرَحْمَةً ۚ إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَاتٍ لِّقَوْمٍ يَتَفَكَّرُونَ "Ta doora Rabbaa yaqaan" وَاللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنتُمْ لَا تَعْلَمُونَ F:G. Wixii aan saxay Eebe xaggiisa ayay ka sugnaadeen, wixii aan khaldayna waa aniga xagayga iyo shaydaan, oo wakii Hadraawi yidhi isagoo ka hadlayaa daciifnimda Aadamaha;
إظهار الكل...
2👍 1

👍 2