ar
Feedback
Coldoon

Coldoon

الذهاب إلى القناة على Telegram
9 660
المشتركون
-1824 ساعات
-917 أيام
-30130 أيام
أرشيف المشاركات
Coldoon
9 658
Gaalada Liyuu booliska ee ka midka ah ciidamada taliska Itoobiya inta ay weerar gaadmo-fulaynima ah ku soo qaadeen dadka deegaanka Dacawaley oo ay laayeen ayey haddana ku eedeeyeen dadkii ay laayeen in ahaayeen “Argagixiso” “Nabad-diid iyo wax la mid ah,erayadaa oo ah erayo lagu bannaysto dhiiga muslimiinta. Waaba tabtii taliskii (TPLF) iyo u adeegehoodii Cabdi Iley oo aan biyo is marin. Itoobiya waa Itoobiyadii un layuuguna waa kuwii un.

Coldoon
9 658
Aynu ka gaalowno diinta la yidhaahdo “Soomaalinimo” ee ay ku wada jiraan gaalka iyo muslimkuba oo aynu u kala baxno muslimiin iyo gaalo barii kala noqday. Erayga “soomaali” waxa uu noqday eray bahal galeen ah iyo waddo halaq oo halisteeda leh. Soomaalikastaa muslim ma aha , muslimkastaana soomaali ma ah. Dad baa aaminsan in aanu gaal noqon karin qofkuba haddii uu yidhaado “Soomaali baan ahay” yaa yidhi ma noqon koro ? wuu noqn karaa,oo imisaa jira soomaali gaalo ah . Soomaali baan ahay ma aha micneheedu muslim baan ahay. Diinta islaamku abtirsiimo laguma joogo ee waxa lagu joogaa raacis la raacayo waxa gudeheeda lagu farayo. Muslimiinta waxa ka dhaxeeya islaamnimo ee kama dhaxayso soomaalinimo,carabnimo,afrikaannimo iyo waxa la midka ah. Amxaariga muslimka ah iyo soomaaliga muslimka ah ayaa is xiga oo iska xiga soomaaliga gaalka ah. Aynu ka kufrinno ‘’soomaalinimada”oo aynu u kala safanno muuminiin iyo kaafiriin.

Coldoon
9 658
Waxa ay igu yidhaahdeen raalligali ciidamada gaalada ah ee Liyuubooliska oo dheh:Liyuu boolisku ma aha gaalo. Aniguna aniga oo Allaah raalligalinaya waxa aan leeyahay sidan soo socota: “Ciidamada Liyuu boolisku waa gaalo ku dagaallamaya jidka daaquutka. Waxa ay ku gaaloobeen ka mid ahaanshaha ay ka mid noqdeen ciidamada taliska gaaleed ee Itoobiya ee dagaalka ba’an kula jira muslimiinta geeska afrika. Allaah waxa uu aayadda 51aad ee suuradda Almaa’idah ka reebay muuminiinta in ay la jiraan yuhuudda iyo kiristaanka iyga oo ka dhiganaya gacal iyo sokooye isu hiiliya. Allaahu caza wajal waxa uu yidhi: ﴿يا أَيُّهَا الَّذينَ آمَنوا لا تَتَّخِذُوا اليَهودَ وَالنَّصارى أَولِياءَ بَعضُهُم أَولِياءُ بَعضٍ وَمَن يَتَوَلَّهُم مِنكُم فَإِنَّهُ مِنهُم إِنَّ اللَّهَ لا يَهدِي القَومَ الظّالِمينَ﴾ [Al-Mā’idah: 51] aayaddaa oo micneheedu yahay : Kuwii rumeeyow, ha ka dhiganina yuhuudda iyo kiristaanka xigaal iyo gacal aad isu hiilisaan. badhkood ba badhka kale ayey ka dhaxaysaa gacaltooyo,xigaal iyo hiil. Ka idinka idnka mid ah (waa muuminiinta) ee iyaga (yuhuudda iyo kiristaanka)xigsada,jeclaada,u hiiliya,iyaga ayuu ka mid yahay. Allaah na ma hunuuniyo duulka daalimiint ah”

Coldoon
9 658
Dumarkii iyo carruurtii lagu xasuuqay deegaanka Dacawaley: 1-Faadumo Cabdillaahi Aaye iyo wiilkeedii curad Maxamuud Aw Xasan (Abwaan Muuse Aaye walashii ayey ahayd hooyadasi) 2-Khadiija Xuseen Faarax (ina farax gaab) wayeel 3- Nimco dheer Maxamed cali 4- Caasha Daawuud Warsame 5- Shamis Aadan Gaydh 6- Maryama ismacil farax 7- Koos Saalax Aw Cabdi 8- Xaawa Axmed Digaale 9- Aamina Ciise Muxumed 10- Sahra Xasan Daahir 11- Xabiiba Nuur Galas 12- khadra Cabdiraxmaan Cabdillaahi 13- Kawsar Xaashi Shiikh Axmed 14- Faadumo Warsame Gaheyr 15- Amran Cabdi Xuseen 16-Koraad Cabdillaahi Cilmi 17 - Xaajiyo Dahabo Madar Cali 18 - Saado Cismaan Jaamac Hablaha yar yar 19-Warda Cabdisalaam Maxamed 14 jir 20- Farxiya Salaan Maxammed 12 jir 21- Hani Axmed Diiriye 18 jir 22- Hibaaq Cabdiladiif khadar 18 jir 23-Ismahaan Xariir Aadan 7 jir 24-Hoodo Cabdillaahi Maxamed 11 jir 25- Isra Maxamed Axmed 15 jir 26- Muwaahib khaalid Kayse (ayeeydeed baa haysatay waxay tidhi: kamay yareyn 13 jir laakiin ma hubto. 27- Raaqiya Cabdisamad Farxaan 12 jir Wiilasha yaryar 28- Fahad Maxamed Yoonis 14 jir 29- Axmed-Saki Mahad Nuur 10 jir 30- Muniir Faysal Nuux 17 jir 31- Mowliid Cumar Caafi 15 jir 32- Mahad Caydaruus Ibraahim 10 jir 33- Nuux Xuseen Nuux 16 jir 34-Wardi Cabdi Aadan 12 jir 35- Cabdalle Abokor Cali 14 jir 36-Cabdiwahaab Axmed Nuur 13 jir 37-Axmed Faarax Shiikh Axmed 38- Cabdifataax Abokor Cabdi 17 jir 39-Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi 10 jir 40- khaalid Khadar Aw Xasan 19 jir 41- Maxamuud Cabdillaahi Maxamuud 15 jir. Allaah ha u naxaruusto. Waa in lala xusaabtama mujrimiintii gaystay jariimadahan. #Xasuuqa_Dacawaley

Coldoon
9 658
Ciidamada ashahaado la dirirka ah ee Liyuu boolis ayaa 119 qof ku xasuuqay 150 kalne ku dhaawacay deegaanka Dacawley ee dhulka Soomaali galbeed ee ay Itoobiya haysato. Xasuuqan fulaynimada ah oo ahaa weerar gaadmo ah oo ay soo qaadeen ciidamada gumaystaha Itoobiya u shaqeeya ee Liyuu boolis ayaa dhacay 20 iyo 25 December 2024.

Coldoon
9 658
بسم الله الرحمن الرحيم Waxa jirta gabadh ku jirta Xabsiga Gabiley tan iyo sannadkii 2017 oo magceeda la yidhaahdo Aamina Ibraahin Cali laguna naanayso Aamina-Shiikho. Sannadkii 2017 ayaa lagu xukumay 2 sano oo xadhig ah iyo in ay bixiso lacag dhan 35 kun oo doollar. Xadhigii waxa uu ka dhammaaday sannadkii 2019 lamana siidayn illaa, xadhigii wuu ku muddo dhaafay,Waxa ay u xidhantahay illaa iyo hadda lacag dhan shan iyo sooddon kun oo doollar ($35000) haddii ay bixin waydo waxa lagu wadaa in weligeed halkaa ku jirto ! Howsheeda ayaan ku jiraa , waxa aan bilaabay in aan ururiyo lacagta ay Jeelka ugu xannibantahay si ay u soo baxdo inshaa Allaah. Waxa jira lacago i soo gaadhay oo aan dhawaan faahfaahin ka bixin doono inshaa Allaah. Sidaa awgeed waxa aan idiinku baaqayaa in aad ka qaybqaadatan soodaynta walaasheen Aamina-shiikho oo aad ka bixisaan lacgta loo haysto kana faydaan kurbadda . Fadlan igala soo xidhiidha labadan lambar ee kala ah 0634431955 iyo 0654431955 ama WhatsApp-kan : +252634431955 Allaah mahadleh Cabdimaalik Sh.Muuse Coldoon

Coldoon
9 658
Walaalkayga muslimka ahow,ma aha dowlddani dowladeennii maa aha dowladdani mid ina matasha oo ka tarjumaysa waxa aynu rumaysanahay. Dowladdani waa mid dimuqraadi ah oo kitaabkeedu yahay distoor (Qaanuun) iyo xeeraraka ay banii-aadamku xarriiqaa. Teenu na waa mid islaami ah oo kitaabkeedu yahay Qur’aanka kariimka ah iyo sunnaha rasuulkeenna Muxammad (SCW) Dowladdani waxa ay walaal iyo saaxiib ka dhigatay talisyada kufriga ee aaduunka ee dadkeenna ku laayey Afqaanistaan,Alciraaq,Filisddiin , Soomaaliya iyo goobo kale oo caalamka ka mid ah. Dowladda aynu innaguna doonaynaa waa dowladdii islaamka ee uu rasuulkeennu(SCW) ka hirgaliyey magaalada Maddiina ee ku salaysnayd caqiidada alwalaa walbaraa ee gaalka muxaarbka ah cadow ka dhiganaysay muslminka ana walaal dhow u ahaa. Dowlddani waxa ay ku xukumaysaa xukun jaahili ah sida xeerka ciqaabta guud iyo xeerka habka ciqaabta. Ta aynu doonaynaana waa ta ku xukumaysa waxa uu Allaah soo dejiyey . Walaalkayow wax is baday oo weyni ma jiro aan ahayn qof qof badalay iyo dadyow dadyow kale baddali doona,laakiin is ku nidaam iyo waddo mari doona. Walaalkayow si kooban waxa aan ku leeyahay : Dowlad islaam ah inoomay dhalan ee aynu raacdayno, dalka innaga ayaa lehe yeynaan daawadayaal ka noqon. Wabillaahi towfiiq.

Coldoon
9 658
Dowlad bilaa kitaab ah baa soo socota,dowlad bilaa kitaab ahina way tagaysaa.

Coldoon
9 658
Gabadh 8 sano xabsi ku jirta.

Coldoon
9 658
“Jadiidiyo qolya uga daran muslimiinta ma jiro dhanka marka laga hadlo in laga siibo batariga dabka muslimiinta.Tilifoonku hadduu batrigu ka dhinto miyuu shaqaynayaa ?Ruuxa muslimka ah waxa ku jirta in uu dulmiga diido oo dulliga diido , jadiidiyo waa qoomka loo soo diray in ruuxdaa umdda ka siibaan”Sh Xassaan Xusseen Aadam.

Coldoon
9 658
TV-ga MBC oo laga leeyahay dalka Sucuudiga ayaa baahiyey shalay warbixin muuqaal ah oo ay ay ku caayayaan shahiid Yaxyaa Al-sinwaar iyo rag kale oo muslimiin. Warbixinta ayey waxa ay cinwaan uga dhigeen hadal nuxurkiisu ahaa:"Waa xilligii argagixisada laga takhalusi lahaa" Muslimiin badan ayaa ka cadhootay muuqaalkaa lagu aflagaadeenayo mujaahidiinta taasoo sababtay in MBC baraheeda ka tirtirro warbixintaa gafka ah . Waatan warbixintii oo dhammaystiran :

Coldoon
9 658
Su’aashaa iiga jawaaba.

Coldoon
9 658
Dimuqraadiyaddu waa diin.

Coldoon
9 658
Halkani waa xabaalaha gaalada ee Hargeysa(Xabaalaha ingiriiska), dadkaa sawirada ka muuqada waxa ay si wada jir ah xus ugu sa
+8
Halkani waa xabaalaha gaalada ee Hargeysa(Xabaalaha ingiriiska), dadkaa sawirada ka muuqada waxa ay si wada jir ah xus ugu samaynayaan gaaladii ingriiska ahaa iyo kalkaaliyayaashoodii soomaalida ahaa ee u dhintay ingriis dartii . Waxa la xusayaa oo la weynaynayaa oo loo ducaynayaa gaaladii duullaanka ahayd iyo kalkaaliyayaashoodii soomaalida ahaa ee la dagaalamayey Sayidka iyo ciidankiisii Daraawiish. F/G Xuskani waxa uu dhacay 30/03/1442H (16/11/2020)

Coldoon
9 658
Xabaalaha ingriiska ee Hargeysa waxa ku aasan laba qolo oo kala ah : 1-Ciidamadii gaalada ahaa ee ingiriiska ee la dagaalamayey Sayidka iyo ciidankiisii Daraawiish. 2- iyo ciidan soomaali ah oo la safnaa gaalkaa. Su'aal : Soomaalidaa la jiifta gaalkaa ma muslimnimo ayey ku dhinteen mise gaalnimo? Haddii ay muslimnimo ku dhinteen maxaa loogu aasay xabaalaha gaalada ?

Coldoon
9 658
Ciidankii Sayidka ee gaalada la dagaalamayey waxa la odhan jiray Daraawiish. Ciidamo hadda Soomaaliya ka jira oo ay gaaladu maalgaliso iyagana waxa la yidhaahdaa (daraawiish) Waa laba ciidan oo aad u kala fog.

Coldoon
9 658
Halgamaa Sayid Maxamed Cabdalle Xasan waxa uu la dagaallamay gaalkii duullaanka ahaa iyo intii gaalkaa la soo safatay cidda ay doonaan ha ahaadaan e. Cid meel dhexe joogtay ma ay jirin,ama gaalka duullaanka ah ayaa lala safnaa ama Sayidka iyo ciidankiisii Daraawiisheed ayaa lala safnaa.

Coldoon
9 658
Halka uu ka soo jeedo xeerka ciqaabtu.Muuqaalkan ooo dhammaystiran halkan ka daawo:https://youtu.be/d2UqJvMKRdM?si=5mc4oEcjAlL_bAmP

Coldoon
9 658
“Wax la yidhaahdo dowlado gaaleed in ay jiraan maba ahaba”