ar
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

الذهاب إلى القناة على Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام SAMEWADE ACADEMY

تُعد قناة SAMEWADE ACADEMY (@samewade) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 17 419 مشتركاً، محتلاً المرتبة 11 621 في فئة التعليم والمرتبة 488 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 17 419 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 17 يونيو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -171، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -6، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: غير موثّقة
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 4.16‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً 1.10‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 725 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 192 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 0.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 18 يونيو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة التعليم.

17 419
المشتركون
-624 ساعات
-447 أيام
-17130 أيام
أرشيف المشاركات
RollUP Banner.rar5.21 KB

Graduation Resources.rar18.63 MB

Ugu Danbeyn Galabta Waxaa si rasmi ah inoogu bilaabanaya Cashirada Koorsooyiinka kala ah Video Editing (Premiere Pro) Iyo Mot
Ugu Danbeyn Galabta Waxaa si rasmi ah inoogu bilaabanaya Cashirada Koorsooyiinka kala ah Video Editing (Premiere Pro) Iyo Motion Graphics (After Effects) Waxayna Socon donanan Labada bil Insha Allah.

Diiwan gilinta dufcadii 15aad ee Premiere Pro iyo After Effects Waxaa ka harsan Maalin Kaliya Waxayna si rasmi ah Fasalada u
Diiwan gilinta dufcadii 15aad ee Premiere Pro iyo After Effects Waxaa ka harsan Maalin Kaliya Waxayna si rasmi ah Fasalada u bilaabanayan Sabti 16 August, Iska diiwan gili intaysan kaa xermin. Mahadsanid. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. ___________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Waxaa inoo socota Diiwan Gilinta Course Video Editing (Premiere Pro) Iyo Motion Graphics (After Effects) Fadlan ka fa'iideyso
Waxaa inoo socota Diiwan Gilinta Course Video Editing (Premiere Pro) Iyo Motion Graphics (After Effects) Fadlan ka fa'iideyso oo hada baro xirfad cusub.

Asc wrm wbr Waxaa aad loogu bahanyahay Dhiiga noociisa yahay A- Hadii uu jiro Qof Muqdisho jooga dhiigiisana yahay A- Sido kalena Qof ku tabaruci kara Fadlan aad baa loogu bahan yahay ee Numberkan nagala soo xiriir +252617817627

Ugu Danbeyn Galabta Waxaa Si Rasmi ah inoogu bilowday Cashirada Dufcada 23aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inu
Ugu Danbeyn Galabta Waxaa Si Rasmi ah inoogu bilowday Cashirada Dufcada 23aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inuu si wanagsan inoogu bilowdo Guulna inoogu dhamaado. Ardayda isdiiwan gilisay Insha Allah Mudo 2 Bil kadib waxqabadkooda waxan kuso bandhigi doona Youtube-Keena Insha Allah. ------ F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. _________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Waxaa si rasmi ah inoogu bilowday Diiwan Gilinta Dufcadii 24aad ee Graphic Design Fasalada kala ah Photoshop iyo Illustrator
Waxaa si rasmi ah inoogu bilowday Diiwan Gilinta Dufcadii 24aad ee Graphic Design Fasalada kala ah Photoshop iyo Illustrator Diiwan Gilinta Waxay ku egtahay Isniin 08 Bisha August. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️ Fonts iyo Sawirada Halkas ka degso

+5
pngwing.com (2).png4.97 KB

Ugu Danbeyn Galabta Waxaa si rasmi ah inoogu bilaabanaya Cashirada Koorsooyiinka kala ah Video Editing (Premiere Pro) Iyo Mot
Ugu Danbeyn Galabta Waxaa si rasmi ah inoogu bilaabanaya Cashirada Koorsooyiinka kala ah Video Editing (Premiere Pro) Iyo Motion Graphics (After Effects) Waxayna Socon donanan Labada bil Insha Allah.