Salah Muse Hassan
الذهاب إلى القناة على Telegram
4 080
المشتركون
-724 ساعات
-357 أيام
-11530 أيام
أرشيف المشاركات
4 079
Repost from Muxibiinta Sh Xassaan Xuseen Aadan
Habeenka jumcada waxaa noo balan ah halkaan https://t.me/Mxbintashxsn
4 079
DEG DEG: Xoogagga kacdoonka Suuriya ayaa gacanta ku dhigay Dalaal Daqaaq oo ahaa mid kamid ah saraakiisha ciidamadii Bashaar Al-Assad. Ninkaan ayaa caan ku ahaa jirdilka shacabka Suuriya, gaar ahaan kuwa la qabto ee lagu eedeeyo inay taageersanyihiin xoogagga mucaaradka. Wuxuu lahaan jiray Libaax, wuxuuna ku quudin jiray hilbaha dadka maxaabiista ah ee jirdilkiisa ku dhinta. Waxaa lagu qabtay isagoo ku dhuumaalaysanaya magaalada Xama, waxaana la qorsheeyay in isla maantaba tiirka la geeyo oo la dilo.
FG: Sawirku waa sarkaalka oo Libaaxiisa wata, iyo isla asagii oo maanta la qabtay.
Xigasho
4 079
Marka ay Adoomaha Alle sida naxariis darada ah ola dhaqmayaan marna naftooda ooguma sheekeyso in dulmigooda lagu xisaabin doono aduun iyo aakhiro
👉 👇
4 079
Repost from N/a
بسم الله الرحمن الرحيم .
[إعلان]
▪︎موعدنا مع أولى الدورات العلمية في بيان عقيدة السلف والرد على عقائد الخلف.
🔹️ عنوان الدورة:
"حقيقة الإيمان و الكفر عند أهل السنة والأثر"
يوم الجمعة القادم - إن شاء الله تعالى - # المجلس الأول من الدورة.
⬅️تنبيه:
سيتم رفع المجالس على هذه القناة فور تسجيلها.
نسأل الله التوفيق والسداد.
«الدال على الخير كفاعله ،
والله ولي التوفيق»
🌐 رابط القناة على تيليجرام:↙️↙️
🌐https://t.me/ToufikAbouAlaa
4 079
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
💊 FURSAD BILAASH AH .
Ku buro daawooyinka kaliya 7 dollar !
Barashada daawadu waa mid naftaada iyo ta ehelkaagaba anafacaysa.
Ma rabta inaad barato.
daawoyinka(pharmacology)si bilaash ah.
Kuliyada wayn ee al
ALfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka .
💉💊Baro daawooyinka o ku shaqayso
💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee.
Baro daawooyinka ooo baro mid kasta qaabka u haboon ee loo qaato iyo qaabka uhaboon ee ay xanuunka u daawayso .
24 saac ayaad fursadan u haystaaa.
Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
4 079
DEG DEG: Dawlada Ruushka ayaa xaqiijisay in Bashaar Al-Assad iyo qoyskiisa ay soo gaareen wadanka Ruushka, ayagoo ka soo barakacay caasimada Dimishiq oo ay la wareegeen xoogagga mucaaradka.
Xigasho
4 079
Habeenka ciida farxadda jirto awgeed ciyaalka waqti hore ma ka soo dhacdo Hurdada maanta sidaas camal ayey ii aheyd waqtiga aan seexan jiray hurdadiiba igama imaanin.
الحمد لله ناصر المظلومين
4 079
Faajirkii maamulkiisa dhacay (bashaar) qorshihiisa wuxuu ahaa maanta oo axad ah 8/12/2024. ah in la dilo ragaan muuqaalka ka hadlaayo lkn Alle wuxuu u qoray badbaado iyo nolol in ay ka sheekeeyaan dhicista maamulka dhiigya cabka ah.
الحمد لله قاهر الجبابرة
4 079
DAAWO: Xoogaga mucaaradka Suuriya ayaa kumanaan qof oo ay ku jiraan dumar iyo caruur, ka sii daayay xabsiga Sednaya ee duleedka caasimada Dimishiq. Xabsigaan oo loo yaqaano "Kawaankii shacabka" ayaa ku caan-baxay gumaadka loogu geysan jiray dadka Muslimiinta Suniyiinta ah, waxayna hay'adaha u dooda xuquuqda aadanaha ee Suuriya sheegeen in dad ka badan 30, 000 oo qof lagu dilay gudaha xabsigaan mudadii 13-ka sano ahayd ee uu socday kacdoonka bulshada ee looga soo horjeeday maamulka burburay ee Bashaar Al-Assad.
Xigasho
4 079
Sida weyn ee reer suuriya oogu farax san yihiin guusha Alle ka dhicida maamulka shiiciga dhiigya cabka ahaa Bashaar faraxad ka daran tooda in aan dareemaayo Ayey ila tahay.
Alle isagaa ku mahad riday daaqiga shiiciga
4 079
DEG DEG: Takbiirta ayaa ka socota caasimada Suuriya ee Dimishiq, kadib markii ay magaalada soo galeen xoogagga mucaaradka. Bashaar Al-Assad ayaa la xaqiijiyay inuu diyaarad ku cararay, dhamaan saraakiishii iyo ciidamadiisiina waa ay kala carareen. Waxaa jira xaafado yar yar oo ay weli ku harsanyihiin ciidamadii maamulka balse inta badan Dimishiq waxaa la wareegay xoogagga mucaaradka.
Xigasho
4 079
DEG DEG: Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Bashaar Al-Assad uu ka cararay Suuriya, xilli xoogaga mucaaradku soo qabsadeen inta badan magaalooyinkii wadanka, qarkana u saaranyihiin inay soo galaan caasimada Dimiqshiq.
Xigasho
4 079
Jih.a.dka cadowga Alle Lala jih..daa waa Faraj muslimiinta iyo kurbada oo laga feydo.
4 079
Repost from Alfurqan online academy
Fursadii Qarniga🎯
BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO
Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 12aad ee sanadka 2024
oo kala ah.
1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa.
5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)
9) public health (caafimaadka bulshada)
Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.
Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.
# Adoo shaqynaya baro cilmiga .
Halkan hoose iska diwaan gali:👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
4 079
Buuraha In Ay Booska Ay Ku Yaalaan Ka Suulaan Ayaa Ka Fudeed Badan Ka Suulinta Afartaan Qofka Lagu Imtixaamay, Ooguma Sii Jirto Marka Ay Noqoto Qaabab Dagay Nafta Malako Iyo Sifaad Sugan Ay Ku Noqoto; Maxaa Yeelay Afartaan Marna Camal Kuma Hagaago, Mana Dahirmeyso Naftiisa Iyada Ooy Afrtaan Ku Qumtay, Mar Walba Uu Camalka Ku Dadaalana Waxaa Ka Burburinaayo Afartaan, Aafo Walbo Afartaan Ayey Ka Dhalataa, Qalbiga Hadey Dagtana; Baadilka Waxey U Tusisaa Suurat Xaq Ah Xaqqana Suurad Baadil Ah, Wanaagana Waxey U Tusisaa Suurad Xumaan Ah Xumaantana Wanaag, Aduunyada Ayey U Soo Dhaweysaa Aakhirana Wey Ka Fogeysaa.
4 079
Rugniga Kibirka Hadii Uu Dumo Waxaa U Fududaanaayo Hogaansanka, Rugniga Xasadka Hadii Uu Dumana Waxaa U Fududaanaayo Aqbalka Naseexada Iyo Bixinteeda, Rugniga Carada ( Xanaaqa ) Hadii Uu Dumana Waxaa U Sahlanaaneyso Cadaalada Iyo Tawaaduca, Rugniga Shahwada Hadii Uu Dumana Waxaa U Sahlanaaneyso Sabarka Dhoorsanaanta Iyo Cibaadada.
4 079
#Arkaanta_Gaalnimada
Gaalnimada Arkaanteeda Waa Afar: Waa Kibirka, ( Xaqqa Oo Laga San Taago ) Xasadka , Iyo Xanaaqa , Iyo Shahwada , Kibirka Qofka Waxa Uu U Diidayaa Hogaansanka, Xasadkana Qofka Waxa Uu U Diidayaa Naseexada Aqbalkeeda Iyo In Uu Dadka U Naseexeeyo, Carada Ama Xanaaqa Qofka Waxa Ay U Diideysaa Cadaalada, Shahwada Qofka Waxa Ay U Diideysaa Cibaadada In Uu U Faaruqo.
الفوائد لابن القيم
4 079
Ibraahiim Ibnu Ad-ham Ayaa Laga Wariyay Inuu Yiri:
"Waxaa La Dhihi Jiray Wax Ma Jiro Ibliis Kaga Darnaan Badan Caalimka Dulqaadka Leh, Hadii Uu Hadlo Cilmi Ayuu Ku Hadlaa , Hadii Uu Aamusana Dulqaad Ayuu Ku Aamusaa".
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
