cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Albaani ²⁴™| قناةالألباني

Cid libinta kaa xigto ma jirto🏃 Sacabna sacabkaaga kagama horeeyo👏Aamin in waxaasi suurogal yihn, Qiimaheeda bixi👊 °#BARNAAMIJYADA_ka_baxa_Kanaalka²⁴° ■Xikmado dahabi ah ■ CASIRIYADA JIMCAHA ■ SHEEKO TAXANE ■SUAALAHA JIMCAHA IWM. SOO DHAWOOW WLLKA✌

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
12 638
المشتركون
+4724 ساعات
+567 أيام
+5230 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

BARNAAMIJKA QORMO✍ QORMADA 17 AAD QALBIGU WAXA UU KU WANAAGSANAADO 11 shay ayaynu ka xusi doonaa inshllh 1_ in aad Qur’aanka akhrido oo ku tadaburto macnihiisa:ku camal fasho noloshaadana jadwal joogto ah ka noqdo misana aad ku darsato hawlaha sida maalin laha ah aad u qabato Sidoo kale istiqfaartuna way wanaajisaa quluubta oo way nadiifisaa ileen qalbiga waxa xumeeya waa dunuubtee hadaa danbigii alle uga noqoto waa kuu wanaagsnaan qalbigagi 2_ caloosha waa in aad cuntada ka yarayso: Waayo cunto badan hadaad cunto waxad cabaysaa cabitaan badan cabitaan badan hadad cabtana hurdo badan ayaa imaanaysa hurdadaadu haday badatana jiif mooyee khayr keeni maysid 3_habeenkii ood sax wax ka mida cibaado kuso jeeedaan گانُوقَلِيلاََ مِنَ لَيـلِ مَايَهـجَعُون Alle SWT wuxu yidhi waxay ahaayeen kuwo habeenki wax yar ka seexda ycnii inta kale way cibaadaysan jireen inagu kolay ma gaadhi karnee aan ku dayano dadkaas alle inoo sifeeyay oo habeenkii wax ka mida uun soo kacno si aan alle ugu cibaadaysano وَبِالاَ ســحَارِهُمـ يَسـتَغـفِرُونَ sidoo kale waxay ahaayeen kuwo alle danbi dhaaf waydiista habeenka galinkiisa danbe 4_subaxda oo aad xili fcn toosto salaada subax tukato alle u tadarucdo oo ilahay barido danbi dhaafna waydiisato 5_ dadka wanaagsan ehlu khayrka oo aad la fadhiisato" dadka wanaagsan hadii aad la fadhiistao khayr ayay kaaga sheekaynayaan aakhiro ayayna marwalba ku xusuusinyaan raxmada alle aya kusoo dagta meeshay fadhiyaan raxmadaa ayaad adna helaysaa kuwa xun ee ehlu sharka ah hadii aad la fadhiisata Shar ayay kaaga sheekaynayaan 6_waa aamusid aad ka aamusto wax kasta oo xun iyo malaayacniga hadii aada wax faa'iido leh ku hadlaynin iska aamus Mar walbood iska ilaaliso inaad wax aan faaido kuu lahayn ka aamusto waa mar walboo qalbigagu nadiif kuu yahay 7_ jaahiliinta ha la fadhiisan" kana fogoow waligaa hadad la fadhiisatana xumaan muran iyo ku tiri kuneen ayay kugu ridayaan qaafilbaad noqonaysa 8_ dadka waa in aadan waxba ka sheegin" oo ha dhaxgalin ceebahooda iyo sirtooda midna 9_ xalaasha waa in aad cunto oo aad ku dadaasho Wana midka ugu wayn qalbiga ayuu nuuriyaa wuuna wanaajiyaa xalaasha hadii aad quudato xubnaha oo dhan ayaa iftiimaya xumaanta oo dhana meesha way ka baxaysaa wanaaguna wuu kuu badanayaa Xaaraam hadaad cunto iyo shubuhaad qalbigay miririnaysaa wayna mugdiyaysaa qalbiga wayn angajinaysaa qalbiga Waxa la yidhi ninka xaaraamta cuna iyo shubuhaadka waxa looga baqayaa camal inaan laga aqbalin ducadiisana inaan la ajiibin 10_waalidkaa baari u noqo haday noolyiin haday dhinteena u ducee Qalbi wanaagaga waxaad ka eegtaa mar walba sidaad waalidkaa ula dhaqanto 11_dadka iska cafi oo ha sii raac raacin qaladadka ay kaa galaan Mar walboo aad cafis badan thy waa mar walboo qalbi wanaagsan oo nadiifi kugu jiro Alle dhamanteen qalbiga haynoo wanaajiyo W'Q wllkiin👇 muhamed garane✍
إظهار الكل...
👍 5 2😁 1
Salaadu dhaqanka qofka wax ayeey ka badashaa, akhlaaqdiisa ayeey wax ka badashaa oo xumaha ayeey ka rebtaa, hadii aad aragto adiga oo dhaqankaagu is badalin xumihiina aan wali ka harin hadana salaad. Tukanaayo saladaas ayaan ahayn saladii saxda ahayd ilee allah ayaa qur,aanka noogu shekagay in salaadu xumaha ay dadka ka reebto Sh.mustafa xaaji ismaciil❤️
إظهار الكل...
13👍 1
⭕️❗️ Community ++ ❕⚪️ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan@Al_xakiim@Quruxdaislaamka@Hidaayatu_Rabi@hogaan_Dumar@Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom@Dhiiragaliye@Mucaashaq_Jacayl@AishaAhmed99@QalbiDhaye143@kalimakariim@xaqiiqadanolosha@Albaanichannel252@Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side@Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl@Mohametahmed@Noqoxiddig@FAAIDOCHANEEL@DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage@farsamada@goodirfx@KobciAqoontaada2@guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks@Somalilibrary@kobciyebooks@somalienglish3 ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
إظهار الكل...
SOMALI CHANN

zhacro ™ invites you to add the folder “SOMALI CHANN”, which includes 33 chats.

1
Qofka garta xaqiiqada rabinimada sidoo kalana garta xaqiiqada adoonimada wuxuu ka xishoonayaa in uusan wadanin wax lala hortago rabigiisa oo camal wayn ah Sh:Mustafe xaaji ismacil❤️
إظهار الكل...
15💯 2👍 1
Yaa dhalinyaro hadii aad xaragoonaysaan waxaad ku xaragoon lahaydeen sunihii nabi muxamad scw ee gaalo kumiinan dayateen Sh.Xuseen cali jabuuti❤️
إظهار الكل...
19👍 2🤩 2👏 1
( QIIMEYNTA BARNAAMIJYADA BIXI JIRAY BISHII RAMADAAN ). 📊 Barnaamijkee ka heshay barnaamijyadii bisha barakaysadeen ramadaan 👊❤😘✏ ........ " MADASHA DHALINTA Albaani | قناة الألباني "Anonymous voting
  • Maanta oo kale bisha Ramadaan maxaa dhacay | 🤔
  • Tartan aqooneedka DIIN-KAAB | 👨‍🏫🎙📻📚🏆🥇🥈🥉
  • Is weydii " Ramadaan wuu tagay Muxuu kala tagay "🤔🧭
  • Anta kafuu " Waxaa tahay geesi " | 👑🤝 أنت كفو
  • Is xasuuinta Ducada AFURKA | 🍉🍝🍜🍽🍕
0 votes
Fact.😊
إظهار الكل...
👍 14 2🥰 1🤬 1
Repost from N/a
𝗫𝗮𝘀𝗶𝗹𝗹𝗼𝗼𝗻𝗶𝗱𝘂𝗯𝗮 : 𝑾𝒂𝒂 𝒎𝒂𝒓𝒌𝒂 𝒂𝒂𝒅 𝒈𝒂𝒂𝒅𝒉𝒐 𝒎𝒂𝒓𝒙𝒂𝒍𝒂𝒅 𝒂𝒂𝒏𝒂𝒅 𝒂𝒒𝒃𝒂𝒍𝒊 𝒌𝒂𝒓𝒊𝒏 𝒙𝒊𝒅𝒉𝒊𝒊𝒅𝒉𝒐 𝒅𝒉𝒂𝒍𝒂𝒏𝒕𝒆𝒆𝒅 𝒂𝒉 𝒔𝒂𝒂𝒙𝒊𝒊𝒃𝒕𝒊𝒏𝒊𝒎𝒐 𝒂𝒂𝒏 𝒇𝒂𝒂'𝒊𝒅𝒐 𝒌𝒖𝒖 𝒍𝒂𝒉𝒂𝒚𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝒅𝒐𝒐𝒅𝒊𝒔𝒕𝒂 𝒅𝒂𝒅𝒌𝒂 𝒂𝒂𝒏 𝒄𝒂𝒒𝒍𝒊𝒈𝒂 𝒖𝒔𝒂𝒂𝒙𝒊𝒊𝒃𝒌𝒂 𝒂𝒉𝒂𝒚𝒏 @xidigtiimalayka
إظهار الكل...
8
Hadii aad tahay qof laabtiisu cafimaad qabto oo aan cidna qudad u qabin ogu yaraan habenkii hurdo raaxo leh ayaad seexan Sh:mustafe xaaji ismaciil
إظهار الكل...
24💯 6👍 1