cookie

ู†ุญู† ู†ุณุชุฎุฏู… ู…ู„ูุงุช ุชุนุฑูŠู ุงู„ุงุฑุชุจุงุท ู„ุชุญุณูŠู† ุชุฌุฑุจุฉ ุงู„ุชุตูุญ ุงู„ุฎุงุตุฉ ุจูƒ. ุจุงู„ู†ู‚ุฑ ุนู„ู‰ "ู‚ุจูˆู„ ุงู„ูƒู„"ุŒ ุฃู†ุช ุชูˆุงูู‚ ุนู„ู‰ ุงุณุชุฎุฏุงู… ู…ู„ูุงุช ุชุนุฑูŠู ุงู„ุงุฑุชุจุงุท.

avatar

cilmi nafsiga|&Science Facts๐Ÿ’ก๐Ÿ˜ฑ๐ŸŒ“๏ธ๐ŸŒโ–ช๏ธ

Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta. Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir : @Mrxoosh โ•ญโ”€โ•โ”…๐ŸŒทโ”…โ”…๐ŸŒทโ”…โ”…โ•โ”€โ•ฎ https://t.me/cilminafsi โ•ฐโ”€โ•โ”…๐ŸŒทโ”…โ”…๐ŸŒทโ”…โ”…โ•โ”€

ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ู…ุฒูŠุฏ
ูู†ู„ู†ุฏุง417ู„ู… ูŠุชู… ุชุญุฏูŠุฏ ุงู„ู„ุบุฉุงู„ูƒุชุจ1 818
ู…ุดุงุฑูƒุงุช ุงู„ุฅุนู„ุงู†ุงุช
13 854
ุงู„ู…ุดุชุฑูƒูˆู†
+1424 ุณุงุนุงุช
+1877 ุฃูŠุงู…
+75830 ุฃูŠุงู…
ุชูˆุฒูŠุน ูˆู‚ุช ุงู„ู†ุดุฑ

ุฌุงุฑูŠ ุชุญู…ูŠู„ ุงู„ุจูŠุงู†ุงุช...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
ุชุญู„ูŠู„ ุงู„ู†ุดุฑ
ุงู„ู…ุดุงุฑูƒุงุชุงู„ู…ุดุงู‡ุฏุงุช
ุงู„ุฃุณู‡ู…
ุฏูŠู†ุงู…ูŠุงุช ุงู„ู…ุดุงู‡ุฏุงุช
01
Eebe hakuu Naxariisto Ibrahim Raisi .
2970Loading...
02
@mrxoosh
10Loading...
03
Media files
6150Loading...
04
Media files
8194Loading...
05
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด KULMIS ๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด Linkigan hooseย  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasooย  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. ๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Fursad Qaali ah ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8
330Loading...
06
Waxaa la sheegaa, Al-amiiru Sancaani markii uu catar marsado inuu nebiga ๏ทบ ku sallin jiray! Waxaa la weyddiiyay: ma xaddiis ayaa ku soo arooray in markii catar la marsado nebiga ๏ทบ lagu salliyo? Wuxuu ku jawaabay gabay macnihiisa oo koobani uu ahaa: waxba sow wax kuma xusuusiyaan? Caraftu nebi Muxammad ๏ทบ ayay i xusuusidaa. ๐ŸŒน ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ูˆุนู„ู‰ ุขู„ู‡ ูˆุตุญุจู‡. Habeen wanaagsan gacalleyaal. ๐ŸŒน
1 1164Loading...
07
Sheekada Doonida Weyn iyo Ninka Khabiirka ah . Waxaa jiray nin khabiir ah oo aad ugu fiican farsamada iyo dayactirka doonyaha waaweyn. Maalin maalmaha ka mid ah, dooni weyn oo qaali ah ayaa joojisay shaqadeeda sabab la yaab leh. Milkiilaha doonida wuxuu wacay farsamayaqaan badan oo ku xeeldheer dayactirka doonyaha, laakiin midkoodna ma awoodo inuu hagaajiyo. Ugu dambayntii, milkiilaha wuxuu wacay ninka khabiirka ah oo caan ku ah xirfaddiisa. Ninkii khabiirka ahaa wuxuu yimid, wuuna baarayย  doonida muddo gaaban. Ka dibna, wuxuu kala soo baxay jeebkiisa Qalab uu u adeegsado hagaajinta Dooonta, Qalabkiina wuxuun kuย  garaacay meel gaar ah oo doonida ka mid ah. Isla markiiba, doonidii way shaqaysay! Milkiilaha doonida wuxuu ahaa mid faraxsan oo la yaab leh. Wuxuu weydiiyay ninkii khabiirka ahaa inta lacag ah ee uu ku dalbanayo shaqadiisa. Ninkii khabiirka ahaa wuxuu yiri, "Waa $10,000." Milkiilaha ayaa yiri, "Waa maxay $10,000? Waxaad kaliya sameysay hal garaac!" Ninkii khabiirka ahaa ayaa ugu jawaabay, "Garaacida hal mar: $2. Inaad garato meesha saxda ah ee lagu garaaco: $9,998." Cashar ka laga baran karo sheekada . Sheekadani waxay ina baraysaa muhiimadda aqoonta iyo khibradda. Mararka qaar shaqada waxaa laga yaabaa inay u muuqato mid fudud, laakiin aqoonta iyo khibradda ka dambeysa ayaa ah tan ka dhigaysa mid qiimo leh. Waxaa muhiim ah in la fahmo in qiimaha shaqada aysan kaliya ku xiranayn dadaalka muuqda, laakiin sidoo kale ku xiran yahay aqoonta iyo khibradda loo isticmaalay si loo gaaro natiijada saxda ah. @mrxoosh
1 3021Loading...
08
Sheeko Xigmad Leh: Ninkii iyo Sadexdiisa Wiil Waxaa jirtay waqti fog nin oday ah oo lahaa saddex wiil oo xoog iyo xoolo haystay, laakiin kala duduwan caqliga iyo dabeecadaha. Odaygu wuxuu doonayay inuu wiilashiisa siiyo talo xigmad leh oo ay ku qaataan nolosha si ay ugu noolaadaan si wanaagsan. Odaygii ayaa maalin maalmaha ka mid ah wuxuu u yeeray saddexdiisii wiil, wuxuuna mid walba siiyay hal xabbad oo qori ah. Wuxuu ku yiri, "Wiilashayoow, jabsha xabbadan qoryaha ah." Wiilashii waxay ku fiirsadeen xabbadihii oo mid walba si sahlan ayuu u jabiyay. Kadib, odaygii wuxuu ka soo saaray dambiil weyn oo uu ku shubay xabbado badan oo qoryo ah oo isku laaban. Wuxuu ku yiri, "Hadda isku daya inaad jabtaan qoryahan oo dhan iyagoo wada jira." Wiilashii waxay isku dayeen inay jabaan qoryaha laakiin kama aysan maarmin inay mid ka mid ah jabaan marka ay isku laabanyihiin. Odaygii wuxuu yiri, "Wiilashayoow, waxaad ka barateen arintan laba cashar oo muhiim ah. Marka aad kaligiin tihiin, waxaad u nugushihiin inaad jabantaan oo aad daciif tihiin. Laakiin marka aad midowdaan oo aad wada shaqaysaan, cidina idiin jabin karto. Wuxuu idiin noqonayaa mid adag in laga adkaado." Wiilashii waxay ka barteen muhiimadda wada shaqeynta iyo isku duubnida. Waxay ogaadeen in haddii ay midba midka kale taageeraan oo ay wada shaqeeyaan, ay noqon karaan kuwo awood badan oo adag. Xigmadda Sheekada Sheekadani waxay xambaarsan tahay xigmad qoto dheer oo ah in midnimada iyo wada shaqeynta ay yihiin furaha guusha iyo xoogga. Marka dadka ay mideeyaan dadaalkooda oo ay is taageeraan, way adkaaneysaa in laga adkaado. Tani waa cashar muhiim ah oo qof kasta ku anfici kara nolosha maalmeedka, shaqada, iyo xiriirka bulshada.
1 2452Loading...
09
Intee in leg baad raadinaysaa qof kula dareena kula fahan ah si aad isku dhamaystirtaan mise wali waxaad ku jirtaa jidkii raadinta๐Ÿ˜’ Jidku qodax idiinma yeesho safar dheer Baan ku jirnaaye๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜ข๐Ÿƒโ€โ™‚
1 1671Loading...
10
#Qiso Waxaa jirtay inan (Gabar) muslimad ah laakiin salaada ayaa aad ugu cuslayd oo may tukan jirin , habeen habeenada kamid ah ayay ku riyootay In ay dhimanayso dhawaan oo Ajasheedii soo dhawdahay kadib waalidkeed iyo asxaabteedii ayay la wadaagtay waxay ku idhaahdeen Waa riyo uun ee waxba hadaba galin . Maalmo kadib ayay sidii si lamid ah ku riyootay isla riyadii Qoyskeedii markay la wadaagtay jawaabtii jawaab lamid ah ayay siiyeen Waxay saa Ahaataba habeen kale ayay ku riyootay in Hal todobaad(week) u hadhay oo ay dhimanayso warwar iyo walaac mid toona kumay haynba nolosheeda ayay iska wadatay , markii la gaadhay maalintii ay ku riyootay Iyadoo joogta goobteedii waxbarasho ayuu madaxu yar xanuunay gurigii ayay toos u tagtay oo ay yar jiifsatay wakhti yar kadib waa mayd Way ka baxday ooy dhimatay . Qoyskii iyo asxaabtii aad bay uga xumaadeen sida ay ugu dhiiri galin jireen inay riyo malaawaal ah tahay uun, markii la geeyay godkii xabaasha waxaa laga saari kar waayay masas Badan oo diyaar u ah inay cunaan. Alaah bal Ila eega imisa fursadood ayaa la siiyay si ay u tawbad keento ,imisa jeer baa riyo wax loogu sheegay si ay isku garato ooy u fahanto halka laga haysto . Allow Geeridayada iyo gafkayaga ha kulmin .
1 4091Loading...
11
Akhri ,akhri ,waligaa wax akhriska ha joojin ,xitaa haddii aad awoodi weeydid inaad wax akhriso Qor ๐Ÿ—’๐Ÿ–Œ๐Ÿ“–๐Ÿ“š. @mrxoosh
1 4122Loading...
12
#xikmada maanta Noloshu haday ku tusto kun xumaan Adiguna hal wanaag uun tus.
1 8172Loading...
13
๐Ÿ’Š FURSAD MUHIIM AH . Ma rabtaย  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka . ๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo naftaada ku dawee. ๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
2360Loading...
14
๐Ÿ’žโžฐkulmis one Community ++ย ย ย ย ย  โ™จ๏ธโ™จ๏ธ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” 16k+ ๐Ÿ“šQURANKA IYO SAYNISKA ๐Ÿ“™ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„ 15k+ ๐Ÿ“˜FAALLO JACAYL ๐Ÿ“’ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„ 14k+ โš™๏ธErayo jacayl ๐Ÿ’ญ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k+ โœจcilmi nafsi๐Ÿ—ฃ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 12k+ ๐Ÿ“˜ibrahin geedi๐Ÿ“— โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 11k+ ๐ŸŒธ Hoyga sheekooyinka๐ŸŒท โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 11k+ ๐Ÿชดxikmad badan ๐Ÿ€ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 10k+ โš™๏ธSu'aalo diini ah ๐Ÿ’ญ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 10k+ ๐ŸŒŸ Baro xadiiskan ๐Ÿ”† โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 9k+ ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿญ Furaha nolosha ๐Ÿ‘ฅ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 9k+ ๐Ÿง  Hoyga xikmadaha & sugaant๐Ÿ‘… โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 9k+ ๐Ÿ‘คwadooyinka guusha ๐Ÿซ‚ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 8k+ ๐Ÿชข Aqoonta kaa maqan๐Ÿ‘” โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 8k+ โ›บ๏ธ Hoyga farxadda โค๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 8k+ ๐Ÿชข philosophy(falsafadda)๐Ÿ‘” โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 7k+ โžฐFaafinta khayrka ๐Ÿชœ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 7k+ ๐ŸŒฑmadxafka taariiqda๐Ÿชด โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 7k+ ๐Ÿงš Xikmadaha nolosha ๐Ÿคณ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6.5k+ ๐Ÿ’น Xigmadleโ‡๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6.5k+ ๐Ÿˆณwax kabaro siiradi nabiga ๐Ÿšน โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6.5k+ โ™จ๏ธ Al furqan online academy๐Ÿ’ข โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6.5k+ ๐Ÿ”ด wehel caashaq๐ŸŸข โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6.5k+โ™’๏ธ Dhabar adayg โ™‰๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6k+๐Ÿง• Aqoon kordhiye ๐Ÿ—ฃ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6k+ ๐Ÿงฉ Dunida dahsoon๐Ÿช โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6k+ ๐Ÿ‘ฉ maktabadda buugta ๐Ÿง• โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6k+ ๐Ÿ’ฌ sooyaalka nolosha ๐Ÿ—ฏ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6k+ ๐Ÿชค Dacwah channel โš–๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5.5k+๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ mohamed khaled๐Ÿ’š โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5.5k+ ๐Ÿ“’ Aqoon raadis ๐Ÿ‘€ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5.5k+ ๐Ÿ‡Dhambaal ๐ŸŒฌ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5.5k+โœ๏ธ xigmadda maanta ๐Ÿ–Œ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5k+ ๐ŸŒŽ Rajada nolosha โšก๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5k+ย  ๐Ÿซง Hoyga akhriska ๐Ÿ’ซ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5k+ย  ๐Ÿซง maskax kaab ๐Ÿ’ซ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„ 5k+ย  ๐Ÿซง Dhiirigaliye soomaali ๐Ÿ’ซ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5k+ย  ๐Ÿซง Elmi daadihiye ๐Ÿ’ซ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ ๐Ÿ’žโžฐ Kulmis publisher center๐Ÿ’žโžฐ ๐Ÿ’ซFursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali๐Ÿ‘‡ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
190Loading...
15
Media files
2 3333Loading...
16
Media files
2 0252Loading...
17
Media files
2 2920Loading...
18
Maalgashi aad ku sameysid naftaada ,waa maalgashiga ugu waxtarka badan ee uu abid qof sameeyo . Kaliya ma hormarin doono naftaada ,sidoo kale wuxuu hormarin doonaa waxa yaabaha kugu hareereysan oo Dhan ๐Ÿ˜š @mrxoosh
2 1524Loading...
19
Dowlada ma caawin karto Qof kasa oo inaga mid ah ,lakiin dhalinyaro qof kasta oo naga mid ah wuxuu caawin karaaa hal Qof . @mrxoosh
2 4761Loading...
20
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด KULMIS ๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด Linkigan hooseย  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasooย  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. ๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Fursad Qaali ah ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8
560Loading...
21
Mar dhow waxaan ka baqi in Dowlada soomalia inta ay ka yaabto dhalinyarada dalka ka socota in ay soo saarto xeer ah wax dhalinyaro ah Dalka kama Bixi karaan. @mrxoosh
2 8201Loading...
22
Cilmi nafsi dhanka jacaylka ah## ~ waxaa la sheegaa dadka Aamusan een bulshada soo Dhex galin inay yihiin dadka xidhiidhka jacayl ku wanaagsan. ~hadii aad habeenkii aad u fikirto hurdada ka hor waliba aadan aqoon fikirkaagu wuxuu ku salaysanyahay waxaa la sheegaa inuu jiro qof kaa fikiraya adiga oo aan garanayn(kasayn) qofkaas. ~ daraasad cilmi nafsi oo la sameeyay ayaa Iyadna sheegta in gabadha aan ku jeclayn ay cod dheer kugula hadasho. ~Qof hadii uu maskaxdaada ku jiro sannado dhan Eed dadka uga sheekayso Markasta ogoow waa qofka aad sida dhabta ah u jeceshahay. ~ka ugu wareerka badan ayaa ah Inaad qof riyo ku aragto waxaana loo badiyaa jacayl run ah Inaad jeceshahay qofkaas.
2 9930Loading...
23
Marka ay tagitaanku ay lama huraan noqoto . Saxiib isku day inaad ka tagto ubax inta aad ka Tagi leheyd dhaawac . Karaamee saxiib oo dhaawac ka ilaali Qalbigii maalin ahaa Hoygaaga (gurigaaga ). @mrxoosh
2 7744Loading...
24
ูŠูˆู… ู„ุง ูŠู†ูุน ู…ุงู„ ูˆู„ุง ุจู†ูˆู† ____ ูˆููŠ ูŠูˆู… ูƒุงู† ู…ู‚ุฏุงุฑู‡ ุฎู…ุณูŠู† ุงู„ู ุณู†ู‡ _ ูŠูˆู… ู„ุง ูŠุฌุฒูŠ ูˆุงู„ุฏ ุนู† ูˆู„ุฏู‡__ ูŠูˆู… ุชุจูŠุถ ูˆุฌูˆู‡ ูˆุชุณูˆุฏ ูˆุฌูˆู‡____ ูŠูˆู… ูŠู‚ูˆู… ุงู„ู†ุงุณ ู„ุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู† ____ ูŠูˆู… ุงู„ุตุงุฎุฉ___ Maalinta qiyaame ilaa intee baa la taagnaanayaa? 50,000 oo sanno . Bal qaiyaas maaha sanad, maaha bil, maaha isbuuc(week) , maaha maalin, maaha saacad ee waa 50 kun oo sano. Bal qiyaas adigoo taagan adigoo dhididaya adigoo saf dheer ku jira oo u taagan in lagu xukumo . _Maxaad u tukan wayday? Maxaad Alle danbi dhaaf u waydiisan wayday? Maxaad masaakiinta u caawin wayday? ~~Waan mashquulsanahay ! Maxaad ku mashquulsantahay, waxaan daawadaa ciyaaro , shaqo ayaan leeyahay. Waa run haa waa run tani waa dhibta ina haysata waa jawaabta ay bixiyaan badh kamida ibnu Aadam. Tan way dhamaanaysaa waana laga tagayaa aynu u shaqaysano maalinta la qatanyahay.
3 2715Loading...
25
Wili ma akhrisatay buuga dark psychologyย  ( cilmi nafsiga madow ) hadii aad akhrisato buugaan waxbadan ayaad kafaa'idi doontaa , waxaad kabaran doontadaa ,xeelado iyo farsamooyin laga yaabo in adiga maalin laguu isticmaalay waxaanad ka baraneysaa inaad noqoto qof awood leh oo laga cabsado ๐Ÿง ๐Ÿ—ฃ๏ธ Buugan isaga oo Af somali ku qoran yahey ayuu diyaar yahey markaa qofkii u baahan buugan ha ila soo xidhiidho i.a. 0636382919 Waxa lagu iibin jirey qiimihii hore $20 Hadda Lkn waa $3 oo keliya inta ka horeysa 18 May qiimo dhimistu wey soconeysaa Ku darsoo Hal buug oo la tarjumey maaha waa buugaag badan oo Note iyo summary laga sameeyey Waad Mahadsan tihiin.
10Loading...
26
Gaadhi Ambulance ๐Ÿš‘ ah ayaa waxa xaga dambe kaga qornaa ูƒูŠู ุชู‚ุงุจู„ ุฑุจูƒ ูˆุฃู†ุช ู„ุง ุชุตู„ูŠุŒ Sideed rabigaa ku hor istaageysaa Hadhow adiga oo aan tukan Xadiis saxiixa ayaa ahaa *"Hadii ay salaadaadu hagaagto camal kaaga kale oo dhan wey hagaagayaan". Hadda jaanis ayaad heysataa wakhtigaaga ka faa'ideyso Tuko intaan lagugu Tukan.
2 6044Loading...
27
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด KULMIS ๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด Linkigan hooseย  waxa ku jira 98 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasooย  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. ๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/LtjKPtfpKp4xZTM0
20Loading...
28
* Hadduu geed engego xaabadaa laga idlaystaaye * Mid yar oo iniintiisa ahbaa soo awaal baxa e * Isagaa anfaaciga hadhkiyo oodda kaafiya e * Dadkana odaygu goortuu ka baxo iyo islaantiisu * Ubadkooda hadhabaa tabcoo aayatiin hela e * Markii Aadam iyo Xaawa iyo keynta la abuuray * Sidaasay arwaaxdiyo dhirtuba ku isiraayeene * Umaddaan shabaabkeedu hanan waa ayaan xuma e * Inamiyo hablahaba waxaad tihiin aarankii kacaye * Itaal gabe dadkiinii hore waydin aragtaane * Idinkaa amaanada xilkii eeggan qaabilaye * Iskaa wax u qabsada noloshu waa udub dhexaadkiiye * Israafkiyo fadhigu waa waxaad ku anbanaysaane * Axmaqnimo wakhtiga kaaga tagay oohin kugu reebye * Ayaantii ku dhaaftaana waa waxaan la eegayne * Axadkii kaslaan ahi sabool abidkii weeyaane Alleh ha u naxariisto abwankii tiriyey gabaygan wuxuu inooga tahay xikmado cajiiba io meertada nolosha mar dhinacay marayso laga soo bilaabo nabiย  aadan cs ilaa maanta โ—๏ธ Maxaad ka baratay gabaygan โ“
3 3238Loading...
29
Dhalinyaro guushu waa sida adigoo soo galay keyn madoow ,taasoo aan leheyn wax wado ah oo la qaado . Haddii ay Keyntaas ay ahaato wado ama dariiq ,waa jid uu Qof kale jeexday . Haddii aad raacdidna Qof kale wadadiis ,waligaa ogaan meysid Awood aad leedahay . Waxaa lagaa rabaa inaad jeexdid wado cusub ,oo ay ummadaadu ku guuleystaan . Ha raacin oo haku dayan wax ay sameeyeeen dadkii hore ,wax ka baro ka dib ka wanaagsanoow . @mrxoosh
2 5634Loading...
30
- ๏ดฟูˆูŽูƒูŽุฐูŽูฐู„ููƒูŽ ุฌูŽุนูŽู„ู’ู†ูŽุงูƒูู…ู’ ุฃูู…ู‘ูŽุฉู‹ ูˆูŽุณูŽุทู‹ุง๏ดพ . - ุณูˆุฑุฉ: ุงู„ุจู‚ุฑุฉ .
2 5440Loading...
31
Hadii aad kabtan u aragtay sibidhi iyo akhtar jabis khafiifa ah maskaxdaada qaybta bidix ayaa ka wayn qaybta midig , waxaanad tahay qof xikmad leh . Hadii aad basali Ama pink iyo cadaan aragto maskaxdaada qaybta midig ayaa ka wayn qaybta bidix waxaana la sheegaa inay dadkaasi khayaali ku nool.
2 9722Loading...
32
#pysology test Kabtan 2 midab bay ka koobantahy laakiin dadku waxay u arki doonaan 4 midab oo kala duwan oo waliba labo labo isku raacaya. Tusaale ma Waxaad aragtaa pink khafiifa iyo cadaan mise Waxaad aragtaa sibidhi iyo akhtar jabis. Nala wadaag waxa kuu muuqda si aan kuugu sheego aragtida ku duugan.
2 9123Loading...
Photo unavailableShow in Telegram
Eebe hakuu Naxariisto Ibrahim Raisi .
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
โค 5๐Ÿ‘ 1๐Ÿฅฐ 1
Photo unavailableShow in Telegram
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
โค 10๐Ÿฅฐ 1๐Ÿคฉ 1
โค 17๐Ÿ‘ 4๐Ÿฅฐ 1
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด
KULMIS
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Fursad Qaali ah ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
KULMIS 1AAD

Youโ€™ve been invited to add the folder โ€œKULMIS 1AADโ€, which includes 99 chats.

Waxaa la sheegaa, Al-amiiru Sancaani markii uu catar marsado inuu nebiga ๏ทบ ku sallin jiray! Waxaa la weyddiiyay: ma xaddiis ayaa ku soo arooray in markii catar la marsado nebiga ๏ทบ lagu salliyo? Wuxuu ku jawaabay gabay macnihiisa oo koobani uu ahaa: waxba sow wax kuma xusuusiyaan? Caraftu nebi Muxammad ๏ทบ ayay i xusuusidaa. ๐ŸŒน ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ูˆุนู„ู‰ ุขู„ู‡ ูˆุตุญุจู‡. Habeen wanaagsan gacalleyaal. ๐ŸŒน
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿฅฐ 23๐Ÿ‘ 5โค 4
Sheekada Doonida Weyn iyo Ninka Khabiirka ah . Waxaa jiray nin khabiir ah oo aad ugu fiican farsamada iyo dayactirka doonyaha waaweyn. Maalin maalmaha ka mid ah, dooni weyn oo qaali ah ayaa joojisay shaqadeeda sabab la yaab leh. Milkiilaha doonida wuxuu wacay farsamayaqaan badan oo ku xeeldheer dayactirka doonyaha, laakiin midkoodna ma awoodo inuu hagaajiyo. Ugu dambayntii, milkiilaha wuxuu wacay ninka khabiirka ah oo caan ku ah xirfaddiisa. Ninkii khabiirka ahaa wuxuu yimid, wuuna baaray  doonida muddo gaaban. Ka dibna, wuxuu kala soo baxay jeebkiisa Qalab uu u adeegsado hagaajinta Dooonta, Qalabkiina wuxuun ku  garaacay meel gaar ah oo doonida ka mid ah. Isla markiiba, doonidii way shaqaysay! Milkiilaha doonida wuxuu ahaa mid faraxsan oo la yaab leh. Wuxuu weydiiyay ninkii khabiirka ahaa inta lacag ah ee uu ku dalbanayo shaqadiisa. Ninkii khabiirka ahaa wuxuu yiri, "Waa $10,000." Milkiilaha ayaa yiri, "Waa maxay $10,000? Waxaad kaliya sameysay hal garaac!" Ninkii khabiirka ahaa ayaa ugu jawaabay, "Garaacida hal mar: $2. Inaad garato meesha saxda ah ee lagu garaaco: $9,998." Cashar ka laga baran karo sheekada . Sheekadani waxay ina baraysaa muhiimadda aqoonta iyo khibradda. Mararka qaar shaqada waxaa laga yaabaa inay u muuqato mid fudud, laakiin aqoonta iyo khibradda ka dambeysa ayaa ah tan ka dhigaysa mid qiimo leh. Waxaa muhiim ah in la fahmo in qiimaha shaqada aysan kaliya ku xiranayn dadaalka muuqda, laakiin sidoo kale ku xiran yahay aqoonta iyo khibradda loo isticmaalay si loo gaaro natiijada saxda ah. @mrxoosh
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
โค 15๐Ÿ‘ 2
Sheeko Xigmad Leh: Ninkii iyo Sadexdiisa Wiil Waxaa jirtay waqti fog nin oday ah oo lahaa saddex wiil oo xoog iyo xoolo haystay, laakiin kala duduwan caqliga iyo dabeecadaha. Odaygu wuxuu doonayay inuu wiilashiisa siiyo talo xigmad leh oo ay ku qaataan nolosha si ay ugu noolaadaan si wanaagsan. Odaygii ayaa maalin maalmaha ka mid ah wuxuu u yeeray saddexdiisii wiil, wuxuuna mid walba siiyay hal xabbad oo qori ah. Wuxuu ku yiri, "Wiilashayoow, jabsha xabbadan qoryaha ah." Wiilashii waxay ku fiirsadeen xabbadihii oo mid walba si sahlan ayuu u jabiyay. Kadib, odaygii wuxuu ka soo saaray dambiil weyn oo uu ku shubay xabbado badan oo qoryo ah oo isku laaban. Wuxuu ku yiri, "Hadda isku daya inaad jabtaan qoryahan oo dhan iyagoo wada jira." Wiilashii waxay isku dayeen inay jabaan qoryaha laakiin kama aysan maarmin inay mid ka mid ah jabaan marka ay isku laabanyihiin. Odaygii wuxuu yiri, "Wiilashayoow, waxaad ka barateen arintan laba cashar oo muhiim ah. Marka aad kaligiin tihiin, waxaad u nugushihiin inaad jabantaan oo aad daciif tihiin. Laakiin marka aad midowdaan oo aad wada shaqaysaan, cidina idiin jabin karto. Wuxuu idiin noqonayaa mid adag in laga adkaado." Wiilashii waxay ka barteen muhiimadda wada shaqeynta iyo isku duubnida. Waxay ogaadeen in haddii ay midba midka kale taageeraan oo ay wada shaqeeyaan, ay noqon karaan kuwo awood badan oo adag. Xigmadda Sheekada Sheekadani waxay xambaarsan tahay xigmad qoto dheer oo ah in midnimada iyo wada shaqeynta ay yihiin furaha guusha iyo xoogga. Marka dadka ay mideeyaan dadaalkooda oo ay is taageeraan, way adkaaneysaa in laga adkaado. Tani waa cashar muhiim ah oo qof kasta ku anfici kara nolosha maalmeedka, shaqada, iyo xiriirka bulshada.
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿ‘ 15
Intee in leg baad raadinaysaa qof kula dareena kula fahan ah si aad isku dhamaystirtaan mise wali waxaad ku jirtaa jidkii raadinta๐Ÿ˜’ Jidku qodax idiinma yeesho safar dheer Baan ku jirnaaye๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜ข๐Ÿƒโ€โ™‚
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿ‘ 22๐Ÿ˜ 4
#Qiso Waxaa jirtay inan (Gabar) muslimad ah laakiin salaada ayaa aad ugu cuslayd oo may tukan jirin , habeen habeenada kamid ah ayay ku riyootay In ay dhimanayso dhawaan oo Ajasheedii soo dhawdahay kadib waalidkeed iyo asxaabteedii ayay la wadaagtay waxay ku idhaahdeen Waa riyo uun ee waxba hadaba galin . Maalmo kadib ayay sidii si lamid ah ku riyootay isla riyadii Qoyskeedii markay la wadaagtay jawaabtii jawaab lamid ah ayay siiyeen Waxay saa Ahaataba habeen kale ayay ku riyootay in Hal todobaad(week) u hadhay oo ay dhimanayso warwar iyo walaac mid toona kumay haynba nolosheeda ayay iska wadatay , markii la gaadhay maalintii ay ku riyootay Iyadoo joogta goobteedii waxbarasho ayuu madaxu yar xanuunay gurigii ayay toos u tagtay oo ay yar jiifsatay wakhti yar kadib waa mayd Way ka baxday ooy dhimatay . Qoyskii iyo asxaabtii aad bay uga xumaadeen sida ay ugu dhiiri galin jireen inay riyo malaawaal ah tahay uun, markii la geeyay godkii xabaasha waxaa laga saari kar waayay masas Badan oo diyaar u ah inay cunaan. Alaah bal Ila eega imisa fursadood ayaa la siiyay si ay u tawbad keento ,imisa jeer baa riyo wax loogu sheegay si ay isku garato ooy u fahanto halka laga haysto . Allow Geeridayada iyo gafkayaga ha kulmin .
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿ‘ 13๐Ÿ˜ข 8โค 1๐Ÿฅฐ 1