4 138
Obunachilar
-124 soatlar
-187 kunlar
-9130 kunlar
Postlar arxiv
4 138
U qaybinta aduunka diyaaradaha dagaalka ee hormarsan! Muuqaalada shaxda maanta:
… See more
4 138
War deg deg ah | Warbaahinta Israel: 5 askari oo laba ka mid ah ay ku dhaawacmeen xaaladooda halis tahay, dagaaladii saaka ka dhacay Stripka Gaza.
Royal TV 📺 nagusoobiir si aysan kuudhaafin wararkena xiga mahadsanid
4 138
#DEGDEG | Axios oo ka hadlaya Senatorka Jamhuuriga Lindsay Graham: Trump dhab ahaa… See more
4 138
| La taliyaha militariga ee hagida Iiraan:
- Ciidamada qalabka sida ee Iiraan waxay diyaar u yihiin dhammaan muuqaalada cadowga.
- Israa'iil waxay ogtahay in #Iran aysan wali adeegsan dhamaan ciidankeeda, ciidankeenuna uusan ka qayb qaadan awoodeeda buuxda.
- Warshadaha Nukliyeerka ee nabadda ah iyo kuwa gantaalaha laguma burburin karo #Iran
Royal TV nagusoobiir si aysan kuudhaafin wararkena xiga mahadsanid
4 138
Hantida Elon Musk oo ah qofka aduunka ugu taajirsan ayaa gaartay $404 Bilyan oo dollar, sida ay kusoo warameeyso Jariirada The Forbis.
Haa $404 bilyan
Royal TV nagusoobiir si aysan kuudhaafin wararkena xiga mahadsanid
4 138
Wargeyska Washington Post, ayaa ku warramay in dalalka Midowga Yurub ay diyaarinayaan heshiis ay la galayaan Iiraan, si loo xakameeyo barnaamijkeeda nukliyeerka, tallaabo ay u arkaan inay tahay habka kaliya ee lagu oggaan karo khasaaraha gaaray nukliyeerka Iiraan, inta uu socday weerarkii Mareykanka , iyagoo sidoo kale ka walaacsan in weerarradaa ay ku dhiirrigelinayaan Iiraan , si deg deg ah inay ku soo saarto hub nukliyeer ah.
Royal TV nagusoobiir si aysan kuudhaafin wararkena xiga mahadsanid
4 138
+2
Si aan kaa caawiyo si sax ah, fadlan ii sheeg:
1. "Gewedhaas mesha saaran yawaaye" — ma waxaad uga jeeddaa inaad rabto in eraygan ama weedhan loo beddelo Af-Oromo?
2. Mise sawir ama qoraal gaar ah baad tixraacaysaa?
Haddii aad rabto in weedhan "Gewedhaas mesha saaran yawaaye" loo beddelo Af-Oromo, macnaha guud ee weedhani wuxuu u eg yahay:
"Shaygaas meesha saaran wuu ka dhacay" ama "Shaygaas meesha ku saarnaa wuu meesha ka baxay."
Af-Oromo ahaan, waxaa lagu oran karaa:
"Wanti sun jiru gadi bu’e"
Ama
"Wanti bakka irra ture bu’e"
Fadlan xaqiiji hadduu sidaa yahay ama ii keen faahfaahin.
4 138
Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxa aan ugu hambalyeynayaa munaasabadda 65-guurada ka soo wareegtay maalinta xorriyadda, midnimada iyo dowladnimada Soomaaliyeed oo ku beegan 1-da Luulyo.
Toddobaadka xorriyaddu waa dharaaro qiimi badan oo ku timid halgan dheer oo ay shacabka Soomaaliyeed u soo galeen sidii ay isaga dulqaadi lahaayeen heeryadii gumaystaha, una hanan lahaayeen dowladnimo sal adag oo ay iyagu leeyihiin.
Dadka Soomaaliyeed waxaan ku boorrinayaa in ay mar walba xusuustaan halgankaas iyo taariikhdaas qiimaha badan, una duceeyaan halyeeyadii naftooda iyo dhiiggooda u huray xorriyadda, gobannimada iyo dowladnimada aan maanta haysanno.
Hambalyo Munaasabadda 1-da Luulyo
4 138
Hambalyo Dhamaan Shacab weynaha Soomaaliyeed Munaasabadda 1-da luulyo.
Gormaan lulaney🇸🇴 6-dii saac, goormaan liibaanay, 1-dii luulyo labo midowday.
1da Luulyo 1960-kii caawa oo kale 12:00am waxey ku beegantahay Sanadkii, habeenkii iyo saacaddii ay Gobolada Koonfurta Xornimada qaateen, Waqooyi iyo Koonfurna Midoobeen.
#GoolSolutions #1da_Luulyo
4 138
Ra’iisul wasaaraha Qatar Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa la kulmay Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro.
4 138
Madaxweynaha Iiraan: Dadkeenu weligood waxay taageeri jireen Kacaanka Islaamka, iyo Hanuuniyaha Sare xilliyada adag.
V nagusoobiir si aysan kuudhaafin wararkena xiga mahadsanid
4 138
Ciidamada Israa’iil oo ku dhawaaqay dilkii hogaamiyihii qaybta "Xakim Al-Isa" duqeyn ka dhacday xaafadda Sabra.
#حرب_غزة
4 138
+1
Warbixin CNN ah ayaa sheegaysa faahfaahinta howlgalka #Qatar ay ku weerartay gantaalada Iiraan ee lala beegsaday saldhigyo dhowr ah.
4 138
Isagoo ka jawaabaya hagaha sare ee Iiraan oo sheegaya in dalkiisu ku guulaystay dagaalkii uu ku qaaday Israa'iil.. #Trump via Truth Social: Sida nin iimaan leh, ma aha inuu been sheego, waxaan ka badbaadiyay geeri naxdin leh, socod leh, oo xitaa naftiisa qiimayn mahadsanid
4 138
+4
🇮🇷 Aaska shuhadadii ku naf waayey weerarkii ay geysteen ciidamada maamulka Sahayda ah ee Zionist-ka, ayaa ka dhacay magaalada Karaj ee dalka Iiraan.
Bulshada reer Karaj ayaa si murugo leh ugu tukanayay una sagootinayay geesiyaashaasi, kuwaas oo nafahooda u huray difaaca dalkooda iyo karaamadooda.
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 — yilning asosiy insaytlari 
