ar
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

الذهاب إلى القناة على Telegram

Anigu yaan ahay

إظهار المزيد
3 828
المشتركون
-424 ساعات
-247 أيام
-6630 أيام
أرشيف المشاركات
#Israa'iisha_Weyn Yahuudii Oo Dhulalka Kale Ee Muslimiinta Ka Fakareyso Sida Ay Ku Qabsan Laheyd. Ra'iisul wasaaraha Yah..da
+1
#Israa'iisha_Weyn Yahuudii Oo Dhulalka Kale Ee Muslimiinta Ka Fakareyso Sida Ay Ku Qabsan Laheyd. Ra'iisul wasaaraha Yah..da Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inuu dareemayo inuu ku jiro "hawlgal taariikhi ah iyo mid ruuxi ah," isagoo ku nuuxnuuxsaday xiriirka xooggan ee uu la leeyahay aragtida "Israa'iisha Weyn", oo, sida uu sheegayo, ay ku jiraan dhulka Falastiiniyiinta iyo qaybo ka mid ah Masar, Jordan, Lubnaan, iyo Suuriya. La Yaab Maleh In Yahuudu Dagaal Ku Qaado Dhul Muslim Ah Lkn Waxaan La Yaabay Madaxda Dumarka Ka Liito, Waan Ka Xishoonayaa In Aan Dumarka Ku Matalo Dhiig-laawayaasha Muslimiinta U Taliyo, -Dumarka Muslimaadka Iska Daayee Kuwii Gaalada Ayaa Ka Ciishoodo Waxa Ay Sameenayaan-, Oo Markii Ay Maqleen Ama Aqriyeen Warka NatinYaahu Falcelintooda Ay Noqotay "Waan Cambaareyneynaa Hadalkaas"

#Dacwa_Safiya Waa Magac Idinku Haboon Oo Afkiina Alle Ka Keenay.
#Dacwa_Safiya Waa Magac Idinku Haboon Oo Afkiina Alle Ka Keenay.

💊 FURSAD MUHIIM AH . Barashada daawadu waa mid naftaada iyo ta ehelkaagaba ugu yaraan anafacaysa. Ma rabta inaad barato. daa
💊 FURSAD MUHIIM AH . Barashada daawadu waa mid naftaada iyo ta ehelkaagaba ugu yaraan anafacaysa. Ma rabta  inaad barato. daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee al ALfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada  daawooyinka . 💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee.  Baro daawooyinka ooo baro mid kasta qaabka u haboon ee loo qaato iyo qaabka uhaboon ee  ay xanuunka u daawayso . Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

#Baraarug Jadiidiyada Yey Kugu Sirin Cimaamad Iyo Khamiis Qurux Badan, Aayad Iyo Xadiith Si Qurxan Loo Daliishado, Lkn Loogu Adeegaayo Cadawga Alle Iyo Xadgudbayaasha Madaxa Kaga Taagan Shacabka Muslimka Ah, Laguna Dhibaateynaayo Awliyada Alle Ee Xaq U Dirirka Ah. @arimo1islaam

Jadiidiyada Waxey Leeyihiin Tarbiyad Farxad Galiso Yahuuda Iyo Nasaarada, Inta Badan Waa Isku Hadaf , Weyna Isku Farxaan.
Jadiidiyada Waxey Leeyihiin Tarbiyad Farxad Galiso Yahuuda Iyo Nasaarada, Inta Badan Waa Isku Hadaf , Weyna Isku Farxaan.

Cadaawada Gaalada

Dardaarankii Ibnu Qudaama Al-maqdasi || Aduunyadu Waa Fursad Ee Ka Faa'i... https://youtube.com/watch?v=a8xJBj2C3ao&si=6uk5xoBWxXS2TAz_

Dardaarankii Ibnu Qudaama Al-maqdasi || Aduunyadu Waa Fursad Ee Ka Faa'i... https://youtube.com/watch?v=4A9AEe6P48Q&si=wtN-TiruINbuhcRi

Dardaarankii_Ibnu_Qudaama_Al_maqdasi_Aduunyadu_Waa_Fursad_Ee_Ka.mp318.16 MB

Repost from Iman Jama
Gargaar ka socda Soomaaliya ayaa gaaray marinka Qasa ee dhulka Falastiiniyiinta la go’doomiyay, iyadoo deeqda halkaa la geeyay ay ka timid Puntland, oo ay wali ka socota ololaha ay kaalmo loogu talagalay Qasa , aruurintiisa ay wadaan culimada Puntland.

Muslim Ibnu Cuqba Dhibka Uu Geystay Reer Madiina https://youtube.com/watch?v=9wuz6RR-kME&si=UlQzPFZ9ond775lK

Dal Xor Ah Miyaad Joogtaan Soomaaliyey Waa Idinkii Xuriyad U Dabaal-dagaayayee.
Dal Xor Ah Miyaad Joogtaan Soomaaliyey Waa Idinkii Xuriyad U Dabaal-dagaayayee.

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ Madaama computerku qasab ku
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo. Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah . Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag. Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Markiba waxaa dhacay buuq iyo is buurasho kadibka Ciidanki Isr**l waxay bilaabeen in ay xabado culus si hoose u ridaan waxaana ka mid noqday Dadki ku dhintay xabadahaas Amiir oo 12km usoo jaray in uu cunto helo" Waxaan caalamka la wadaagayaa tacadi xoog leh oo baahi daran iyo go'doomin aan xaq ahayn ay wehliso wajahayaan si joogto ah Shacabka Falastiiniyiinta ayna mudan yihiin si bini'aadannimo ku jirto in loogu gurmado, waxa falastiin ka socoda Caalamka waligeed kama dhicin" Anthony Aguilar: Sarkaal ka tirsan Ciidanka Mareykanka.

"12KM ayuu usoo lugeeyey Amiir si uu Raashin u helo waa Wiil Yar oo Ilmahayga le'eg, hareerihiisa waxaa yaacaya Dad ka waawey
"12KM ayuu usoo lugeeyey Amiir si uu Raashin u helo waa Wiil Yar oo Ilmahayga le'eg, hareerihiisa waxaa yaacaya Dad ka waaweyn oo jiiri kara naftiisana halis gelin kara hadana wuxuu u heelan yahay in uu Noolaado oo uu Cunno helo, Amiir wuxuu Gacmaha ku sitay boco iyo baakado yaryar oo ay ku jiraan Raashin dhulka ku daatay oo uu soo aruursaday" Markuu igu soo dhawaaday ayaan ku iri Raashinki wuu dhamaaday, ma uusan hakane aad buu iigu soo dhawaaday, waxaan eegay kalxamihiisa mise aad ayeey banaanka ugu soo bexeeyeen oo gacmihiisana aad ayeey u dhamaadeen, waxaa ka muuqatay Macluul iyo gaajo aad u daran" Amiir inta iisoo dhawaaday maadaama aan Jilbaha dhulka dhigtay si aan u sinnaano ayuu Gacmihiisa oo wasaqeysan labada dhaban iiga qabtay kadibna waa uu I dhunkaday, wuxuuna luuqada English ka igu yiri (Thanks) mahadsanid, aad baan ula qiirooday Wiilkaas yar garashada ka muuqatay iyo marxalada adag ee uu ku sugnaa".....

Wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil, Gideon Sa’ar ayaa fiidnimadii caawa farriin degdeg ah u diray dhiggiisa wasiirrada arrim
Wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil, Gideon Sa’ar ayaa fiidnimadii caawa farriin degdeg ah u diray dhiggiisa wasiirrada arrimaha dibadda ee caalamka, isaga oo ka codsaday in si wadajir ah loogu baaqo sii deynta maxaabiista Israa’iil ee wali ku jira gacanta Xamaas iyo kooxaha kale ee Falastiiniyiinta, sida ay sheegtay Reuters. Waxaa Baadi Goobay Dowlahada Kuwa oogu Awooda Badan Oogu Sir-doonka Adag Xaga Tignoolajiyada Horo-mar Weyn Ka Sheegto Mudo Labo Sano Ku Dhawna Waxay Ogaan Kari La'yihiin Yahuudii Laga Qafaashay Xagee Lagu Qariyay. Dagaalkaada Markuu Daacad Yahay Allana Aad Kaalmeysaneyso Awood Dowlad Hanti Tignoolaji Iyo Sir-doon Midna Wax Ma Kaa Qaadi Karaan.

Repost from Baraarug

Fursadii Qarniga🎯 BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 8aad ee sanadka 2025 oo kala ah. 1) Quraanka iyo axkaamtiisa. 2) Barashada carabiga. 3) Barashada Englishka. 4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah . ♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa. 5) xisaabta( dadka wawayn ) 6) Higaadda  oo bilow ah 7) cv writing 8) pharmacology(barashada daawoyinka) 9) public health (caafimaadka bulshada) 10) photoshop Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas. Ku baro cilmiga adoo # Gurigaaga jooga # Adoo shaqadaada jooga # Adooo ciyaalkaga dhex jooga # Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta. # Adoo shaqynaya baro cilmiga . Halkan hoose  iska diwaan 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

583 carruur ah oo ku dhashay Ingiriiska ayaa loogu magac darray hoggaamiyihii Xams ee isagoo dagaallamaya ku geeriyooday Qasa
583 carruur ah oo ku dhashay Ingiriiska ayaa loogu magac darray hoggaamiyihii Xams ee isagoo dagaallamaya ku geeriyooday Qasa ee Yaxye, kaliya sannadkan, taa oo ka dhigtay in magacyada ugu badan ee ilmaha Ingiriiska ku dhashay ee sannadkan uu liiska boqolka magac ee ugu sarreeya ku soo baxay Yaxye , halka wali magaca koowaad iyo kan ugu badan ee ilmaha ku dhashay dalka Ingiriiska ee loo bixinayo uu yahay Muxamed oo loogu magac darrayo nabigeenna Muxamed (NNKH).

sticker.webp0.03 KB