ar
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

الذهاب إلى القناة على Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام SAMEWADE ACADEMY

تُعد قناة SAMEWADE ACADEMY (@samewade) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 17 419 مشتركاً، محتلاً المرتبة 11 621 في فئة التعليم والمرتبة 488 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 17 419 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 17 يونيو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -171، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -6، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: غير موثّقة
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 4.16‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً 1.10‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 725 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 192 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 0.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 18 يونيو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة التعليم.

17 419
المشتركون
-624 ساعات
-447 أيام
-17130 أيام
أرشيف المشاركات
Galabta Waxaa Si Rasmi ah inoogu bilowday Cashirada Dufcada 23aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inuu si wanagsa
Galabta Waxaa Si Rasmi ah inoogu bilowday Cashirada Dufcada 23aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inuu si wanagsan inoogu bilowdo Guulna inoogu dhamaado. Ardayda isdiiwan gilisay Insha Allah Mudo 2 Bil kadib waxqabadkooda waxan kuso bandhigi doona Youtube-Keena Insha Allah. ------ F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah.

Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Dufcadii 23aad ee Graphic Design Fasalada kala ah Photoshop iyo Illustrator ------- F.G: Hada
Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Dufcadii 23aad ee Graphic Design Fasalada kala ah Photoshop iyo Illustrator ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. ___________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Ugu danbeyn waxan si rasmi ah ugu soo biirnay Tiktok Kamid noqo dadka ugu horeya ee nagu soo xerma Mahadsanid. https://www.tiktok.com/@samewade_academy?_t=ZM-8xPIUPcr8Nx&_r=1

Waa kan Linkiga Qofka Magaca iyo Logada Samewade ka been Abuuranayo dadkana Lacag kaga qadanayo Adigo Mahadsan Report dheh daqiiqad kuguma qadanayso Mahadsanid. https://www.tiktok.com/@same_graphic_college?_t=ZS-8xIemHwedPe&_r=1

Daqiiqad Ka yar baan rajeyna in sadax qoloba Gargaar ugu noqono.

Daqiiqad Ka yar baan rajeyna in sadax qoloba Gargaar ugu noqono.

Report aad ku samaysid wuxuu Badbaado u noqona Qof la qiyamayn lahaa.