cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Albaani ²⁴™| قناةالألباني

Cid libinta kaa xigto ma jirto🏃 Sacabna sacabkaaga kagama horeeyo👏Aamin in waxaasi suurogal yihn, Qiimaheeda bixi👊 °#BARNAAMIJYADA_ka_baxa_Kanaalka²⁴° ■Xikmado dahabi ah ■ CASIRIYADA JIMCAHA ■ SHEEKO TAXANE ■SUAALAHA JIMCAHA IWM. SOO DHAWOOW WLLKA✌

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
12 668
المشتركون
+524 ساعات
+77 أيام
+11530 أيام
توزيع وقت النشر

جاري تحميل البيانات...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
تحليل النشر
المشاركاتالمشاهدات
الأسهم
ديناميات المشاهدات
01
Ilimadu ma ahan dhibco waa ereyo balse Balse aad Bay u adagtahay in lahelo qof aqriya Oo fahma ereyadaas
860Loading...
02
Farxad iyo nolal dagan hadad rabto in aad ku nolaato xuska allah badi Sh.Mustafa xaaji ismacil ❤️❤️
2352Loading...
03
Qof joogo magalda jigjiga oo rabo in uu iska iibiyo Alaabta guryaha iyo wixii la mid ah ha ila soo xiriiro ama garanaayo qof haayo alaab iib ah waan u baahnahaye 👇👇👇👇 @engmohamedqoslaaye
3510Loading...
04
BARNAAMIJKA QORMO ✍️.… ( 𝐐𝐎𝐑𝐌𝐀𝐃𝐀 𝟏𝟗 𝐀𝐀𝐃 ) Abaalmarinta kuwa xaqa ah: Nimcooyinka Eebbe ee kuwa wanaagsan . Mu’miniinta suuban ee ku dadaala inay raacaan manhajka Islaamka, kuna noolaadaan nolol toosan, waxaa Eebbe u ballan qaaday ajir iyo nimco aad u weyn. Dadaalkooda daacadda ah, cibaadadooda iyo ku dhegganaanshaha mabaadi’da akhlaaqda ma aha kuwo aan waxba tarayn, maadaama Eebbe yahay kan ugu naxariista iyo deeqsinimada badan. Adoomadiisa adeecana wuxuu ku abaal marina nimco if iyo aakhiraba. Allah, xigmaddiisa aan dhammaadka lahayn, wuxuu u ballanqaadaa abaalgudyo aan la tirin karin kuwa xaqnimada u hiiliya. Abaalmarinadani waxay u muuqan karaan noocyo kala duwan, oo ay ku jiraan xasilloonida ruuxiga ah, nabadda gudaha, qanacsanaanta, iyo barakooyinka arrimaha adduunyada. Kuwa xaqa ah waxa Alle ku hanuuniyey xagga wanaagga, waxaana ku manaystay ilaalintiisa iyo hanuunkiisa dhinac kasta oo noloshooda ah. Qoraalka kore wuxuu si qurux badan u muujinayaa abaalgudka sugaya kuwa xaqa rumeeyey. Waxayna xasuusin u noqonaysaa nimcooyinka iyo naxariista faraha badan ee Alle ku manaystay addoomadiisa suubban. Sida qorrax-soo-baxa midabka leh uu astaan u yahay bilowga maalinta cusub, kuwa xaqa ah waxaa lagu barakeeyey rajo cusub; guul, guul iyo baraare ay ku gaadhaan dadaalkooda iyagoo nimcooyinka Alle ku manaystay. Iyaga oo si joogta ah u camal fala xaqnimada, raadinta aqoonta, iyo ka qaybgalka cibaadada, rumaystayaasha suuban waxay u dhawaadaan Eebbe oo u furaan albaabada nimcooyinkiisa rabaaniga ah. Nimcooyinkaas waxaa laga marag kacayaa dhinacyada nolosha ee la taaban karo iyo kuwa aan la taaban karin, iyadoo Allaah uu addoomadiisa ugu abaal gudayo siyaalo ay indhuhu ka muuqdaan, lagana dareemo. wadnaha. Haddi ay tahay dareenka degenaanshaha wakhtiga salaadda, nabada wakhtiga dhibka, ama ka nasashada lama filaanka ah ee dhibka, abaalgudka kuwa xaqa ah waa mid aad u ballaaran oo aan la qiyaasi karin. Eebbana wuxuu hubiyaa in dadaalkoodu aanu waxba tarayn, u huraantoodiina wanaag lagu abaalmariyo. Haddaba, waxaa waajib ku ah qof kasta oo mu’min ah inuu ku dadaalo wanaagga iyo camalka suuban, maadaama abaal-marintiisa uu Eebbe ballan qaaday, ballan-qaadayna. Waddada xaqnimada waxa laga yaabaa inay dhib badan tahay mararka qaarkood, laakiin abaalgudka kuwa xaqa ah sugaya aad bay uga weyn yihiin wax kasta oo lagu raaxaysto adduunyo ama faa'iido ku meel gaadh ah. 𝐖/𝐐: @Mr__Drafts ✌️🙏… #Qormo____Wadaaag ❤️‍🩹🥰🔐
3710Loading...
05
𝗛𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝘂𝘂 𝗾𝗼𝗳 𝗸𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝘄𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗸𝘂 𝗺𝗮𝗮𝗺𝘂𝘂𝘀𝗼 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗮𝗮𝗱𝗻𝗮 𝗸𝘂𝘂 𝗱𝗮𝗻𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗺𝗮𝗰𝗻𝘂𝗵𝘂 𝗸𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗺𝗮 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗼 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗮𝗻𝗶 𝗱𝗮𝗻 𝗮𝗺𝗮 𝘂𝗷𝗲𝗲𝗱𝗱𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵 𝗸𝗮𝗮 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆, 𝗱𝗮𝗱𝘆𝗼𝘄𝗴𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗿𝗸𝗼𝗼𝗱 𝗮𝗸𝗵𝗹𝗮𝗮𝗾𝗱𝗮 𝘀𝘂𝘂𝗯𝗮𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻𝗸𝗮 𝘁𝗼𝗼𝘀𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝗴𝗮 𝗯𝗶𝗹𝗮𝗮 𝘀𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗱𝗮 𝗮𝗵 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗸𝘂𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗮𝗿-𝗯𝗮𝗮𝗿𝗶𝘆𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗮𝗹𝗶𝗱𝗸𝗼𝗼𝗱 @xidigtiimalayka
4151Loading...
06
-Jumca mubarak walaalayaal ❤️❤️ aan ku salino Nabigeena muxamad " ‏إِنَّ اللَّهَ وَمَلائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا " اللهٌم صلِ وسلم على نبينا مٌحمد و على آله و صحبتِه آجمعّين
4261Loading...
07
Macnaha Ereyga 𝗘𝗿𝗶-𝗱𝗵𝗮𝗯𝗮𝗻 qofkii garanaya ha i faa'ideeyo
4390Loading...
08
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█         🫧 Community ++ 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 📮Somali Free Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Somali Librarians   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Xikmado iyo murti ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Kobciye Books        ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Mucaashaq Jacayl↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dhiirigaliye nolol   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hoyga Farsamda    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aqoon Kobciye      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hidaayatu Rabbi   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dunida suugaanta ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Quruxda islaamka   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 jacaylside channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 alxakiim channel    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮xaqiiqada Nolosha  ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dareen Side channel↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Som Motivation       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hassan Caashaq       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Qalbi Dhaye               ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qalbiyadeena          ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Guulaayso bet         ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kalimat Kariim        ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aisha bin Ahmed    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Faiido Channel       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hogaan Dumar       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 albaani channel      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dhaqan Wanaag     ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dinteena suuban   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qoraalo kooban    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Nuxur Side FXV      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kaydka Qormo     ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Ruuxda channel    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 MaanHage School ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ anti-delete 🔝12hrs in channel
4570Loading...
09

20Loading...
10
هرجيسا.. سرّة المدن والأصالة الصومالية Qaza iyo Hargeisa oo Mataanoobay. Barnaamij ay caan ku ahayd Magaalada Qaza ayaa markii u horaysay maanta lagu qabtay Magaalada Hargeisa. 200 oo dhallinyaro ah kuwaas oo yaqaana Qur’aanka oo kala ah 100 wiil iyo 100 gabdhood ayaa dhamayn doona Qur'aanka Kariimka ah, inta u dhaxaysa Salaadda Subax iyo Salaadda Maqrib iyadoo ay ka dhagaysanayaan 200 Macallin. Guud ahaan Magaalooyinka Soomaalida waa Markii u horraysay ee lagu qabto Barnaamij noocan oo kale ah. Kudayasho mudan 👋👑👏👏 @Albaanichannel252
5481Loading...
11
Asc sxbayaal Fiidnimo wanaagsan Caawa faataxada ii soo mara , maanta shil mooto ila gashay alx waa nabad qabaa.. Allah mahadii alx🤲🤲
7831Loading...
12
-Wad walba wakhtigooda saxda ah ayeey imaanayaane iska daa waxba ha isku murjinin
5272Loading...
13
Lumi wax kasta oo kale lkn marnaba ha luminan qiimaha naftaada ❤️
6691Loading...
14
𝗠𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗿𝘂𝗺𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝗮𝗱 𝘄𝗮𝘅 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻 𝗮𝘆𝗮𝘆 𝘀𝘂𝘂𝗿𝘁𝗼 𝗴𝗮𝗹 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝘄𝗮𝘅 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗿𝗮𝘁𝗼
6571Loading...
15
Qofkii ilaahay ka cabsadaa wuxuu u furaa makhraj ama wado uu oga baxo dhibaato walba oo haysato wuxuuna u furaa faraj umuurtiisa oo dhan wuu u hagaajiyaa wuxuu ka arxaqaa meel uusan filaynin (Furaha nolasha waa kaliya alle ka cabsi) Sh.Mustafe xaaji ismaciil❤️
7062Loading...
16
Aduunkan aan ku noolnahay waa meel loogu talo galay in la inagu imtixaano, waa meel ciriiri iyo dhib iyo wax ku caro galiyo ay buxaan iyado sidaas tahay hadad xuska alle badiso waxaas oo dhan waad ilaawaysaa mesha ay dhamaystirnaanta taalo waa janada Sh.Mustafa xaaji ismaciil❤️
7521Loading...
17
𝗗𝗮𝗺𝗯𝗶 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗱 𝘀𝗮𝗺𝗮𝘆𝘀𝗮𝘆 𝗸𝗮𝗱𝗶𝗯𝗻𝗮 𝘄𝘂𝘂 𝗸𝘂 𝗮𝘀𝘁𝘂𝗿𝗮𝘆 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗸𝘂 𝘀𝗶𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗷𝗮𝗮𝗻𝗶𝘀 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮𝗴𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗹𝗮𝗮𝗯𝗮𝘁𝗼 𝗱𝗮𝗺𝗯𝗶𝗴𝗮 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗸𝘂𝘂 𝗳𝗶𝗱𝗶𝘆𝗮𝘆 𝘆𝗮𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗼𝗼 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝘀 𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗵𝗲𝗹𝗮𝗮 𝗼𝗼 𝗮𝗮𝗻 𝗶𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗮𝗵𝗮𝘆𝗻 @xidigtiimalayka
6963Loading...
18
Cid marka aad farta aad ku fiiqeyso👆👉👇 Oo aad dhahayso hebeloow ama heblaayo dhib baa qabtaa,farta xagaa u jeedo mooyee 3 kale halkee u jeedaan..👀🤔 Cid waliba dib ha iskugu noqoto 🤔 Wax aan sheego mahayee 👌👀🤔
8180Loading...
19
Mindida mindi wanaagsan inay noqoto waa inay 3 soo martaa 1. Waa in dab soo martaa 2. Waa in dube lala dhacaa 3. Waa in soofo lasoo mariyaa Haday dhahdo dab waa lagu gubtaa geli maayo, mindi noqon mayso bir bay ahaani. Hadaad dhabaatada aad diido isbedel keeni maysid 🤔
8082Loading...
20
Allah aan ka baqno baqdin dhab ah
7582Loading...
21
Barnaamijka qormo✍ Qormadii 18aad..... FURSADA WAXBARASHO EE BARAHA BULSHADA. Baraha bulshadu waa isha ugu fursada badan ee dhanka waxbarashada ankee marka goobaha kale-sida iskuul ama jaamacad - la barbar dhigo sidaas oo ay tahay waxaa laga yaabaa inaad 10 sanno isticmaalaysay baraha bulshada aqoona aanad kasoo xasilin keliya aad qosol iyo maadays uun aad kasoo kodhodhsatay. Adiga oo qarashkaagii,waqtigaagii iyo jidhkaagiiba inta ugu badan baraha ku bixiya haddana aan wax aqoon ah kala harin waxay cadayn u tahay inaad tahay qof cimrigiisii uu qasaaray diyaarna aan u ahayn inuu aqoon kodhodhsado; waayo inaad baraha bulshada wax ka barato waxay cadayn u tahay in hammi waxbarasho uu kugu jiro taas oo dhalinaysa inaad wax baarto aqoontana aad geed kasta u harsato. Kolka la eego cilmiga diiniga & maadiga ogow culuumta diiniga ah ee baraha bulshada lagu soo gudbiyo dhammaantood waa bilaash oo wax lacag ah la iskama qaado markii laga reebo meelo gaar ah,culumada waaweyn ee caanka ahna si bilaash ah ayaad ku heli karaysaa dhammaan kitaabada ay akhriyeen. Ogow culumadu wax maal aduunyo (lacag) ah kuma qaataan diinta ay dadka u akhriyaan Illaahay dartii ayay kugu anfacayaan ee adigu noqo ka faa'idayste la mahdiyo. Dhanka kale koorsooyinka maadiga ah badankoodu waa lacag oo sida ay adduunyo ugu tacaluqaan ayaa maal adduun looga tabcaa,waxaa kaa kaafinaya muuqaal aqoon wax ku ool xambaarsan oo aad daawato ama podcast 1 saac ama ka badan soconaya inaad maskaxdaada ku dhisto. Caqabad: waxaa dhacda mararka qaar dhalinyaradu inay hagardaamo kala kulmaan dhanka koorso iibsiga sida in waqtiga koorsada laga soo daahiyo,inta lacag laga qaado in wax wax koorso ah la siinin iwm.laakiin caqabadaas ma badna oo dadka koorsooyinka soo gudbiya waa dad aqyaar ah. Ugu danbayntii haddii sannado badan kaa qasaareen waxba ha shalaayin maxaa yeelay weli kansho(fursad) ayaad haystaa wixii horay kuu dhaafay iyo wax ka badanba waad ka daba tagi karaysaa'e fadhiga ka istaag oo qorshee waqti aad baraha bulshada kaga faa'idaysato. W/Q Ahmed Qasaali
8121Loading...
22
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 @somalibooks 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 🕋Muslim Channels🕋👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎥 @Diinteenna_Macaan ➦🎥 @Al_xakiim ➦🎥 @Quruxdaislaamka ➦🎥 @Hidaayatu_Rabi ➦🎥 @hogaan_Dumar ➦🎥 @Dhaqan_wanaag ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇😂JOKES AND FUN😂👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎧 @XikmadoSom ➦🎧 @Dhiiragaliye ➦🎧 @Mucaashaq_Jacayl ➦🎧 @AishaAhmed99 ➦🎧 @QalbiDhaye143 ➦🎧 @kalimakariim ➦🎧 @xaqiiqadanolosha ➦🎧 @Albaanichannel252 ➦🎧 @Ruuxda ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📽ENTERTAINMENT📽👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦✍️ @Dareen_side ➦✍️ @Hasancaashaq) ➦✍️ @daren_jaceyl ➦✍️ @Mohametahmed ➦✍️ @Noqoxiddig ➦✍️ @FAAIDOCHANEEL ➦✍️ @guuleyso11 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 📲 Educations 📲👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📲 @maanhage ➦📲 @farsamada ➦📲 @KobciAqoontaada2 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📚 Pdf Books📚👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📕 @somalibooks ➦📕 @Somalilibrary ➦📕 @kobciyebooks █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
7190Loading...
23
Media files
6771Loading...
24
Qofka muslimka ah waxaa laga rabaa Nolasha gabigeedaba in uu Allah sw uu talo saarto Sh.mustafa xaaji ismaciil❤️
7300Loading...
25
ALLAH sw wuxu dhahhay anigaa arzaaqaayo adoomaha qayrkaygna way ku mahdinayaan, maalin walba dhankayga waxa oga yimaado khayr halka adoomahayga dhankooda uu iiga yimaado camalo xun xun danbi ah Sh.xuseen cali jabuuti❤️
7362Loading...
26
Bani'aadam hadaan isku keento, xagtin iyo xurguf lagama waayo, bani'aadamku wanaag iyo xumaan buu leeyahay. Isu imaantankiisu wanaag tiro badan baa ku jira , lkn waa basharoo xagxagashadiisa iyo xurguftiisa wuu wataa ee u dulqaado.. MARKAAWI ✅ @Albaanichannel252
7392Loading...
27
Part of @somali_admins
7550Loading...
28
TIJAABI ARAGA INDHAHAAGA OO SOO QOR MAAHMAAHADA HALKAN KU QARSAN, KADDIBNA GARASHADAADA TIJAABI OO NALA WADAAG MACNAHA MAAHMAAHDA! GUULAYSTUHU ABAALMARIN AYUU LEEYAHAY.
8770Loading...
29
Hadii aad rabto nolal dagan in aad ku nolaato, hadii aad rabto nolal faraxad leh in aad ku nolaato, hadii aad rabto in nolashaada aad raaxo ku nolaato TASBIIXDA BADI SH.Mustafa xaaji ismacil ❤️
7833Loading...
30
#Takween waa fashilantay ❌ Xarunta #Takwiin ee faafinta ilxaadka iyo la dagaalanka islaamka oo waxaaba joogo baadarigii weynaa ee #Rifcat_fikri oo madax ka ah Golaha Wada-hadalka ee Kaniisadda injiilka sidoo kalena ah, Xoghayaha Guud ee Golaha Kaniisadaha Bariga Dhexe, wadaadkaan baadarigaa wuxuuba u yimid meeshaan si uu Muslimiinta u baro Islaamnimada saxdaa waxa ay tahay.... شر البلية ما يضحك.!! 😂😂 @Albaanichannel252
8581Loading...
31
Mashaakilka aduun hadad rabto in aad ilawdo hadad rabto in ay kaa dulqaanto Albaabka rabi garaac Sh.Mustafa xaaji ismacil
7933Loading...
32
Media files
5730Loading...
33
Qofka aad is xagataan ama aad ceysh wadaagtaan, marka aad kala carootaan, Waxa uu ceyb leeyahay cidna ha u sheegin 👌🤔 ✏MARKAAWI @Albaanichannel252
7620Loading...
34
𝗥𝘂𝘂𝘅𝗮 𝗰𝗮𝗾𝗹𝗶𝗴𝗮 𝗹𝗲𝗵 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝘀𝗮𝗯𝗿𝗮𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝗱𝘂𝗹𝗾𝗮𝗮𝘁𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗼𝗼 𝘂 𝗯𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗻𝗶 𝗷𝗶𝗿𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗵𝗮𝘆𝗻, 𝗸𝗮𝗱𝗶𝗯 𝗺𝗮𝗿𝗸𝘂𝘂 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗾𝗮𝗻𝗰𝗶𝘆𝗼 𝗶𝗻 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗶𝘆𝗼 𝘁𝗮𝗺𝗮𝗿 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝘂𝘂 𝗱𝗮𝘆𝗮𝗰𝗮𝘆, 𝗵𝗮𝗹𝗴𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗻𝗶𝘆𝗮𝗱 𝗷𝗮𝗯 𝗸𝘂 𝗸𝗲𝗲𝗻𝘁𝗼 𝘀𝗮𝗯𝗶𝗿 𝗹𝗮'𝗮𝗮𝗻𝘁𝗶𝗶𝘀𝘂 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮 𝗸𝗮 𝘁𝗮𝗿𝗮𝘆𝗻 𝗱𝘂𝗿𝘂𝘂𝗳𝘁𝗶𝗶𝘀𝗮. 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗮𝗮𝘀 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗴𝗼'𝗮𝗮𝗻𝘀𝗮𝗱𝗮𝗮 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝗻𝗮𝗳𝘁𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗸𝘂 𝘁𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿𝗼 𝘀𝗮𝗯𝗶𝗿, 𝘀𝗶𝗱𝗮 𝗾𝗼𝗳 𝗹𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗱𝗵𝗮𝘆 𝗹𝗮𝗴𝘂𝗻𝗮 𝗴𝗮𝗿𝗮𝗮𝗰𝗮𝘆𝗼/𝗷𝗲𝗲𝗱𝗹𝗮𝘆𝗼 𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗮𝗯𝗶𝗿𝗸𝗮. 𝕀𝕓𝕟𝕦 𝕢𝕒𝕪𝕪𝕚𝕞 𝕒𝕝 𝕛𝕒𝕨𝕤𝕚𝕪𝕒𝕙 𝕕𝕦𝕝𝕢𝕒𝕒𝕕𝕜𝕒 𝕚𝕪𝕠 𝕞𝕒𝕙𝕒𝕕𝕟𝕒𝕢𝕒
8352Loading...
35
Hadii aad tahay qof aqoon ahaan dhisan oo hadana xiiseeynaayo in uu bulashada wax ogu soo gudbiyo alada Telegaram ila soo xiriir👇👇👇👇👇 @Engmohamedqoslaaye
8232Loading...
Photo unavailableShow in Telegram
Ilimadu ma ahan dhibco waa ereyo balse Balse aad Bay u adagtahay in lahelo qof aqriya Oo fahma ereyadaas
إظهار الكل...
😢 3
Photo unavailableShow in Telegram
Farxad iyo nolal dagan hadad rabto in aad ku nolaato xuska allah badi Sh.Mustafa xaaji ismacil ❤️❤️
إظهار الكل...
20👍 3🥰 1😁 1
Qof joogo magalda jigjiga oo rabo in uu iska iibiyo Alaabta guryaha iyo wixii la mid ah ha ila soo xiriiro ama garanaayo qof haayo alaab iib ah waan u baahnahaye 👇👇👇👇 @engmohamedqoslaaye
إظهار الكل...
3👍 2
BARNAAMIJKA QORMO ✍️.… ( 𝐐𝐎𝐑𝐌𝐀𝐃𝐀 𝟏𝟗 𝐀𝐀𝐃 ) Abaalmarinta kuwa xaqa ah: Nimcooyinka Eebbe ee kuwa wanaagsan . Mu’miniinta suuban ee ku dadaala inay raacaan manhajka Islaamka, kuna noolaadaan nolol toosan, waxaa Eebbe u ballan qaaday ajir iyo nimco aad u weyn. Dadaalkooda daacadda ah, cibaadadooda iyo ku dhegganaanshaha mabaadi’da akhlaaqda ma aha kuwo aan waxba tarayn, maadaama Eebbe yahay kan ugu naxariista iyo deeqsinimada badan. Adoomadiisa adeecana wuxuu ku abaal marina nimco if iyo aakhiraba. Allah, xigmaddiisa aan dhammaadka lahayn, wuxuu u ballanqaadaa abaalgudyo aan la tirin karin kuwa xaqnimada u hiiliya. Abaalmarinadani waxay u muuqan karaan noocyo kala duwan, oo ay ku jiraan xasilloonida ruuxiga ah, nabadda gudaha, qanacsanaanta, iyo barakooyinka arrimaha adduunyada. Kuwa xaqa ah waxa Alle ku hanuuniyey xagga wanaagga, waxaana ku manaystay ilaalintiisa iyo hanuunkiisa dhinac kasta oo noloshooda ah. Qoraalka kore wuxuu si qurux badan u muujinayaa abaalgudka sugaya kuwa xaqa rumeeyey. Waxayna xasuusin u noqonaysaa nimcooyinka iyo naxariista faraha badan ee Alle ku manaystay addoomadiisa suubban. Sida qorrax-soo-baxa midabka leh uu astaan u yahay bilowga maalinta cusub, kuwa xaqa ah waxaa lagu barakeeyey rajo cusub; guul, guul iyo baraare ay ku gaadhaan dadaalkooda iyagoo nimcooyinka Alle ku manaystay. Iyaga oo si joogta ah u camal fala xaqnimada, raadinta aqoonta, iyo ka qaybgalka cibaadada, rumaystayaasha suuban waxay u dhawaadaan Eebbe oo u furaan albaabada nimcooyinkiisa rabaaniga ah. Nimcooyinkaas waxaa laga marag kacayaa dhinacyada nolosha ee la taaban karo iyo kuwa aan la taaban karin, iyadoo Allaah uu addoomadiisa ugu abaal gudayo siyaalo ay indhuhu ka muuqdaan, lagana dareemo. wadnaha. Haddi ay tahay dareenka degenaanshaha wakhtiga salaadda, nabada wakhtiga dhibka, ama ka nasashada lama filaanka ah ee dhibka, abaalgudka kuwa xaqa ah waa mid aad u ballaaran oo aan la qiyaasi karin. Eebbana wuxuu hubiyaa in dadaalkoodu aanu waxba tarayn, u huraantoodiina wanaag lagu abaalmariyo. Haddaba, waxaa waajib ku ah qof kasta oo mu’min ah inuu ku dadaalo wanaagga iyo camalka suuban, maadaama abaal-marintiisa uu Eebbe ballan qaaday, ballan-qaadayna. Waddada xaqnimada waxa laga yaabaa inay dhib badan tahay mararka qaarkood, laakiin abaalgudka kuwa xaqa ah sugaya aad bay uga weyn yihiin wax kasta oo lagu raaxaysto adduunyo ama faa'iido ku meel gaadh ah. 𝐖/𝐐: @Mr__Drafts ✌️🙏… #Qormo____Wadaaag ❤️‍🩹🥰🔐
إظهار الكل...
👍 2 2
Repost from N/a
𝗛𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝘂𝘂 𝗾𝗼𝗳 𝗸𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝘄𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗸𝘂 𝗺𝗮𝗮𝗺𝘂𝘂𝘀𝗼 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗮𝗮𝗱𝗻𝗮 𝗸𝘂𝘂 𝗱𝗮𝗻𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗺𝗮𝗰𝗻𝘂𝗵𝘂 𝗸𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗺𝗮 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗼 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗮𝗻𝗶 𝗱𝗮𝗻 𝗮𝗺𝗮 𝘂𝗷𝗲𝗲𝗱𝗱𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵 𝗸𝗮𝗮 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆, 𝗱𝗮𝗱𝘆𝗼𝘄𝗴𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗿𝗸𝗼𝗼𝗱 𝗮𝗸𝗵𝗹𝗮𝗮𝗾𝗱𝗮 𝘀𝘂𝘂𝗯𝗮𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻𝗸𝗮 𝘁𝗼𝗼𝘀𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝗴𝗮 𝗯𝗶𝗹𝗮𝗮 𝘀𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗱𝗮 𝗮𝗵 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗸𝘂𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗮𝗿-𝗯𝗮𝗮𝗿𝗶𝘆𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗮𝗹𝗶𝗱𝗸𝗼𝗼𝗱 @xidigtiimalayka
إظهار الكل...
9👍 3
-Jumca mubarak walaalayaal ❤️❤️ aan ku salino Nabigeena muxamad " ‏إِنَّ اللَّهَ وَمَلائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا " اللهٌم صلِ وسلم على نبينا مٌحمد و على آله و صحبتِه آجمعّين
إظهار الكل...
10👍 2
Macnaha Ereyga 𝗘𝗿𝗶-𝗱𝗵𝗮𝗯𝗮𝗻 qofkii garanaya ha i faa'ideeyo
إظهار الكل...
🤷‍♀ 6🤔 2🌚 1
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█         🫧 Community ++ 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 📮Somali Free Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Somali Librarians   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Xikmado iyo murti ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Kobciye Books        ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Mucaashaq Jacayl↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dhiirigaliye nolol   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hoyga Farsamda    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aqoon Kobciye      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hidaayatu Rabbi   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dunida suugaanta ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Quruxda islaamka   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 jacaylside channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 alxakiim channel    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮xaqiiqada Nolosha  ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dareen Side channel↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Som Motivation       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hassan Caashaq       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Qalbi Dhaye               ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qalbiyadeena          ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Guulaayso bet         ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kalimat Kariim        ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aisha bin Ahmed    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Faiido Channel       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hogaan Dumar       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 albaani channel      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dhaqan Wanaag     ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dinteena suuban   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qoraalo kooban    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Nuxur Side FXV      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kaydka Qormo     ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Ruuxda channel    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 MaanHage School ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ anti-delete 🔝12hrs in channel
إظهار الكل...
👍 1

32👍 2🥰 1