Salah Muse Hassan
الذهاب إلى القناة على Telegram
4 068
المشتركون
-324 ساعات
-347 أيام
-12230 أيام
أرشيف المشاركات
4 067
Xeerarka Soomaalida Dhaqan Ahaan U Dajisatay Ee Khilaafsan Sharciga Rabbi Waxaa Lagu Diidaa Sharciga Rabbi Waa Halis Diin Ka Bax Ah Hala Iska Hubiyo Yaan Lagu Dagmin Odayaasha Yaan Xukun Iyo Garsoor Loo Raadsan Waa Jaahiliin Diinka Garabka Ku Riixo.
4 067
Qiso Mar Dhaw Ka Dhacday Dhulalka La Bixiyay Al-Shabaab.
Nin Ayaa Naag Kufsaday Xoogay Micnaha, Mindi Ayuu U Qaatay Habeen Madow, Gurigana Kaligeed Ayey Jiiftay Sida Lee Sheegay, Habeenkii Oo Dhan Ayuu Xoog Ku Heestay, Naagta Ninka Qabay Ma Joogin Oo Muqdisho Ayuu Ku Maqnaa, Marka Uu Maqlay Ayuu Dagdag Ku Yimid, Isaga Oo Raadsanaayo Ninka Naagtiisa Falkaas Kula Kacay, Lkn Arinka Inta Uusan Meel Xun Gaarin #Odayaal Daaquudyo Shayaadiin Ah Ayaa Yimid Oo Arinka U Fadhiistay Gogosha Marka La Isugu Yimid Ayey Kuwa Qaar Waxey Yiraahdeen: Culumo Diinka Taqaan Ayaa Noo Joogto Waxaan Leenahay: "Kitaabka Nagu Xukuma" Oday Ayaa Soo Booday Wuxuu Yiri: "Kitaabka Rabbi Waligey Wax Kuma Xukumin Hadana Diyaar Uma Ihi In Aan Wax Ku Xukumo" Mid Kale Ayaa Soo Istaagay Isna Wuxuu Yiri: "Kitaabka Waan Isku Xukumeenaa Lkn Reer Hebel Ku Bilaabimeyno Xukunka Kitaabka".
Meeshaas Ayuu Gaarsiisan Yahay Xaalka Odayaasha Nabad-doonada Noo Ah Kitaabka Rabbi Diidnay Ayey U Mareeysaa.
4 067
Repost from متبعي الأثر - ASAL RAAC
قال أحمد شاكر في عمدة التفسير:-{إن الأمر في هذه القوانين الوضعية واضح وضوح الشمس هي كفر بواح لا خفاء فيه ولا عذر لأحد ممن ينتسب إلى الإسلام كائنا من كان في العمل بها أو الخضوع لها أو إقرارها. }
4 067
Caruurtiina Caqiidada Islaamka Bara Waa La Idinku Kari Waayay Fiiriya Caqiidada Sheydaanka Sida Caruurta Loogu Dhigaayo Hadana Loo Difaacaayo.
Hurdada Ka Kaca Maadiga Ilmaha Aad Ku Anqiriseen Yareeya Bara Caruurta Allaah Iyo Magacyadiisa Iyo Tilmaamihiisa Iyo Xuquuqda Uu Ku Leeyahay Si Caqiido Saafi Oogu Indha Furtaan.
4 067
Hadii aad inuun rabto inaad ku xidhnaato janalada ufiican telegramka somaalida waa kuwan ee ka xulo:
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS 1⃣
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
Ꙭ: Meegaar
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA
Ꙭ Hoyga_Akhriska
■ TOOSAAD COM
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Akaasi
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Xul iyo xikmo
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Dood cilmiyeed
Ꙭ: Sheekooyin jacayl
Ꙭ: Meegaar
Ꙭ: Faa'ido 24
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:Baro afkaaga hodankaa
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
Ꙭ: WAAYO ARAG
Ꙭ: Liibaanta aakhiro chanel
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmad side
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
Ꙭ:Wehelka bulshada
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel
Ꙭ:Dood cilmiyaysan
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: Waayo arag
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
Ꙭ: Noloshu waa guul
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ :faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
Ꙭ:Dood cilmiyeeeka
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso.
Halkan iska diwan gali
👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 067
Sidaas Ayuu Wariye Umad Wax U Sheego Ku Yahay Maxaa Laga Filan Karaa Marka ?
Ilaahow Umuuraha Noo toosi.
4 067
---AAN BADINO SALIGA NABIGA SCW--
🤲 اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، فِي الْعَالَمِينَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ
🌺
4 067
Naftaan laheysan maayo
Inteysan haadin soo hag
Hawada ka ilaali
Rabbiga uhogaami
4 067
#Filmka #Arday Aniga Ma Daawanin Daawashadiisana Ilaah Dan Igama Galiyo Lkn Buuqiisa Ayaa Batay Culumada Qiimeysay Filmka Ee Ogaatay Anshax Xumada Filimka Dhqan Xumadiisa Kana Digtay Waa Ay Ku Saxan Yihiin Horaanbo Ma Jirin Flim Anshax Leh Lkn Kan Sida Ka Muuqato Wuu Far-dheereeyay Waana Ku Taageersanahay Culumada In Ay Ka Digaan Yarka Isku Sheegay #Wasiirka_Cadaalada Ee Culumada Cambaareynaayo Filmka Xun-na Taageeraayo Waxaan Leeyahay Joog Dalka Waxa Dagaalada Galiyay Ee Sababay Colaada Waa Culumada Oo Wanaaga Lagu Diiday Xumahana Faraha Laga Qaaday.
4 067
Jariimada #JARMALKA
Hooyo Cunugeeda Looga Qaadanaayo Inuu Yiri: "Qowmu-Luud Ma Daneeyo". Duni Sidee Ah Ayaan Ku Nool Nahay Marka Hooyo Dhan Wadnaheeda Loo Goynaayo Qowmu-Luud Ma Jecli Adigase Muslimoow Dareenkaada See Noqo Lahaa Hadii Cunugaada Gaal Kugu Hor Qaada Lahaa.
Waxaan Dareenka Hooyanimo La Dareemeynaa Muslimada Ilmaheeda Loo Qaatay Malcuuniin Ayaad Neceb Tihiin.
Muslimiiney Waxii Dhul Gaal Joogo Kasoo Taga Inta Idin Muuqata Waxa Shirqool Ah Ee La Idin Qorsheynaayo Ayaa Ka Weyn.
4 067
#Caqliga #Reer-Galbeedka #Fooraro.
9 Jir Iyo 15 Jir Guurkooda Waa Guur Gabar Aan Qaan Gaarin La Guursaday Waana Dambi Ciqaab Leh Qaanuunkooda.
Lkn Dhalan Rogida Dhalaanka 2 Jirka 3 Jirka Waa Horomar Cid Ka Hor Imaan Karta Aynan Jirin.
4 067
Waxa Lagu Sheego Musalsal Taariikhi Diini, Laguma Amini Karo Taariikhda, Taarkhna Lagama Qaado Karo Oo Lagama Baran Karo, Qolo Walba Oo Musalsalka Matashaa Waxey Ku Fushaan Danahooda Gaarka Ah Faafinta Aragtiyadooda Faasidka Ah Sida #Iiraaniyiinta Oo Ku Faafiyo #Shiicanimo #Ashaacirada Oo Ku Faafiso #Ashacarinimo #Calmaaniyiinta Uu Oo Ku Faafiyo #Calmaaninimo Qolo Walbo Waa Sida, Ee Taariikhdiina Ka Barta Kitaabada Culumada taariikhyahanada Wanaagsan Ay Qoreen, Ha Aaminina Musalsalaadka Oo Waxaan Diin Iyo Taariikh Aheyn Wax Jira La Idinkaga Dhigin.
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
