Som Tech and Finance🇸🇴
Kanalga Telegram’da o‘tish
Halkan waxa kaheli doonto sidii aad kuheli laheyd crypto free ah kuguna sogaleyso lacag la'aan. Hel crypto free ah adigoo bixin $1, ogowne airdrop kasto sax ma ahan isjir
Ko'proq ko'rsatish1 572
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
Ma'lumot yo'q7 kunlar
+130 kunlar
Postlar arxiv
Hadii aad sameyn karto verifcation face oo wajigada kyc ahan uga gudbi karto, airdrop kan waxa lagumagacaba Alien waxayna bixinayan 20k tokens (Qiimo ahan hada waa $20) marka xaqijinta marto, ayena kuso dhici doontaa.
Hadii aad rabto in aad swap dhahdana waxa shardi ah 2dan midkood
1. Ina tokens cusub iibsato ama
2. Ina 1qof invite kudhahdo
https://aln.to/invite/211bGN
hey don’t forget to use your invite for Alien App
Hadaba link-gas ii camira isdiwangaliya
Waa ogahay waad quusateen, balse rajadiina dib usoo nooleenayaaa
Airdrop kan waxa lagumagacaba Lamb276 sida ay sheegen 30ka March ayu suuqa imanayaa.
Hadana maanta waxay live kasodhigen pre-sale kooda oo Fjord ayu kasocda 1ki xabana waa $0.76
Hadaba qofki ubahanaw halkaas kasoogal
https://t.me/Lamb276Top10CEXListingAirdropBot?start=646409405
@Goganacsi_bot botkaan tijaabiya bal war ka keena. Feedback iigu soo qor Groupka mahadsanid
+2
Waxaan dib boorka uga jafi doonaa barnaamijyadii Airdrops ka😄
Sidad sawirka ka aragtaan kani waa AI agent waxaana soo qatay qaar kamid ah Blockchains ka ugu caansan Suuqan Cryptocurency.
Anaa og airdrop waaba ka quusateen kan ii camiira😄😄
just gave my AI agent its own card. @agentcardai is actually pretty cool https://agentcard.ai?a=warsamemaxa9
1. Email kada gali
2. Username ka twitterka ku isticmasho gali(tan wa iskadhafi karta)
Waa intaa, shaqeysta
Sabab Somali ugu taajirtay Crypto looga waayay, maxayna tahay sababta qof walboo suuqaan waa ka shaqaystay dhaho ugu dambayn u noqtaa Mentor ama Course iibiye. Mise Crypto sidaan lee loogu shaqaystaa
Repost from 5A-HUB
Codsi muhiim ah.
Reer cryptocurrency maanta aad idinku baahanahay, waxan idinka codsanayaa inaad iga caawisaan xog-ururin muhiim ah kuna saabsan master project thesis kaasoo ah soosaarista nidaam cusub oo aad u caawin doona dadka swin traderska ah iyo short-term investorska, sababta labadan u doortayna waa in laga faa'iidaysto volatilityga suuqan.
Linkga surveyga waa 👉 https://survey-jmpe.onrender.com/
Waxaan rajaynayaa inaad adna ka qaybqaadato, aadna igu caawisid sidii uu dad badan usii gaari lahaa.
Mahadsanidiin dhamaantiin awoowayaal 🙏
16 sano kadib $1 to $163Milyan Dollar
Cajiib🔥
16 kale hada kadib ah 125k to.......... BTC imisa noqonesa kula tahay😂
📣Hal xiraale 📣
Maskaxda tuuji awoow.
Waxan arkay laba coin oo kujira coin marketcap, oo lakala dhaho sidan “A” iyo “B”.
Coin “A” marketcapkiisa waa $12m, halka coin “B” marketcapkiisa yahay $4.5m.
Hadii laga fiiriyo dhanka CMC ranking-ka coin “A” wuxuu kujiraa kaalinta 3876, halka coin “B” kaalintiisa ay tahay 1514.
Hadaba su’aashu waxay tahay hadii CMC ranking logic-giisa yahay sida loo kala lacag badanyahay “marketcap” tusale madama BTC ugu lacag badanyahay crpto uu saas kaalinta 1aad kujiro, sidee kudhacday in coin “A” oo ka lacag badan coin “B” hadana dhanka ranking-ka uu galo kaalinta 3876 ?
Arinkaas sifiican halooga fekero, ma ahan suaal caadiya waxbadan ayaa kuu furfurmaya, xogo badanna waa kugusoo dhacayaan, markaa halaysku dayo bal .
+1
Asc Dhallinyaro Technologiyadaan casriga ah ee AI maka faa'idaysatiin oo howl maalmeedkiina maku qabsatiin. Ani marka ugu yaraato maalintii Saacad baa AI isticmaalaa. Fursado badan iigaga muuqdo oo aan dadaalkeeda wado insha Allah haddii aan ku guuleysto idinla soo wadaagi doono. Ogow haddii aad barato xirfada Prompt Engineering, AI Content Creation, Ai Powered Marketing iyo kuwa kaloo badan inaa lacag fiican ka samayn karto adoo gurigaaga joogo. Kaliya inaa English Fluent tahay, Computer fican haysato, iyo xirfadaha Promt Engineering aad taqaano. Casrigaan qofkii AI yaqaan waa qof asaagiisa wax badan ka horeeyo.
Maadaama Airdrop fashilmay oo aadan lacag kugu filan u haysan Crypto. Jaaniska kuu banaan waa AI inaa si fiican u barataa.
Kuma dhahaayo AI sida Airdrop ama Crypto oo kale lacag laga helaa ee waa in aad Service Ai samaysaa ama Shirkad AI u shaqaysaa oo aad Ai assistant u noqotaa ama shaqooyin kale.
3 Bil ilaa 6 Bil xoogga saar haddii aad Tarjumid taqaan Ai Interpretter noqon kartaa iwm.
Onefootball Club (OFC)
Hadii uu jiro qof kujiray airdropkan waxa ay keenen Pre-TGE kaaso aanan wali la ogenin waxa u noqon doono madama qof walba points kii uu hoostey inkayar ay siiyeen.
Malagayaba in ratio convertion kale jiro mise intan hada lahelay waa 1:1.
Si aad u ogaato halkaan hoose ka raac👇👇👇
https://app.megaphone.xyz/pages/onefootballclub?r=WpMQ1cvv6iiY
"waxaan lama dhowran karee" aa ii shidan up time keyga waa 91D bal ka waran lugooyadaas
Sanadkii hore bishaan oo kle lacagta airdrops kasoo xaroon jiray wee cuslayen wagaas saana umash xaradeen jiray premium kaana uma charge gareyn iney ii kla fadhidoo kle ee wagaas bots baa hawada heystay qofkii kan heystana si gaara loo fiirin jiray xitaa kista aan ku iibsaday premium kaan bots ka lee ka dhex qabtay wallee waqti waa lasoo maray hadana xaalka magalada alla og.
Adna sanad ka hor waqtiyadano kle maxa kugu cajiibsana aad sameyday
Sallaaman dhamaantin🙌🏽
Qofkasto sideyda not eligible usobaxday😢
Qeybta support laxiriira emailka mesha kamuqdo.
Balada shardi walba noo direen wan sameynay maxa not eligble kunoqday😢
Dadkii ku jiray airdrop kaan la dhaho bless dib ugu laabta waxa la shegaya in waqti aan dheren uu hawada soo gali doono se leys ku xujeyay in aad airdrop registration sameysid inta aan la gaarin 21 bishaan ama maalinta qamista marka dadkii ku jiray ha tagan extension kii bless kadib login ku sameey waxaad arki doonta meel ay ku qoran tahay airdrop ki dhufo kuna sii dhufo airdrop registration kadib wixii laguu diro qabo inta aan waqtigaas la gaarin
Mana jiraan wax shaafto ah kliya waa wallet ku xir verify garey iskaga sameey lga yabaa in wax lagaga qoree
FG: kliya waxey ku soctaa dadkii horay ugu jiray bless network
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 — yilning asosiy insaytlari 
