cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Hagarlaawe Academy️☀️

Hoyga Millioneerrada Mustaqbalka. WhasApp: 00252907723894 SupportWhatsApp: 00252905508273 Telegram Chat: @SekiHagarlaawe

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
12 984
المشتركون
+924 ساعات
+1317 أيام
+81630 أيام
توزيع وقت النشر

جاري تحميل البيانات...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
تحليل النشر
المشاركاتالمشاهدات
الأسهم
ديناميات المشاهدات
01
Dhalinyaro suuqa Forex waa dhib badan yahay, khasaaro badan yahay oo hawl badan yahay. Ciyaar meel adduunka lacag looga sameeyaa ma jirto sidaa darteed; dhab u qaado masuul noqo oo lacagtaadana ilaasho process-kana aamin. Hal mar adoo 300$ ku shaqeeya bisha dhan 3,000$ ha doonin ee horta suuqa inta aad hadda hesho ka raadi. Saddexdaa boqol ka hel, kadib 500$ raadi, kadib 700$ kadib 1,000$. Muddo sannad ah sii inaad upgaradekaas samayso. 2 sano joogtee inaad bil walba lacag la baxdo, lacagtaadana dhigo haku baashaalin oo ha ku ciyaarin e. Tartiib u soco adoo maalin walba wax baranaya. Rooma habeen laguma dhisin. Forex process buu qaataa, ha kadsoomin. Guulaysta. Maalin walbana wax barta. Ugu dambayn waxbarashaa lagu hodmaa e!
1 86714Loading...
02
Dhalinyaro galab wanaagsan. Jimce wanaagsan. Maanta waxa suuqyada u waynaa warkii saaka ka soo baxay GBP-da ee qiimayaasha tafaariiqda (retail sales). Waxa ay xogtaasi ku soo baxday tiro liidata oo ah -2.3% halka la filayay -0.5% bishii horena ay ahayd -0.2%. Waa hoos u dhac saa'id sida aad arki kartid. Waxaa kale oo jira galabta dhowr war oo ka soo kala baxaya CAD iyo USD balse saamayntoodu yartahay. Waxa ugu muhiimsan xogta kalsoonida shacab waynaha Maraykanka iyo Guddoomiye ka mid ah FED Mr. Waller oo isna hadlaya.
2 4431Loading...
03
PMI-yadii maanta ee Ingiriiska, Faransiiska, Jarmalka iyo Maraykanka xogtoodoodii halkan hoose ka soo akhriso. 👇 https://www.facebook.com/share/p/xLjF1a2btLWJ1WCD/?mibextid=qi2Omg
2 6870Loading...
04
https://www.youtube.com/live/xk4piDEUomo?si=eii9Ek2ctTcISYmN
2 8171Loading...
05
Galab wanaagsan. Casarkan wararka u culus suuqyada caalamka waxaa ka mid ah; Unemploynent Claims oo laga sugayo USD-da. Flash PMI-da labada qaybood ee adeegyada iyo alaabaha ayaa isna soo baxaya 4:45PM xilliga Geeska Afrika. Sidoo kale waxa lacagta Yuuro ka soo baxaya Kalsoonida Shacabka (Consumer confidence), waxa iyana la filayaa xogta guryaha la iibiyay ee cusub bishii tagtay. Dhammaantood waxa ay saamayn ku leeyihiin session-keenna galabta iyo dhaqaaqiisa.
2 8290Loading...
06
Media files
3 1814Loading...
07
Kulanka FED ee caawa ayaa sheegay in aanay ku degdegayn jaridda/yaraynta xaddiga dulsaarka, sababta waxay ku sheegeen inay tahay sicir bararka oo wali sarreeya kadib xogtii soo baxday rubuca koowaad ee sanadda 2024. Sidoo kale waxay xuseen inay khatar ku sugantahay xaaladda degenaan ee dhaqaale sicir-bararka badan awgii. Qiimayaasha macaamiisha (CPI) inay soo qaboobayso ayay u egtahay, laakiin waxa ay sheegeen inay ka walwalayaan xogtii rubuca koowaad ee CPI-da. Wali may caddayn jihadooda intrest rate-ka. Waa xog isku dhafan una baahan in la akhriyo bayaankooda oo dhammaystiran. Bayaankooda waxaad ka helaysaa boggooda internetka isaga oo ka kooban illaa 10 waraaqood.
3 1381Loading...
08
Si aad Forex lacag uga samayso waa inaad aqoontaadana dhistaa,emotionkana ka adkaataa. Hambalyo Abdirisaak.
3 4172Loading...
09
Media files
10Loading...
10
Suuq Live ah kaalay na la Trade garee oo naftaada wax u baro.
3 5780Loading...
11
https://www.youtube.com/live/tJuxMcAxFqk?si=FWITX84lUeU55lhM
3 2121Loading...
12
Wararka ugu muhiimsan ee galabta New York waxaa ka mid ah; ●Kulanka Guddida Kaydka Federaalka Maraykanka ●Iibka Guryaha jiray ●Warbixinta Dhegeysiga Siyaasadda Lacagta ee UK ●New Zealand; Guddoomiye Orr ayaa hadlaya. #USD #GBP #NZD
2 9511Loading...
13
CPi
3 0440Loading...
14
https://www.facebook.com/share/p/CXTYHcphoZF4fyXk/?mibextid=qi2Omg
3 2180Loading...
15
CPI dii maanta soo fahan. Daawo Muuqaalka sare👆
3 2541Loading...
16
https://www.youtube.com/live/KT510WUIcIM?si=ZnxzJ4EUhRcyv6vp
3 2742Loading...
17
Maanta waa Arbaco bisha May-na waa 22. Wararka suuqa waxa u waawayn xaddiga dulsaarka oo waddanka New Zealand halkiisii ku hayay 5.5%, sidoo kale maanta waxa jira warka ugu xiisaha badan usbuuca oo ah waddanka Ingiriiska CPI-diisa oo la filayo xog u wanaagsan waddankaasi. Sidoo kale Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Iglan Mr. Bayle waxa uu shaaciyay in sicir-bararku aad usoo yaraaday, sidii laga rabayna yahay kuna socdo bar-tilmaameedka 2%. Laakiin wali waxa sarreeya Core CPI- oo ah halka uu Bangiga dhexe ku jaangooyo xaddiga dulsaarka. Ku soo biir Facebook-ga for more; https://www.facebook.com/HagarlaweAcademy?mibextid=ZbWKwL
3 3534Loading...
18
Hadalkani DXY muxuu ka beddeli karayaa jihadii hoose ee ay ku socotay bishan?
1 7800Loading...
19
https://www.facebook.com/share/p/aNEWu499bcrAgqMn/?mibextid=qi2Omg
1 7750Loading...
20
Nala Tarade garee si Free ah. Aqoon free ah, lacag free ah!
2 1161Loading...
21
https://www.youtube.com/live/A28eDqOfTMw?si=LgGcm3mT_1etFar5
2 1251Loading...
22
Asc Traders. Galab wanaagsan. Galabta dhacdooyinka suuqa waxa u wayn CPI-da Canada, oo la filayo inay soo qabowdo--soo yaraato. Livestreamkeennii ayay inoo ahaan 03:00 pm InshaAllah.
2 1132Loading...
23
Wararka u dambeeya ee suuqyada kala soco boggeenna Facebook. Maadaama dasku ay halkaa u badan yihiin. Guulaysta.
2 5710Loading...
24
https://www.facebook.com/share/p/upbM7GcMFVdDGPhw/?mibextid=xfxF2i
2 5952Loading...
25
Bangiyada Yurub ayaa badankoodu xidhan yihiin maanta. Suuqyada ayaa caajis laga dareemayaa iyo dhaqaaq yaraan. Waxaa xidhan bangiyada waddammada; Faransiiska, Jarmalka iyo Iswisarlaan. Ha la taxaddaro. Tradeku fursadda uu ku guulaysan karaa waa yaraanaysaa kol haddii aan wax folitiliti ahi jirin.
3 9515Loading...
26
Shirkadaha Funding ka ah waa ay hawl badan yihiin wayna Emotion badan yihiin, oo waxaad moodaysaa marka $100k haysto inaad isla intaa haysto ee maaha, waxa aad haysataa 10% oo ka mid ah waana 10k. Haddaba $10k meeqaa laga samayn karaa? Haddii aad 20% ka samayso adaa dad u fiican. Ilyaas 2k illaa 3k ayuu eegtaa waana la baxaa. Waa payoutkii afaraad. Haddii aad saa samayao ku hungoobi maysid oo bishii laba mar ayaad min $2k la baxaysaa. Hadda waa hal akaoon oo aad 500$ ka bixisay. Dhalinyaro waalli, orod, degdeg, xisaabtan la'aan, emotion, greedy, lacag badan raadin ayaa nafta idinka saartay waan ogahay ee fadlan 2% haddaad hesho la bax. Iayadaa bad Ilaaahay noqonaysa bishii e.
4 10211Loading...
27
https://www.facebook.com/share/p/q8xm2yf58zwyn5EK/?mibextid=qi2Omg
5 5461Loading...
28
SUUQII GALABTA EE SADDEXDA SAAC KA KOOBNAA SIDDEEDDAAS DAQIIQO AYAA UGU MUHIIMSANAYD👆👆
6 2370Loading...
29
https://youtu.be/g25pqV4aE9I
6 2144Loading...
30
SUUQ LIVE AH IYO SIDA SAXDA AH EE LACAG LOOGA SAMEEYO
5 8410Loading...
31
https://www.youtube.com/live/K_UPcu1w9Xo?si=3LIAdN-Kj9vDefws
5 9960Loading...
32
Anuu weekgan berri ayaan sugayaa oo xogta Sicirbararka ayaan aad u daawanayaa kolkaasaan go'aan ku qaadanayaa i.a Si aad u fahamto CPI muuqaalkan yar daawo. CPI iyo Intrest Rate waa isku xidhan yihiin. CPI waa go'aanka u sarreeya oo go'aamiya Intrest Rate-ka. Kolkaa waa very important Data.
5 97913Loading...
33
Asc Dhalinyaro. Maalin wanaagsan. Maanta Sessionkeennii waa fasax oo Livekii ma jiro, ee is ilaasha. Geeri ayaa nagu timid kolka Eebbe khaatumada khayr ha inooka wada dhigo.
6 1360Loading...
34
https://youtu.be/twwnXuAkBSA
7 5027Loading...
35
dhalinyarada aan haysan Passportga haddana raba CRYPTO inay wax ka maalgashtaan ama lacagahooda kula soo baxaan muuqaalkan ha daawadan MEXC-na ha samaystaan.👇👇👇👇
6 0622Loading...
36
Dhalinyaro galabta Livestream ma jiro. Take care. Is ilaasha. 1 ama 2 Trade haka badin, riskgaagana maamul. Guul baan idiin rajaynayaa.
7 2022Loading...
37
https://www.youtube.com/live/_zjgUaDmbM0?si=Y8GKwN7QqntWu-Bg
1 5720Loading...
38
Galabta Tradekii GJ waatuu Losska igaga saray, lot 10 ban ku galay, waxa aanna ku qasaaray 0.4% Halkaa kolkay marayso waa in aad isdajisaa, fakartaa oo aad suuqa sugtaa. Trade labaad oo Gold ayaan qaatay. Setupka oo quruxbadnaa dartii ayaan 0.6% ku risk gareeyay, si haddaan qasaaro aan maanta -1% ugu baxo. Balse wuu shaqeeyay. Markuu 0.4%+ ah marayay isma dhihin Tradeki galabta soo celisee xidho, ee waxaan iri haddii losskaaga iyo winkaagu is le ekaadaan lacag samayn mayside daaso. 1.5% ayuu isiiyay, losskii marka laga jaro maanta oo Isniin ah waxa uu isiiyay 1%+ ah. Talo: Naftiinna, waddankiinna, dadkiinna iyo mustaqbalkiinnaba wax u barta. Guuli waa weli.
7 7097Loading...
39
EFFECTIVE BACKTESTING!
1 9611Loading...
40
https://www.youtube.com/live/lppd4IjlfMQ?si=bDwkAzJXPjBIwf9n
1 9312Loading...
Photo unavailableShow in Telegram
Dhalinyaro suuqa Forex waa dhib badan yahay, khasaaro badan yahay oo hawl badan yahay. Ciyaar meel adduunka lacag looga sameeyaa ma jirto sidaa darteed; dhab u qaado masuul noqo oo lacagtaadana ilaasho process-kana aamin. Hal mar adoo 300$ ku shaqeeya bisha dhan 3,000$ ha doonin ee horta suuqa inta aad hadda hesho ka raadi. Saddexdaa boqol ka hel, kadib 500$ raadi, kadib 700$ kadib 1,000$. Muddo sannad ah sii inaad upgaradekaas samayso. 2 sano joogtee inaad bil walba lacag la baxdo, lacagtaadana dhigo haku baashaalin oo ha ku ciyaarin e. Tartiib u soco adoo maalin walba wax baranaya. Rooma habeen laguma dhisin. Forex process buu qaataa, ha kadsoomin. Guulaysta. Maalin walbana wax barta. Ugu dambayn waxbarashaa lagu hodmaa e!
إظهار الكل...
237
Dhalinyaro galab wanaagsan. Jimce wanaagsan. Maanta waxa suuqyada u waynaa warkii saaka ka soo baxay GBP-da ee qiimayaasha tafaariiqda (retail sales). Waxa ay xogtaasi ku soo baxday tiro liidata oo ah -2.3% halka la filayay -0.5% bishii horena ay ahayd -0.2%. Waa hoos u dhac saa'id sida aad arki kartid. Waxaa kale oo jira galabta dhowr war oo ka soo kala baxaya CAD iyo USD balse saamayntoodu yartahay. Waxa ugu muhiimsan xogta kalsoonida shacab waynaha Maraykanka iyo Guddoomiye ka mid ah FED Mr. Waller oo isna hadlaya.
إظهار الكل...
65
Photo unavailableShow in Telegram
PMI-yadii maanta ee Ingiriiska, Faransiiska, Jarmalka iyo Maraykanka xogtoodoodii halkan hoose ka soo akhriso. 👇 https://www.facebook.com/share/p/xLjF1a2btLWJ1WCD/?mibextid=qi2Omg
إظهار الكل...
18
Galab wanaagsan. Casarkan wararka u culus suuqyada caalamka waxaa ka mid ah; Unemploynent Claims oo laga sugayo USD-da. Flash PMI-da labada qaybood ee adeegyada iyo alaabaha ayaa isna soo baxaya 4:45PM xilliga Geeska Afrika. Sidoo kale waxa lacagta Yuuro ka soo baxaya Kalsoonida Shacabka (Consumer confidence), waxa iyana la filayaa xogta guryaha la iibiyay ee cusub bishii tagtay. Dhammaantood waxa ay saamayn ku leeyihiin session-keenna galabta iyo dhaqaaqiisa.
إظهار الكل...
44

89
Photo unavailableShow in Telegram
Suuq Live ah kaalay na la Trade garee oo naftaada wax u baro.
إظهار الكل...